Asc Asxaabta Qaaliga ah Waxaan Raaligalin Uga kacodsna #Royalfamily #TeamRayaan Prankigan Oo In An Royal Family Kusameno lkn Waan Badalay Oo Waxan Kadigay ruun ruun Umu Ekesiye Saas Oo Kenaty inay Rayaan KusolabAto Pranka We Love ❤️ You #TeamRoyalFamily.... Soo Boqda My Sister kzbin.info/www/bejne/p5XFe2l6nZh4lZI
Rayaan hal talo abaayo af xumada iska daay iyo qaniin yada dad cadowkada ku dawanayo yaan lakaa fa'ideysan afkadana hadal wanagsan bar waa iga talo abaayo
@quenalbrko35453 жыл бұрын
Sax wye wlhi mcnto alle haku brkeyo
@deeqacabdi62343 жыл бұрын
Rayaan wlhi isku mida nahay xaga hinaasa keep going sister and brother idin jecel 🥰😘
@xikmacabdulaahi34083 жыл бұрын
Reer magaal dantiiisa kaftan ku dhameestaa🤣🤣🤣🤣🤣
@maryansh.ibraahim47363 жыл бұрын
Wllhi bentaa mahan wllhi
@badboyforever88943 жыл бұрын
@@maryansh.ibraahim4736 ar naagaa 😂😂😂
@maaliyohassan74963 жыл бұрын
😆
@queenyaxlaamnuur25343 жыл бұрын
Waxaan prank maahan ka xishooow gabdha uuuree leedahay🙄🙄🙄🙄
@abdifatahomar6853 жыл бұрын
Waa iska kaftan ee ha ubaxin wll
@zuhurosman16873 жыл бұрын
@@abdifatahomar685 qof dumar oo uur leh in la murjiyo waa qalad
@moenlighted76813 жыл бұрын
@@zuhurosman1687 waa dhashay
@munacumar79603 жыл бұрын
sidan miyaaaa xamuuulo lagu yahay 2021 xumaaalooyinka xitaaa waa is badaleen kabax 🤣🤣🤣🤣🤣
Wllhi Abaaz hadadba riyaan 1sanO hada soo socdO sifcn iskUla nolatan sumayo Hala iga badalO horta riyaan saan mo ohoo way idin dhamaatey iga qora sxpey anaana idin dhahy Aabs mar walbO wuu dulqataaa lkn mar buu dulqaata kadhmaaadaa waadNa arki doontaaan🙏
@somoabdirizaq14423 жыл бұрын
Haaa
@safiyoabdulhi52793 жыл бұрын
Reaaly maserkah badan waxbuuh haleyah
@najubbe81933 жыл бұрын
Waxaan ma wax lo dulqataa midda kle ine ka dulqad bdnthy laga yaabaa
@faatimaba71103 жыл бұрын
Ha usaadin subxanalah ilahay makala geeyo ayagaa isku jecel sidan rayaana waa gabar caqli badan asaga aya kakensaday maseerka
@zunduofficial93823 жыл бұрын
Wllhi beenta maaha ninkaan dulqaadkiisa mar buu dhamaan doonaa tan cml ami mawa qabeen
Guska kajarayaa aaa 😅🤣😅😂 war waxan maser hakaa ahaado gabarey hadii kale 🤗😋
@cookcleanwithamina3 жыл бұрын
Masha Allah wllhey Somaliyeed subscriber igu cawiya qeer Allah ha idiin siyee iso boqda jazakalah qeraan
@sihaamsimam74113 жыл бұрын
Anu og tiktok kuso arakay inu baahay hada neh sidawanoyaa
@miskiahmed97603 жыл бұрын
Alla rabiyoow ninka horteda ngta garabka ka qabsanyo jilbha la isasaryo uf madaxa ixanunay naa ninkada naag lma baro sxbtaa hdee rabto ha ahaate naag aamin mkasho
@suxaashiy3 жыл бұрын
Bari run rune kaaga qaade prank waxaa ku xigo really😂😂😂😂😂😂
@mariyamaanaka6383 жыл бұрын
Sx Walhi
@ikraancali96083 жыл бұрын
😀😀😀
@princessruuney37163 жыл бұрын
Wasax
@sagalsandheere41203 жыл бұрын
Cabaas wxn hadii eey been yihiin ama uu run yahay ba wlhi blhi tlhi waa khalad sabab too ah rayaan waa hooyo xaamila ah intaad aad jii jideysan ba ma dhana tabar teeda kwrn haduu dhiikar ky soo boodo kwrn hadeey gadaal gadaal u dhacdo kwrn hadii uu jilib kaaga ku dhici lahaa wllow aniga ayaa og xalada la daremayo markuu ku dhaho nin kaaga naag baan guursaday ama guursana xalada sidey noqon anagoo og in uu alle 4idiin baneyay lkn rayaan soo fadhiisi oo raali gali ayadoo farax san aan aragno intaas cabaas ayan leyahay rayaan abaayo adna mid ayaan ku leyahay waligaa naag ha aaminin hana soo dhaweysay hana u ogolaan nin kaaga in eey 10talaabo u soo jirsato mid kalena ogoow ninka adiga ma adaan dhalin wax kastana ka filo qalbigaga waa murayad ee ilaali oo yuusan kaa jabin qalbiga kana fikir ilmaha aad hoyada u tahay cafimadku waa qaali wlhi indhaheyga ilmaa soo buuxisay igana raali ahaada hadii aan khalad idin ka galay ragoow noo ilaaliya sida aan idiin ilaalino wa bilaahi towfiiq❤❤❤❤
@fartundahir14173 жыл бұрын
M.sh sagal walashy wadrun badanthy wallahi runtaa shegty wana aragnay nin kuuma naxaayo ee allaha noo naxariisto hadaa ilmo badan dhashy iyo hadaa 1 dhid waa isku mid abayo qalbiga allaha noo xafido wan kaxumahay
@sagalsandheere41203 жыл бұрын
@@fartundahir1417 aamin aamin abaayo wlhi waa xalad adag xaladaan oo kale wxn alle ka baryeyna hadii aan dumar nahay in uu qalbigena iimaan uu galiyo ragana xaqa uu alle tuso
@maannuur6273 жыл бұрын
@@sagalsandheere4120 aamin wllo
@sacdiocadey55463 жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo abyo qli
@muslimonaleye8423 жыл бұрын
KZbin chanel kan mid ka malayacni san ma arag wax mcquul la imaada maseer io wx micno laheyn ayey ku mareysataane tan rayaan la leyahey ismacnees aaba diley ish
@nasraabdilahiahmed73883 жыл бұрын
Walahi nin ma tihid inanta uurka leh maxaa sidaa ugu sameysey
af xuma ana waso naag weyn waye waxas mar walba ku hadasha wlhi dulqad ayu kugu hayaa wilkan caqli isku yeel ha saarin gacanta kulah adi ma dhalay jilinka xata qurxi isku wara la dhaha wax baxaya laska dhiga war jilinka iga toosiya cabaas waa wiil caqil ah wlhi qoftan af xumo iyo gacan qad bela ku dhigtay nin ma gacan u qadi lahay nabadey le la dhahaye sanadkan cunuga dhasha la celin karin
@aliasalahfarah21803 жыл бұрын
This prank is gonna be real one 😂😂😂
@deimanabdideimandabdi3 жыл бұрын
Hhhh extly kuwa horan u argnay cml 🤣🤣😂
@munoxupey14663 жыл бұрын
Rayaan wllhi funny wye 😂😂😂
@shadia92523 жыл бұрын
Naag NooL Rayaan Wan WaaRa Wlhi 🤣🤣❤️
@goldenheart82453 жыл бұрын
Sheekadan ma laga joogo🙄 beribey run isku badali kartaa✔️ maskintan xamilada🤰 ah dhibka kadaa faraxow😅
@hibayaasin76043 жыл бұрын
Branki lisla ogyahy ayaa anaga naloosooduubaa waalidin fahmay reer you tube
@ifrahahmed48923 жыл бұрын
Istaq furullah 😂😂🤣🤣kn prnk woo dhafy qanin yo leka so horeyso tn😂😂🤣🤣
@cumarzaza97333 жыл бұрын
Leka mxaa wye
@leylomohamed12523 жыл бұрын
Hhhhh ilkahaada kuciil bax waaye ani xitaa wa ibartay in ilkaha leyga jebiyaa kaboqaa wllhi
@sumayasahal65443 жыл бұрын
