No video

MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014

  Рет қаралды 2,749,748

ZAMI FILMS

ZAMI FILMS

Күн бұрын

✔ Heesta: (CILADLI'I)
✔ Fanaanka: MAXAMED LAFOOLE
✔ ZAMI FILMS -2017
LYRICS CILAD LI’I MAXAMED LAFOOLE HEES LAYGA CODSADEY LYRICS

Пікірлер: 1 200
@naazirdayib1622
@naazirdayib1622 2 ай бұрын
Heestan gabadhan darteed udhagaysan jiray calaf wuu iraacshay ilaahayna caruur 3ah ayuu nasiiyay habeen kastana wansii jeclaanayaa ilaahay ha iidaayee❤❤❤
@rayaanraani6783
@rayaanraani6783 Ай бұрын
Aamiin waaro if iyo Aakhiraba
@IstaahilMuxidin
@IstaahilMuxidin Ай бұрын
Amiin yarabi anigana ilahey dhexdena farxad haka aburo iyo Inu ifahmo 😭inaxristo iso jesado 🤲😭isoduceyay wllyal
@user-vf3rp2vx3h
@user-vf3rp2vx3h Ай бұрын
Machallah Machallah ilahay hay ku kin dayo huno😊
@Fariiha454
@Fariiha454 Ай бұрын
Alle ha idin barakeeyo oo ha iskiin fahansiyo
@user-mk3fk1li3i
@user-mk3fk1li3i 10 күн бұрын
Alle haku dyo iskuwsra😢❤
@caaliyoclaahi6764
@caaliyoclaahi6764 2 ай бұрын
Hestaan waxaan ka soo arkay tiktok si qas ahna way ii tabatay wlh qofkii iga danbeyo ❤ha ii saro
@user-yv4hm5ot7l
@user-yv4hm5ot7l 6 ай бұрын
Wakhtigu waa 23/2/2024 goobtu waa Hargeisa saacaduna waa 3:00 inta iga dambaysa like ta igu sharfa ehlu caashaqoww😅❤
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 5 ай бұрын
18/3/2024 oo bil ramadana so boqday 2:00 habenimo allaha idambidhafo hesta an bil barakasysan dhagaysanayo
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 4 ай бұрын
Sjiwiqnjswoqkznks
@RASHKA__BOY
@RASHKA__BOY 4 ай бұрын
10/4/2024 11:12 ciida ❤🫶😅
@user-yq5dj3mz6k
@user-yq5dj3mz6k 4 ай бұрын
13/4/2024 ❤️🥺9:15
@munaaskar1566
@munaaskar1566 4 ай бұрын
Waa subax qurux badan ilaa xalay roob baa ii da’aya xiligan waa 9:05 1/5/2024 jawi dagan baan dhar ku dhex dhaqaya😂❤
@abdalleahmedwarsame6108
@abdalleahmedwarsame6108 2 жыл бұрын
Waqtiga 2:10AM, Tariiqda Monday, may 9, 2022 Goobtu waa Mugadishu Somaliya xaafdda D. Hodan Calaf nimuu ku raacshaa cawo iyo ayaanlee, hees sigooniya iitabaneyso aniga🥺 Waxaan rajeynaa qof walboo iga danbeeyo inuu like iisari doono qoraalkeyga🙏🏻😍
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 Жыл бұрын
The legend
@kayfmaxamuud6742
@kayfmaxamuud6742 Жыл бұрын
❤😥
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
Ciyaal xamar♥️✋
@updalelampard8211
@updalelampard8211 Жыл бұрын
Anigu like wxn kuugu saaray isku magac ayeynu nahay wxn jooga hargeisa somaliland xaafada saldhiga aadan shiine
@sacdiyomaxamuud3399
@sacdiyomaxamuud3399 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔💔
@caddekacadde3034
@caddekacadde3034 5 жыл бұрын
Waqtigu waa 6:30AM goobtu waa south Africa Cape Town xaafada KHALIIJA waa hees iyo Bar xaqiiqdii Inta iga danbey doonto like ta igu qabta aqyaareey
@suberyusufhajiabdi6633
@suberyusufhajiabdi6633 2 жыл бұрын
Anaa kadambeeyay 2022👊🤣
@sayidismacil3116
@sayidismacil3116 2 жыл бұрын
Suber yusufow adna ana ka danbeya kkkk
@farxiyafarxiya4839
@farxiyafarxiya4839 2 жыл бұрын
@@suberyusufhajiabdi6633 iììììqii
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy 2 жыл бұрын
Maanta wll halked joogta hdii and fariintayda arkayso😰
@fatuusharashiidi5979
@fatuusharashiidi5979 2 жыл бұрын
@@sayidismacil3116 I be hi j loo p
@ayaanmawliid7019
@ayaanmawliid7019 Жыл бұрын
Heestan waxa so boqday malin malmaha iga duwan ❤😫1/13/2023 magalada:hargeisa Xafada :150 Hada iga danbyso like isar wll aan dib uso xasuste
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 Жыл бұрын
Ayaan wll qlih
@hamze-17
@hamze-17 Жыл бұрын
Wlal qali la hadal de inanka 😫😂😂😂😂💔
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 Жыл бұрын
Hhhhh waar hadalkale kama rabee qoraalkasu qalbiga iga xanuunay
@hamze-17
@hamze-17 Жыл бұрын
@@ahmedfarah8316 hye hye hada laandhere 😅😅
@suhaybkhadar1238
@suhaybkhadar1238 Жыл бұрын
Waad izka kaayo iipizeeh___😅😅
@hannelayousuf4330
@hannelayousuf4330 Жыл бұрын
2016 waxan is baranay wiil waxa Aan u jecladay si Aan qof Bini Adam Ah loo Jeclaan waxan Naftayda iyo Qalbigaygaba ka Dhaadhiciyey inuu yahay Qofkii la ii Qoray oo Aanu waligii iga tagayn Agtiisa waxan ku Dareemi jiray Farxad Saa'id Ah La Hadalkiisu wuxuu ii Aha sidii inaan Ahay Qof Janadii loogu bishareyey Aduunko dhana Mulkiday Yacni saan ugu Farxi jiray Darteed waxan ka Doortay waxa Dunida saaran oo dhan Jacayl Badan Farxad Badan ka dib wuxu Jecladay inu xidhiidhkayagu halka ku Dhamaado waa 2020 ee waxan Aha wlhi qof xoog u Jecel La'aantii waan Dhibtooday Jacayl kan u Qabayna waan ilaawi Kari wayey Qofkii sida ii galay ee icidleeyey Ee ilinta iga keenay 3years ka Dib wali waan jeclahay Mana ilaawi karo💔😥 Ilahayow siduu ii ilaaway ii ilawsii Qalbigaygana ka Maydh Badalkiisana isii qof si dhaba ii Jecel💔
@abdiazizmaygaag
@abdiazizmaygaag Жыл бұрын
👑
@hadaltirohadaltiro2761
@hadaltirohadaltiro2761 Жыл бұрын
7 sano qof aan jeclhy ban heeskan Ku xasuustaaaa Sharaf iyo karmo Ku nolow Ii iljabi waa baaaqniiyeh bdra
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam Жыл бұрын
😭🤦🏽‍♀️so sorry abayo
@adamapdicasiis7649
@adamapdicasiis7649 Жыл бұрын
Waxa fiicanan lahyd in uu ku og mahay xalkaga isduu weli yahy
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
😢😢😢
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 Жыл бұрын
Gabdheheena soomaaliyeed meel kastoo ay Joogaan allaha sharfo. Way u Qalmaan Amaan iyo waxkastaba Waa Hooyooyinka beri E.🤝💙🥰💐
@farrrrrrrro
@farrrrrrrro 7 ай бұрын
-Calaf nimii ku raacshaa -Cawo iyo ayaan lehee -Cimri dheer ku waaro ilahay -Caruuriyo caafimaad ku siiyo -Ifka caano iyo nabad -Cilad li'i ku nooloow 😢. aadban kuu jeclaa laakin wakhtigu ma habooneen, wali waa ku jeclahy sidaa aad ii jecleyd😭💗 si aan u soo xasuusto love saar❤
@ayuubjeyte7471
@ayuubjeyte7471 7 ай бұрын
@abdifatahtahlil4486
@abdifatahtahlil4486 2 жыл бұрын
Wakhtigu waa 4:30 galabmino gobtu waa hargeysa tariikhduna aytahay may18-2022 intii IGA dabaysa waxan filayaa qoralkaygaan inay like saari doonan lafoole legend of legend
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 2 жыл бұрын
War haa
@barwaaqojama1207
@barwaaqojama1207 10 ай бұрын
Sanad iyo badh dhaw dhow kadiib an arkay qoraalkaga
@BadraHasan-oc7hq
@BadraHasan-oc7hq 3 ай бұрын
Laba Sana kaso wareegay dhagysiga heesta eed ku qortay malintaaa.
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 19 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya galab jimce ah 9/8/2024 5:26 dhamnteen alle waxan inoy waydinya faraj qayr badan dhalinyaro 😢😢 wan ki soo laban doona incha allah anoy qurbaha tagay heestan ❤ 2 ila 3 sanno ka dib 😢 alla maxu waqtigu cajiib yahay gadgadoonka wayuhu gelin ba wa cayn qadarka raabi ayan amiinsan ahay inan an ku tagi riyadayda iyo tan famligyga rumen doono 🥺🥺🥺🥺🥺
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 2 жыл бұрын
Heestaan anigo aan wali maqlin ayaan ku arkay wiil ciyaartoy ah OO Khaalid ladhaho Cod bilaa music ah barnaamij kaga qaaday waan ubogay balse uma malayneen in Lafoole qaaday runtii waa fanaan aaan jeclhy heesihiisa siiba laba heesood ayaan ka dhagaysata midana top 3 Ii noqon goobta Jigjiga Taariikhda 2/10/2022 Saacada 10:10Am Cimri dheer ku waaro Ilahay caruur iyo caafimaad Ku siiyo Ifka caano iyo nabad Cilad li'li ku noolow Cilad li'li ku noolow
@hoodorage264
@hoodorage264 2 жыл бұрын
Aniguna ciyaartoyga khaalid cali ayaan ka soo arkay 12/2/2022 sabtii 11:50 Gobta waa berbera Xasuus ban galay aan la oyaay
@kamal-zl2ib
@kamal-zl2ib 2 жыл бұрын
Khalid baan kasoo arkay
@khadankayse3809
@khadankayse3809 2 жыл бұрын
Anba isagan kaso arky Cawo rabadanan soradiyay😘
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 Жыл бұрын
Anigj a ciyaartoygaas ayaan kubarkay ka dib ayaan baadhay.
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Dadkan leh heeska Khalid ayaan Ku aragnay xagee joogen heeskani xilli hore ayaabu soo baxaye🎉
@fadumaabdillahi4367
@fadumaabdillahi4367 2 жыл бұрын
Hees tan waxaa ii qada ama i dhageysiya qof kaan dunidana ugu jeclhy waxana Allah ka baryayaa in aanu is calfo🥰
@adamjilibey7073
@adamjilibey7073 2 жыл бұрын
Aamiin intii is jecel allah ha isku sahlo
@maxamedsiciid6570
@maxamedsiciid6570 Жыл бұрын
😢Amin Amin Amin
@talhaali4985
@talhaali4985 Жыл бұрын
Aaamiin Yaa Rabb 🤲
@adamapdicasiis7649
@adamapdicasiis7649 Жыл бұрын
Jacylk iyo cafis wa kla dheeryihine
@hsjshegdujejshwhshdgrwiis3095
@hsjshegdujejshwhshdgrwiis3095 Жыл бұрын
InshaaAllah waad is calfan doontan waana aaminsanahay midaas fadlan marka aad nolosha ku midowdaan fariinteda gaarsi ruuxa aad is calfateen ee jacaylkaga ah.
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 6 ай бұрын
Wakhtigu waa maqarib goobtuna waa burco waliba goob shaqo sannadkuna 14/2/2024 habeenka jacaylka aduunka waliba “velencty day ❤.love iii saara saxiibada iga danbeeye ♥️
@RaxmaSaleebaan-xj7ym
@RaxmaSaleebaan-xj7ym 3 ай бұрын
Burco igu salaan waa hooygaygiiye🥺
@hudaabdalle962
@hudaabdalle962 4 ай бұрын
Heestan waxan dhagesanyaa malinkii labd ee ciidka ilahyow gabra walbo somaliyad xifidi oo awlaad salix ah sii. I love you gabdha walbo oo commentikayga akhirinayso abyo mcn riyada way ku rumowi donadaa insha Allah maranba ha si dhibin🫶🫶❤️❤️🥺
@BilanHasan-pn3cf
@BilanHasan-pn3cf 4 ай бұрын
Adna sdoo kle wll😊
@user-mk3fk1li3i
@user-mk3fk1li3i 10 күн бұрын
Amen hudayyyyyy❤
@amranmohamed-wy4kw
@amranmohamed-wy4kw 5 ай бұрын
30march 2024 😢manta iguhoreyso heestaan wanakahelay inta igadanbeyso waasalama waxaan kunoolanhy South Africa 😍
@naimanoor9210
@naimanoor9210 5 ай бұрын
ana ka dambeyo abyo😢
@abdirizakahmedmohamuud4533
@abdirizakahmedmohamuud4533 4 ай бұрын
Ana kaa dambeeya😢
@fathihassan5633
@fathihassan5633 11 ай бұрын
Waqtiga 11:44 haben isnin ah october 1/2023 wadanka ithopia addisababa heestaan baan ku sagotinaya anigo kuso arkay inu yeshay xarir cusub iyo nolal cusub xanun baan daremaya balse waxaan leyahay cimri dheer kuwaaro ilaahay caruur iyo caafimaad kusiyo cidla li, ku nool💔😭 hada iga dambeyso like isaar
@Kaafi_Seeraar
@Kaafi_Seeraar 5 ай бұрын
Heestaan waxaan soo booqday maalin malmaha iiga duwan maalin ii khaaas ah maalin xasuus igu leh laba bari anoo Internet isticmaalin baan manta daraadeed ugu shubtay. Saacaddu 1:55 duhurnimo bishu waa 6/3/2024. Goobtu waa Gurieel Gagaduud Soamlia. Xaafadda kaah. Waxaan rajeynaaa wixii iga danbeeya iney like ii saari doonaan.
