Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@ibrahimhassan17482 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Sahal Moalim Iisse Abwaanka sameeyey heesta Layaabka leh waa uu dhintay Ilaahay ha u naxriisto Fanaanka weyn ee heesta Qaadaya ilaahay ha xafido #Hassanow_Eedeng_Samatar
@mohamedosman18155 жыл бұрын
Heestan Aniga oo macnaheeda fahmeyn haddana kama daalo dhageysigeeda wlhi Music Abdisalam jimmy baa wax kale ah iyo laxanka Heesta saraan
@farxiyoluulofficiall6974 жыл бұрын
Iyo codka kudar wll
@mohamedosman18154 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 Mahadsanid codku waa Heersare. Haddaa ii macneyn karo erayada heesta waan jeclaan lahaa
@mussashire65166 жыл бұрын
samatar fanan ka wanagsan ina'so mari mayo wayo sa waxan u leyahay cod iyo af somaliguba illahba u hibeyey