Gabadhan yari ninka intaas la wareegeyso anaa kubrey ku heys ninku ma fiidmerbaa cidkasta ma labarin 🤣🤣😂😂😁
@qiimobadan46813 жыл бұрын
7:20 maxaa maqasheen fikrada adi ma kenino prnk oo dhan ileen waa la isla ogyahay hahahahha
@mssdimple9253 жыл бұрын
Reerebkeyga wa isticmali krta this is ree reeb😂😂😂😂
@qaaliqalbi85153 жыл бұрын
Ilmahaan jug jugta ka daayaa riyaan iyo duma dhibka dhaafa plz yqe allaha idin xafido ilmaha🤲
@faadumoahmed27643 жыл бұрын
Ha iska erido waayo run run bay uga qaadaysaa siday raali uga tahay inuu qabqabsado 😁😁
@mariyamaanaka6383 жыл бұрын
Sx Walhi
@farxiyoahmed56133 жыл бұрын
@@mariyamaanaka638 say ugusoo dhowaanaysaa kayaabah
prank hadii la dhahk xtaa inee gubaneesa laga yaba
@qadarcarab53263 жыл бұрын
Vaar prankgan in uu yahay jilitaan ayaa isobaxday igu raca midaas wa fashilmay💯💯
@diamonaddumar52463 жыл бұрын
Abyo naag aan hoyadaa ku dhalin marnBa haysku halayn iskana ilaali wlahi waa iga talo xaqiiqtan
@mouminmohamed18493 жыл бұрын
Naya ninka kaliga ma la gu guday na ninka soomali ooo dhan bu udhexeya is dahir ado folxumo badan wiilkeyga qurux low waye
@beer-lula_223 жыл бұрын
Sorry cabaas wll Gabdhan uur bey leedahy3 Plz xanaqa badan ka ilaali Waxano kale prank haka dhiginina Mar dambe plz Is aaminaada idin dhextaal baa yareyneysa Mi TOM & JERRY 💑
@simankhadro41563 жыл бұрын
War gabdhan rayan wey iga qoslisaa marwalb ondawa iyo càbsba waan idin wataaa
@princessruuney37163 жыл бұрын
Asa saartay kulaha Birina asaa gishtay waye😄
@upaxiinaabdi19303 жыл бұрын
Wlha caadi mahane rayaan😂😂😂
@sucdi_bella38053 жыл бұрын
Gabdha markee maseraan ifur maxee ula sobodaan taas layaabee?
@mulkimohamed42563 жыл бұрын
Riyaan abayo xage jogata walshey jawab
@ayaanqurux14383 жыл бұрын
fikrada adi makenino aaa hhhhhh
@ismahanyaray86703 жыл бұрын
Dadkah Ku Hayan Sixin Bay ula.dhaqan Tay Naag Sxb Maleh Albabkah Ka saar Wlhi Dib Dan Banah yeysan Kuku imaan
@mohamedyuusufaxmed30013 жыл бұрын
Asigaa saarty asigaa gashtaa kuxigto😅😅😅
@amalcariif62383 жыл бұрын
Hdi run ahan lehed rayana miya sida ufadhin lehed😂
this my Reereb 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 keep going keep up my zizter Rayaan Kuwataa Queen 😘❤👑💍
@aliaquruxzn10713 жыл бұрын
Naa horta naagtu mxy ninkeeda dadkoo maqlaya ubahdishaa tan kle prank weeye by leeyihiin ay isla sii baxaysa oo gabartii miskiinta ahayd xtaa saarty yaahu haysoo marin
@Ramlo2753 жыл бұрын
Ani ninkaas maba lasii joogeen saas ayba maskiin ku tahay qalad wayn baa laga galay maskiknta😢😢
@hudheifiadde8143 жыл бұрын
Wan iney kasarta guriga wa xaq Wa ma xishoto xaa u geyey dubashiged walashadse so uu malahan subxanalah
@rayaanabdifitah61853 жыл бұрын
Waaa ku barya wax waliba dhaco haka la tagin waa idin barya cadow gina ha ujabina abowe adigana gabadha xafid runti niyada ixanunoso hada kala tag tiin dada jecelka wax xun ka aaminayo wa idin barya hade dhacdo ina isku dhacdin midkin ha is dajiyo😭😭😭😭😭