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
Heestan waxan dawanaya anigu tiktokta kaso arkay 6/4/2023 wllhi si gara u daremaya hada iga danbayso love isaaar wll ado raliya ❤😢
@axmedcali3002
@axmedcali3002 2 ай бұрын
Isku mid
@falastiinaxmed7418
@falastiinaxmed7418 5 ай бұрын
22/3/2024😢waqtigu waa 02:25 habenimo 😢Muqdisho 😢waa bil ramadan 😢heestan waa soboqda marka soo xasuusto qofkaan sida dhabta ujeclaa si xad kabax ayan ujeclade iyo siduu igula dhaqme 😢waxan ilmeyaa ilin qalbiyan. Oo gocosho kujirto 😢 gocoshadu igu rebay wxan kunafisa inan ahay qof imaanleh alla sbxaana wtcl kuxiran kuna qanacsan qadarka iyo calafka inuu inta ku ekaa 😢 waxa kuleyahy cimri dheer kuwaro illahey caruuriyo caafimad kusiyo ifka caano iyo nabad ciladli kunolow 🙏🥺🙏🙏😓
@mahadmekon
@mahadmekon 5 ай бұрын
Farxad aan Dhaman🙌🏻🥹
@nimcoahmed3177
@nimcoahmed3177 6 ай бұрын
Waa haben isniin ah 26/2/2024.hargeisa heestan wax u dhegysanyaa wiilka aan jecla mudo 3 years aan adunka ka jeclday 6 months igu danbeysay wa jeclaa in xidhidhkenu noqdo mid dheer oo waara oo mustqabal ku dhamaada lkn may dhicin wax ku leeyhy ifka caano nabad cilad ku noolow ❤😢 Maalmihi Quruxda badan aan kula so Qaatey iyo sadexda sano aad noloshyda ku jirtey wax ahyeen kuwa Qurux bdan cimri dheer ku waaro ilaahy wax aad ha jeceshy ku siyo❤🤲🏻
@MohameddekAbdi-lv5rr
@MohameddekAbdi-lv5rr 4 ай бұрын
Heesta hada waxaa u dire. Exteydi. Oo labo cunug haysato ana wali iskabulo ahy 😂😂😂 Emotional 😢😢ayey dareemtey. Waqtiga nakala geye ❤❤❤. Allah haku dhowro
@suhaybofficial3939
@suhaybofficial3939 Жыл бұрын
Heestan mar waliba aan sogalo Qoraalka ayaaan Akhariya 20,20ilaa 20,23 mantan ban jecleysatay in aan Wax Qoro hees xasuus gar ah iku leh 🥰🇸🇱zivas
@caamirahmed666
@caamirahmed666 Жыл бұрын
Bal fiiri gabadhii uu jecela ayaa laga guursaday hadana Wxad arakayasaah inuu si wnaagzan u aamanayo wa (Qiso heestani)☺️
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 9 ай бұрын
wxaa nin rag baa samaynkara🥰
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
​@@sawdahassan9570waa runtaa Labka kiiisa adag bee yeeli kara waxan ❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
Calaacalaha nuuree Caynka ay u yaalaan Qof kastaba caashaqo Cidiyaha had iyo jeer Aan cilaanka loo wayn Xubno wada cudooneew Laysku wada cabiray iyo Surka iyo cabaadhyaha Markii aan tiniyo cidhib Casaanka dheehdaba La cajabay ilwaadeey Calaf nimoo ku raacshaa Cawo iyo ayaan lehee Cirmri dheer kuwaaroo ilaahay carooriyo Cafimaad ku siiyo Ifka caano iyo nabad Cilad li' ku nooloow ❤. Jacaylku waa waxa qofka gob ka dhiga, gabadh uu jeclaa buu calfi waayay hadana waxaasoo amaana iyo duco u duubay .Yaa salaaaam. Ashqaraaray ❤️😭
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 2 жыл бұрын
Heesta khaalid Ali wiilka reer hargaysa ayan ka dhagaystay Wlhi lafoole waa legend
@Hakimi932
@Hakimi932 2 жыл бұрын
Khalid cali ku mqalay marka baadhay anpa
@kamal-zl2ib
@kamal-zl2ib 2 жыл бұрын
Aniguba Khaalid baan ka dhegeystay
@kamal-zl2ib
@kamal-zl2ib 2 жыл бұрын
Anba khalid baan ka dhegeystay
@cubeyd27
@cubeyd27 2 күн бұрын
Surka iyo cabaadyaha Marki aan tin iyo cirib Casaankaaga dheehdaba La cajabay ilwaadeey Calaf nimuu ku raacshaa Cawa iyo ayaan lehee❤ Waah waah ishcalaa hees 🥰 Al-ustaad Lafoole legend of the legend Waxaan dhageysanayaa habeen talaado ah taariikhduna tahay Tue, 27/August/2024 2:49 Am
@CSeerbiya
@CSeerbiya Жыл бұрын
Ma aqaanno xasuus iiga qurxoonayd la-kulankii Ayaan Diiriye ee maalinkii 14 October 2022, saacado badan ayaan Isla dhagaysanay heestan, waxaan iskala safarnay Hargeisa ilaa Borama haddana Borama ilaa Hargeisa - runtii qiiro badan ayaan dareemay eray kasta oo ku jira waa mid ay ku sifaysantahay Ayaan. Waxaan leeyahay Ayaaneey: Cimridheer ku waarop, Ilaahay caruuriyo caafimaad ku siiyoo, Ifka caano iyo nabad Cillad li’i ku noolow. ❤ Ayaan is always unique, lovely and respectful person.
@SuhaibmohamedSuhaip67
@SuhaibmohamedSuhaip67 5 ай бұрын
12:25 Am saq badh 2024
@user-rr2kq6yr8f
@user-rr2kq6yr8f 4 ай бұрын
Wakhtigu waa 7:45 habenimo gobtu waa garmany tarikhdu waa 14.04.24 inti igadanbaysa waxan filaya inay qoralkaygan like isaar wll aan dub usoo xasuuste
@marwayusuf830
@marwayusuf830 2 ай бұрын
❤🎉
@ZAMIFILMS
@ZAMIFILMS 7 жыл бұрын
Mouna sharaf oo Email ilgula soo xidhiidhay heeskan oo lyrics ah iga asoo codsatay waxaan leeyahay waad iga haysaa!!!! Thanks
@suleimanmohamed5414
@suleimanmohamed5414 7 жыл бұрын
ZAMI FILMS waxa ka codsanya zxb heesta u qaday maxamed ciro ee lawlab oo qoraal ah tnx
@arnableno3715
@arnableno3715 Жыл бұрын
Thanks 😊 🫂 🙏 🥰
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullaahmohaali
@abdullaahmohaali 3 ай бұрын
Guulaysta saaxiibayaal
@yaxyedheeg392
@yaxyedheeg392 9 ай бұрын
Waa Habeen sabtiya saacado waa 10:35pm Habeen Nimo 03/12/2023 Waa Habeen taariikhda igu jirana maalmahan soo marayna iga duwan waxaan rajaynayaa guuLo badan inzha allh waxan illhay Ee waydiinaysan in wax walba Oo maskaddayda ka dhex quuxaya ay Ee rumoobay inzha allh waxan furre doona masege kaygana inzha allh 4/4/2026 inzha alllh Hadii Oo alle inabad gaadhsiiyo 😭❤️🙏
@CabdibadalShabcan
@CabdibadalShabcan 2 ай бұрын
Zhp Mcn NoLoLku DeeqDa ku Nolow wll
@abdifatahmohamed660
@abdifatahmohamed660 2 жыл бұрын
Inta khaalid cali soo raacday like
@foziamuse8495
@foziamuse8495 7 жыл бұрын
Calaf nimuu ku raacshaa cawo iyo ayaanlee Yaaaaaasalaaaam Maxamed Lafoole Mahadsanid ZAMI FILMS
@ZAMIFILMS
@ZAMIFILMS 7 жыл бұрын
Fowsiya Muse you welcome
@ZAMIFILMS
@ZAMIFILMS 6 жыл бұрын
Fosiya hal heel ama inkabadan iga soo codso ta aad ugu jeceshay thanks
@Saetsane10
@Saetsane10 2 күн бұрын
I wish inan maalin uun ku heli doono 🥺💗 Ilaahay uun ba og sidaan ku jecelahaye
@Ciidle1
@Ciidle1 9 ай бұрын
Dhalinyaro meeshan maxan wax ugu qori wayey aad ku cafimaaden mooji Jaceylkeygii mooji kolay heestan wayso boqota iyadu nin ayey hore ka raacdey kala tageeni anago mudo afar sano ah naflaha qaybsanaynay 10/03/2023💔 Dad waxa jira nolosheena si fudud uso gala inaga oo gacmo furan kuso dhaweynay bilaa shuruud bilaa hantaqo hadana waxay inagu noqdaan kuwo nolosheena bur buriya dadka maxay ahayen mooji Lkn gobonimadena ugu duceyna huno mcn adigiyo ninkagu noolada 😊 Heesta way iga haysta oo waan u direy bari dhaweyd oo hinasihii ninku iga baxey lkn xasuusteedu iga tagi waydey xasuustu dawo ma leh Dhalinyaro xasuus fiican xidhiidhada kaga taga Igu salaan hadad garanayso qofta kolay aniga amusnan bay I qortee 😅😅😅 Ramadan qaybteeda danbe qoralka edit ku sameyey 😂 washington state magalada bellevue Awdal State Borama
@kaiseabdullahi9026
@kaiseabdullahi9026 Жыл бұрын
💔 qlbi jab ka weyn ma jirto qof si dhab ah aad u jclyd inaad wydo si kama' ah Calaf kana idin kala geeyay blse waa inaad ku qanacdaa qadarta Alle nolol cusub ne samystaa.
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Mohamed hassan husein "lafoole" Runtii heesahagu ma kala dhacaan Taageero wayn baan kuu ahay inta aan heesaha ka dhagaystane adigaa qaaday life long legend.
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 Ай бұрын
Aad ayaan uga helahayy ereyada heestan❤ Goobtu waa Burao waxaan wadaagayna dhagaysigeeda sxbkyy abdihakiin oo muddo 11 sano aanu asxaab ku ahayn Dhanka waxbarashada madarasad iyo scholba🦁❤ Waxaan ku leeyahay sxb geeridu Haku ilowdo❤ 7,21,2024 on View moments later time. Waxaan dub umilicsan doona messgkaygan wakhtigayga badhadhaha sxb🙏
@hodanabdi8920
@hodanabdi8920 Жыл бұрын
Waxan dhagaysanyaa anu hargeisa jooga gaar ahaan xero awr maalintana ay I wacanthy kana soo noqdey nolol mugdi ah oo aan in badan ku jiray waxaa mahad leh Allah waxan rajaynyaa inta murugaysan in ilhay ka dul qaado intana murudka leh Allah siiyo Aamiin 😢😢😢😢
@najmaaskar5687
@najmaaskar5687 7 ай бұрын
Jaarka xalasha alla hakugu wado farxada 😄 😮❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
Xero awr maxaaan u xiiisay ❤, faraxad waarta indr.
@saafiabukar2568
@saafiabukar2568 4 ай бұрын
Waqtigu waa 11:30 habeenimo goobtu waa Nairobi islii jaamka good luck inta iga dambeyso😮
@mohamudomar4528
@mohamudomar4528 7 жыл бұрын
Ilahay caruur iyo caafimad kusiiyo ifka caano iyo nabad cilad li.i ku nolow ♡♡♥
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 8 ай бұрын
Heestan naftayda la jecelahy ♥️👸 Cimri dheer ku waaro illaahay caruur iyo caafimad kusiiyo cilad li,I ku noolow naftaydaay 🤲🤲🌏
@HamdiAbdullahi-mr2xb
@HamdiAbdullahi-mr2xb 8 ай бұрын
Isku dooq beynu nahy aniga jecel dardis uma dhagesto😢😊
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
Aniguna waan kula jecelahay quruxeeey cilad li' noolooow ❤
@abdisalanali-oz4cu
@abdisalanali-oz4cu 6 ай бұрын
5/2/2024😢❤ haben xasus ii ah like iisar wll hadad iga dambeyso ❤
@muuse7009
@muuse7009 Жыл бұрын
Xasuuus 2017 goobtu waaa burco 6:00 subaxanimo ayaan baska bari iyo galbeed kasoo raacay waxan safar waxa barasho ugu baxay addis abab waxan markii aan magalada jigjiga gaadhay goostay tigidhkii diyaarada dhulka inaan marna waaan ka baaqsaday arimo degdega iigu yimi awgeed markii aan garoonka soo gadhay waxan si kedisa isha ugu dhuftay gabadh qurux qotan iyo qaba rabi u dhaliyey waxan lasii tacajebay qosolka dhoolacadaynta ah iyo xishoodka ka muuqda markay la hadlayso familygeeda xoogay waxan isha la raaco waxan go aansatay inaan hadal la holado lkn wadnaha oo aad ii garacayey waaan awoodi wayey waxa lagaadhay wakhtigii flyga waxan soo kornay diyaarasii nasiib wanaag waxanu noqonay isku kursig C16 markii aan fadhiisanay xooga kadib ayeey cod hoose oo naxariis xanbaarsan iiigu tidhi wll safarkaagu ma addis abab ayuu ku eegyahay haaa wll baaan ku idhi adiguna waxay iisheegtay inay Dubai ku socoto waraysi dheer iyo reer burco ayaaan ahay iyo reer hargaysa ayaan ahay waxan dhexe galay mawjado mustaqabal iyo aragtiyo nolosha waxan islaha fahanay aragtiyaha nolosha jawigu waa daruuro iyo roob waxan siii soconaba waxan wada dhegaysanay heestan waxan kala qoranay address yada waxa noo bilaabantay 4 sano oo jacaylka kuna dhisan ixtiraam qadarin naxariis isku kalsoonan.................. miyaan siii wadaa
@asmajamac6757
@asmajamac6757 Жыл бұрын
Nowad wll Maka guul gadhen jacaylkii
@teerohofficial6447
@teerohofficial6447 Жыл бұрын
Noo wad Walal 😢
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
Sii wad garacoow meeel macaaan baaad ku jartay kaadidu kuku dhagtayee 😂😂😂
@hoodoHurfe
@hoodoHurfe 6 ай бұрын
waryeev😢
@sagalabdikadir1476
@sagalabdikadir1476 Ай бұрын
Habartaye 😂​@@Nabaddoon.
@zamiirabdullahizanyare4971
@zamiirabdullahizanyare4971 5 жыл бұрын
Ax ax ax ax ax ax 😢😢😢😢😢 Heesta wlhy waxay igu leeedahy samayn goooniya sababta ah waxan dhagaysan jiray wakhti aan xalad aaan halkan kuso koobi karin aan ku jiaray Wlhy waxan galay xaas aaad dheer 😢
@khayremediachannel3052
@khayremediachannel3052 3 жыл бұрын
Allaha ayaa mahad leh wakhti walba nagu sima Heestani waxaan dhageysan jirey gbdh aan aad isku jeclayn wakhtigaa xadirkaaa aniiga waxan ahaa ardey dhigta fasalka 9 gbdhana waxey aheyn qof wng iyo qurux eebe u dhamyeye iyo akhlaaq waxey aheyd gbdha mustaqbal Ku haboon lkn aniga ayaa fahmi wayey waayo waxaan ahaa qof ciyal school oo aan garaneyn macnaha guurka Gbdhi mudo kadip waxay u kaceydey yurub manta yurub ayey dagan thy xalkaasna ayaa lagu qabaa waxey heysataa gbdh manshllaha Wakhtigii igu danbeeyey ayaan heestan SMS ugu direy Allow wakhtigan aaan anigaba ahey aabo soomliyeed thanks xasuusaha jaceylka maha mid la tirtirikaro Cidkiyo dibnaha ilkaga cadeyga whehsheda Codkarnimada dhaladka Cimrigey intaan jirey haben lama waceyn cadiyan Uma arkin Waa qeybo kamida heesta lafale
@maxamedsiciid6570
@maxamedsiciid6570 2 жыл бұрын
😢😢😢😢🙄😫
@user-ui5hc2ii7x
@user-ui5hc2ii7x 8 ай бұрын
Wakhtiigu Waa 16:49pm halkaan kusuganhaay waa Osaria Qiiso Jeceyl 😰💔Sanadka 7/11/2023 Malin Malmah Kamiida wll hadi Ad Qoraalkayga Akhriso like isar sii Aan Markale U soo XasuusTò (ASC) Codkarnimada dhaLadankaa Carsbkaagan Edebra Lee Cimrigay intaan jireey Caalamkaba Adoo Kalee Habeen lama Cawaynoo Caadiyaadba Kumaan Araag inanyahay Cirkoo da'ay Cosob soo baxaad tahay Cimri dheer Kuwaaroo ilahay Caruuriyo Caafimaad ku siyoo ifka Caano iyo Nabad Cilad Li'i ku nooloow
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 2 жыл бұрын
Waaa fanaan wayn oo cod fiican loona dhiibay erayo qaaliya hadal iyo dhamaaan waxa is helay fanan iyo Abwaan qaaliya Ilaahay cimriga ha u barakeeyo isha Allah
@abdirhmanisse5969
@abdirhmanisse5969 Жыл бұрын
❤😢❤ heestaan sii gaar ayay aniga iitaapanee runtii aad iyo aad ujeclaa wlh waqti wxn isla soo qaadanay aad iyo uxanuun badan maalintii nolosheyda igu naxtin badneed waxey eheed anigoo salaad casir safka hore kujiro walito😢😢😢😢😢 aan salaada laxeran 😢❤safka latoo sinaayo ❤😢 ayaan iyda kamur goonaayi xaaladee imar siisay ❤😢 markii salaada laxerty runtii waan sajuuday ❤❤😢 sahuud aan lagaarin ayaan sajuuday markaas 😢😢😢kadip ❤arini way iigu xumaaty❤❤😢 aduunyo
@kowtherbashiir4535
@kowtherbashiir4535 Жыл бұрын
Sorry🥺
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 Жыл бұрын
am so sorry pro
@mawlidMk7
@mawlidMk7 5 ай бұрын
3/25/2024💔 waqtigu kolayba waa is gurayaaye wxaan rajayn waqti kle inaan halkaan soo booqdo anigoo ka bad qaba dakharadda qalbigu qabo i.a 💔🙌
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 11 ай бұрын
2017. Ilaa. 1_11_2023. Ayaan jecelahay heestan inshallah comentigan sanad kadib ayaan soo noqon doonaa hadii aad iwaydaana iisoo duceeya alle aya og in lagaadhiye 😥😥
@user-qc4zk2tl7b
@user-qc4zk2tl7b Ай бұрын
Qalbiga kamaan fasixin qofkaygii waxan rajaynayaa inay noloshu mar kale na kulmiso🥺
@daawudabdikhalig1327
@daawudabdikhalig1327 5 ай бұрын
Qiso jaceyl 😢 Waa laiga guursadey 20/5/2021😢😢
@Ajmoha130
@Ajmoha130 7 ай бұрын
23/1/2024 Kal horena waan soo booqday balse ma taariikheyn runtii waa erayo iyo laxan iyo cod musik qof jacaylkiisii waayay ku cataabo Xaaskii ugu wanaagsanaa ee aan nolosha wadaagnay markii calafku na kala geeyay ayaan la wadaagay Fardowsa cali Maxamed hadii aad faaladeydan aragto waxaan ku leeyahay farxad ku nooloow marwalba iyo meel walba
@samiaahmed3784
@samiaahmed3784 2 жыл бұрын
Calaf nimuu ku racshaa cawo iyo ayaan lehe cimri dheer ku waroo illahay caruur iyo cafimaad ku siiyo ifka caano iyo nabad cilad li'i ku noolow Qofkii u horeyee jcyl ku midoobo isoo diray mlnkuu calaf nakala geeyey een midkale nolosha kula midoobay hadana wn kala tagnay wilkii aan is gursanay gabadh yar haystaa jcylkaygii horena wn isku soo labanay hadana wn kala cadhonaynaa 🥺
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 Жыл бұрын
Nolol San baan idiin rajaynaa Labadiinaba iyo inaad Nolosha Isku Afgarataan 😊🥰❤️
@abdiazizakoqali5916
@abdiazizakoqali5916 Жыл бұрын
Sorry my dear,may Allah grant you with a pious spouse ❤️❤️
@inaahmed9899
@inaahmed9899 4 ай бұрын
Hestan inaa dhagaysto kama daalo hes darenkayga kahadlaysa weye 😢Qofkow calafku nakala wadow cimri dheer ku waroo illahey caruur cafimaad kusoo yoo 🤲❤️ifka cano iyo nabad cilad li’i ku nolaw 🥲🫶🥹jacaylka calafka kawayn
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 3 ай бұрын
caawa waa 14/5/2024 11:51pm habeenimo jigjiga waliba keylaa herar. waxaan ku suganahy xaalad iska wareer ah anoo xaga family khilaaf naga dhaxeeyo nolashoo iska adag xaalad ardeynimo aan ku jiro. cimiri dheere ku waroo ifka caano iyo nadab cilad li "i ku noolow illahow nolal tan dhaanta ii door 😭😰😩
@user-ks6ns4fm3v
@user-ks6ns4fm3v 5 ай бұрын
Jaceylkeyga habeenku guursadaye ciqaab iibilaabatay😢abdiaziz siduu uguursadaye farxadi igaaga guurtay😭sanadi bara kaso waregatay intaas maalina niyadeyda kamuu bixin xanuuno badana umaray dartiis ficnan laheyda siduu ii ilaabay inaa u ilaabi karo😢waxa noqday sida qof uu dhabarku jabay 1year islama hadlin ilaa maanta waa jeclhy waalidka meynaga daayan far duco io far habaar 😢amar waalid baaku waaye jaceylkeyga 😭calaf naagtu kuraacsha cawo io ayaan leh😭😭
@najaxcudon2830
@najaxcudon2830 5 ай бұрын
C/caziiz Shafici mala dhaha nee wilkas abyo
@user-ks6ns4fm3v
@user-ks6ns4fm3v 5 ай бұрын
@@najaxcudon2830 maya abayo lama dhaho
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 3 ай бұрын
Sorry abayo 😢
@RiyadaNolosha1
@RiyadaNolosha1 6 ай бұрын
Lafoole hadadan dhagaysan waliga jacayl kuguma dhicin xata malihid qalbi wax jeclaada best somali Singer🎤👏❤ still 2024
@najahseid4826
@najahseid4826 3 жыл бұрын
Xasuus Walahi waan ooya markaan heesta dhagayso Lafoole waa mucaashaaq Waxa u ka mid yahay fanaaninta aan qaadka u taageero Rabbi cimi dheer ka ha ku arsaaqo
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 7 ай бұрын
Fanan Lafoole is one of my favourite somali artists cilad li'i is one of their best respect Lafoole 🙏
@xamsemaxud8018
@xamsemaxud8018 7 ай бұрын
Heestan waxa ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabala,gala bishuna 12/1/2024 wana habeen sacaduna 5:49 wana fakarayey markan dhageysanayey alle qofkasta riyadiisa haw rumeeyo😢❤
@Azmuunedebzan
@Azmuunedebzan 7 ай бұрын
Ameen wll😢
@filsanmukh4286
@filsanmukh4286 7 ай бұрын
Amiin
@almaazapdi3667
@almaazapdi3667 6 ай бұрын
Amein yaa rabbi ana kassanga 2.2.2024 3:40 hbeenimO😮❤
@marwayusuf830
@marwayusuf830 2 ай бұрын
ameen wll❤😢😊
@hassandahir8241
@hassandahir8241 Жыл бұрын
JAH hees iga dheh lafoole waxaad mooda hees qalbigayga fariinta ku jirta ay ka turjumayso taarikhdu Waa 12/1/2023 maalin khamisa saacaduna tahay 4:30pm galabnimo goobtu Waa doha Qatar 🇶🇦 jawigu Waa Mid dagan Inta is jecele kala dheer ilahay ha isku soo dhaweyo Aamin halala boobo inta iga damabaysay … Hees aan laga xiiso dhamaan
@Naima90900
@Naima90900 6 ай бұрын
Waa malin sabti ah 24.2.2024 hargiasa waxan heestan udhagysanyaa wiilkan rag kaxushay inan mudo 2months igudanbeysay xidhidhkena wan jeclaa inan guul kagaadhno lkn may dhicin waxan leyay cilad li kunoolow wan kufarxsanahay inan 5sano cimrigayga kamida farxad iyo jacayl isiisay kamana qomameynyo noloshan sowda marnay iyo malmihii xasuusaha❤😢
@khadramohamud8095
@khadramohamud8095 11 ай бұрын
25/9/2023 baan dhagaysanayaa Lafoole rabbow cimriga u barakee🤲my fav singer iyo heesihiisa taan ugu jeclahay 😊❤
@abdisamedqabile3606
@abdisamedqabile3606 2 жыл бұрын
Nawada cudoonnoo, halkaasi waa Xubnno wada cudoonnoo. Mahadsanid saaxiib heestan waan jidhi-dhicooddaa markaan dhegaysto.
@cartancumar7829
@cartancumar7829 9 ай бұрын
Same
@CabdiCasiiz-id5ls
@CabdiCasiiz-id5ls 3 ай бұрын
25/5/2024 wixi iga danbeeya laki saara 😂❤
@neehaalabdihashi7357
@neehaalabdihashi7357 2 жыл бұрын
Heestan 2017 qofkan is jecelan o Iqadi jiray o an isku dhacanay baa hadan 5 years kaadiib cawa isodir miss you more😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walhi aman waya dhaftay
@zamofficial4896
@zamofficial4896 4 жыл бұрын
Noloshaan uga dhacay darteed😥 Inaan kusoo noqdaana way igu adkaatay👏 wlhy 5bilood ka dib hadaan edit gareeyay fariintan😭😭😭
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Sorry wllo qaali noloshada dhiso mid khayr qabta ayaad heliye
@nimcoabdilaahi9920
@nimcoabdilaahi9920 Жыл бұрын
Sorry 😢 dadka baa iska noocaa
@zamofficial4896
@zamofficial4896 Жыл бұрын
@@nimcoabdilaahi9920 mahadsanid wll 2sano kadib baad commentigayga aragtay caawa habeenkii oo kale kuma sugni ee nolol qurxoon baan samaystay
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 Жыл бұрын
@@zamofficial4896 imika legend tahey zhBb ❤ lknn iyadi war ma kaheyzaa
@zamofficial4896
@zamofficial4896 Жыл бұрын
@@khalittzantos9984 haa wll waxy joogta boorame wali waa single
@AZMAR.MOHAMETT
@AZMAR.MOHAMETT 4 ай бұрын
Wlhi waxaan noqdey kaligey ma haysto wax ifahmaya dadka hortoodo intaa soo is taago ma dhihi karo jacayl i hayo spptuna waa in aan ahyn nin raga waayo dumarku marki ay sidaas oo kle noqdaan waxay raadiyan meeley ku nafisan meeshaseyna ku caro ba,ban plse aniga ma haysto qof i fahmaya💔😞😢
@elminasibb
@elminasibb 9 ай бұрын
Habeennimo Khamiis ah, 22Nov 2023, 4:45 PM ayaan degmo Norway ku taal ku dhageysanayaa Heestaan maanta iigu horeysay waana la dhacay Heestaan ducada ah waxaan u niyeesanayaa gabar aan is jecleen oo aan si kadis ah u kala harnay Lafoole xushmad mida ugu sareyso ayaan kuu hayaa legend 🫡
@clkhaaliqahmed6873
@clkhaaliqahmed6873 2 жыл бұрын
Jaceylku waa waxa qofka gob ka dhiga haddii uusan lahayn gabadhiisa uu jeclaa ayaa laga guursadey hadana waxaasoo amaana iyo duco ah ayuu u hibeeyay. 5,7,2022 galab talaado ah. Xidhiidhkeygii ugu horreeyay saan filayana ugu danbeeya ayaa curdin ii ahe talooyin iyo duco ii hura.
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
My favorite singer Mohamed Hassan Hussein ~ Lafoole Magacaa ha jiro waligaa 🥺♥️🎤🤴🏾
@therizamfamily3764
@therizamfamily3764 Ай бұрын
Waqtigu waa 10:10 pm goobtu waa Addisabba tariikhdu waa 9/07/2024 waxa ibaray heesta Nolozhyda 5 sano ka hor caawana wa wada joognaa Alxamdullilaah❤ waxan ilahay ka baryaynaa inuu awlaad salixa nagu arsaaqo
@CabdiXaamid
@CabdiXaamid 12 күн бұрын
Heestaan aad baan u la dhacy waayo wakhtigaan dhagysanaayo waxaan ahy nin jacyl hayo lkn waxaa waxa aad ii soo jiitay waxy tahy ereyada iyo laxanka marka laga tago ku luuqaynta iyo carab fudeedka maxamed xuseen xasan lafoole intaa ka bacdi waxaan halkaan ka salamayaa cid walboo jacylku biyo dhigay aad baad u salamayaa inta iga danbaysana waxaan lee yahy aamina calafku waaa wax jira oo qof walba oo la kulma si ula kulmayaaa Weee loove soomali weyn ❤🎉
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 Жыл бұрын
July 10 keedii 2023 hargeisa ayaan ku dhegeyaanaya waxaan caawa u soo galay xasuus jceyl sidaas darteed inta wax jecel waliba xasuustan oo kale like saar si loo ogaado heerka jaceyl ka heestan
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
heestu macaan badnaa😭❤🔥 ala abwaanku inantaa lga guursady uu u duceeyey😭💔 anaguna aamiiin baanu u nidhi hdy nooshahy 20 May 2022😩
@sabrinaqalpi3852
@sabrinaqalpi3852 Жыл бұрын
20 my 2023 baan sow baqdey anaa ❤
@HIBOAADAN-xz5cp
@HIBOAADAN-xz5cp 4 ай бұрын
Heestan waxaan soo booqday ramadaan oy thy 24 habeen khamiis taarikhtu thy ah 4 /4/2024 sacaadu 930 habeenimo heestan xasuus gaara ayey igu ledhy wllhi😢😢😢😢😢
@asedmossco3084
@asedmossco3084 2 жыл бұрын
Cimri dheer ku waroo Ilahay caruur & Cafidmad kusiiyo Ifka cano iyo nabad Cilad li ku noolow marksata waan u duceyaa ❤🙏 Heestana iyadaa ku xasuusta
@deeqamahad833
@deeqamahad833 Жыл бұрын
Hestaan waxaa ii qado ama I dhageysiyo qofka aan dunida u jeclhy ilaahey waxan ka baryaa in,eeynu is calfano🤲🤲
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 7 ай бұрын
Nchaalah waad is calfaysaaan indr❤😊
@deeqismail253
@deeqismail253 2 жыл бұрын
Haben xasuus mudan 2022/mar/28 caawa waxan ku sugnaY turkeY izmir waxa aad u jecla oo idhagaYsiyaY zhpkaY hamse ismacil noli kulanted zhP👑
@deeqismail253
@deeqismail253 Жыл бұрын
Isla habeenkalo xasuusmudan 2023/mar/28 sanad kadib waxa aan ku suganaY dowlo deeganka jiG jiGa Eedalka Ethopia bari galinka danbe 5:00 pm waxa ii Go'an tikid ✈️ dalka sweden🇸🇪 kaas oo cabsidiisa leH Alle waxan ka baryayaa inu amuuraha ii sakhiro dadaalkaygana Guul ku dhameeyo idamka alle. zhpkaY hamse ismail isna caawa waxa uu ku suganyaY switzerland🇨🇭 xaQiiqdi sanad kadib waxaan ku kala noolnahaY 2 Qaaradod "wadajooG raG wakhtidiidayba iMi" zhp waan kuso duceenaYa nolosha Guulobadan ka Gaadh allena nabadqab hayskukentusO insha alaH❤🙏
@deeqismail253
@deeqismail253 5 ай бұрын
Isla sanad klE oo xasuus mudan Raga socodku waa u door haduu mawdku daaYo 2024/mar/29 tunis 🇹🇳 gobolka midniin Aniga iyO zhpkay sakariYE kuna wajahan dhankas iYo TalYani alle nabad qab hanaGu gadhsiYo 🤲
@naadirhassanaadan
@naadirhassanaadan 3 ай бұрын
@@deeqismail253 legend isku miso ayaan nahay markan xor noqdo ayaan kula soo hadli donaa hada waxaaan ku jiraa xapsi kuyala dalka poland
@raxmahaybe4490
@raxmahaybe4490 2 жыл бұрын
Calaf nimuu ku raacsha cawo iyo ayaan lehe cimri dheer ku waaro ilahay caruuriyo cafimaad ku siiyo ifka cana iyo nabad cilad li’ku noolow 🥰. Wax kale lafooole 🥰goobta jigjiga tariikhda February 8/2022 sacadu 11:15am
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Ifka caano io nabad Cilad li i ku noloow 😢
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Sabti-19-2-2022 ayay noqotay inaan markale dib u dhagayso Lafoole iyo codkiisii tolmoonaa ee uu "Cillad li' ku noolow" ku qaadayo kadib dhowr sanno kahor oo dhagaysigeeda iigu daybaysay.🙋 Caadyaal.
@shkarapoy9031
@shkarapoy9031 6 ай бұрын
Waqtiga waa 03:43 habenmino waxaane jogaa dalka Austria 🇦🇹 Inta iga dambeeso like ta ha ila dhaafina🙏
@adnantaariikhi2237
@adnantaariikhi2237 7 ай бұрын
Hada Wn helay qoftdyi mudo kadib Alx ❤😊
@adnantaariikhi2237
@adnantaariikhi2237 7 ай бұрын
Mashlh
@abshirogaacir
@abshirogaacir 8 ай бұрын
Alla! Mxay qalbi taabad tahay😢 Sidaan heesaha lafoole ujeclhy iyo sidaan midan u arag isma leh
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 6 ай бұрын
23Febuary 2024 habeen sabti soo galayso Magaalada Berbera Xaafada burcosheekh 11:06PM insha Allah caawa jaad iigu dambaysa allah hayga daweeyee
@alonegirl6746
@alonegirl6746 5 ай бұрын
Tariiqdu waa 17/3/2024 sacadu waa 20:34 mogdisho banaadir😢❤
@ahmeddoonka2241
@ahmeddoonka2241 2 жыл бұрын
Hapeenimo 2:10 Ayaan Dhagaysanayaan Gooptu waa Rako Raaxo♥️😭🎤🎤 Xasuuus Ayey igelisaY
@nimcobadan5404
@nimcobadan5404 4 ай бұрын
Halkan Daawo ayaan Uso Doontay 12:30 am 9 April 2024💔💔💔😭
@muxiyadiinmuxiyaddiin3507
@muxiyadiinmuxiyaddiin3507 Жыл бұрын
Heestan hada uma dhagaysanyo qalpi jap Lkn aad u dhagaysan jiray 2018k Marki layga guursaday gabadh aan saaid u jecla lkn nasiip uman yeelan inan nolosha la wadaago 😢😢 Hada waanka bogsaday qalpi jabki wakhtiga i hayay alx waxn haysta qof ijecel ❤❤❤ Inta la dhiban jacaylka waxn leyhy never give up zxpyl Inta jacayladoda haysatana Waxn leeyhy alle haysu kiin daayo ❤❤
@sayidholac5382
@sayidholac5382 2 жыл бұрын
Timaahagan culaygey dib marky uciiran kalidood ciyaariyo Ciridkiyo dabnaha iyo ilko cad adiga weheshadda❤❤
@ikrafitah8191
@ikrafitah8191 7 ай бұрын
Carabkaga edebta leh 😭❤️🫀🫂👑ciiltire my husband 💍💗insha allh malin kaloo qurux badan baan xusi donaa haday rumowdo in aan wada nolaano anagoo ubad badano bariya haysano insha allh jacayl qiimo leh my xajigayga oo addunka u jeclhy abdiqani ❤️👑🫂
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 6 ай бұрын
Guulaysta wll ilaahy jacylkaga haku barakeyo
@yahyeabdi5516
@yahyeabdi5516 5 ай бұрын
Hestan wn dhagysanayaa anigo gabr hda jcyl cusub uqaday, oo mrkasto aan lahadlo jcylkaga usheko isdhahaa mise na wn jakiraa oo weli wxaba umashegan. InshaAllah wxn rajynaa inn malinta reer yelano inn tusidono qoralkan ..... .....cimri dheer kuwaro Ilahy caruur iyo cafimad kusiyoooo.... cilad Li,I kunolooow.... boqorad ayaa tahy 07/03/2024 ❤❤🎉
@abdirahmandhargiye5525
@abdirahmandhargiye5525 5 ай бұрын
Saxib yaan lagaaga hor marin hada dareenkaaga sheego hadii kale hadhaw way kugu adkaan doontaan
@yahyeabdi5516
@yahyeabdi5516 5 ай бұрын
@@abdirahmandhargiye5525 zxp sidss Lee noqonee intn kabdn wxba maqarin karo
@umoosmaan9091
@umoosmaan9091 5 ай бұрын
Cimri dheer kuwaro Ilahay caruur iyo cafimaad kusiyoo Ifka caano iyo nabad Cilad li i kunoloow Jacaylkaygi Apdirahmaan apdinaasir🎉 19/3/2024
@suhaibomer4460
@suhaibomer4460 3 жыл бұрын
Goobtubwaa hargeisa degmada ibrahim koodbur xaafada jigjiga yar 12/aug/2021 habeen jimco ah
@bashiirabdallaofficialchan8699
@bashiirabdallaofficialchan8699 2 жыл бұрын
Saacadu waa 8:50 pm goobtu waa Turkey stanbul xafada Aksaray xaaladaha iska jira awgii ayana u iLaawin heesta loveta igu qabya Team tahriib
@abwaanmaxamedsalaxc.cibaar2533
@abwaanmaxamedsalaxc.cibaar2533 Жыл бұрын
Hhh nio ciyal shakira ma thy mise bacda
@sagalabdikadir1476
@sagalabdikadir1476 Ай бұрын
Mesha rabte matgty wll 😊😢❤
@khaliilahmed5550
@khaliilahmed5550 20 күн бұрын
Cimri dheer kuwaaroo ilaahay caruur iyo caafimaad kusiiyoo. Ifka caano iyo nabad Cilad li’i ku nooloow Cilad li’i ku nooloow Laabta kuusii daayay👏
@ahmedkhaalid7026
@ahmedkhaalid7026 4 ай бұрын
Nawada cudoono laysku wada cabiray iyo Surka iyo cabaaryaha Markii aan tin iyo cidhib casaankaga dheehde Lacajaby aaamino Majira qof aad ka heshay qacdi koowad aadna niyeesaty inuu qofkaagi yahay idinkoo sifiican isu baran wali xiriirkinu cusub yahay Waatan ihaysata hadeer Heestan qof baa ibartay markastana aan maqlo iyadana soo xasuusta 2024/4/9 Eed halmalin baa kadhiman Iyadan la ciidi doono insha allah❤
@xisalyalona1783
@xisalyalona1783 7 ай бұрын
I listened 20024🎉ì hope may allah good life i.a❤
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 227 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 539 М.
MAXAMED LAFOOLE ┇ Qalbigeyga Hoo ┇ Hees Cusub
5:53
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 3,8 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017
7:31
ZACK FILMS
Рет қаралды 2 МЛН
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:04
Lafoole official
Рет қаралды 1,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 359 М.
LAFOOLE - WEHELKAGI SHALAY - HEES CUSUB 2022
4:52
MOHA BOSS
Рет қаралды 529 М.
Qalbi Luula
5:49
Release - Topic
Рет қаралды 30 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН