KUN DOLLAR KU BILOW 3 GANACSI 2023 - INVEST 1K

  Рет қаралды 29,116

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

Waxaan muuqaalkan idiinku soo bandhigaya 3 Ganacsi aad Kun dollar Kaliya ku bilaabi kartaan.
Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/vLIBA
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 147
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Kusoo biir IG iyo KZbin ka SuuqaTurkiga. Instagram: instagram.com/zakariyecaawiye SuuqaTurkiga YT : kzbin.info/door/3ZH5UMIYsGGLULpYxHMTGQ
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Waayay wllo
@ahmadsams5681
@ahmadsams5681 Жыл бұрын
Masha allah🎉🎉🎉❤❤❤❤
@user-ol1nf7hp8z
@user-ol1nf7hp8z Жыл бұрын
amina
@user-ol1nf7hp8z
@user-ol1nf7hp8z Жыл бұрын
masha allah
@user-ol1nf7hp8z
@user-ol1nf7hp8z Жыл бұрын
masha allah
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal, wax badan oo faa'iido leh ayaad soo gudbisaa, jazakaAllah khayr
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 11 ай бұрын
Zakariye Abdullaahi, Thank you
@nastehoabdi361
@nastehoabdi361 Жыл бұрын
Masha allah walaalo aad ayaad u mahadsantahay waa fikrad fiican
@hawaabdullahi8517
@hawaabdullahi8517 Жыл бұрын
Masha allaah tabarkallaah waad mahadsantahay
@abdisamadjama1579
@abdisamadjama1579 Жыл бұрын
Aniga Baraajmij kaagu ima dhaafo waxbadana waan ka faaiday manshalah khayr ilaaahy hakaa siiyo cilmi iyo horumar badan baa lagaa faiidaa Barnaamijkaaaga
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 Жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr akhi Zakaria.
@fartunhassan8688
@fartunhassan8688 Жыл бұрын
Waan dhameestay walal waa fikir fiican mahadsanid ❤
@cabdikhadarmaxamedcilmi8380
@cabdikhadarmaxamedcilmi8380 Жыл бұрын
Waad mahadsanthy lkn sow kama sii wacneyn ganacsi kasta oo aad fursadiisa la wadaageysi dhalinyarada in tababaro ama korisyo gaagaban aad sameysaan si qofku kalsooni ugu helo ganacsiga oo uu ku dhirado faa'ida uga sameeyo
@hafsaabdi1777
@hafsaabdi1777 Жыл бұрын
Thank you wllo wn dhameystay wnan kaa faa'iday wax bdn illahay khayr haku siiyo
@buqaarimohamed
@buqaarimohamed Жыл бұрын
masha allah wad mahadsantahy waxan ahay hoyo taqano.shaqada cilanka waxan ku shekhey guriga ano caruurteyda hesto hada waxan u gudbay in an suuqa galo on horay u socdo insha allah waxan.jeclahy in an ciil badan on qabo uga bixi dono iso duceya qarash ka i ciilooyo in illahay i fududeyo o mel an ka fiilen iga sahlo wax yara iga dhiman insha allah wan rajeyna in alle i fududeyo e iso duceya
@cumarsomaali5618
@cumarsomaali5618 Жыл бұрын
Ma sha allaah
@qisaspodcast
@qisaspodcast Жыл бұрын
Aad bad u mahadsan tahay ustad wax badan ban ka fa,iday video gaga ima dhafo wan dhamestay like wan saray
@Abshaw6
@Abshaw6 Жыл бұрын
شكرا اخي❤
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 10 ай бұрын
Mahadsanid walal
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Aad u mahadsanty Wll alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak wlo zakariye
@kaytonEmpire
@kaytonEmpire Жыл бұрын
Thanks you wll qiimo leh
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Жыл бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum aamiin aamiin yaa Allaah. Mar walba waxaa noo soo gudbisaa shaqooyin wax tar leh Jazaakallaah kheyran
@sahra4159
@sahra4159 Жыл бұрын
Masha Allah nice ideas jazakallah kheyr
@musesharif8683
@musesharif8683 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane waan Dhameystey
@aadanshaalleali4019
@aadanshaalleali4019 Жыл бұрын
Waa dhamaytay mahadsanid
@kulmi1
@kulmi1 11 ай бұрын
Jazka Allah khayr walaal
@YusraHassan-fz5fc
@YusraHassan-fz5fc 6 ай бұрын
Mashaa alaah
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 2 ай бұрын
Waa lalo sakariye 🎉🎉🎉❤❤❤ wad mahad san tahey cimriga ele hakuu barakeeyo waxatahey wll qaliyah
@maxamedguuleed9242
@maxamedguuleed9242 Жыл бұрын
Thnks brother
@babamunasar8057
@babamunasar8057 Жыл бұрын
Thanks bro waxan thy nin bushadiisa wax ku soo kordhiya raba ani dibada ayan joogaa fikrada aan ku fikiraayay in mudaa waa ina ganacsi caalamiya wadanki ka hirgaliyaa insha alah
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 11 ай бұрын
Thank you so much brother
@idoahmed5961
@idoahmed5961 Жыл бұрын
Mansha allah jazakallah khayr
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Жыл бұрын
Shukran wllky
@kamaludinaden-xp8ev
@kamaludinaden-xp8ev Жыл бұрын
Mncha Allah uztead waan dhameystay shukren .
@OmarMahamuud-df6lc
@OmarMahamuud-df6lc Жыл бұрын
Mansha allaah wll
@Rafiiqalmacruufchannel
@Rafiiqalmacruufchannel Жыл бұрын
Shugran maclimow wn dhameystay kheyr alle haka siiyo wnga aad noosameyso.
@fatimaabdi9523
@fatimaabdi9523 Жыл бұрын
Thanks pro
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Mahadsanid walal noso badi reer Nairobi na kuso dar gaar ahan hooyo guri joog ah
@melmi3299
@melmi3299 Ай бұрын
❤Mash Allahu ❤
@safiaomar2157
@safiaomar2157 Жыл бұрын
Shukran
@aadanmohamed4833
@aadanmohamed4833 10 ай бұрын
Tnx bro
@aliyahabdi2342
@aliyahabdi2342 Жыл бұрын
MashaAllah waan dhamaystay
@jireendasa
@jireendasa 9 ай бұрын
Thank yuo
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
MaashaaAllaah
@mahadseaman7
@mahadseaman7 Жыл бұрын
M.a wll sakariye
@jibeise1
@jibeise1 Жыл бұрын
Zakariye Allah ha ku Barakeeyo aad ban kaaga mahad celinaya sida aad fikradaha wanaagsan ula wadaagtid Dadkaaga soomaaliyeed Anigu weli kama anan faiideysan fikradahaaga dhaxal galka ah lakin wax Rajeynayaa in dad badan ka faaiideysteen Halka ka wada mahadsanid
@FarxiyaIbraahim925
@FarxiyaIbraahim925 2 ай бұрын
Maansha allah waad noo hagar baxday
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 Жыл бұрын
Waan dhamaystay mahadsanid walal
@waxkafaid
@waxkafaid Жыл бұрын
Waan dhameestay shukran
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 Жыл бұрын
Asc walaalo mahadsanid waan dhamysatiy❤❤
@zakaali6635
@zakaali6635 Жыл бұрын
Waan dhamaystay walal mahadsanid
@samiiraxasan9302
@samiiraxasan9302 Жыл бұрын
Masha allah
@mustafeegadhle3050
@mustafeegadhle3050 5 ай бұрын
Waad mahasantaya
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay.
@hamdanadam9147
@hamdanadam9147 Жыл бұрын
Waan dhamaytay❤
@sahracumar8769
@sahracumar8769 16 күн бұрын
Asc waad mahadsan tahay in kasto aan heeraley ahay
@deqa868
@deqa868 Жыл бұрын
Mashalahaa jzlqeer
@user-dp4jj8pt2o
@user-dp4jj8pt2o 3 ай бұрын
Shugran wllky wan dhameystay
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs Жыл бұрын
Mahadsanid waan dhamaystay
@abdulkaadirmire7627
@abdulkaadirmire7627 Жыл бұрын
Waaan dhamaysty mahadsanid ustaaad
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Mashallah
@hareedjire8031
@hareedjire8031 Жыл бұрын
Wan dhameystay Ustaad.
@Baxnaanshe
@Baxnaanshe Жыл бұрын
Waan dhammaystay
@miskiinabdiqaadirciise1664
@miskiinabdiqaadirciise1664 6 ай бұрын
Waaa dhamaystay wll
@FARHANDAHIRR
@FARHANDAHIRR Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@siiaragmedia3355
@siiaragmedia3355 Жыл бұрын
Sfcn ayaan u dhegaystay zakariye wx badan ayaan ka faaidaaa
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 Жыл бұрын
So badi wixii 1000 dlr ah
@Shamuueet
@Shamuueet Жыл бұрын
Waan dhamasay
@burjilibax
@burjilibax Жыл бұрын
Zxp x9g dherada raba Arintan ad ban ugu hamiyey
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Жыл бұрын
ganacsatada dalka wax uso dhoofiya usheeg inay qalabkas wadanka keena .................. inta aad qof dubia ama turki u tilmami lahayd..wa fikrado fiican kuli allaha ku barakeeyo.
@kaafiahmed782
@kaafiahmed782 3 ай бұрын
❤mahadsanid ❤
@ZakeriyeMaxamed-tq4bz
@ZakeriyeMaxamed-tq4bz 5 ай бұрын
Wll Aad ban udaawadaa fikirada wanagsan Oo Aad dadka somaliyeed ku dhiri galisid ❤maalintii muqaaladada waxan kubixiyaa 4 saacadood guulayso
@mohamedabdi2666
@mohamedabdi2666 Жыл бұрын
Wn dhamatstey🎉
@roodomohamud
@roodomohamud Жыл бұрын
Mahadsanid wll anigu gabdho ayaan xafadayda ku bara cunto karinta wan samey pizza lkn ma iib geyo wan ku darin insha allah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Жыл бұрын
Waan dhamaystay .
@qaliifbarrowcumar4263
@qaliifbarrowcumar4263 Жыл бұрын
Waan fiirsaday
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Жыл бұрын
Mahsanid sxb million jeer waa dhameystay
@mustapheyacine684
@mustapheyacine684 Жыл бұрын
Adbad u mhdsantahy wll waxa tahay dhiirigaliyaha iyo taageeraha dhalinyarada somaliyed oo an ka mid ahay oo wxbadan ka faaidey
@abdirashidjamac4497
@abdirashidjamac4497 Жыл бұрын
Waan dhameystey shoodhe
@abdikhaliqfaysal7153
@abdikhaliqfaysal7153 Жыл бұрын
Ma dhameesan.
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Waa mahad san thy wll fikirkaaga
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Жыл бұрын
Fadlan kasoo shaqada eelaborka ee boorsooyinka iyo waxa la isaga baahanyahy sharaxaad fog naga sii mudane waa xirfad fudud oo maanta eelaborada looga baahanyahey😊
@miraawiyare2558
@miraawiyare2558 Жыл бұрын
Walalkay please lamberkga iso qor howlanka leyahe ❤🙌🙏🙏🙏🙏🙏
@husseinmataan8275
@husseinmataan8275 Жыл бұрын
wan dhamaystey
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal sakariye markasta barnaamijyo faaido leh oo ganacsi laga faaidi karo baad noo soo gudbisaa❤🙏
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@hamsetaani5338
@hamsetaani5338 Жыл бұрын
Waad Mhadsan thy Wll Wax Badan Ayaan Kaa Fa'idey, Hore U Soco
@makemoneyibra3080
@makemoneyibra3080 Жыл бұрын
Waa ku mahadsantay waa dhameystay bro
@AbdiazizIbrahimhusein-lo1nj
@AbdiazizIbrahimhusein-lo1nj Жыл бұрын
Waan dhamaystay
@haifamoha7140
@haifamoha7140 Жыл бұрын
Pizza boxes lgu rido xgee laga helayaa wll iyo qiimihiisa ❤ ilaso wdaag wll wn ubahnhy fikrdaan ayan ku shqo bilaabyaa MHD
@amiirsaadiq1208
@amiirsaadiq1208 9 ай бұрын
Si toosaa kula socdaa 📍
@Pirlo474
@Pirlo474 Жыл бұрын
Xagee kaala soo xiriira sxp
@khadargiire3779
@khadargiire3779 Жыл бұрын
Wan dhamaystay zxp qli Walhi waxad tahay nin aan wax badan ka faaido zxp aad banu kuu jecel nahay zxp sakariye
@yurubmaxamed9501
@yurubmaxamed9501 Жыл бұрын
Asc
@sahra4159
@sahra4159 Жыл бұрын
Wcs wr wb wll Zakariye
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 Жыл бұрын
Wan dhamastay
@somalitoenglish
@somalitoenglish Жыл бұрын
Waan dhamaystay usraad mahadsanid 🙏
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@sakariyehassan7157
@sakariyehassan7157 Жыл бұрын
Waan dhamaystay🫡
@khadiijoxasan6757
@khadiijoxasan6757 Жыл бұрын
Part 2 dhanka gabdhaha kusoo dar gancsiga yar yar ee gabdhhaha bilawi akran hda plz ad muhim igu tahy in aan ganacsi bilabo wayaan raba
@hanadchanel8517
@hanadchanel8517 Жыл бұрын
Sakeriyow SXb waxad soo diyaarisaa mala Heli karaa machinada oxygen ka soo Sara wadankii baahi badan Ayaa loo qabaa mahadsanid
@mohamedproduction2
@mohamedproduction2 Жыл бұрын
Ustaad alibaaba kasoo hadl io amzon sida wax og soo iibsan lahyn madama wadanku uusan adress lahyn Dhowr cashr inoo diyaar thnks ❤❤ ❤
@ismailyunis5138
@ismailyunis5138 Жыл бұрын
Asc walal kenya ayaa joga buga 25ta mashiin waan raba lacagta xagen kusoo mariyaa
@zamzamcabdraxmaan4650
@zamzamcabdraxmaan4650 Жыл бұрын
Wan dhamaystay
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 Жыл бұрын
Wan dhamaystay video
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm Жыл бұрын
Plz tomatoes machines bro cheapest so raadi bal step by step
5 Fikrado Ganacsi oo 2023 bilaabi kartid | $1000 Side Hustle
9:50
5 fursad Ganacsi oo Somaaliya ka banaan!
18:00
Gelle Bashir
Рет қаралды 13 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
4 Ganacsi oo 2000 ilaa 500 $ ku bilaabi kartid.
16:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
3 GANACSI LACAGTAADA GASHO 2023 - INVEST IN THESE 3 BUSINESSES
11:32
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
Ganacsi Sidee Loo Sameeyaa?
18:28
Warsame Bade
Рет қаралды 13 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 59 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.
MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE
10:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН