Kuliyadda Cilmiga Beeraha | Agriculture

  Рет қаралды 24,973

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 жыл бұрын
Jaamacada zam zam ee muqdisho ayaa ah tan ugu fiican bixiso kuliyadaas ee muqdisho kutaalo waxaana taaba galiya turkida
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
Jaamacada umada soomaaliyeed maglooyinkee ayee ku taala
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 жыл бұрын
@@sukhra3585 waan hilmaamay ayadana wa muqdisho wana jamacada ugu heerka adag dalka
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Muqdisho Cabudwaaq -- galmudug Badhan -- puntland
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
@@axmedcumar8907 waad mahadsantahay lkn anigu waxaan joogaa hargaysa camuud uumbaan heli karaa
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 жыл бұрын
@@sukhra3585 masha Allah wllo ALLE hakuu sahlo
@aadan3286
@aadan3286 4 жыл бұрын
Haaaaah. Waa halkii cumar inshar'e noloshuba waa xirfaddaada.
@iamabdirizak4635
@iamabdirizak4635 4 жыл бұрын
computrised accounting iyo xirfadihiisa waa ka sugaynaa💯
@apadirapdikadir194
@apadirapdikadir194 Жыл бұрын
Agriculture 1: Agronomist 2: crop scientist 3: veterinarian 4: research assistant
@wanagsaneyasin3982
@wanagsaneyasin3982 4 жыл бұрын
Masha Allah abdiwali kuliyadan beeraha dalka waxa ugu fican amoud university waayo practical aya lagu dhiga badankeda oo beera ayaa ku dhex ardayda ay falaan veterinary si top ah aya loogu dhiga
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 4 жыл бұрын
Mahadsanid cabdiwali kannaalkani waa mid aad loogu baahnaa kaas oo kacaawinaya dhalinyarada xog muhiim ahna kasiinaya kulliyadaha iyo waxay uqaybsamaan cabdiwali khaliif wllky guul ayaan kuurajaynayaa iyo inkannaalkaagu waynaado aad ugu dadaaal oo haka caajisin mahadsanid Waxaan kaa codsanlahaa hadii ay suurtagal tahay inaad muuqaal kasoo diyaariso sidee ayuu qofku kubarankaraa luuqadda Englishta macalin la'aan ama internetka Mahadsanid.
@shaqodoon123
@shaqodoon123 Жыл бұрын
Kuliyada cilmiga beeraha waa cilmigayga
@ibraahimdoob-baje7594
@ibraahimdoob-baje7594 4 жыл бұрын
Maanshaa Allaah mahdsanid Engineer Alle haku guuleeyo labada daaroodba🤲🤲
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 3 жыл бұрын
Waa waxa aan barto aad ayana ujecelahay beeraha insha Allah xitaa waxan rajaynaa inan kushaqaysto
@XOGDHUUX
@XOGDHUUX 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal Cabdi wali xogta aad noo gudbiso waa mid aan wax badan ka kororsano horey usoco lkn waxan ka codsan laha waqtiga kuliyada waa kala duwan yahay inaad mid kasta in sano ka la dhigto fadlan noosoo raaci thanks
@ibrahimabdi8919
@ibrahimabdi8919 4 жыл бұрын
mahadsanid insha alah hore soco hormar blaadhan ku rajeynaya
@Wiil_Soomaaliyed
@Wiil_Soomaaliyed 4 жыл бұрын
Macalin jaamacada zamzam tan ugu tayada fiican dalka ee beeraha
@caytosolution
@caytosolution 4 жыл бұрын
M.a Keep going 👍
@greenplants4881
@greenplants4881 4 жыл бұрын
Waadmahasantahay walaal.
@mohamedshagax2524
@mohamedshagax2524 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay zxb Waxaad nooga soo hadashaa kuliyadaha kala duwan ee caafimaadka waliba si gaar ah laboratoryga iyo Nursingka.
@abdihakemmohamed7462
@abdihakemmohamed7462 4 жыл бұрын
MzhlllH TaparakllH Wll alle haku barakeeyo wxbadan baan ka faaiday🙏
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
Maalin uun waan rajaynaynaa inaad kasoo hadasho culuumta badda like marine engineering port managing
@zakiizmailhayd5796
@zakiizmailhayd5796 4 жыл бұрын
Hore u soco Alle haku fudaydiyo Waxad rajaynayso inzh allh
@zakiizmailhayd5796
@zakiizmailhayd5796 4 жыл бұрын
Ustaad xuseen Kurdi Alle Haku sharfo Wan ku xidhanahy Muuqalada ❤
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 жыл бұрын
Xuseen kurdi ma'aha walaal waa wiil cusub oo aan siyaasad wax laxarira so daynin
@abdiadde9900
@abdiadde9900 4 жыл бұрын
Waana sax dhulka aaynu hysano ee beerta kuhaboon hadana intaan ka,adeegsanaa yar
@awdiiriye8580
@awdiiriye8580 4 жыл бұрын
Masha Allah ugaas mahadsanid xogta wanaagsan ee soo gudbisid
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
Mnsha allah wll mahadsanid nin kaalin wayn noogu jra ayaa tahay wlhi
@daganahmedabas3069
@daganahmedabas3069 4 жыл бұрын
Apwe rapi haku xifdiyo cilmiga beeraha noosoobadi
@Tallaab0
@Tallaab0 4 жыл бұрын
Geology 🙏🏽
@abdirazakbarre5969
@abdirazakbarre5969 4 жыл бұрын
well done boss
@naasiratom9403
@naasiratom9403 4 жыл бұрын
Keep forward wll
@mohamedomarali8309
@mohamedomarali8309 4 жыл бұрын
wow m.a 👌 keep going
@abdirahmanahmed3522
@abdirahmanahmed3522 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🙏 💯 laakiin waxaa kaloo jirtaa Jaamacad aad ilaawday OO yidhaahdo ISTVS kuna taalla Degmada Shiikh ee Somaliland.
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Walaale waa tusaale kuwaan sheegay kuli ma aha.
@abdirahmanahmed3522
@abdirahmanahmed3522 4 жыл бұрын
@@cabdiwali Haye wll MAHADSANID 🙏💯
@abdiadde9900
@abdiadde9900 4 жыл бұрын
Maansha alh ustaaad thanks
@hamzeahmed3502
@hamzeahmed3502 4 жыл бұрын
Machallah 💯💯
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Жыл бұрын
Mahadsanid aad iyo aad waliba
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
Aniga waxaan dhigtaa jamacada zamzam ee gacanta kuhaayaan dalka turkiga waxaan kabartaa kuliya civil enginerinka waxayna kufcntahay jaamacada sadaxdaan kuliyadood oo kala ah agriculture medicine engunering gaar aahaan civil enginering numer I oo ah agriculture
@abdiasisomer6713
@abdiasisomer6713 4 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid eng .
@yaasiinhaajiofficial4484
@yaasiinhaajiofficial4484 4 жыл бұрын
Asc walaal ka so hadal kuliyada public administration waa codsi wll mahadsanid
@secretofsuccesschannel6878
@secretofsuccesschannel6878 4 жыл бұрын
Asc mudane abdi wali waan ku salaamay masuul kuliyada laboratory war bixin ka soo diyaari hadii ay jiraan exam caalami ah oo la galo
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 4 жыл бұрын
waxaa kaa codsanayaa inaad vidio yada aad soo badisid pleas pleas pleas 😍😍😍😍
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa umahadsantahay wax badan ayaa kaa kororsaday
@farahali6601
@farahali6601 4 жыл бұрын
Sxb wad mahadsanthy runtii wax badan ayan ka faidnay dhamanteen inta ku daawata, waxn jeclaan laha inad ka soo hadasho kuliya industrial engineering wxana rajaynaya inad ka soo hadli doontid mar kale wa mahadsanthy sxb✋
@injineerkaboy5290
@injineerkaboy5290 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@60ilbiriqsi
@60ilbiriqsi Жыл бұрын
Waxaan rabaa inaan barto kuliyadaas
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 4 жыл бұрын
Walaalo waan ku baryayaa suaal
@mohamedyusuf5193
@mohamedyusuf5193 4 жыл бұрын
Ustad abdiwali waxa kaa cod san lahaa inaad noo sobadiso muqalada kahadla beeraha
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 4 жыл бұрын
Mshalhu ustaad❤
@maandeeqhaaji3264
@maandeeqhaaji3264 4 жыл бұрын
OGAANSHO ayan kaga imadey wl
@Edudailies
@Edudailies 4 жыл бұрын
aniga ahan waxan ahy arday barta kuliyada beeraha run ahantii dadkeena kuma buraarugsano ahmiyada ay leedahay beeraha Wxad arkysaa dad ku dhahaa beeraha wax la barta ma ahan ee maxaa waqti iskaga lumineysaa!! Waxan u taaganhy xilna iga iisaran inaa sara u qaado cilmiga beeraha
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
Wllka cilmiga beeraha miyaa barataa sxb
@qeeyrsheegmedia155
@qeeyrsheegmedia155 4 жыл бұрын
Macalin cilmiga geology kasoohadal please🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@siciidahmedmohamoud9120
@siciidahmedmohamoud9120 4 жыл бұрын
Wll xagee lagala soo xiriri karaaa waan ku rabeee
@fowsiyomahamed8589
@fowsiyomahamed8589 4 жыл бұрын
Asc wll kulyada caafimaadka iyo dhaqtarka ee dalka qatar makasoo hadli kartaa
@mohamedhussein7046
@mohamedhussein7046 4 жыл бұрын
Codka waxba ku jiro ee microphone adagso wll
@baramabaro4590
@baramabaro4590 3 жыл бұрын
Waxaan rabaa barashada cilmiga beeraha agricultural inaan barto ustaad hadii lahelaayo
@daudmohamud2163
@daudmohamud2163 4 жыл бұрын
Masha allah
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Жыл бұрын
Aad iyo aad aya u mahadsantahy walal manta aya i hortala ina dorto labo mid Marine science Iyo agriculture ina mid dorto agriculture ayana dortay kawaram
@deeqenv4431
@deeqenv4431 4 жыл бұрын
Enviromental managament scien .more information sir please .
@Edudailies
@Edudailies 4 жыл бұрын
mar la qabty tartanka beeraha ee jaamcadaha Mogadishu waxaa kaalinta kowaad ugashay jmcda zamzam university
@hanuushqueen4688
@hanuushqueen4688 4 жыл бұрын
ASc wll maga soo hadli kartaa Qeybta tiknoo lajika sida barashada dhisida Duumaha raaxada eh mise Gawaarida sida looo sameeyo. Shukran wll
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 4 жыл бұрын
Mahadzinda walaal
@mohamedkeyse7024
@mohamedkeyse7024 4 жыл бұрын
Ustaad waxaad kahadasha medicine
@khaalidisaaq5341
@khaalidisaaq5341 3 жыл бұрын
Wll ma jiraan jaamacado si guud loo dhigto sida General Agriculture
@AhmedMohamed-dv8ff
@AhmedMohamed-dv8ff 3 жыл бұрын
Zamzam university aya lagu fhiga is the best ayey ku thy
@axmedyare3691
@axmedyare3691 4 жыл бұрын
EAST AFRICA UNIVERSITY GROE COMPUS bad illowday ustaad oo iyaduna kamida jaamacadaha bixiya cilmiga beeraha
@abdiqani6217
@abdiqani6217 3 жыл бұрын
Part time mala dhigan karaa kuulyadaan
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186 4 жыл бұрын
Medicine ustaad nala wadaag
@apdirahmanosman9881
@apdirahmanosman9881 4 жыл бұрын
Ustad Fahfaahin iga sii Xirfada programer ka dad badn ayaa Niyada kaadilaayo oo kudhahaayo wxs waa wax aad u dhib bdn mrka fahfaahin iga sii plz
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Ma adko dadaal iyo waqti badan ley rabtaa. Insha'allah marbaannkasoo hadli
@faisalahaji6116
@faisalahaji6116 4 жыл бұрын
Industrial Engineering.
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
Anaa kula raba
@ayuubdahir2269
@ayuubdahir2269 4 жыл бұрын
Telecominication engineering kasoo hadal wlaal
@madrasaalif4490
@madrasaalif4490 4 жыл бұрын
Libaax waxaad kasoo hadashaa XIDHIIDHIDA CAALAMIGAA intronational relationship Mahad sanid sxb
@c.raxmancabdixayi5393
@c.raxmancabdixayi5393 4 жыл бұрын
Wll Kuliyada accounting ka ah iyo qebaheda si gooni ah oo faafaahsan ugu soohadal mahadsanid 🙏
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Sxb accounting kuliyad ma aha waa takhasus ka tirsan kuliyadda business and economics. Muuqaalka kuliyadaas ayaana sharaxaad kooban ka bixiyey
@khadaryuusuf5053
@khadaryuusuf5053 4 жыл бұрын
Ict kasoo hadal
@hakiim2323
@hakiim2323 4 жыл бұрын
Mahadsnid wall sida aad noo soo garsiisay Lkn IT AYAAN Marar bdn kaa codsany maxaa dhacay
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Muuqaalka soo socdo ayaan ooga hadli IT iyo ICT iyo farqiga u dhaxeeyo iyaga iyo computer Science.
@shorts-uf6qk
@shorts-uf6qk 4 жыл бұрын
WaxaD ka soo haDasha siyaasada ! Policy Adoo MahaD San
@ahmedhaibe1756
@ahmedhaibe1756 4 жыл бұрын
Wll waan ku salaamay. Waxaan ku soo biiray chanalkaagan. Waxaan dhagaysatay kulankiinii cumar inshaar. Maanta oo taariikhdubtahay 26/11/20. Waxaan ahaay maamule dugsi. Aad baan ugu baahnay xogta aad halkan soo galisay iyo kuwa aad soo wadaba. Ardayda dugsiga ka baxada waxay aad ugu baahanyihiin helista xogtan
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll axmed. Insha'allah waan sii wadi soo gudbinta waxaan rajeynayaa inaad ardada la wadaagtaan siay ooga faaideystaan.
@ysss2415
@ysss2415 4 жыл бұрын
M.a
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 4 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@yallofilmkooban
@yallofilmkooban 4 жыл бұрын
Ustaad waxad ka soo hadashaa kuliyada Ganacsiga(( business )) please
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fGaZhZ6iorF3aJI
@yallofilmkooban
@yallofilmkooban 4 жыл бұрын
@@cabdiwali mahad sanid ustaad
@Cumar-vk1cy
@Cumar-vk1cy Жыл бұрын
Asc
@maxamedkayser2559
@maxamedkayser2559 3 жыл бұрын
aniga baratay cilmiga Beerah garahaan Debarment of crop sceince wali shaqo ma hayo nio😅
@abdihamiidomar4943
@abdihamiidomar4943 2 ай бұрын
Maheshay mise sidii baa ushaqo la'dahay lipax
@AbdallaMoha-c3w
@AbdallaMoha-c3w 6 ай бұрын
Rrees
@abdullahiyousufabdullahi8546
@abdullahiyousufabdullahi8546 3 жыл бұрын
Waxan ahy engineer kulyda beeraha specialist water management and irrigation Researcher and also teacher Romote sensing and GIS Analyst experiments of agriculture and water engineering so welcome every one
@abdalle7191
@abdalle7191 2 жыл бұрын
Saxiib sanadkaan ayaan ku biiri rpaa kuliyada beeraha wxaan kaa rpay talooyin aad jeclaan laheed in lagu siiyo intaadan ku biirin kuliyada ama bilawgaagii barashada kuliyada inaad isiiso please
@ruweydaahmed3902
@ruweydaahmed3902 3 жыл бұрын
الكتاب والسنة Ka soo hadal walal
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 4 жыл бұрын
Mahadsanid cabdiwali kannaalkani waa mid aad loogu baahnaa kaas oo kacaawinaya dhalinyarada xog muhiim ahna kasiinaya kulliyadaha iyo waxay uqaybsamaan cabdiwali khaliif wllky guul ayaan kuurajaynayaa iyo inkannaalkaagu waynaado aad ugu dadaaal oo haka caajisin mahadsanid Waxaan kaa codsanlahaa hadii ay suurtagal tahay inaad muuqaal kasoo diyaariso sidee ayuu qofku kubarankaraa luuqadda Englishta macalin la'aan ama internetka Mahadsanid.
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 4 жыл бұрын
Masha allah
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Waxbarasha saxda ah vs tan faalsada ah!
12:06
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 20 М.
DAGAALKA YAHUUDA İYO CARABTA ASALKİİSA
10:14
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 63 М.
Beerashada Basasha Bilow ilaa Dhamaad: Qaybtii 1aad
20:49
Farm Somalia
Рет қаралды 45 М.
PROF.DR. DUCAALE: ABUURKA SOOMAALIYA.
16:47
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 5 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 132 М.
CILMIGA FALSAFADA(PHILOSOPHY) WAA MAXAY IYO SAMATALIS HEILLE
23:15
somali media of minnesota
Рет қаралды 41 М.