Masha allah. Hankoolku caadi maaha. Gabayadiisu waa kuwa xaqiiqda ku saleysan👍
@dahiryareofficial23564 жыл бұрын
Well come abwaan qaali ah iyo waliba nin qaali ah igare yasin xaji shego qosol badan
@AliAhmed-oy2pb4 жыл бұрын
Mashallah
@husseingabile4 жыл бұрын
Cabdimahad iyo igare waan idan salaamay
@geeskaafrika50404 жыл бұрын
Igarre sxb waan ku salaamay. Ma dhawayd baan arkayey adoo qadaynaya oo leh habaarku waa 10: 1, adoo keliya dhimo 2, labada waalid ku habaartay 3, saddexda qabow ka qad 4, afarta jiho ka olol Lixda kale ku dar fadlan
@ahmedsalaan63684 жыл бұрын
Wll aad iyo aad ayaan kugu hambalyeynayaa wanaaga kheyr ka badan ee aad qabatid illaahay ajri iyo xasanaan hakaa siiyo waxa jira in badan oo you tubero ah oo aan illaahay waafajin kheyr maanta adiga illaahay ku waafajiyey waxan ku leeyahay alle haku barakeyo farxad ku nolow meel kasta oo aadaduunka ka joogtid
@Gacangurey4 жыл бұрын
Hangoolada mudug waan idin salaamay 2 diinaba
@AliAhmed-oy2pb4 жыл бұрын
Dhabtuu kahadlay abwaanka
@AliAhmed-oy2pb4 жыл бұрын
Aamiin
@Raho3394 жыл бұрын
Waa qosolka Aduunka
@cadowmuxammadmadaxey27724 жыл бұрын
Aad baan idinsamalayaa abwaanada khasatan waxaan salamayaa sxbkeen ka tirsanaa kalamaaan igarre adigane si khas baan kusalamayaa
@buurdhuubomadia68933 жыл бұрын
Walhi waa cabqari af maal ah Iyo gabyaa isku tuntay ilahay haku dayso abwaan
@abdullaahimohamed33104 жыл бұрын
Walahi waan qoslay
@dahiryareofficial23564 жыл бұрын
Hhhhhh abwaan heesa ciyaarta ka daa sab kkkkkk
@Gacangurey4 жыл бұрын
Dawlad waa laxiraa waana cunaqabadaynta
@AliAhmed-oy2pb4 жыл бұрын
Waa runtaa
@abdihayehashi7694 жыл бұрын
Igare ma ahayn inaad abwaanka su
@osmanahmed46424 жыл бұрын
Hankool kinya ninmuusa kaagawarabin sxb
@FikirMaalTv4 жыл бұрын
Waraysiyo cusub ka qabta haku so celcelinina
@mukhtarfarah9694 жыл бұрын
Eesh calaa gabyaa erayo qiimo leh
@faadumocabdiraxman67794 жыл бұрын
woow igare alehakuxiftiyo wlll
@husseingabile4 жыл бұрын
Sheeekadii kalamaan ayuu kula yimi anaa soo xidhayo kulahaaa😂