Qiiro jabaanka joojiya imisaa iyagoo uur leh la gowracay , la jufs Adey ama la gubey rag Soomaali sheegta sameeyeey 12 jir 40 jiro saf ka galeen. Family problems is family problem
@mos1954Ай бұрын
Dhibta Waa Annaga Sababtoo ah umadaha Kale Aduunka Waxoodey ilaashadaan, Iney Islumiyaan Marabaan Laakin -anaga Meelwalba Ayaan Daadsanahay. Allaha Na asturo, Waan Dulownay Sababtoo ah Sharafteenii Baanu Kudheelnay!!!!
@sadiamohamed15Ай бұрын
Haduu aabihii dhintey Safaarada Soomaalia ha usheegto kiiskeeda 2 Waalid midka jooga ayaa uga xaq leh qaraabada inta kale.
Fadlan qisooyinka dadka soo gudbisanaya waqtisii hadii kale hawaraysan waaxay degdegu madigsi baa kaagubanaya😂😂😂
@faadumolooshade3595Ай бұрын
Cabdi casiis dadka ha abbayuusin si fiican dadka qisada uga dhegayso
@rahmafarah278Ай бұрын
Walal Abdicasiis waa qiso xanuun badan Allaha u Sahlo in ay hesho caruurteeda , waxaan la dareemayey xanuunkeda adigase waan ka xumahay sida aad u tagtagsaneed eed ooga jaraysay qisadeda marka waxan kugu wanin lahaa qof ha wareysan adoona waqti u hayn. aniga hada waxan deganahay Masar waa say sheegtey Saciidiinta waa dadka ugu ad adag Masaarida ayaga oo dhana waa cunsiriyeen waliba xaga guurka.
@ammat-t5mАй бұрын
Alaha u xafido caruurtaas ka maqan intaan lagu korin cuqdad iyo hooyo nacayb walaahu mustacaan
@AishaAxmed-i4dАй бұрын
wall gabadha sheko badane hesaa mar labaad waqti sii
@ZahraMohmed-i4w2 ай бұрын
Part 2
@PersonalGrowth-f8sАй бұрын
Raga Soomaaliyeed ayaa dumarkoodii dayacay
@suhurahmednur8656Ай бұрын
Duceyso wll ilahaw uso dhaweee
@aminaabshir14952 ай бұрын
Allaha badbaadiyo ummadda islaamka ah dhamaantood.
@raqiasaid20312 ай бұрын
Subxaana allah aqoon la aan baa kuu geeysay iyo calaf saciidiyiinta masaaridaa ka caratta waa reer baadiye kibir badan
@aminaabshir14952 ай бұрын
Dad aydan isku jinsiyad ahayn waa dhibaato la noolaantooda iyo guur kooda intaba.
@AbdullahiNuur-x8lАй бұрын
Wllh hade nin wanaagsan somaaali raadin laheed sidaan madhicilaheen
@mulkiosman7828Ай бұрын
WAA YAAB NAAGAHAN NIMANKA ARABTA GUURSANAYAN ALLOW ARAB HA IIKEENIN WAAR NAAGA DABADA AYEEY KA CUNAAN NAAGAHODA AYAA KU SHEEGAYA 😡😡😡
Shisheeyaha xun illahay na ha ka qabto hablaha somaliyed ajaanib nijaas weeye
@Quman-ze9xtАй бұрын
Abdiasis wareysiyadada wan necbahay dadka maxa hadalka ugu celisa anaga war dhamees tirab no keen hadii kale naga dhaaf waxan hafka ah tan kale qofka sheekada kula wadagayo si wacan sheekada uga wada dhageyso ama iska dhaaf
@saharwafa7539Ай бұрын
Sa'iid waa ku reer baadiya ah.
@Aminaseben-vu6jgАй бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedabdulle90312 ай бұрын
Soomaaliyeey Illahey ayaa umaqan in gabdha Soomaaliyeey ku dhiban yihiin wadanka iyo dibadaha
@laylasuruur5769Ай бұрын
qadaadweyen ey sowtaad dhaheyseen. massa rida walaalo ayaatahey. aawey hee walaaltinimadii
@mamacalimamacali8875Ай бұрын
Maxaa ibaray sorry somali Ayaan ahay mahad alle
@hyatyusuf9068Ай бұрын
Asc wlale qofka dhiban ee kusoo raadiyey waqti sii iyo talaba hadal ko qofka lagu jaraa waa ixtiraam daree walasheen illahay haw booga dhayo dhibkii gaaray illahayow na xifdi dhamaanteen
@zamzamxuseen961Ай бұрын
Siciidu waa reer miyiga masarida
@fabu2526Ай бұрын
Gabadha hadalka waad ku goysey
@halimomahamed894Ай бұрын
masayr baa haweenayda haya , maxaa Masri u geeyey
@Dalmar-r6gАй бұрын
Ajanibiga jacayl badan baa uhaysaan,markay idin dhibaana buuqiina kama nasano.
@OceanRehabАй бұрын
Nin masri ah nag kale oo guursato majirto aan gabar soomaali ka ahayn... Maxaa dadjeeni bahdilay?
@aasha-t3qАй бұрын
Asc.qoftaan.foosmiyaa
@zamzamxuseen961Ай бұрын
Masaridu waa dad xun
@hanefa283Ай бұрын
Tii ajanani guursata haladilo teeda kale maxay soomaalida ugu soo ooyaan uff
@foozia426Ай бұрын
Subxanallaah
@zamzamxuseen961Ай бұрын
Subxallah
@saharwafa7539Ай бұрын
Meeqa soomaali ah ayaa is gubeen. Ajaanib kaliya ma xuma. Laakiin Soomaali wuxuu ku fiicanyahay haduu ku naco adi iyo caruurtaada way isla nacaan. Laakiin ajaanibka caruurta wey ka xadaan caruurta.
Ilagay ha usahalo siciidi masarida waa dadka ugu jaahilsan ugu qalalfsan ugu reer baadiyaysan lalama hadlo waxna laguma darsado, kaamana daba haraan haday wax idin dhexmaran soomli meel walba dalaq bay leeyihiin, ayaga isdila dhexdooda maxad mooda ajanabi
@namiup0274Ай бұрын
Abaayo Gandhi d’acidités ah ayaa saaxiibaday quraan aan isku la jirnaa oo Wafa ado. Magagaca oo sadaxaad nin kaaga iisoo qor ilaahay ha oo sahlo استودعتك الله الذي لاتضيع ودائعه ان شاء الله ❤❤❤❤
@umuosama29562 ай бұрын
Guurka ajnabiga iska ilaaliya gabdho
@Maryan_idil2 ай бұрын
Ajaanib bis maa waxgubo Luul sheikh abdul casiis xitaa nin somali la ah baa gubayee. Oo cunug calol ugu siday.
@sadiamohamed15Ай бұрын
Imisaa iyagoo xaamilo ah Rag Soomaali dishey qiiro jabaan tan wey nooshahay bes iyaga caruurtiida sida kuwa Soomaalida qiimo kufadhin ma ah