Ninkani waa ma qajile suniyaha soo xiirtay! Waar shallayto markii meel kasta lala taagnaa FY ayaa wax diley maxaad u difaaci weydey hadii aad State Dan ka leedahay! Mise marka nin reerkiina ahi uu kursiga ku fadhiyo ayaa State jirtaa!
@hbasri41492 жыл бұрын
Unfortunately waa wiil iyo adeerkiis oo sheekeeysanaayo wareeysi lama dhaho waxaan ader soomaali waa soo jeedaa Maxaad ugu hor istaagteen in warbixinta laga dhageeysto maxaa jabuuti loogu xiray?
@Miriamegeah2 жыл бұрын
Waan Kugu Raacsanahay!
@daawadkanaal2 жыл бұрын
Waa is waydiin
@mohamudissak18892 жыл бұрын
War kuwan waa tugo oo mar walbo qawil lagu difaco marka somalia Allah ayaa umaqan mida kale wuxu dhahey roble wudhartey waliba masuliyin hortoda marqati nolna ujiro malaradiyo marqatida yab
@abdikadirarab49922 жыл бұрын
marka aan arko dadka noocan ah baan soomalinimo nacaa waar qabyaalad qadhmuun kuma difaaci kartid rooble iyo mahad salaad bal ninkan ha la waydiiyo sababta deg deg ah ee mahad salaad loogu magacaabay nisa waa raad gadasho fahad yasiin baa xaqiiqada u dhow kooxdan dalka qabsatayna bal soomaali ha eegto 6 bilood waxay dalka iyo dadkaba ku sameeyaan
@axmed95772 жыл бұрын
Qabiil ninkii sheego aa qabiiliste ah oo adiga ka mid tahay
@abdikadirarab49922 жыл бұрын
@@axmed9577 maxaad adigu hada difaacaysaa ragan taladii dalka gacanta ku qabtay hadad is tiraahdaan qabiil ku difaaca waad riyoonaysaa waar haduu walaalkaa yahay oo xil soomali u ahayo xaqa ku adin adeeraday oo tuug ah walee waligay difaaci maayo waayo godka yar ee 2 mitir ah reer hebel waxba iiguma tari karaan ee adigu halkaa ka wad
@sarahaden83142 жыл бұрын
Yaahuu iska aamus qabyaalad ayaa ku dishay CBB
@Ot_Ot201232 жыл бұрын
Nin eedayn lagu soo oogay oo xil sii hayana waa dawladnimo xumo waxaas oo ceeb ahna waxaa iskaleh MD Xassan Sheikh oo aan wali shaqada ka fariisinin.
@xisaabxer27312 жыл бұрын
Odeygaan asagne ma hawiya , ileen ayaga lugu ogyahay shuqul hiilo qabiil ?
@Professor45552 жыл бұрын
adigana daarod cuqdadeysan su uma hadal ekid😔
@yoonisjeele9522 жыл бұрын
Oo hawiye maxeey ka haleyeen oo aad ugu xad gudbeysaa.
@axmed95772 жыл бұрын
Hhhh CBB wadaniyadii beenta aheex qabiil mee isku badashay kaarkina wuu gubtay CBB All waa qabilusteyaal jaahiliin ah
@@yoonisjeele952 hawiye xaqa iskuma sheegan, inta fic,fiicane isla hawiye aya disha caydiidne garleh cali mahdi garleh war ilaahey kabaqa oo qabriga qof qof aya loo gala adigo qaawan runta isku sheega dilaayaha iska soo saara sharciga hamaree subxaanalaah
@aminaawil80372 жыл бұрын
Adar tuugta ayaad ka mid tahay fahada waa wiil yar oo ilaahay maskax siiyayay masha Allah waxa badan ayaan fahanay Kooxda magiyada ilaahay umada ha ka qabto
@kaaraa-mardha19772 жыл бұрын
Kulanoow please be professional, impartial and honest person, not like Ayaanle who owns Hanoolaato page. This is a major TV outlet. Do not let TV lose credibility.
@abdimohammed60682 жыл бұрын
Did the guy being interviewed say NACAS...that's so unprofessional.
@duwaneabdi44682 жыл бұрын
He nacasb
@transsomalirealestate30042 жыл бұрын
Munafaq nimada umada kala fariso Robleh baahane iyo mahad 🤔
@abobasement3462 жыл бұрын
Odaygan waa munafaq moryan ah
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.2 жыл бұрын
Kornel Macow, waad qabyaalad hadleysaa runtii wax la dhagayso maahin, waxaad ka mid tahay kuwa uu Mr Fahad yasin uu ka ilaalinaayey ee dabadhilifyada. Adeer macow waa nin liita.
@caawiyerunsheege30052 жыл бұрын
Waa dowlad dad wada dalqalataa allahu ma najeynaa
@kaaraa-mardha19772 жыл бұрын
Kulanoow fadlan su'aalaha baro, Mocoow tusaalooyin ayuu wakhtiga ku dhameeyay
@warisroobo17592 жыл бұрын
Subxaanallaah, Caloolxumo badanaa marka warkaan òo kale waalidkii dhaley gabadhaDuleystayaashu heleen maqlaan..Xaqii gabadha iyo shiigeediiba waxa uu dhaafi waayey isku tuurtuur,Xaqa Allaha soo Saaro
@mustafemaxamed60852 жыл бұрын
🤣🤣aarkan maqabyalad ayaa sookicisey 😂caqliga dadka ahaku ciyaarina universal TV qofba kuu kasiiliitey ayaad wareysaneysaan,
@Ot_Ot201232 жыл бұрын
Laakiin waxaa muuqata in aay qabyaaladu wali shaqeeynayso oo eedaysane dhinacuu noqdaba aan ladifaacin sida Fahad, rooble, Mahad salaad iyo Al cadaala ninka layiraahdo.
@bondheere..s2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣waxaan oo kale ayaa kahadla siyasada Somalia 🤣🤣🙋🏽♂️🙋🏽♂️
@abdi9992 жыл бұрын
Wey ku cadahay fahad kiski ikran hala soqabto fahad wu kalahadley labo goor marka hala soqabto fahad yasin wa danbiile
@mohamedduale69622 жыл бұрын
Macow group kuu ku jiraa lacag bu qatay
@Ot_Ot201232 жыл бұрын
Marka sheekadaan difaaca ah joojiya ee cadaalada sida aay tahay dhab haloo galo cidwalba oo aay lugta lagashana maxkamadana lahorkeeno.
@homeh34552 жыл бұрын
3 daa nin waa mujrimiin dilay ikraan iyo abwaan badal
odaygaan waxa ka hadlinayo umalenayaa qabil.ahan bro caqli ba lenahay qof edeysane ah hadana in uu gar baxo loodiidan yahay waligey ma arag taasi baa shaki igalisay aniga
@yassindualeh87912 жыл бұрын
Waa iga suaale university tv ma mucaaradka ayey wareystaan
@kaaraa-mardha19772 жыл бұрын
Haa iyaga iyo Hanoolaato iyo VOA
@abdichakourmohamed47052 жыл бұрын
Fikirkayga ahan Fahad hadu lug Ku leyahay amaba dilkan gaystay kama hadlen in badhitan lagu sameyana kuma baqeen Even hadi uu edaysanayasha Ka mid yahay dawlada somaliyed ma talabay ka qadi Kari wayday i believe nin dambi Leh Kaliya inta kursiga laga qado la iska fasaxayo inay San jirin ila sabab jirta moyane Arinkan xalkisu waxa uu yahay dad Ka madax banan labada dhinacba in madax waynihu u magacabo kiskan gabadhas cida dishayna gacanta lagu so dhigo
@parminderpattar18312 жыл бұрын
Cumrigaan in aad ku cibaadeysatey aheyd adeer in aad hadalo xaqiiqo aad dafirto. Fahad waa laga hor istaagey in uu u soo bandhigo
@bokaahmed58872 жыл бұрын
Korneelka asagane Fahad neceeb unbuu meesha lasoo tagaan Yahay ..Fahad wax qalad ah malaha shalay asago xil hayo Aya laeedeyay maanta ayagok xil xalyo Lama eeden Karo miyaa konreelk weey lafakatay kkkk ar dadkanaaa
Aaway question ki lawaydiiyay muxu la prime minister uu talaabo uuga qadiwayay isago og lkn meelkalu la aaday
@ridwanbirre83102 жыл бұрын
wariye ma ahan njnkan cid difaacid bu kujira si wax ujiran kama hadlayo wariyaha a runta ka hadli mayo wa sheko labo qof isku mowqif ah
@hassuliyakale15142 жыл бұрын
Qabiil aan ka urinoyaa labadooda laba hawiye is wareesaneso oo Ina adeer toot difeceeso sxb fahad run uu shegoyaa 100% no more isbaro hawiyoow
@safisheikhali2052 жыл бұрын
Waxaan dhihi lahaa qofkasto oo rajo ka qabo soomaaliya inaanu media yaha soo fadhiisanin waayoo arintaan weli waa ugub wax badan ayaa soobixi doono markaa yaan karaamada layska ridin waxaadna ogaataan TV yada qaar waxeey isku diraayaan shacabka xaqqa allaha soo cadeeyo
@mohamudissak18892 жыл бұрын
Bismillah how do you know if yasin is sying the truth and fahad doesn't plus odeyga suu ku ogadey in gewadha madax mel logudhuftey tasaba sual kale ah
@caawiyerunsheege30052 жыл бұрын
Yaasiin dalkuu joogaa wuuna cabsanayaa lkn haduu wadan kale joogo wax badan buu sheegi lahaa
@koofirokoofiro75032 жыл бұрын
Kornel macow is accusing people of crimes as did Fahad and everyone else. He is calling Fahad nacas for name calling when he is doing the same thing, name calling. Waryaa odaygaan Waa biased.
@hashijr28242 жыл бұрын
Universal tv waa in laga qabtaa somalia sababtoo ah xafiiska pm rooble ayeey shaki gelinayaan
@soleimanguleid53202 жыл бұрын
Ilaahay ka xishoo
@kaaraa-mardha19772 жыл бұрын
Kulane iyo Ayaanle oo beejka hanoolaato iska leh labaduba waxay waraystaan dad Hawiye difaaca iyo dad Farmaajo kasoo horjeeda???
@fatumaali19242 жыл бұрын
Fahad yasiin run ayuu sheegay Yaa been loo sheegin shacabka Ee tuugtaan hala soo qabqabto
Cimrigad lku jirtit ha difacin qof la edeyay adigon ogen dilaga rasmiga ah
@hayatiqalbi84262 жыл бұрын
fahad wa dabiile
@wardazamawi74212 жыл бұрын
Siduu sheegayo haday jirto oo fahad is around u dhigtay badhitanka kiiska ikran Ahun. Maxa diidan hadaba fahad waa shicib wan wax xil ah dawlada ka Hayne inay badhitan la arki karo oo lagu qanco sameyan ciday ku cadatona sharciga mariyan
@mohammedjilao59922 жыл бұрын
Waa in ay nabad sugida isaga taagan Mahad Salaad. Mahad Salaad, Rooble iyo Alcadaala. Xasaanada adinka uun baa iska leh.
Waraysigii abdiwahab ee nairobi. Raisal wasare markuu iguu xirayay nairobi dad usa kala shaqaynayay Ayuu yirii Sow odaygan waa kuwaa ujoogay usa rooble bahane You will be missing in usa soon hg difaac bad kujiirtayr
@Ot_Ot201232 жыл бұрын
Waxaa kaloo ceeba in nin dibada kajooga oo aan wax xaqiiqa ku salaysnayn uu wax eedeeyo ama qole bariyeelo waa wax lala yaabo salkana ku haya caadifadii wadankan dib u dhigtay.
@omarnur4632 жыл бұрын
Nin qabiil ka buuxo baad meesha noo keentay
@abdirashiidfawzi39532 жыл бұрын
Lama yaabayo somaligu caqligiisa sya sidan u waan daran
@mohamedomar17742 жыл бұрын
صح
@ibraahimawed59352 жыл бұрын
col.macow asc.
@fartunahmed47592 жыл бұрын
3 nin waa niman mooryaan nimadooda horeyba la ogaa aawey egn cabaas
@mohammedjilao59922 жыл бұрын
Ninkaa Illaah ma yaqaan. Adeer qaxootigaaga iska noqo. 39 Joel’s iyo adigaba waa ku jirtaa. Macoow tuug baad tahay.
@ahmedabdalla52622 жыл бұрын
Maxa loo diiday fahad inuu kadhax sheego gudiga amniga qaranka?
@gabrielabdul83722 жыл бұрын
👎😡 universal Tv umada ha laga qabto..
@parminderpattar18312 жыл бұрын
Shabaab wey dileen laakiin yaa u gacan geliyey?
@fartunahmed47592 жыл бұрын
Gabar gabar waar aawey aqoon yahanadii la cuney hal gabar ey dileen mahad salaad iyo grop kiisa dileen ayey siyaasadeynayaan
Ilaahay ha laga xishoodo. Oo runta ha la sheego. Hadalkayga micnihiisu maaha FY ayaa innocent ah. Ha laga dhaafo reerkan iyo hooyadan inta gabadheedii la kacaystay maalin kasta war been ah oo loo soo dhiibey Media da hot taagan.
@mohammedjilao59922 жыл бұрын
Lama yaabin ee Fahad waa runlow adigaa been sheegaya. Qabiil baa ku datdaray, ee la dhimo qabyaaladaada.
@fathimamohammedxusen58392 жыл бұрын
Turkey halagu maxkamadeyo dadkan dhan rooble mahad salaad fahad yaasin yaasin farey alcadaala dhaman cidi kiis ka lagu eedeyey hala geyo xita maxkamad madax banan musuq maasuq laheen cadaalad danbiga so caden karto xildhibaanada qaar kamid ah NISA masuliyintoda dhan ajendayaal lawyer danbi baarayaal maxkamad heer caalami qabyaalad aheen le lagu kala bixi karaa
@Hoodo123-b2f2 жыл бұрын
waar waxaan arka waxuu difaacayaa bin Danbiila ah cajiib waa yaab inuu dhimanayo ma.oga miyaa odigaan bisinka
@mahamedmahamuud90312 жыл бұрын
Ar kan qabiil ba ka dhex guuxaya Ilahay aya cadal haya
@faatihfaatih33982 жыл бұрын
Maxaa xurnimo qqadatay hadad gumesigii ugu xumaa ayaad ku jirtaa afrikaans ayaa ku gumeysitee xuriyad maxaa utaqnan????????
@mohamudissak18892 жыл бұрын
Odeygan asagaba naftirkisaba war lrd ah haloso qabto
@uxmeydubdelraxman39902 жыл бұрын
War videogan dislike tta halagu badiyo ninkan iyo adeerkis oo sheekeysanaayo oo Television ka kusheekeysanaayo
Danbiilaha waa danbile ama raisul wasara ha ahaada/ yuu ahaanin ( colow rag iska celi ayaa kugu jirta)
@madheymugumanxaaji30342 жыл бұрын
Dad baad difaacesaa
@Professor45552 жыл бұрын
fahad argagixiso caruurti nabar iyo naxdin inu la hadlaayo bas bu moodey, asaga iyo wixi dambiga badan dalka ka geyste wey ogyihin ina sheeko caruuredka farmaajo qolyihiisa eysan ku badbaadeyn