KU SHAQAYSO MAKIINADAHA RAASHINKA SHIIDA

  Рет қаралды 19,082

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@سبحانالله-ق7م4ع
@سبحانالله-ق7م4ع Жыл бұрын
Alle haku xafido Walal sekeriye waxan jeclahy inan Mar uun guulganacsi garo adigana aan kula kulmo Hadda howl ganacsi ayaan kujiraa insha allah waan guuleysan❤ dhammanteen.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Alle haku jeclaado walal Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Like saar Muuqaalka. Qofkii jecel in Ganacsigan oo kale lala hirgeliyo Lifaaqan hoose hasoo buuxiyo zakariye.com/book-appointment/ Su’aal kiilada Digirta, Hadhuudhka Soorta magaalada joogtid maxaa laga siiyaa?
@mohamedhassanabdi666
@mohamedhassanabdi666 Жыл бұрын
0.5 wayw xamar
@CabdirisaaqAadam-ou2fq
@CabdirisaaqAadam-ou2fq Жыл бұрын
M.a waaa fikrad fican nio ciwankaga garka ah mad ishegtid xogo badan an karabaye haday macqul tahy
@naasirmuxumed2927
@naasirmuxumed2927 Жыл бұрын
Whatup kagaa isoo sheeg sxb
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@MohamedHussein-m4x
@MohamedHussein-m4x Жыл бұрын
Masha allh walal zakariye caawiye zakariye ABDULAHI CALI WCS WR WB WALAL RUNTII walal labadas mashiin ee aad sida wangsan sharaxad uga bixisay waa laba mashiin ooo faaido laga samayn karo . waliba faaido wangsn walal ql=iimo badan walalihii u so bandhiga hadba wxii fursad ah ee ay maal gashan karaan hore u soco wallal aad baad u mahadsan tahay walall WAA MAHAMED HUSSEIN
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Waxan ka bartey xikmad aad u Qaali ah "Muruqaaga maal oo fikradaada ka faaideyso".. Mahadsanid inbadan ustaad Zakariye 💙
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
MashaAllah waa odhaah xikmad ah Mahadsanid Dr. Abdalla
@fartungudinle1860
@fartungudinle1860 11 ай бұрын
@@ZakariyeCaawiye asc
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye Жыл бұрын
Mahadsanid zakariye walaal waxaad nala wadaagtay xog muhiim ah oo kafaa.iidaysi u baahan.
@sahra4159
@sahra4159 Жыл бұрын
Wcs wr wb wll Masha Allah waa fikrad ganacsi oo heer sare ah jazakallah kheyr sida aad noogu soo gudbisay
@IfrahOsman-py9rt
@IfrahOsman-py9rt Жыл бұрын
Wa fakrad fican shukran edo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Jazakalaah
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Guuleyso wax badan ayaa lagaa bartey qeyr allaha ku siiyo.
@abdilahiawale-g9g
@abdilahiawale-g9g Жыл бұрын
Mahadsanid aboowe
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Ustaadow aad iyo aad u mahadsantahay
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 Жыл бұрын
Saxib zaki allaha kubarakeyo
@fahmidoualeh2874
@fahmidoualeh2874 Жыл бұрын
Thanks bro
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo markasta wa no faidaysaa
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@aadanmuqtaar9337
@aadanmuqtaar9337 Жыл бұрын
Halkee ayaan kaala soo xiriiraa walaal
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha allah
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 Жыл бұрын
Walal waxaan rabaa qalab beerta lagu falo oon yaanbo ahayn oo qofka oo istaagan uu beerti fali karo
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 Жыл бұрын
Mahadsanid walal zakariye wax badan baanu kaa faaidnay Hore u soco walal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal Mashkuur
@JimaaleKhadarAbdillahi
@JimaaleKhadarAbdillahi Жыл бұрын
Mahadsanid sakariye wll allaya cisak laakiin waxaan kaa codsaneynaa inaad noogu xigsiiso barnaamijkan pouch packaging machineka iska wax mooriya qiimaha uu wadanka ku iman karo
@abdilahiosman6974
@abdilahiosman6974 Жыл бұрын
Asc wll zakariya wll waxaan aaad ugu baahanhy qalabka lagu madbaceeyo kutubaha ee soosaara bro lab waxyar faah faahin igasiu
@Hooyo259
@Hooyo259 9 ай бұрын
USA joogaa waanku daalay we’re house war walba in aan wax un ganacsi bilaaba ku taamaa allow maalin uw iidhabeey qalabkaan usa maku shaqayn karaa bro thnks
@Zuheyla_official
@Zuheyla_official Жыл бұрын
Asc Sakariye wll aad bd umhdsanthy Waxaan Rabaa inaa sameeyo saliidaha timaha hablaha marsadaan wax aqoon ahna uma lihi meel aan ka bilaabo Cidii garaneysa wxn ka codsanayaa iney iga caawiso plz
@RAYSAMAALPODCAST
@RAYSAMAALPODCAST Жыл бұрын
Waxaad radsaata coursooyin kuu sabsaan samaaynta
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
ASLAAMU alykuma first one thanks 🎉
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo well done
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Same to you my teacher 🙏🥰
@deeqonuur-tt1dt
@deeqonuur-tt1dt Жыл бұрын
Asc walal waxan raba mel ankalaso cariro ama numberja waxan raba makinadda lugushiido macsarada
@AbshirAbdisalamKhalif-kv2et
@AbshirAbdisalamKhalif-kv2et Жыл бұрын
Asc. Zakiyow walaal waxan raadinaya makiinado geedka laamihiisa shiidi kara oo marka hore budo kadhigaya.
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 Жыл бұрын
Mnshllh wll horay u soco
@cabdiqanimaxamuud1644
@cabdiqanimaxamuud1644 Жыл бұрын
asc walal halkeen kaala soo xidhiidhi karaa
@BashiirSoomane
@BashiirSoomane 9 ай бұрын
Asc adeer waxan Rabey moblkada nombarkisa
@BintuAdam
@BintuAdam Жыл бұрын
Wxn u baahanany bariiska seeds kiisa hadaad ii soo heli kartid
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 Жыл бұрын
Aniga igu horeyay ustaad barakow❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin soo dhowow
@digriyowdigriyow2783
@digriyowdigriyow2783 Жыл бұрын
sxb saliid. macsarada makiinateeda kasoo hadal iyo qiimaheeda iyo sida loohelaayo
@mustafmohammed7077
@mustafmohammed7077 Жыл бұрын
Fariid thnks❤❤❤❤❤❤
@mohamedadan511
@mohamedadan511 Жыл бұрын
Masha Allah brother 🙏 ❤️ 💙 🙌
@AaaminoAadan
@AaaminoAadan 11 ай бұрын
Waallo taa guy Jaban makinad macasrda was iite
@idirissamo9256
@idirissamo9256 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@fadacosman8091
@fadacosman8091 Жыл бұрын
Wll waxan rabaa ta galayda lafta lagaga saro waxan leyahy beer
@ismaciilismaciil89
@ismaciilismaciil89 9 ай бұрын
Walal waxan raba basha arts ka ah oo darbiyada lagu qurxiyo walal waa moqo aan ku tala galey
@abdiharir8457
@abdiharir8457 Жыл бұрын
@fartuunta
@fartuunta 2 ай бұрын
Bac waa la mamnuucay wax kaesheeg
@عبداللهاحمد-ز3ح2غ
@عبداللهاحمد-ز3ح2غ Жыл бұрын
Zakaria ad bad u mahadsantahay markan diyargarobo aniga kula so hadlaya insha-allah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
InshaAllah walal
@AaaminoAadan
@AaaminoAadan 11 ай бұрын
Awalal labr watisbka nosoqr
@amatarahmaancraxmaan5597
@amatarahmaancraxmaan5597 Жыл бұрын
Majiinada bariiska baastad kumaan noo soo bandhig
@nasraaxmed1535
@nasraaxmed1535 Жыл бұрын
Walo mida rashiikshiido waa imis lacgtedaa
@naasirmuxumed2927
@naasirmuxumed2927 Жыл бұрын
WhatsApp isoo sheeg sxb sakariye
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 Жыл бұрын
Adigu waxaad u baahan tahay in wax lagaa iibsado
@cabdixakiinsh.colaad7924
@cabdixakiinsh.colaad7924 Жыл бұрын
Haddiiba 10000$ Kaliya 6 Bilood Lafo Iyo Faa'iido Iyo Weliba Biilki Cidda Lagu Helaayo Maxaa Wadanka Looga Cararayaa Oo Tahriibta Qaaliga Ah Ee Qatarteeda Wadata Loogu Dhamaanayaa? Qofkii Degenaan Iyo Lacag Isku Raboow Ka Wardoon Figraddaan Walaalkeyn Nala Wadaagay, Wuxuu Noo Dhisay Maskaxda Qeyr Badan Alle Ha Siiyo Inshaa Allah,
@abdulahi1800
@abdulahi1800 Жыл бұрын
Korotada ay isticmaalayso kama anad hadal !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! O
@fartuunta
@fartuunta 2 ай бұрын
250 kg qiimaheeda aan rabaa
@Ayandagaan
@Ayandagaan Жыл бұрын
Wn jecela Fikiradan lkn sorry qarashka aya i xidhaya
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 Жыл бұрын
Waar annagaa iska samaysanayna
@abdilahiosman6974
@abdilahiosman6974 Жыл бұрын
Asc wll zakariya wll waxaan aaad ugu baahanhy qalabka lagu madbaceeyo kutubaha ee soosaara bro lab waxyar faah faahin igasiu
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛
11:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
2 MAKIINADOOD OO WAXTAR LEH AAN DALKA TURKIGA KASOO GATAY 🇹🇷
8:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 62 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
QOFKII AAN LACAG HAYSAN FIKRADAHAN HAKU SHAQAYSTO! Start without money
9:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
MAKIINADA SALIIDA SINSINTA IYO SALIIDAHA DABIICIGA 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 101 М.
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 112 М.
25 MASHIIN AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN ( SHAQO ABUUR )
10:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН