Walaalkay iga yar ayan gacantayda ku dilay qabiil dartiis || Waxaan usoo joogay Episode 1

  Рет қаралды 15,197

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
LAA ILAAHA ILALAAHU MUXAMEDA RASULU LAAH SCW
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
Qabiilku ma xuma ee ALLAH AYAA NAGA DHIYEY INAAN ISKUGARANO OO FACALQAYR LASKUGU SAMEEYO EE LKN SOMALIDA SIQALDAN AYEY UQAATEEN OO sheydaanimo ah QABYAALADA AYAA XUN
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 2 ай бұрын
Hadaanba qabiil u dagaalo hala iidilo qBiilkeyga waxaahi waxaan ka jeclahah dad aan saxiibo nahay aan isku qabiil aheen
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
M.a waad asiibtay walhy qablba laima tuso
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Subaxanallah illahaya ha naga badiyo waa khadar allaha khabila waa dhibata ku dhafiya walaalka rabiyo naga badi khabila
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 ай бұрын
Subxanallah rabiyow qabiilka naga tirtir waa fidno
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 2 ай бұрын
Subxanallah Somali qabiil ku washteen
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
illahow haygusababin qof xataa xayawaanka madilo wakabaqaa
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 2 ай бұрын
Subxaanallaah waa doqoniimo haduuba arkayay wallkii inay isku meel kujiraan hadana ayba qabiil udagaalamayaan muuba dhinac kale ka dagaalamo qolo kaleba ha dishee wa laba qaracan😢
@hanaldo8811
@hanaldo8811 2 ай бұрын
Naclad haku dhacdo qofkii qabiil u ololeyo 😢
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
@@hanaldo8811 waabay nacdalanyihiin oo Nibigaa scw yidhi waa uf ee ka taga ee shaydaan baa u qurxiyey waxkale oo ay isku soo muujiyaan jaahiliintu oo ay soo bandhigaana ma jirto qabyaalada mooyaane!!!!!!
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ma aqaano waxan kuu sheego waa ninka aduunka ugu nasiib daran 😭😭😭😭😭
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allaahu Rabanaa.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 ай бұрын
Waan soo dhoweynayaa barnaamidka maxaad usoo joogtay Balse mid noocana dhagaha iyo qalbiga uma fiicnee waa qaracane Inaga daa mantag baa ihaya runtiii 😔😔😔😔😔😭😭😭😭😭😭
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 ай бұрын
Qisadaan hore ayaa u dhagestay waa ka naxay labada wiil isku hooyo ayee wada ahaayeen 😢
@caashluul6394
@caashluul6394 2 ай бұрын
Subxaanalaah waa aafo ku dhacday Somalia ee Ilaahay hanaga dulqaado
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Laaxawla walaaquwata illaabillaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 2 ай бұрын
Masha Allah! Abdiaziz Really - Illintir waxa uu ahaa barnaamij bashi addun. Ka turjumaya. Waxaan u soo joogay’ waa barnaamij loo baahan yahay. Congratulations! In waayihii adkaa ee la soo maray laga sheekeryo si wax loo ga barto. Waliba Kuwait ku dhhawacmsy ee qabiilkii ay u dagaalamayeen uu san waxba u tarin oo ay dayriyeen Markii uu curyaamay.
@Victory20246
@Victory20246 2 ай бұрын
Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun
@fadumojama22
@fadumojama22 2 ай бұрын
Subxan Allah wa mucujusi.wanmaqlay beri nin kushekayanaya hooyo labo will kaga birtay laba koxod o naisarkikari midba wuxu aha nin qatikadhigay koxoda kale malinti dabe koxodi waxaykutir walalka adu guri kulahogaye naga so afar wayahay buyiri o walalkibu dilay kadebna waa laqabtay maxakabadbalaso tagay waxa timi hoyadi o dhexedu uxidhantahay midna so astay midna xukunkias sugaysa wana laxukumay xabsi dain Alllah Kariim Somali caqlixun wata halka inadhiigtay
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 2 ай бұрын
The saddest story I’ve ever heard walahi😢
@hawoali120
@hawoali120 2 ай бұрын
Ha is dhiibo hala dilo lixdan sono jir cinri uma harin ee dhiiga ha laga goyo
@83587
@83587 2 ай бұрын
Sheekadi ugu murugada badneyd ee an weligey maqlo
@umaamina1885
@umaamina1885 2 ай бұрын
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicun ilaahow indha xumadas naga dulqaad
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 ай бұрын
waa waax laga xumado waa basibada somali haysata
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 ай бұрын
Qabiilku hadhaco waa kaa hadduu sharaf leeyahay allaha unaxariisto
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Wax cusub ma aha somalida isdilaysaaba waa uun walaalo ama abti ha dhalo eedo ha dhasho habaryar ha dhasho hooyadii ha dhasho ama ehelka ku xiga ama ku sii xiga!!!!!!
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 2 ай бұрын
Allaah toobada haka aqbalo adeerkaas😮
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 15 күн бұрын
Acuudu bilaahi mino shaydani rajiin ka dhago li.i subxaanallaahiye
@HalimoHasan-p3h
@HalimoHasan-p3h 2 ай бұрын
Illaahoow dhiig sokeeye hana gelin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Inaa lilaah wa Inaa ileyhu raajicuun 😢😢😢😢
@shukriesmail8869
@shukriesmail8869 2 ай бұрын
Asc cabdicaziizow hoyo jannadii allaha kugu badalo kheyr kan aad wado ilahey baa ku wafajiyey hoyow kuso dar Guuushaa lakala heysto somaliya oo dhaman iyo wixii hanti ah waa kuu duceyney ilahey haku gacan qabto
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma 2 ай бұрын
Subxanallah 😢😢
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 ай бұрын
Galkacayo meel dad waalan degan ya hiin walaahi mid aan ku aragney makka cumra u tegey baa noo sheegey wuxuu yiri qof markii gacanta lagu dhigo waxaa loogu yeeri jirey mid ay reer abti u yihiin si uu udilo subxaanallah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 ай бұрын
So sad 😭😭😭😭😭💔💔💔
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 2 ай бұрын
Warbixintan waa mid aad ufiican
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 ай бұрын
Subxaanallah
@basimahajikuweit6146
@basimahajikuweit6146 2 ай бұрын
😢😢 حسبنا الله ونعم الوكيل
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 2 ай бұрын
Sheeko Rakhiis ah oo ah been la soo dhisay dhinaca la igu aaddiyay oo la loodin waayay waxa ka dagaalamayay walaalkay ila dhashay kkkkkkkkkkkkkk dhinaca la loodin waayo ma hal qof kaliya buu ahaa midka sabab u ahaa .. Cabdicaziiz ma aha nin lagu yaqaanno beenta laakiin ninkaasi baa beenta u sheegay oo ku sheegay inay walaalkii dilay
@munomohamed7269
@munomohamed7269 2 ай бұрын
Wlhi waxanun illahayow adomadada hanagusababin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Waa inuu cafis kadalbadaa ehelkii oo dhan diyadii walalkisna bixiyaa.
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Qabyaalad in ay xuntahay bay daliil utahay😂
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 ай бұрын
hooyoyonka somaliyed masibo ayaa haysata wayo tano kaale iyo miid laaa miday uso jogen
@waissaada2595
@waissaada2595 2 ай бұрын
Inalillahi wa ina ileyhi rajicun k'Allah te pardonne subha Allah
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 2 ай бұрын
Adiga laftaada number one
@KahoAfrah
@KahoAfrah 2 ай бұрын
سبحان الله العظيم
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxanallah
@Ihsaanseeker
@Ihsaanseeker Ай бұрын
Allah Ayaan kamagan galnay subxaana laah
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Ай бұрын
Acuudu billah 😢😢😢😢😢
@hodanmahamud7359
@hodanmahamud7359 2 ай бұрын
Waa la yaqaan cida uu yahay
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 ай бұрын
Sorry waa dhibta colaada sokeeye
@Victory20246
@Victory20246 2 ай бұрын
Mid abtigiis dilay aan aqaan
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 2 ай бұрын
Subxanallaah
@XawaAwale
@XawaAwale 2 ай бұрын
Asc dadka kale ee qabiilka isku laynaya waa sida ladaa walaha ah kama duna ee ha jooji colaada
@CaashoHaji
@CaashoHaji 2 ай бұрын
Arimahano kale fadlan hasogudbin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Allaha ka cafiyo hooyo haday joogto garab u noqo gurso hadad awoodo way ku so ducayn donan walalka u decee hadu hore wax u dilay ma ogid adiguna xaj aad shaqayso sadaqo baxso quraan hadad taqaano lacag laan ku bar carurata tabloid lanftigiisa haduna dhib kaga imanay
@abdijama1984
@abdijama1984 2 ай бұрын
Waa murugo waa waxun hooyo ayaa qaracasan oowiilkeefii meesha ku dhintry waa calaal xuma weyan sorry maamo😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 ай бұрын
Asc,waa ayan darada aan ka dhaxalnay qabiilka, labadaa wiil odayal baa qalbigodi ka xaday.
@HalimoHasan-p3h
@HalimoHasan-p3h 2 ай бұрын
La illaaha illegaal illaa anta
@HalimoHasan-p3h
@HalimoHasan-p3h 2 ай бұрын
Yaa allaah😢
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 2 ай бұрын
Aanu aragno dhibka qabiilka😮
@Saciid-e2e
@Saciid-e2e 13 күн бұрын
Adkaatay, ina mari leebo kudhihi laha. balo wllkey qofki wax kasameyo anbo cafin be.
@Buurta1
@Buurta1 2 ай бұрын
Dadka saas isu dilay ayaan qabyaalad daynayn
@YasminBarre-r8l
@YasminBarre-r8l Ай бұрын
Subxana Allah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Waxaas iyo ka daran baa dhacay intay dagaaladii sokeeye socdeen qiso sidaas oo kale ah baa dad goob joog ahaa ii sheegeen hooyo laba reer u kala dhashay reerna wiil reerna dhawr wiil dagaalii 1991 buu ahaa dad baa waxay dheheen naa adiyo wiilkaagu ka carara meesha markaas bay tiri ma ninkayga iyo wiilashayda baa I dilaya maalintii dambe wiilkii goonida ahaa bay inta kuwii kale guriga gadaashiisa la tageen gawraceen waa murugo iyo masiibo. Ilaahow umada xaqa fahansii Subxaan allaah waa wax Aad looga murugoodo runtii. Hada ninkaan asna waa dambiile kan la dilayna asna inuu wax dilo buu u socday ama wax wuu soo dilay ilaahow umada xaqa fahansii
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 2 ай бұрын
Sorry 😔😢
@rahmaali5038
@rahmaali5038 2 ай бұрын
Waa jaahilnimo tiiugu danbeesay 😢 iLaaa hadana waa mid taagan
@leylafarah1222
@leylafarah1222 2 ай бұрын
Asc Walaal wa wixii an ka dhaxalay dagal kii du keyyi wana sheeko xanuun badan
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Dhibatada dowladla anta ayaaleh arintas.
@xanancali7920
@xanancali7920 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Subxanallaah
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Subxanallaah
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
YOOBSAN 📌
15:55
Shanwiil Show
Рет қаралды 109
WAXAN NOQONAY WALALO QISO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
1:04:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 73 М.
FAQIIRNIMDA SOOMAALIDA MAXAA UGU WACAN #WASIIR-MUXIYADIIN_CABDI
31:41
Wasiir Muxiyadiin Cabdi Faarax
Рет қаралды 59 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 27-12-2024 #somalia
29:26
Somalia Radio News
Рет қаралды 13 М.
2 WIIL AYA BADBADIYEY QABIIL DHAN QISO AAD UYABADAN!!@sawdamqaalib
50:19
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН