After effects animation Soomaali

  Рет қаралды 6,914

Artisma Graphics

Artisma Graphics

Күн бұрын

Sida loo sameeyo After Effects animation af soomaali
Hadraawi After Effects animation.
Somali motion graphics

Пікірлер: 46
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Waxaan sameeyay Channel-kale: www.youtube.com/@ArtismaWacyi Fadlan subscribe gareyso. Mahadsanid.
@sabaaliyemahamed7069
@sabaaliyemahamed7069 Жыл бұрын
Maan sha allah ustaad allah ku sharfo wax badan Baan kaa faaiidnay
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
🙏🏾
@ahmedfanax8196
@ahmedfanax8196 Жыл бұрын
Soo laabasho wanaagsan saaxiib. Guuleyso.
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Mahadsanid sxb🙏🏾
@mohamedabdimohamed6714
@mohamedabdimohamed6714 24 күн бұрын
@@artismagraphics adoo raali ah cashar walba soo dhigto source sigiisa noo soo raaci si aan kga daba sameyso thnks
@MaxamedCali-tb9is
@MaxamedCali-tb9is Жыл бұрын
ustaad sawirada naga hilmamtee iyo codkee 😇😌
@asadabdullaahi8647
@asadabdullaahi8647 Жыл бұрын
Ustaad , Marka hore mahadsanid . Marka xigga baryahan Cashiro KZbin masoo galinysid waka seexatay . Waxaa ka codsanynaa cashirada Noo soo badi macalin adoo mahadsan . Alle cilmigaada haku barakeeyo . Aamiin Yaarabbi .
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Inshaa allaah walaal🙏🏾
@mahamedfarhan1808
@mahamedfarhan1808 Жыл бұрын
Ustad waa mahadsantahay
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
🙏🏾
@Maproukamouse
@Maproukamouse Жыл бұрын
Soo badi casharadan
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
👍🏽
@hassanabdullahiali2686
@hassanabdullahiali2686 Жыл бұрын
Shukran Mahad hakaa gaarto
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@yahyeabdi-mg6ty
@yahyeabdi-mg6ty Жыл бұрын
macalin mahadsanid plz ustaadi qaabka aad easy easy u sameysay, oo graphic chartiga u hageyso plz muqal koban noga samey
@mohamedibnuismail4435
@mohamedibnuismail4435 Жыл бұрын
Walaal waxaan Rabay inaad itusto sida waraaq pdf ah aad photoshop wax uga badali lahayd please walaal aad ayaan ugu baahnahay ila wadaag.
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Pdf hadii uu editable yahay illudtrator ayaa ku edit gareyn kartaa. Hadii uusan ahayna photoshop farsamo badan ayuu rabaa wan isku dayi doonaa sxb.
@somaliland20
@somaliland20 6 ай бұрын
dadku ma wada fahansana shortcut aad isticmaalayso sida position oo kale marka qoraal ahaan ugu soo qor
@daariqcreator
@daariqcreator Жыл бұрын
thanks macalin qaali ah❤️
@tubapachipress9999
@tubapachipress9999 Жыл бұрын
Ma lagu sameyn kara bremairy pro
@SupperFatih
@SupperFatih Жыл бұрын
thankz ustaad teeda kalle course si advanced ah u bixineysaa course begginers ah ayaan rabnaaah
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Waan qorsheynoyaa inaan kooras bilaw sameyo insha allah.
@socdaal252
@socdaal252 Жыл бұрын
Masha Allah
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
🙏🏾
@yahyeabdi-mg6ty
@yahyeabdi-mg6ty Жыл бұрын
macalin thanks, plz resourceska zip ahaan inogu so dir plz, practiceka ka cawina
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
👍🏽
@asadabdullaahi8647
@asadabdullaahi8647 Жыл бұрын
Ustaad , xayeysiisyada shirkadaha Sida Hormud iyo sometel Marka ay adeeg cusub xayeysiinaayan Ee muuqalada gaagaban after effect miyey ku sameeyaan ? Jwb
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
animations waxaa lagu sameyaa after effects marmar hadii qof hadlaayo kujiro waxaa laga in premiere pro iyo after effects lawada isticmaalo
@asadabdullaahi8647
@asadabdullaahi8647 Жыл бұрын
@@artismagraphics mahadsanid ustaad hal cashir saas camal ah Noo soo dyri xayeysiin qof hadlaayo adoo mahadsan .
@ReplayGAMES24
@ReplayGAMES24 Жыл бұрын
aadban kuu salamayaa ustaad
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
🖐🏾🙏🏾
@Abdikafi-Salah
@Abdikafi-Salah Жыл бұрын
Thanks pro keep up🙏🙏
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Mahadsanid🙏🏾
@cabdullahixuseenfiish723
@cabdullahixuseenfiish723 Жыл бұрын
Asc ustaad muuqaalka markuu maraayo 16 daqiiqo 40 sec markaa jareesay halkee ka jartay ustd transitionka markuu maraayo thanks
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Waxa aad jareysid ayagoo kuu dooran waxaa taabane Alt iyo ] calaamadaas square muuqaalka ka dambeeyay ayaan ku sheegay daqiiqada 7 iyo 50 sec.👍🏽
@hasaanmahmoud7273
@hasaanmahmoud7273 Жыл бұрын
Sxbow adigoo raaliya waxaaa iga Saxdaaa ooo Igu Adkaatay Markaan. , calaamadaan Markay ka imaanayso Hoos Iyo markay Midig Aadayso Possionka U Dhaxeeya waaa isaga kay darmaaa Ama waxaaad iisheegtaaa Meel lagala soo xiriiro
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Posotion ka laba xisaab uu leeyahay, mida koowaad waa bidix iyo midig mida labaad waa kor iyo hoos. Instagran igalasoo hadal artisma_graphics
@maxamadsharfe5626
@maxamadsharfe5626 Жыл бұрын
Ustaadow WhatsApp kaada noo sheeg waxyaabo badan Ayan kuweydiin lahaaye
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Instagram igala soo hadal sxb🙏🏾
@maxamadsharfe5626
@maxamadsharfe5626 Жыл бұрын
@@artismagraphics Haye walaal
@daariqcreator
@daariqcreator Жыл бұрын
thanks macalin qaali ah❤️
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
🙏🏾
@muhamedali9765
@muhamedali9765 Жыл бұрын
جزاك الله خيرًا استاذ الغالي
Sida loo sameeyo animation GIF ah  | After Effects - Photoshop
12:13
Artisma Graphics
Рет қаралды 7 М.
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 4,7 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 3,4 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 80 МЛН
After effects animation Af Soomaali
22:06
Artisma Graphics
Рет қаралды 10 М.
Motion Tools Pro Tutorial
18:12
Motion Design School
Рет қаралды 129 М.
Sida loo sameeyo Logo animation | After Effects
28:46
Artisma Graphics
Рет қаралды 13 М.
Barashada Blender 3D Af soomaali
2:37:13
Artisma Graphics
Рет қаралды 8 М.
Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy
5:47
Artisma Graphics
Рет қаралды 13 М.
Blender Photorealism is this EASY
16:22
DECODED
Рет қаралды 29 М.
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 4,7 МЛН