Halkay ku danbaysay xaaladii Dawacaley wararkii ugu danbeeyay Duulan hor leh

  Рет қаралды 27,818

Wardheer Media Tv

Wardheer Media Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 126
@KhadarCabdinasir-l9g
@KhadarCabdinasir-l9g 2 күн бұрын
Wcs mahadsanid een alaha kalaqaboojiyo umada somaliya waa uun aqoon gaban dagaladan soo noqnoqda
@xassanyare9526
@xassanyare9526 2 күн бұрын
Jaamac galadow kula reer baa ahay lkn qaabka aad udhigeyso Hadalka maqurux badno. Aakhirana waaa lagu weydiini doonaa
@Abdikarimbuux-xu8cd
@Abdikarimbuux-xu8cd 2 күн бұрын
In Somaliland lagala hadlo waa sax, sababta oo ah deegaanku waligood ma xalin karaan taasi waa mid. Ta labaad waxa weeyi in qofkasta oo dhaawacma la keenayaa Somaliland taasi oo culays kale oo saaran xagga Somaliland
@Yedo25254
@Yedo25254 2 күн бұрын
Hadaan ogolaasho kahelo waxaan diyaar u ahay in Aan dhex dhaxaadiyo Ogaden iyo beesha reer sheikh Isxaaq
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Waa sax ee qolomo ayaad tahay adigu
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 2 күн бұрын
Waxan ahay garxajis reer abtigayna waa yaxar
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 2 күн бұрын
bilay cagdheer kumadhataa,musad kuwalatay
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Allow nabad soo deg degta Somali sii adaa awoodaa leh
@MuxiydiinCalse
@MuxiydiinCalse 2 күн бұрын
War wallaahi wuu iga qosliyay kani😂😂😂😂😂 kulahaa waa Robot😂😂
@yasinaden5100
@yasinaden5100 2 күн бұрын
Sulxi baa kheyr ah.
@XasanMaxamed-j5y
@XasanMaxamed-j5y 2 күн бұрын
Jamac illahay ka baq dad ka ehelka ah ha is kudirin colaada xalkeedii waa laguna jiraaye
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 2 күн бұрын
وان طائفتان من المؤمنين اقتتلوا فاصلحوا بينهما فان بغت احداهما على الاخرى فقاتلوا التي تبغي حتى تفيء الى امر الله فان فاءت فاصلحوا بينهما بالعدل واقسطوا ان الله يحب المقسطين
@ahmedbusuri4264
@ahmedbusuri4264 2 күн бұрын
Waa dawlad fulay ah oo daciif ah kuye wallaahi anaa kula qaba fikirkaas ina cagjar waa duli ciidankii bahdilay
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 2 күн бұрын
ala beni raad maleh ogadeen maxaa hayaa dhulkina fadhiya adeer
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg 2 күн бұрын
Jaamac galado arinta daji wax weyn ma jirto inta shidaalka khallij burqanayo shidaal dhulka somalida Laga Soo saarayaa ma jirto kow istiqfarta Badiya carab iyo cajabna cashuurta shidaalka ka qaada inshalah aamin now 🎉😂😂❤😢
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 2 күн бұрын
Abii amuu rabaa in uu qariirada ismaamulka bedelo sidi isra'il
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 2 күн бұрын
Abi mabadalikaro kuwa aminsan Axmarad anahuna xabad ban Futada kagalina dhargiga isabaga Iyo xulufadodaba
@axmedcisman3282
@axmedcisman3282 2 күн бұрын
Walale anago dhaan baa kula qabna in lalaayo kuwa jooga soomalalaan
@AbdullahMahmood-d2i
@AbdullahMahmood-d2i 2 күн бұрын
Jaamac illahay kacabso sokeeyaha wanaag kudhexgal
@enigmaticabdi2368
@enigmaticabdi2368 2 күн бұрын
Degaan reer sheikh isaxaaq deganyay oo ogaadeen dambe maamulayaa ma jiraayo cirka soo dumiya
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 2 күн бұрын
Kalshaale yaa hoggaaminayey soo saleebaan ma ahayn.
@dahirduale5650
@dahirduale5650 2 күн бұрын
Maanta oo kale Nin Gacan kulul ku xeeya Alshabaabta Hargeisa ka soo duushay baa loo baahnaa
@AxmedMaxamuud-k1y
@AxmedMaxamuud-k1y Күн бұрын
Mersham. Arab iyo ogaadeen. Ayaa kudagaalamaya
@MaalimHassanRashid
@MaalimHassanRashid 2 күн бұрын
Rer sh isxaaq waa laga gardaran yahay
@MohamedkulmiyeAteyeAteye
@MohamedkulmiyeAteyeAteye 2 күн бұрын
Ya kaa gardaran walaal
@khadracali3961
@khadracali3961 2 күн бұрын
Shaqa😂❤
@Aliya-i7c
@Aliya-i7c 2 күн бұрын
300 oo nin oo ogadeena oo dacawalay dhirteeda hoos daadsan baan arkay inallilah wada ciyaala cuqubadaa odayaashii ogadeen ee dagaalka cagjar ku dhiirinayay cagjar baa aakhiro lawaydiiyaa
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 күн бұрын
Kuma ay dhex waalane dowlada federalka ah baa dhex ah .nabada imika jirta ilaahay ka sokow. Dds iyo Dadka degaanka ahna ha la heshiiyo.
@FaraxKhalfo
@FaraxKhalfo 2 күн бұрын
Kuli findi cindi geel waa madaxwayne mustaf
@Jimcaale143Bile
@Jimcaale143Bile 2 күн бұрын
Wlhi jamac galad wan tageri jiray wariye wixii jirtabtaan modi jiray lkn dacawaley ona jogo kolkuu ben kashegay wan dhigay warkiisa lkn wax kak ficanayad inaad qaldaka jir xaqiiq uradiso dawladan sarto qaldakeed shacbakan sarto qaldakood lkn dhanbaad lasfatay ilahay kag tagimaayo malinka qiyaame
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 2 күн бұрын
JAAMAC GALAN DOQON DOQON DHALAY BEENAALE BEENAALE DHALAY AF QASHUUSHLE ILAAHAY KU NAC
@GggfFtffy
@GggfFtffy 2 күн бұрын
Ilmo nin mirqaansan dhalay cuqdadaa lagu gartaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 күн бұрын
Maalintii cabdileey la eryay oo mustafe la keenay, inay tan dhaceysa waan ogaa. Mustafe soo isaga idoor waji kama raadsan jirin! Maanta waala abaal mariyay
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Jail ogadeenkii lagu kufsan jiray baad oo xiistay cabdi iley siduu uu galay ogadeenkii qof bilaa addan kale uu galay may jireen ee cuqdad iyo ciil iyo dhimo
@faisahersi5370
@faisahersi5370 2 күн бұрын
Mustafe haka hadlo ceergaabo gudina ha usaaro
@FaraxKhalfo
@FaraxKhalfo 2 күн бұрын
War waa🎉 side ismaaciil cumar ina xayd baa na xukunta ee afar wasiir xagay ka heli lahaayen 2 dagmo away leeyihiin
@ALIMOHAMUD-dl2tu
@ALIMOHAMUD-dl2tu 2 күн бұрын
Iskumid maahan waxaa udhexeeya halkan waa qabiil dhan iyo soomaaliland + fadraal qarsoon
@MomedAbdi
@MomedAbdi 2 күн бұрын
Ma beenalayaashiba Ala warbenale iwad
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 2 күн бұрын
Niyow isaso wada raaca balo noo kaalaya
@aishaosman5793
@aishaosman5793 2 күн бұрын
Sababta ay markasta daarood uga guulaystaan beesha isaaq waxa weeyaan 1 daarood maalin keliya kuma duulin dhul isaaq leeyahay 2 Sababta markasta daarood uga guulaystaan beesha isaaq waxa weeyaan daarood haba yaraatee kamajirto cuqdad cadaawad iyo nacayb ay u qabaan beesha isaaq 3 beesha isaaq waxa guuldarada joogtada ah ugu wacan markasta waxay isku sheegaan been iyo munaafaqad gardaradana iskama qabtaane way iskugu hiiliyaan OKI sedexdaas qodob IWM weeyaan waxa soo dedejiya jabka hooga halaaga iyo xabaalo wadareedka beesha isaaq OKI waa anigoon dir hawiye iyo daarood ahayn fikirkayga gaarka OKI
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Beenale qadhmuun baad tahay darood aduunku wuxuu uu necebyahay waa isaaq dawladii soyaad barre waxay kuu samaysay weli lama arag
@h.zhazhkaofficial7574
@h.zhazhkaofficial7574 2 күн бұрын
Jamac galladow illahay kabaq
@axmedcisman3282
@axmedcisman3282 2 күн бұрын
Oo darodka ah szb
@AhmednurMahamed-zy8rz
@AhmednurMahamed-zy8rz 2 күн бұрын
Jaamac galad ❤
@mohelmi1597
@mohelmi1597 2 күн бұрын
Isaaq maati ma laayo 1988 dadkii berbera kuleyn jirey shacabka qaxoitigii kilinka yimid ayey ahaayeen
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 2 күн бұрын
qaxontiga daacunba laayay,waxay sugayen inta iidor ladabargoynayo,caqlixumadu wata walimulqacadaha laguranaysan
@AbuubakarAli-em3gs
@AbuubakarAli-em3gs 2 күн бұрын
Odaygan xaguu wax uwadaa horta?
@GggfFtffy
@GggfFtffy 2 күн бұрын
Dhagarta snm iyo kuwa qalbiga madow wan in laso afjaro
@MuxiydiinCalse
@MuxiydiinCalse 2 күн бұрын
Adigu wad xanuusanaysaa snm waa niman Somali ah nacsyow
@adamjamaahmed37
@adamjamaahmed37 2 күн бұрын
Waba qalad in DDS lagalashiro Somaliland Dadka dowlad deganka ayey utala
@JamaaAbdullahi-f2x
@JamaaAbdullahi-f2x 2 күн бұрын
15.taban beri haloo qabto isaaq
@makomohamed1693
@makomohamed1693 2 күн бұрын
Anigo ah gabadh Reer rabaso ah cabdi ilay hanalosoceliyo nin kaasa ninkaasa nabadakenika
@Maxdysfodowa-q6q
@Maxdysfodowa-q6q 2 күн бұрын
Jma anigu Arab ogaaden dhaley ban ahey dhinac walba wan ka dhintey ee ilahbaa kugu dhaarshe nbdeynta ka shaqee
@MuxiydiinCalse
@MuxiydiinCalse 2 күн бұрын
Ma madaxwaynaha robot ah
@Byjubba
@Byjubba 2 күн бұрын
Waa lafahmay siduu ogaadeen yeelijireen
@h.zhazhkaofficial7574
@h.zhazhkaofficial7574 2 күн бұрын
Illahaw kala qabooji
@MuxiydiinCalse
@MuxiydiinCalse 2 күн бұрын
War niyaw dhex dhexaad ban komoodi jiraye ee se waxbaa iiga kaamuuqda yaanan odhaninee toos baabad u cadaysatay daaroodiisam aanan hore kuugu aqoonin
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 күн бұрын
Wax fara gali. Ah ma jirto laakiin dadka aad xasuuqaysaan dhulkooda udhaafa hadaad timaadaa. Waa laidinku wasayaa. Yaad hub kadhigi kartaa.
@abokersharif9812
@abokersharif9812 2 күн бұрын
OGAADEEN HA OGAADO DIR DERGAAN KEEDA MAAMUL AYAY USAMEESATAY NEWBOLISNA WAA CIIDAN OGAADEEN DADKA KUGUMAADEEN
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 2 күн бұрын
Alle ka baq dhib ma fiicnee
@alijama6723
@alijama6723 2 күн бұрын
COLAADAN ABII AXMED IYO MUUSA BIIXI BAA HESHIIS KU AH WAZ WEJIGII LABAAD EE QABASHADA SEEYLAC DAGAAL SIDAA KALE LOO DHIGAY BAANA LAGU GELAYAA
@CabdifataxShiikh
@CabdifataxShiikh 2 күн бұрын
✋️
@Anab-v1n
@Anab-v1n 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 2 күн бұрын
War qurun kabaxa,
@Raho339
@Raho339 2 күн бұрын
💙💙💙💙
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li 2 күн бұрын
jaamaco Málaga yaaba inay wax yar xeerinhayaa madaxda deegaanka
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Isaaq dhulkiisa wuu jooga ciddi soo doonata afku xabad kaa gelin amba shaadh dawladeed soo xidha amva ogadeen ahaan nogu yimida laakiinse mar dhanbe caruurteeni iyo dumarkayni laa xasuuqi maayo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 күн бұрын
Abdi ilay inoo joogaa fiicnayd iidoor meel baa la saari lahaa,mustafe cagjar hooyo iidoor ahna way dhashay,naag iidoor ahna wuu qabaa ,iidoorow nasiib badanidinaa
@hamsemukhtar3599
@hamsemukhtar3599 2 күн бұрын
Jaamacaw ma is ku diraysaa shacabkii iyo Dawladii markaad leedahay maamulkan waa fulay ma waxaad ku faraxsantay xasuuqa shacabka
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 2 күн бұрын
Abdirahman robbot 🥋
@AbdirahmanMohamed-h3b
@AbdirahmanMohamed-h3b 2 күн бұрын
Anagu reero waxba ka sheegi mayno lkn oohin baa idinka muuqata
@anabhasan5930
@anabhasan5930 2 күн бұрын
al odiguxumaa waa wecel
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 күн бұрын
Beenawaas iyo abna waas ayaatihiin
@makomohamed1693
@makomohamed1693 2 күн бұрын
Cadi ilay halasoceliyo
@CabdiraxmaanOsmaan-m3j
@CabdiraxmaanOsmaan-m3j 2 күн бұрын
BEENALE waan ognahay cagdheer inay cuqdada idiin haysa
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 күн бұрын
Jaamac qaxooti. Dadka beenta kadaa. Uskag waynow
@AxmedCaynashe
@AxmedCaynashe 2 күн бұрын
Horta labadani ma nin iyo xaaskiibaa maxaa is ag dhigay unbelievable idinla Gawsa weyneyd
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 2 күн бұрын
Jaamac galan nabadu waxey u baahan tahey geesinimo colaaduna waxey u baahan tahey geesinimo maanta waad hadashey waxaanan kugu ogoo odetinimo mahadsanid Jaamac
@RacfudiinCali-ec9og
@RacfudiinCali-ec9og 2 күн бұрын
Siyaasadiinii.soconwayday. Ogaadeenow.ceshada.xaarka
@abdirahmangahair6963
@abdirahmangahair6963 2 күн бұрын
Dhulkayagii waa joognaa maydkiiniina federaalkaan idiinku soo dhiibnay ninkii nasoo doontana waa iska celinaynaa ee ogadenow soo socda waxba yaan shaadh dowladeed la isku soo xidhane
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 2 күн бұрын
Qof walba wuu ogyahay hadaan lays yeelyeelayn in ay colaadan salka ku hayso (28kii shir ee adis iyo hargaysa kadhacayay ee loogu magac daray is sheegashada Diraa Oromo)war ninkan ogaynaw maqal
@MaryamIbnatuabdirahman-qs8mp
@MaryamIbnatuabdirahman-qs8mp Күн бұрын
Kani waa munafaq
@Hiil1242
@Hiil1242 2 күн бұрын
Cagdheeer way jabty wllhi 😂😂😂😂 Arab Sh. Isxaaq ayay soo doonaty oo cagaha ka jabiyay 😂😂😂
@sahraismail2230
@sahraismail2230 2 күн бұрын
Yaa jaabay maa geerii ayaad u ciil qaabtaa eedo soo tii raagi idoor caagaaftaa laagu asay xaabaal waadaareed miida kaalee arab maaxaa loogu awrkaacsan iddo oo dhaan ayaa isaasoo qaawiiy be😂😂😂😂😂😂
@Queenugbaad
@Queenugbaad 2 күн бұрын
Soo socda darood low waa laydinku wasayaaa dacawalay
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 күн бұрын
Liyu pooliska inaysan hub iyo ciidan haysan baa cad
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 2 күн бұрын
xanuunka waan kugu ogaa lkn in aad sidaa u liidato kuma moodayn, waraaqo salaaxii baad ku fiicnayd
@abdirashidduale2883
@abdirashidduale2883 2 күн бұрын
Waxa saleban soo diray waa xil shaadh nabad ma keeni karaa wuxuu leyahay waa buufiyna
@MohammedAli-nx2kl
@MohammedAli-nx2kl 2 күн бұрын
Waxaad dadka u sheegaysaa dhamaan waa been cad ee Allah ka baq kadaabyohoow!
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 2 күн бұрын
Horta Arab jar xun baa iidoor u degey welibe ciidagale iyo sacad muse oo hore loo ogaa toddobaannadii colaaddooda.dhibka jiraana waa iidoorkii oo rumaystay xabashida nifaaqooda iyo beentooda ay somali u dhigayaan
@kolomeymohamed2745
@kolomeymohamed2745 2 күн бұрын
Ogaden badananinatiisa maa sasaay dhashay waara nimanakaa laayay
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 күн бұрын
Beenaas iyo abnwaas ayyatihiin
@بريدالدراسةالجامعية
@بريدالدراسةالجامعية 2 күн бұрын
Niinkan waxaa uu ka xadhaqsan yahay maaxay arab isu diifacayaan maxay isu dhiibi waayen ha la xasoqee
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 күн бұрын
😂😂😂😂
@asadmaxamuud4424
@asadmaxamuud4424 2 күн бұрын
Jaamacow cadiifadu eyna kuqaadin ee dadka soomaliyeed isusoodhawee walee colaad waxba tarimeyso
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 күн бұрын
CAGDHEER HIIL OGADEEN BEENALE BEENALE DHALEY UBBO FOQAL UBBO
@kaldeeqaxmed2570
@kaldeeqaxmed2570 2 күн бұрын
Jamac Galad horta miyaanu diin ku dhalan Ninka jaamac ma ilma furaashbaa Been iyo munafaqad abuura Nin faraciisa hala ogaado Waxbaa qaldane
@ayaansiciid3819
@ayaansiciid3819 2 күн бұрын
Sawirkani waa 2022 kuu saaran .beenta iska daa Io Alle ka cabso jaamacow
@jkk5560
@jkk5560 2 күн бұрын
War cidan isma ceshadan miya War gar darada yan garab la siin
@awiladen7814
@awiladen7814 2 күн бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@JamaaAbdullahi-f2x
@JamaaAbdullahi-f2x 2 күн бұрын
waan idin salaamey wadanka gaar ahaan dacawaleey waa lagu soo duuley sidaas darted hala difaaco
@abokersharif9812
@abokersharif9812 2 күн бұрын
OGAADEEN BEEN BADANAA
@cabdinaasir3497
@cabdinaasir3497 2 күн бұрын
Jaamac galadow inader hadanu nahay isaaq wad na belowday waxan ey iska dhamanayaan balse dadka Muslim.ka ah ha kala geen
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 2 күн бұрын
JAAMAC GALADOW SXB SOMALI IS DILAYSA 2025 WAA MASIIBA SOMALI KU DHACDAY SOMALINA ADUUNYADA OO DHAN AYAA GACANTA KULA JIRTA WANAAGNA SHISHEYE MA WADEE SIDII LAYSUGU DHAMAYN LAHAA SOMALI DALKANA LOOLA WAREEGI LAHAA JAAMACOW ADIGUNA WAX BAAD KALA GUREYSA WAAR SHEEKADU WAXAY MARAYSA ISKU DAR 2 DHINAC IMISA DHINTAY
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397
@faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 күн бұрын
Col ayaad rabtaa mutafe waxaad kudhliillaysaa muxuu isaaq u lanwaayaya
@ZahroAli-p5l
@ZahroAli-p5l 2 күн бұрын
Kkkkkk
@cabdilahidahir345
@cabdilahidahir345 2 күн бұрын
Jaahilkii ogadeen waxan usoo dajinayna fiiq iyo dhagaxbuur dir iyo oromo
@mahadHayan
@mahadHayan 2 күн бұрын
somali markii ay isdishay oo ninkastaa gurigiisii hoosta kasoo xidhay cidii isbixin wayday ee kaakumo hagardheer dhadhaab ifo1 ifo2 boorashka iyo qamadida udoonatay ee ilaa imika halkaa lagu quudiyo sow daarood maaha hadaad colaada aydin joojinayn qaxoontigana ka ilbaxayn sidaa laydin galayaa
@MohaBille-vs4ni
@MohaBille-vs4ni 2 күн бұрын
Somali cid aan qaxin maleh.
@samsamcali-w3t
@samsamcali-w3t 2 күн бұрын
doofaar daarood ishaaq waa tashaday .ibidkiiba dibbuu ukaaji jiray boqorka daarood ee maxan kala hadlaa jaamac galad waa sidiiyoo kale.duli duli wasay
@AminMustafe-e8u
@AminMustafe-e8u Күн бұрын
Beenalae uskag maadan nin wayno saxaafad ka hadlay maadan ahayn noocago kle waa inaad soomalida laga gawrcaa ilayn waslad xaarana tahee
@Xuseensiyaad-cw4hu
@Xuseensiyaad-cw4hu 2 күн бұрын
Asc waar jaamacow ma sidaad rabto ayaad noogu waramaysaa mise sida waaqica ah , alle ka cabso beentu waa xaaraan
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Shiinow Idoor baa yaabay🤔 waxani ma hunguri baa mise wax kale?
8:29
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 248 М.
Kaftanka Siyaasada 560 oo aad u xiisa badan
57:05
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
Culimo si adag uga hadlay dagaalada socda
48:20
Baraarug Media
Рет қаралды 14 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН