Kismaayo oo la weerarayo Amar lasiiyay Ciidamada Dowlada ee Jooga Jubaland, Xaalad culus..

  Рет қаралды 25,475

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 Ай бұрын
Balwaan ku soco hadaalin wll somaliya uku hiili codkaka faramajo markii somali kadacwooneysey san baan somali garab tagneede❤❤❤❤❤❤❤
@abdirazakali333
@abdirazakali333 Ай бұрын
SHEEKOOY KUNACAY DAAROOD OODHAN AYAA GELAYA DAGAALKA WAANA SIDUU RABO XASAN BULDAANANAA GURGUURTE MOORYAAN
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
daaglaakii hawiye iyo daarood baa bilaabmaya ogaadaa hadaba waana tuurabay xasan
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
HAWIYE IYAGAA DHULKII SOMALI XOOG KU WADA QABSADAY WAA LAGA XORAY MEELAHA AY HAYSTAAN MAR DHOW
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
anafa waxba nagama haaystaan soomaliya waa 18gobol 9anaa leh inta kalana soomali oodhan baay kadhaxaaysa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Qorshaha uu Cumar Geele u soo dhiibey Gurguurte hduu Hawiye ku raaco wallee wey ku qasaari doonaan...waayo Nina xaq uma lehan inuu kaligiis taliyo, dalku waa federal, nin walbaana qabiil iyo dhul u gaara buu kasoo jeedaa ee yaan leysku xad gudbin hdii kale waa inoo sidii Goojacade😢😢😂
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@shaficimohamedomar-d6b 9 iska sheego laakiin waa in aad tiara hada 9 Anigoo qabiil kaasi ah ayaa leh meesha qarqaris iyo iska sheegasho ma jirto walaal is qarxi
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw Ай бұрын
War boosaaso ka socon waayey asad diyaano ma flimkii sheerukhaan maa lagu dhigayaa kismaayo hama marxuun iyo asad diyaano maba soo haweysan karaan kismaayo
@zamiiryarelyrics
@zamiiryarelyrics Ай бұрын
Masha Allah hala wereero kismaayo wana guul usoo hoyati somalia
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@zamiiryarelyrics MAYA WAA GUUL U SOO HOYATAY FUTADAADA URAYSA EE AAD XALANE LA HOOS ORODO KISMAAYO MA MEESHA LAGUGU QARXIYO QANIISKA LA IDINKA DHIGAY AYAAD MOODAY WAA DHUL DAAROOD WAX KU SOO DUULI KARAA MA JIRTO EE GALI MASKAXDAADA YAR EE WASAQAYSAN NACALD KUGU DHACDAY DAMEER
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Ай бұрын
Marxumkan marxum Ku dhalay iyo xassan duufle gurgurte wlhi juballand wax kuma samayn Karan
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Ай бұрын
Mahadsanid Wariye Sarę Cabdullahi Balwaan Xaqiiqdaad noo so gudbisaah markasta eexla aan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan ciidamada jubland jogey federal wey diidan iney weraran casimada mamul gobaladka jubland ee kismayo wa war xaqi ciidamadi jubland federal ka jogey waxey isku dhiban mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dorashadisa jubland wey dhaceysa tariikhda markey tahay 25/11/2024 wlkn abdulahi balwan marxun xamza doqn candho xasan munafaq iyo shurshurki horgaladi wey fashil man sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn car hadu nin yahay casimada mamul gobaladka jubland ee kismayo beenta hooyadinka lagu see xinayo wey so dhamaday wlkn abdulahi balwan suaal away mw koonfgur galbad lafta gareen waxa ka suganey waraqdi dorashada 48sac ila 70sac ma so wada wlkn abdulahi balwan please la hadal mw lafta gareen so dir waraqda hada sodir
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Marka ay ugu yaraato Axmed Madoobe wuxuu geli doonaa duurka , waana yaqaannaa sida duurka loo galo. Balse waxaay ila tahay arrintaan haddii dagaal lagu qaado Kismaayo waxaay salfan doontaa kooxda joogta Villa Somalia, waana burburkii wixii la soo dhoodhoobayey dhismaha Dowlad Soomaali leedahay .
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@dahirnurjama4293 KAALAY DUURKA GALI YAASE AGTIISA IMAANAAYA WAA NIN DAROOD CIIDAN KU FILAN OO MOORYAANTA QOORTA KA JARO WUU HAYSTAA DUURNA MA GALAAYO TAAS OGOW
@faarahjama243
@faarahjama243 Ай бұрын
Kismaanyo cadaw baa haysto Waa na Kenya Axmedna Waa u Adeegaa waana in meesha laga Saaraa hadii somaliya dawlad In ay noqoto la rabo
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np Ай бұрын
XASAN DUFLLE IYO XULAFAFISA WEY DHACEEN D5 GUULEYSTA MESHAN WAA ISBAHESI MOORYAN
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
D5 meel kasta joogtan kaca o Xasan inga qabta????? DAROODOW KAC😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Ай бұрын
Faadumo xasan mayd cune iyo xamse marxuun Waxaa hubkii dawladee farmaajo ku wareejiyey kafurtay 100 wiil oo yaryar oo duurka joogoo alshabaabee ma jubuland oo daarood oo dhsmi maal iyo muruq labar bar joogay weerari karaan hadayse weeraraan cidi Maka soonoqonaysaa Shekhow faan badanaa taladii xasan iyo xamsoo soo urtay
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
Inshaaaaalh AHMED BAA GUULEYSAN DOON ???? ILAHY Maa jecla GARDARADA ❤❤❤❤❤
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np Ай бұрын
Wuu guleysan axmed is not easy insha Allah
@anab9951
@anab9951 Ай бұрын
Xasan iyo xamse oo xasaanadu ka dhacdey ayuu Axmed soo noqonayaa hadaan nahay Ogaadeenka taageersan Sayid Axmed adeer waa lays baran soo soco marxuunkii inaadeerkii loo soo isticmaalayow
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
Ahmed wax laga qaadayo malaha. Guul Jubaland ❤
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Ай бұрын
Hhhhh jubalan nin aan Axmed madoobe aheeyna Katarina maayoh hawiye iyo horgalada eey wataan kismaayo qabuurahooda beey nowoneeysaa insha allah
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
RW Hamse Waa Wiilkeena Waana dhulkiisa Jubbaland Puntland Khaatumo State Beelweynta D5 Guurgurte Uma Soconeeso Qarbutka uu Ku Haayo D5❤❤❤
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw Ай бұрын
Wll waadmahadadsantahy yaan la isku keen adeegsanin
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
WIILKAAGA SOW MAAHA KAN LA ADEEGSADAY MA HSM IYO HAWIYE KUU YIMID? BAL II SHEEG
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
@@Fowzia69RW Hamse Waa Wiilkena MD Ahmed Madobe Waa Wiilkena MD Firdhiye Waa Wiilkena MD Dani Waa Wiilkena Hore Waxaa Udhacday MD Farmaajo iyo MD Ahmed Madobe Ma Dagaala Dhex Maray Waagii ay is qaban jireen Lasoco D5 waa Isku Hooyo iyo isku Aabo Haku lugo’in beeshan sister
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Will kaasi nooms aha waa nin doo seexis aha ,yaa yiri was daarood .
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@ mooji balada
@TmmmChcc
@TmmmChcc Ай бұрын
Dhibicda dhiiga ah ee ku daadta kismaayo xasan iyo xamse bay kor kooda tahay ilaa iyo maxkamada dawliga baana lala tiig sanayaa inshaa alaah waayo waa danbiilayaal dagaal in shicib dawladii ay katir sanaayeen ciidan ku weerarto waa danbi dagaal idinkay idiin daran tahay axmedna daarood oo dhan baa dhinac taagan ilaahayna daalim maguuleeyo labadaa nin ceeb uun bay doon teene kama faa,iidayaan xamsena tolkii waa uga dhamaatay
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Labada xayawaan, Ee xoolaha ah, Xilka uma qalmaan.
@Shiinecalijiije
@Shiinecalijiije Ай бұрын
Oo xil miyuu horey u hayey
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 Ай бұрын
Viva axmed islam dhigeeni u dadineyna ninkan axmed rabin aseey u tala shacbka rer juboland hadan nahay kuligeni axmed madoowbe nahay
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@shamlandhaqane9836 ❤️🙏🏿🌹🔥👌🏽🫶🏼🇸🇴
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Balwan waxas wa fan iyo iska hadal brother Ahmad madobe wa u ka ciidan badan yahay Hassan qabuure faagte iyo teamkisa runti
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Haday kısmayo weraran wa in DAROOD ISKA QABTAN
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE Ай бұрын
This is Jubaland🦁🔥
@Remember1977
@Remember1977 Ай бұрын
Sheeko, waynu aragnaa halkay ku dhamaato.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Hamze miskiin ha is ceebeyn
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Hamze marxuun oo logu daray Hamze geed
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@abdiweliali6923 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@NazuuJr
@NazuuJr Ай бұрын
Waa in la xiraa axmed madoobe
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@NazuuJr YAA XIRAAYA ? Xoolow
@MaxmedCali-b4c
@MaxmedCali-b4c Ай бұрын
Awoodaas maa lala aado meelaha looga baahan
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Xoog bdanaa iyo kibir, oo hdii doorasho darteed umad lagu weerarayo maa tan Iidoor ee gooni goosadka iyo dal kala goynta ah la weeraro😂aar D5 baa il jileec laga arky😂wey noo cadahy taasi runtii😢
@adenelmi6810
@adenelmi6810 Ай бұрын
Waaa qalad waryaaa manadhici karto xamse duqun ma ah duqun
@adamabdi7353
@adamabdi7353 Ай бұрын
Maweeriri karo wuu iscasilayaa
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 Ай бұрын
Aduunka gaadal uu uweyeen yehee hadii la nolaado xamze intuu adirabaa toloow yuu sheegan rabaa darood wey oga dhamaate xassan dadkuu ku shaqeyesta hadhowne wuu tuura😢
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@mandermohamed6236 D5 in uu yahay ayaa lagu muran san yahay waxa Kala socda
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
MARXUUMKA & GARGUURTE iyo isku raranka ee DAMULDAMEER. WAA FASHIL FASHIL. SOO REEBREEB MA OGOLO DAAROOD.
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
Balwaan Xassana shekh marki u horaysay ee Jubaland ku soduulo ma aha laakin ayagoo dabada😂dhiig kule ayay kalaaban donaan that is for sure.
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Ай бұрын
Xamse waa wacal hawiye haduu kismaanyo weeraro oo xasan soo raaco
@mrjamac
@mrjamac Ай бұрын
MARXUUMKA AMUU IS QARXIYAA NAF BAA HEYSATA CANBULADII HASSAN XAASID HASSAN DUUFLE KAMA MARMEE😂😂😂😂😂😁😁😁
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Hamse doqontii Nebi muse habaaray buu la meel joogaa
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Ай бұрын
WAXAAN XASSAN SOOMAALI XARIGII UGU DAMBEEYAY KALSOONI DARRO SAYAASAD DOWLIS ( K.D.S.D ) FEDERATION FAILURES
@abdinurissebarre128
@abdinurissebarre128 Ай бұрын
Waa xalad adag oo aam sahal aheyn
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
Waxay ka helaan ha la arko ee bal ha weeraraan
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Ma af baa lagu weerarayaa? Mise shabaab baa lagu weerarayaa?
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Xamze wa ugas koshin wanna langab.khalidna ws cabdalle mabo dagalaman.
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Balwaanow ma hadal hanjabaad baa laguu soo dhiibay caawa
@CabaasSalaad-y4v
@CabaasSalaad-y4v Ай бұрын
Xasan qabuura quote ma kismaaya lagaa celcelinaa bal soo soco adi iyo xamsa idnkoo lugo go,angacnahana dhutinaayo baad muqdisho ku soo laaban doontaan
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@CabaasSalaad-y4v Meeshuu ku dhiman lahaa weeye wlhi
@aminsabe9102
@aminsabe9102 Ай бұрын
MW Hassan Sheikh Mohamud iyo Hamze Abdi Barre Hadii ay Axmed Madoobe Nolosha ku keeni lahaayeen Taalo ayaa loo dhisi lahaa MW Hassan Sheikh Mohamud.
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Xasan haddii uu doono ha abaahiyo Xamse, laakiin kismaayo ciidan ba ma haystee maxaa lagula dagaalami. Possible shabaab in loo diro ileyn xasan waa shabaabe
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Wa soo dhaweyneyna ogden ba la isku horkenayaa .warya ogdenow yan la isku kindarin .kkkwalagu ridi wanna la jabin doqon.
@suaddualeh1456
@suaddualeh1456 Ай бұрын
WAA HABEENKII XALAY AHAA OO TEGEY IN AY AY SOO QABTAAN AXMED MADOOBE MARKA YAAN DADKA LA ISKU DILIN. SABABTOO AH AXMED MADOOBE DAGAAL KAMA BAQO. XAMSE CAQLI MA HAYO. XAMSE PLEASE IS CASIL ONLY TAAS AYAA KUU FURAN...
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay Somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE Ай бұрын
Xamse markuu kabtan ayuub dhahayay marxuum wlh wuuu saxana 😂😂
@muktar202
@muktar202 Ай бұрын
Mida kale cidan federal aat shegeyso mu kuwa shababka u shaqeyo baat shegi oo xashishka melaha la dagaan
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
xasan wuu is boobsiinayaa oo sanadka iyo barka ma dhameysanayo ma dhici karto ee isaguna xalkale ma hayo lacagtii xasan siinayey wuu ka tagi la yahay waxey ila tahay inuu ogyahay xamse koley waad baxeysaa lacag ku fariisato weydiiso xasan oo lacag badan ayaan rabaa wuu ku siinayaa axmad ogaadeen badan ayaa u joogta kismaayo uu ka soo daldalay galbeed maruum ogaadeenkiisa ma dilayo ayaguna gacmaha umalaabanayaan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Waxaa fiican in ay puntland hadeer ka saaraan dadka ka amar qaata xasan sheekh hadeey ciidan soomaaliya leedahay joogaan puntland hadeer hala saaro waxaan jeclaan lahaa in puntland hadeer isku diyaariso general KOOFI Asad dayaano intuusan cagta soo dhigin puntland halagu qaarjiyo xamar intuusan puntland soo gaarin.
@AliHasan-zt7sw
@AliHasan-zt7sw Ай бұрын
Ilmaha xamza xasan waxeey joogaan qurbaha waxa dhimana waa caruur kale..
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Ай бұрын
Xamze marxuun gobolku KU soo jeedo rabaa inuu dagal KU qaado doqon xasan munafaq ayu Dabadhalifka u noqday shaati uu Toshay Rabaa inuu dadka qasab oga dhigo xasan marxun🥺🥺🥺🥺
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Waxa la yiri godwalal ha qodiin hadad qodana ha dheereyen ku dhici doontidaana ma ogidee.axamed waraaban isagaa keenesadey magac u yaalakaan daaroodjebiiyee ,ogaadeen ceebeeye .
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v Ай бұрын
Meed ayaa ka dhacayaa taa shaki kuma jiro axmedna mid wey dhacee isagoo meyd ah waa laga yaabaa in laga soo dejiyo muqdisho isagoo nool maya waadna ogaan doontaa dhagey far ayey ka dhici doonta
@CaliKeenadit
@CaliKeenadit Ай бұрын
Dorasho waydhacesa. Nawada. Acmad madoowe wigulesaya
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Ай бұрын
Dowladda danqaran siyaasaddeeda ma ahan in ay weerarto maamulgoboleed ilaa laga arko in maamulkaa uu ka shaqaynaynin dhismaha dowladnimo ee soomaaliya ogaada ,
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@cismaanguure927 Somalia dowlad Kama jirto waxaa ka jiro doqomo isu tagay oo dagaal raadis ah oo weliba meel walba caasamidii xarashanaaya oo weliba doonaaaya dhul aysan degaan u lahayn In ay nabada u diidaan oo dad ku laataan laakiin waxaan kuu hubaa HSM Xaabsade Kismaayo maaha meelihii uu yaqanay ee uu iibsanayay
@SukritiXasan
@SukritiXasan Ай бұрын
odawaa ma in dhiiqo lugaha loo galiyaa la rabaa walee xassan iyo hamse hadii ay axmed madoobe saaraan xageyga halyeyyey ka yihiin
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
CIIDAMO DOWLAD LEEDAHAY MA JOOGAAN KISMAAYO EE XAGEE LAGA KEENAY KUWA DAGAALAMAAAYA?
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 Ай бұрын
Màrxuum Xamzaaw, haddii aad weerartid degaanka Kismàayo aad ka soo jeeday kuna xasuuqdid beeshii Ogaadeen aad ka dhalatay, oo aad , adeerkàagii Axmad Madoobe oo Ra'iisal Wasaare kaa dhigay aad kala dhimataan, MW Xasàna markaad Kismaayo u gacan gelisid uu ballantii kaaga baxo, jaĝadana uu kaa qaado, xageed aadee, ma isweydiisay? Waxaa iga waano ah in aadan ku kicin tilaabaddaa qar iska tuurka ah.
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@ezzaddinbaomar440 XAMZE KISMAAYO MA IMAAN KARO AWOODAASI MALAHA HSM XAABSADE SHAQADIISA MAAHA WIXII IS DILI ANAGUNA SOO SOCDA AYAANBA TAAGANAHAY
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Yaab weeye hasan
@mrali3601
@mrali3601 Ай бұрын
Ilaah amarki dariiq kasta Hassan qaado wa mid khaldan oo baal marsan shaqsi laga filayey inu hogaan dal hayo
@adamabdi7353
@adamabdi7353 Ай бұрын
Asc
@abshiryare744
@abshiryare744 Ай бұрын
Madaxweynah xilka maxa logu dhibay dalka dhan bow awod uleyhay ino qabto waxii amarka dolada kaso horjedo
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Ugas koshin waxgarad mabo arrag Bal rer warfaa isku day.bir jex baa ku filan.
@abdiisse4554
@abdiisse4554 Ай бұрын
Xamsa marxuun dagaal wuxuu ka helo yuu wax naga siin jubbaland oo intaan aad uga tabar yar 2012 xasan meyd canshuure warare wxii la ogaa baa kadhace wsx lalaayo iyo wax laqabto iyo wax lafahooda lacarare bee noqdeen waxaa leeyahe soo dheereys boowe yaal😅soo soco siradeey baa leenahe
@urfavvediter
@urfavvediter Ай бұрын
O reer xamar unukaleh daarood dhulkisa Maxay karaban dulmi badana rati qooqan ban maqlijiray😂
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
xamse saas uma caqli la aha xasan mar badan ayuu meeshuu qabsado loo sii daynayey maatuu axmad madoobe u galay xamse ma weereryo kismaayo aawey odawaa ciidankaan wuu dhamaadey ee khilaaf qabiil ka hor joogso cadow banaanka ah iyoshabaab ayaan la dagaalameynaa
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw Ай бұрын
War kismaayo adigaa yari mucaaradka iyo ahmed madoowe midoobey oo markaa yaa wax ka qaadi karo.awood 25kun ciidan iyo africsn kenya iyo itobia joogo
@nahawi1479
@nahawi1479 Ай бұрын
Haddii Dagaal lagu Qaado Axmed Geeddo naar, laga Guuleysan maayo Waayo Wuxuu Garabsan Doonaae Alshabaab uu oo Qarsado inuu ka Tirsan yahay. Wuxuu kaloo Kaalmo ka Heli Doonaa Qabiilkiisa Ogaadeen.
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw Ай бұрын
War xamar hamsa ma ku yiraahdo hassan shekh xamar ma ka badbaadin doonaa mucaaradka jooga kismaayo dagaal hadii laga furo xamar bey ka dhaceysaa 7maalmoodna hassan sgekh baa madaxtooyada ka caridoona.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Rx haduu goa,nsado inu kismanyo dagalku qado wa u doqonio.xasana wa ku ceeboobidoonaa.haye ha bilaabo dagalka hadu ku guleysanwayo muxu subin.xasan 76 jir cimri umma harun muxu kursiga ku fali xigligi u dhimanlahaa baa soo dhow .
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Ай бұрын
Ama xamse ha joogo Ama Asad halagu bedelo D5 waxay u yihiin same shit ) Ninkii weerara maka guulaysan karo axmed iyo dadka reer juba land Labada xayawaan taas ma ogee alaw yaa u sheega
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
D5 gala dagaalka😅
@SekaakSecamal
@SekaakSecamal Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤
@abshiryare744
@abshiryare744 Ай бұрын
Maxey umada somali udharisay inoo dalka dhan amirkisa laqato halaso qabto ahmad madowe
@MaxamedKhaliif-u6l
@MaxamedKhaliif-u6l Ай бұрын
War.nacnacda.iskadaa.waxwalba.lama.buun.buuniyee.xasan Xaare.nacas..kauurabaystay Kimaayo.maqaban.karee
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu Ай бұрын
CID kismaayo weerareysa majirto dagaal soomaali dhexdhexaad ah madhacayo, iimaanka alaha idin geliyo , waad jeclaanlaheydeen sida idinka muuqata.
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim Ай бұрын
Iska soosocda dhe
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Xasan sheekh muxuu u weerari waayey soomaalileenta oo wadanka kala gooyssy iyo in ay duqeeyeen magaalo uu madax u yahay bururinta magaalada Laascaanood muxuu u weerarayaa jubaland keligii taliye xoog isticmaalayo intuu la dagaalami lahaa Al-shabaab
@Shakir-y2m
@Shakir-y2m Ай бұрын
Balwaanoow iska hubi warkaas fadlan waayo madaxweyne Hassan sheikh iyo raisul wazaare hamze waa kuwii shalay " "saacado kahor " lahaa dhiig somaliyeed in uu kadaato kismaayo waa xaraan ama in la'ogoleen dagaal ayi nooc so fadlan iska hubi waxa aa leedahay ama kuwa warkaas kisiiyey Kismayo weerar laguma qaadi karo kii kuqadaa na ICC ayaa lala tiigsan donaa 30 sano kabadan ayuu dhiig somali qubanaayey maanta in dhiig uu siyaasad darteed loo qubo waa caqli xumo iyo kibir taasna soomali wey kadaashey. Soo ilama ahan in madaxweyne Hassan sheikh uu ku amri doono ciidamada qalabka sida in shacab somaliyeed dhiigooda ladaadiyo Ama hormarka yar oo infrastructure ka lagaarey in la'burburiyo soo iska hubi wakaas waayo waa been raad laheen Wabilahi towfeeq
@Anab99yy
@Anab99yy Ай бұрын
Puntland You better help jubaland because you're next
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim Ай бұрын
Isa soosocda dhel
@ShakuurGood-i6t
@ShakuurGood-i6t Ай бұрын
Tirada ciidanka fadaraalka ee jubaland jooga iyo maleeshiyada axmed madowbe yaa badan Yaa karti badan WAA lawada ogaa wixii buula xaaji aya kasameeyeen 5 shaaliqe oo liyu police ah ayaa hogaa minaya BIRJEEX KKKKK XAsan oo saacid raysal wasaare ka yahay oo daba ka riixayay maree xaan Barahiiraale hogaaminayo Oo hada sidan kasii daran ayaa wax Laga qaadi waayay wixii ciidanka Kenya ka ah ee soomalida ahna dagaalka way galayaan 😂 Xasan haduu xamze caydhiyo iyo hadii kale ba Wax ba Waxba kabadalimaayo Kuumade jigjiga iyo gaarisa iyo kismaanyo WAA isku mid
@MaxamedCaliyare-e3c
@MaxamedCaliyare-e3c Ай бұрын
Yaakuu sheegay in xamse lacayrinayo beenaale
@Maxd-k7e
@Maxd-k7e Ай бұрын
Hakuriyonin mastar balwan in ey kabilawdo dagal kadhaco kismayo wad sugeysa lagamyabo saxib ama halarido ama haladayo xamse dadki ahalay dortay aya matana doran xasan aheq filinki kadhaxeyay xamse iyo xasan wudatay saxib balwan
@isaaqkarateey7333
@isaaqkarateey7333 Ай бұрын
😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk an aragna axmed o la xera kuwu sodiray yan ayago xeran lo geynin
@MaxmedCali-b4c
@MaxmedCali-b4c Ай бұрын
Hooyadey ayaa diin i bartey Ma waxaa ka dambeysey In kursigii sa uu dhiig ku daadiyo xamsow ha ku dhiman qaadumo xumo Farmaajo iyo qeyre ayaa ku fashioned ka joog ee is badbaadi saldano adiga aad leedahay ha burburnin deganana ha gelin
@muktar202
@muktar202 Ай бұрын
Beenale tiig ah baa tahay anaa jooga kismayo waxaat shegeysana ma jirto xamzana xasan buu maqaar saar u yahay tuug
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Midmufaqad wawadas warkaa kuu sheegay waxba kama jiraan waa isku dir uu xasan sheekh isku dirayo butland iyo jubuland Siduu hada kahor isugu diray butlan iyo jubulan iyo siduu isugu diray butland dhex deeda iyo siduu isagu diray ssc khaatumo iyo butland iyo siduu isugu diray ssc khaatumo dhexdeeda xasan munaafaq baa sheekadaa kadanbeeya
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h Ай бұрын
Beenloow
@MaxamedIsmail-m8q
@MaxamedIsmail-m8q Ай бұрын
Ax Madoobe wu baxa waa xayaawaan shisheeye jecel
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa Ай бұрын
Xasan dhiiqo miyaa sokeeye jicel bal iwaran
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Maxamedismaciil Siilka balaaran ee baarada ka buuxdo iska nadiifi.
@MaxamedIsmail-m8q
@MaxamedIsmail-m8q Ай бұрын
@MaleykaGabane Xamar Asago Nabad Ugutagay Aya Lagu socelina Asago Xerxeran Majnunka War Waa Xaaran Xaaran dlalay Axmaq ah
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
@MaxamedIsmail-m8q Aqligaaga xun ee digirta iyo moxoga ka ka buuxa ku shegey miyaa ninlito ayaa tahy orod cawska iyo buunshaha la cun dameeraha.ninkan nin ogden ah weye ragg baa illashado ma hawiyaa moodey Iyaga ragooda lagu dul dulestaa 18 malyan baa ilashato.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  01-01-2025 #somalia
30:10
Somalia Radio News
Рет қаралды 1,1 М.
M. Xasan Daarood Wa reer Yar waxa kabadan Hawiye Isaq Jarer & R.wyn
19:53
XOGTA DAGAALKA PUNTLAND, GUUSHA CIIDANKA PUNTLAND AY GAAREEN,
8:46
Aftahan Production
Рет қаралды 16 М.
Ciidankii ugu badnaa oo gadood ah, kana soo jeeda Hiiraan oo ka baxay….
9:08
Trump & ILhan Cumar, Xaalada Soomaliya Marayso & Xog  | Maxaa Xiiso Leh
15:33
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 148 М.