khiyaano kale oo xasan sheeq habargidir khiyaamayo iyo Balan qaad been noqon doona

  Рет қаралды 2,818

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@Suaad8
@Suaad8 Ай бұрын
Afhayenkii beel weyntii habargidir e barakeysney jamaal nuur nolow horey u soco guul gobonimo 🎉🎉🎉🎉
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 26 күн бұрын
Habargidir maanta dhan mala qayaanaa
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
asc j intad abgal ku heysay wakaas cadowgii qorqor u mahad celiyey hubkii iyo xabashidii oo isla socda lagu gumaadayo ee bal x sh aan usoojeesanee bal haleyka qabto cadowva kuwaey isbahaystan iska qabta fadlan xabashida iyo kuwa wata❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Viva mudane profosor Jamaal nuur allaha.kudhowro bahahinkan nalama dhalan wax.layirah hiraabna majiran
@faham6920
@faham6920 Ай бұрын
Hg waa jabtay
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Wcs
@RahmoIbrahimhussein
@RahmoIbrahimhussein Ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Jamasl il-jeex dhib badanaa, ma ii sheegi kartaa waxa Habargidireey ka maqan oo aysan ka maqneynin Soonaslida kale xitaa Hawiyaha kale sida Mursade, gasljecel, xawaadle, shiikhaal, baadicadde,jeejeele iwm
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew Ай бұрын
Faan cidlo ah. Waxa ay la mid tahay yaa xasan anagaa keen nay. Nin aad keen tay so waxa kuugu diidaa. Mase adiga kaligaa ayaa bakaare jooga. Faan badanaa.
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
Naa aamus wasaqyahay mujahidka jamal ka har
@kismayo612
@kismayo612 Ай бұрын
Ee jamalo lacala hadii aa haanilahed darood Ee hawargidir marawi lahet waa lacala
@RahmoIbrahimhussein
@RahmoIbrahimhussein Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@user-zd2yy2ej7c
@user-zd2yy2ej7c Ай бұрын
Seem legit 4bilodki abgaal vs somali inteda kale😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WASIIRKA MALIYADA CANSHUR KAMA KENO DEGANKIISA WUXU SAMEYSTEY SHIRKADO LAGU DHACO SHACABKA MUQDISHO
@kismayo612
@kismayo612 Ай бұрын
Saxib ina siad barre hadii oo isaga ku eh dulkas qasab waaye inta kaqadin lakin qasab maxin 2kuub gurigas duuk xaran ayee dajnayan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
CIIDANKA ITOPIA IMIRATIGA AYA HUBEYA AL SHABAAB KIRIMINAL WA YAHUUD KU FARA XALATEY DHIIGA SHACABKA KONFUR
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
BARLAMANKA WA IN ALBABADA LEYSUGU XIRO WA IN WASHAMSI LAGU QADO CIIDANKA ITOPIA SAFARADA IMIRATIGA
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Guul guul Habargidir xasan dalim bahahin sida.ad indhaha ugu so shidaten ad tusten awodina.awalba.wu oga e.qalbiwanaga.HG.ayu kaga.faideystay lakin hada HG waso jesatey wana xisabtameysa dameerahan abgaal.mudlod e cilan calikamil an dhafi karin qadki cagarna aya lobisaya
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 Ай бұрын
Qof awood leh oo qalbi wanaagsn miyuu caaytamaa 🤔
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew Ай бұрын
Xasanow nin hartibgaal ah xamar u dhiib isagaa yaqaano sida doqonta iyo tuugada loo dhar baaxo
@cabdullaahimaxamuudmaxamad6353
@cabdullaahimaxamuudmaxamad6353 Ай бұрын
Nin hg ah ha loo dhiibo , hadii la rabo doqon in indhaha laga bajiyo
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew Ай бұрын
Doqon wallaakeed u daab Wayne. Waa taas maanta. Reer bahal .. Ku so duulay reer bahaahin. Kuna sigtay in ay dhuusamareeb kabsadaan.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
IMIRATIGA MA RABO SOMALIA IN LAGA QODO CELKA BENSIINKA MA RABAAN INEY NOQOTO SIDA DUBEY MA RABAAN SOMALIA INEY DALXIISKA FURAAN INEY NABAD NOQOTO IMIRATIGA WAXA LA DHIGA QARAXYADA ITOPIA
@bashirhussein7343
@bashirhussein7343 Ай бұрын
Dhulka bobka aha waladuminayaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA IN LA GALO WOOD O SHACABKU DORTO QOFKEY RABAAN
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Ай бұрын
Jamaal war aan ku qabanno balaayaa ku qaadday meel ka sokeyda hawiye wqxaa yaal xigmad yar.
@aminagure8520
@aminagure8520 Ай бұрын
Maasha Allaah walal Waan kugu raacsanahay waxkasta oo aad soo gudbi did mida kale waxa loo baahan yahay in laska qaadaa ama labaaraa DNA Jamaalow. In aan Reese Bahashin wax isku nahay?
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WAXA YAAB LEH CANSHURTAN AN LAGA KENIN PUTULAND SOMALILAND BORAME BEYDHABO KISMANYO CABUDWAAQ GEDO O LAGA QADAYO SHACABKA MUQDISHO TAS AYA YAAB
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Habar ukun ado ah miyaa sugaysey in canshuur lagaga keeno dad kle dhulkood😂 ooy dee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HADI WOOD LA GALO WAXA LAGA REYSANA QABIIL
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 29 күн бұрын
Midkan doqon miiya. Habar gidiir ayuu aqliigiisa taagaan yahay habar gidiir abgaal darood dir kuwaa raaba iney guumeystaan aya soo socda oromo laa yiiraahdo doqonyaahow orod wax baaro
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
34 SANO SOMALI ISKUMA DARSATO CANSHUR MILITARI TAS HAWIYE MA FAHMIN DADKA LO SO HA JIRO LA DHACO DHULKOODA BAHAL KASTO SO GALO LA LAYO LA DHACO WA HAWIYE
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Bahal aaan hawiye ahyn miya jira😂😂😂😂😂
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 Ай бұрын
*Xamar unnukkaa leh" way soo afjarantaye' maxaad meesha la fadhidaan; nin walboo tuuladaada xaar-xaaro, Xamar Soomaali oo dhan baa maamulkeeda laga qeybgelinayaa waad ku soo lug'godeen meesha canshuurta geeya Dhuusamareeb 😁
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Ganacsi hadad leedihiin iyo xoolo way idinka muuqan lhyd 😂😂😂 umadiina waa idin nacdey tuugo tihiin xasan ba saxan bixiya xoolaha dhacdeen 😂😂😂
@cabdullaahimaxamuudmaxamad6353
@cabdullaahimaxamuudmaxamad6353 Ай бұрын
Soomaali oo dhan sanadkaan hg ayey wataan.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@cabdullaahimaxamuudmaxamad6353 maydkiii maanta marexan idinka laayeen ma aasateeen adoon baad thy adoon cidi ma wadatee saqiir iyo kabiir xaar by idin arkan dadku
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Waar jamal walaal waxaad tahay nin aftahan ah dadka aad ka dhalatay intaad wax u sheegi kartid waad u sheegtay laakiin iyagii baa kala qaybsan
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Waar jamal HG waxay degan tahay xudunta somalia waar DHUUSO MA REEBTO hadaad ka dhigtaan saylad sida burco oo kale ah lagu kala iibsado xoolaha hobyo aad dhisataan dekad caalami laga dhhofiyo xoolaha lagala soo dego alaabta iyo shidaalka beeraha beledweyne wixii ka soo baxa oo ku socda somaliland saylada u noqotaan hodheelo wanaagsan magaalada ka dhistaan telcom idinku aad leedihiin yeelataan waaryaare goobta aad ku taaliin lama heli karo waxaana sii dheer macdantii iyo shidaal baa ka buuxa waar miyaadan laheen dad wax bartay oo idinka qabta odayaashaan waqtiga idinka lumiyay oo doonayo in uu dagaal lagu jiro si gogol walba xoogaa lacag ka helaan
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Ай бұрын
Oohinta jooji cabaadka aad wato maalin kasto habargidir dadka kama duwano ee beenta jooji geelaa gaaljecel baa leh cid adiga baa bahaain baa tahsy nijaas baa tahay.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 48 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 43 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
SUBXANALAH: NIN CURYAAN AH OO NAAGTISA SOO QARXIYAY IYO MAXKAMADA OO YAABAN
1:12:07
کنترل زندگی‌تان را به دست بگیرید | جیم ران
3:46:26
Success Way | مسیر موفقیت
Рет қаралды 1,1 МЛН
dowladu waa federal maahan dictate Qof yeeriyo wuxuu Rabo
47:18
Jamaal Nuur
Рет қаралды 2,5 М.
gacan Ku dhiigle abgaal ah oo diley wiil ardey habargidir ah
45:36
Jamaal Nuur
Рет қаралды 4,5 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 48 МЛН