No video

Konfur bini adam kuma noole waqooyi casimada haloo raro Hasan ha is casilo midnimadu marka way iman

  Рет қаралды 4,679

Guled Alifle

Guled Alifle

Ай бұрын

Dood adag Konfur bini adam kuma noole waqooyi casimada haloo raro Hasan shekhna ha is casilo midnimadu marka way iman Jamac Galad vs Guled Alifle

Пікірлер: 58
@user-qh5qw6pn8c
@user-qh5qw6pn8c Ай бұрын
Mansha’Allah,Jaamac Maskax❤❤
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Wa reerkaan isaaq ah soomaalinimo ma rabaan
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Isaaq waa somali lkn reer koonfuured waa qoomiyad nooc badan oo ka luqad ah. Xooloaha waa la dhaqdaa reer koonfuured waa xoolo calibeysteen cambulo horta xaarka iska tira Maka hore
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
@@theruler411 isaaq waa duul waalan waxaan ku badan qashinka iyo xaabada xabaalaha qufta waan nijaas fadaro ah oo oromada iyo xabashid u niikiya
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Ай бұрын
Jigjiga geeya
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Adiga yeeyan ku gadan Ethiopia yeeyan kaa iibasan
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Ай бұрын
Maamulka muqdisho maanta waxba laguma aamini karo
@ramirezmirov9042
@ramirezmirov9042 Ай бұрын
Somali Allah caqli geeda ha u so celiyo.. Oo wax ha fahanto
@Isko790
@Isko790 Ай бұрын
Jamac waa ecebaa waa run elwaa dad la fahmi Karo sl lakin eygan eygu shalay isagu xaqiiqada Ka fogaa
@cabdicasisxasan3896
@cabdicasisxasan3896 Ай бұрын
War ninka jamac wlhi wuxu abara xaqiqada lkn ka yar guuled ma la dhaha waa xanuunkii Oo of ah ilahow cafi
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Ай бұрын
Jamac maanta xaqiiq ayuu ku taagan yahay
@user-qh5qw6pn8c
@user-qh5qw6pn8c Ай бұрын
Absolutely Ugaas I Agreed, but Alifle indhaha ayuu isku Qabanayaa Ellaahey hakuu daayo maskaxda saliimka ah waxaad u qalantaa Wasiirka warfaafinta aa Koonfurta Caqliga leh.
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Been badanaa ninkaan Jaamac la leeyahay naceeybka aad dadka Xamar u Qabto Jaamac waad u dhimaneeysaa Inshaa Allaah
@user-lu4yv1he9r
@user-lu4yv1he9r Ай бұрын
Koonfur caqli ma yaal bu leyahay ma wuxii caqli u yaqaanaa iney reer woqooyi Xabasho isku dhiibaan😂
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 Ай бұрын
Jaamacaw kanyar hooyadiibaa nin h jeclo ah furay oo wuu cuqdadaysan yahay isaguye adigu soomaalinimaad fekradeeda leedahay
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Yaahuudaa war Jaamacoow wax isku la har oo madaxweynaha ka har
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
hadal maahee horta hala helo !!!!!!!!
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
4.5 baah waxlaguh qaabsadah haaduh isaq iintah uugartay iinay kaa heelan maxah kuujiira Somali maarkay democradic noqoto jaarenweene iyo caadcad baa madaxween noqo isaq iska haadyeh daantah daalka iyo daadka qoofkih waadal laadooran intah kaahoreysa 4.5 waxaykuuhgosad leedahay. Waqoyiigad kaahadlayso oh isaq daago waah laabo goobal Togdheer iyo Marodijeex SSC daad Darodlayiradah leeh
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Anigoo Reer Koonfur ah ayaa Qirsan in Hadaa nahay Reer Koonfur ku Fashilanay Taaas, war wlalaha Reer Waqooyigow Nagu raali ahaada walayaal kaala Noo taliya 😢😢
@AbdiqadirSheekh
@AbdiqadirSheekh Ай бұрын
Waar ninkaa Jamac Galad waa nin Xaqa Sheega Aadna uga Duwan Yarkan Guuleed Alifle, isaga Qolo nacayb kuma jiro ,Qolo walba Runtuu u sheegaa Waa Somali Dhaba, Inamada kale Xataa ma Sheegi karaan sidiisa xagii ugu horaysay ee Calan Somaaliyeed laga taagay inay Hargaysa tahay iyo Hambalyadiisa, Waa nin Raga.
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 Ай бұрын
Ninka carabka dheerow adigu taada u meel dayo.
@abdiguled-dn5gm
@abdiguled-dn5gm Ай бұрын
Guledow sxb muranka jamac maqaaxiyaha shaaha udir ee qofdhaama noodi bilacaleg
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 Ай бұрын
Asc ilaahow noodaa ogaadeen iyo ciise nimanka dabka noogu jira ee xiniinyahooda dhulka inaataa le.eg soomaaliyi ku haysato
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d Ай бұрын
Jaamacow ninka kula doodayaa waa nin neceb isirka Somaliland inta badan adiguse waxaad Muuse diid keliya sidaa sow matihidin ,?
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
War waxan soomali oo dhan baaqabtee eee kunfur kuma eke. Ee away cullimadii soomalidu kkkk mise waa ducufo iyo tuugo culimafuna ka jawaab jaamac
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
Koonfur isma qiimayso soomalida isqiimaysaa xagay joogtaaa aaway somaliga isqiimeeya
@MaxamuudFaraah
@MaxamuudFaraah Ай бұрын
Jaamac mantah ayaan samahxaay Wyo mantah dar illaahay ayuu uhaadley wlhi xaqiiqdaah dhabta aah waah taaah ruuntah ayuu kaah haadley
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
guuled cuqdad xunn ayaa kugu jirta oo qabyaald xunnnn ayaa calooshada kabuuxda somaliland 34 sano ayayyy dawlad iyo nidam sameysteennn waaana dad somalinmo yaqaannn dulmina laga galayyyyy midnimada maanta aad kashekaynaysaa iyagaa keeny dibna udhici mayso midnimo
@user-kc3ki6cq8f
@user-kc3ki6cq8f Ай бұрын
Anigu reer waqooyi ayaan ahay Runtii Jaamac waan kugu taageersanahay rayigaaga. Ogow markii dawladdi kacaanku dhacay, xamar iyagaan cidkala tashan ayay dawlad xamar kaga dhawaaqeen .taas baa keentay in reer waqooyina dantooda raacdaan
@user-ji7gg9fo2m
@user-ji7gg9fo2m Ай бұрын
Hhhh jaamacday walee xaqiiqada ayaad kahadashay manta kusoco sxb
@faadumoelmi7439
@faadumoelmi7439 Ай бұрын
Reer awoowgay waa dada dadmimo iyo daacadnimo badan Waad falanqayn wacantihiin hore usocda
@cabdijamac4671
@cabdijamac4671 Ай бұрын
Salaam jaamac waxan maqlay farmaajo in uu muuse biixi ku yiri caasi..ada iyo maxawayahaba qaata qaata si midnimo loo helo waadna xishoonwayda waxna uma aDan reebaan isagoo bah ogaadeen ah muuse iyo ismaaciilna aydaris yihiin reer dalal diini marka lo gisida adigu ma kamidtahay mise bari baa ka tahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Jaamac neef reer Somaliland maxaa ku keenaya cadawga aanu itobiyaanka ka jeclahay haloo raro kulahaa kkkkkkk waad riyootee runtu waa maxay
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Sifiican ayaad u dhintay Reer koonfur ciladoodu waxa weeye ila meerayso wax daacadnimo la yidhaahdo waa ka fog tahay Lk midbaa is weydiin mudan Somaliland ma kuraasi iyo madaxweyne nimada soomaaliya ayay doonaysaa mise waa dad go aan gaadhay aan kasoo noqosho lahayn. Waxa muuqata qolada midnimada doonaysaa inaysan weli fahmin waxa jira oo ay 32 sano ju jiraan jug jug meeshaada joog
@user-pz1ju2li8n
@user-pz1ju2li8n Ай бұрын
asc sxb jaamac caawa waa Iska hadlay jaamac wow ogyahay koofur waxa qasayaaya waa siyaasi waad ugaftay koofur
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Jaamaac wasaq waye kofur hade bini adam ehen yawaye adiga insan u ekeene oday kala tag tagan 🤛🏽😡ka dhamow kofur
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Anigaa reer koonfur ah waxana qirayaa in aanu dad ahayn oo aay reer waqooyi inaga xadaarsad sanyihiin inagana Wadaniyad badan yihiin ee walalaheen maanta halkaas waxa gaarsiiyey waa carada 😢😢
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 Ай бұрын
Madaxda nahaysata hadaan reer waqooyi nahay waa wada dawladii waqooyi baabiyey kornayladii siyaad bare
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d Ай бұрын
Jaamacow ninka kula doodayaa waa nin neceb isirka Somaliland inta badan adiguse waxaad Muuse diid keliya sidaa sow matihidin
@DuuduIsmail
@DuuduIsmail Ай бұрын
Cawada ayuu jaamac ugu cagli wanagsan yahay waa jaacii saxda ahaa
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
Axmaar waa wallaka miyaa difacijartaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Haa waa walaalkaya uuf uff Soomaliya
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
warya jamacow kofurta waa tan gebi ahaanba ka ah masuul soomaaliya oo dhan hade amxaarkii ku gumeystay hadad u jalbootay meese raac walal haba ka harine
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Anigoo Reer Bosaso ah ayaa Leh, caawa Waxaan Daawaday Muuqaalkii ugu Qurux da badanaaa ee aan Daawado .. Mahadsanid Jaamac
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 Ай бұрын
Jaamac Xaq ayaad ku jhadlaysaa,
@AbdiRehman-kl7wj
@AbdiRehman-kl7wj Ай бұрын
Jaamac waa xamashi biyo ismarin ee wakhtiga haa iskaga lumin
@salaama9744
@salaama9744 Ай бұрын
Jamac waxuu na cayaba maantuu ogaaday waxaanu lixdankii ogaanay markaanu u taganay anagoo shan somaliyeed radinayna aadan cade iyo ninkii majeeteen ee daroodka mateleyay iyo adan oo hawiye mataleyay waxay ina cigaal iyo garaad cali oo gala dagaalka dhalay waxay ku yidaahdèn waliba aadan cade ayaa yidhi hawiye iyo darood ayaanu isu haysanaa wax midnimo ah isinlana geli karo anagaaba jiq isku ah calankiina la noqda markaanu 1da luulyo xorowno eenu wax ku heshiino hawiye iyo darood dawlana dhisano ayaanu midnimo idinla galiye dhulkiinii ku noqda markaaba waxa muuqday inaanay shan somaliyeed qorshaha ugu jirin in la doono waayo ina cigaalow ku noqda dhulkiinii dawladiinana hargaysa kula noqda muu yidhahdeen aadan cade lakiin runtii ayay ahayd in sidan ay iminka isu hayaan darood iyo hawiye ee ay kursiga kalidood ila lixdankii cid kale u ogolayn way jirtay ninman qabiil isu haya ayay ahayeen midnimo 5 somaliyeedna kumay jurin qorshahooda qoladii reer waqooyi ayaa ka dhagaysan waayay waayo isaaqa daroodka ciisaha samaroonta fiqishiniga gabooyaha gurguraha iyo magaado qabiilooyinkan waqooyi iskumay haysan kursi ujeedo qudha ayay lahaayeen oo ah in shan somaliyeed la helo nasiib daro reer koonfurku kursi iyo madaxtinimo qabiilaysan ayay isku hayeen waana sababta markay arkeen in aanay reer waqooyigu kuraas u Socon ay labadoodii qabiil dhamaan xilalkii qaybsadeen waana halka ay ilaa maanta reer waqooyi rasalwasaare ku xigeenka 3aad ama labaad iyo laba wasiir iyo qanjidh waxaan dhaamin noo siinayaan wali waxay u haystaan inaanu sidii lixdankii nahay oonu walanay barigaa markay dawladii wada qaateen waxay noo bixiyeen magac kasoo ahaa somali qaldaan oo ka dhigan somaligii walaa waxay ka wadeen waa ragii dawladoodii intay noo kerneen aan koob shaaha na waydiin waana somaali waalan oo waqooyi ka timidoo ma garanayaan dawladi waxay tahay waayo noomay keneen hadaba indar ninka shan somaliyeed doonayay ee dad iyo calan iyo xoolo iyo xoog keenay ee isagoo waxiisii la qaatay hasana la caayay hadana la dilay markuu dhintana sakaaro walaahi waanu ka liidanay siday igu noo arkayeen waayo waxaan garanaya inadeerkay ruma oo sucuudiga ka yimi 1982 oo reerkodii oo miyi degan tegay isagoo u la socdo kii ugu yaraa ee hoyadii dhashay markay meel madaarka hargaysa u jirta 17km iyagoo marsya ayay askar ku soo baxeen geed hoos fadhiya oo 4 askariya midbaa yidhi istaaga way istagen mid kalens rasaas ayuu ku furay iska daa askarigii oo naloo gabtee maydkii ayay noo diideen 3mslmood ayaanu dhakhtsrka hargaysa hot fadhinay malintay na siiyeen waxay yidhaahdeen hadii maydka aanu idin siino wax hadal oo dambe ma maqli karo aasta oo na dhaafa waa shanti somaaliyeed ee aanu dawlad iyo dad iyo dalba ku waynay eenu maydka nasiiya sheeko ku soo ururtay anagoo ka qatan oo cid noo hadasha ku lahayn oo sanwayn eelay jareer midhifle walawayn adoon wacdaan ayle garam garam qadaadwayn iyo wax surada dadka leh hadana aan qof ahayn ayaa na helay idinka waa idinku sheeko wakaahi miyaa lagu yidhi walashaa ayaanu u soconaa waa 5ama 6 nin oo sanka loda leh oo siheedkooda iyo soheedkioda dhan uu wajigii yahay aanad faranayn gabarta soo saar miyaa lagu yidhi jamacow lagaa guursan maayee cawaa la wadaa aroortay imanaa miyaa lagu tidhi wali hadaba gudaafadii aanu soo aragnay wa tii uun somalidu barigaa dhaqan iyo diin ayay u dhawayd kuwii oo qarxaya oo jano doona ku biira caqligaas anagu maanta ilaahayba na aburtaye kuma galsynee dhulka intii janada ahayd iyagaa dega anagu saxaarahas ayaanu ilahay ku sugaynaye muuskooda liintooda cambahooda iyo waxa ilahay siiyay alla ha siyadiyo hanaga hadhaan
@abdiguled-dn5gm
@abdiguled-dn5gm Ай бұрын
Hhhhhhhh jaamac hooyo masayrsan yuu caloolgalay Hhhhh hadalkiisu kii og mahan
@user-kc3ki6cq8f
@user-kc3ki6cq8f Ай бұрын
JAAMAC GUULAYSO ANNAGOO SOMALILAND KASOO JEEDNA HADDAAD SIDAAS CADAALADU KU JIRTO INOIGU TALISO ANAGU WAA KU MAQLAYNAA EE KOONFUR WAX MIYIR QABA MAKU HAYSAA?
@user-pz1ju2li8n
@user-pz1ju2li8n Ай бұрын
Jaamac intaan ila dhaamay lkn caawo maradaa kadhacday
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
Wallahi axmaaraduu kuulla gali
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Alle nooma kiin keeno Amxaarkaanu idinka jecelahaye uuf uff waa laydin nacay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Nacam caafimadka dawleda somaliya waa casimedo hamar lago raaro guled warka jamac qaado wana runtilasugaye jamac caawi tabtay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Waar jamacow runshek batahay guledow jamac kaga joga anigo odey isse ah sida jamac ban amisan ah somalididka 1000jer dhamo kuwa hamar joga konfurna iskuma jiirto waa casimeda hamar ciida gasho ban dawlede rabin ahmed modobe wuxu gaabka hamar udhaqmeso ayu ahmed arkaya jamac hadalkaga lomalamo geledow hamar moryane jogto dawlede raaban
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Ай бұрын
War waxan soomali oo dhan baaqabtee eee kunfur kuma eke. Ee away cullimadii soomalidu kkkk mise waa ducufo iyo tuugo culimafuna ka jawaab jaamac
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
WAAR DAG DAAG Ah
9:05
Kow Media
Рет қаралды 53
Sheekadii Guuxa Dadweynaha: Ninkaan Iiqor Isagaaa Mudanee
10:45
Universal TV
Рет қаралды 42 М.
Jigjiga Xaruntii Hidaha iyo dhaqanka Somalida iyo caanaha Geela
46:37
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН