Walaahay music lamida ma arag waa Cajiiib c/salaan inaba caadi maaaha .madax sare😃
@MohamedSalah-rk3sp6 жыл бұрын
Walaal siduu London u yimidba eberbuu noqday nin dhuuxa dhaqaajiyuu ahaa lkin ma garanayo waxa ku dhacay sxbeeynu nahay wuuna heeystaa keyboard ama piano lkin wixii uu tumi jiray iyo wax u dhowba ma tumo hada bal eeg musigii uu Canada ku tumi jidhay nasteexo tubeec aun shaadiya jamac yare dhelylo zeynab qalanjo x a samatar iyo albumkan iminka mucjisada musiga ayuu ahaa waxaa kaliya oo kula loolami jidhay shego band
@cumarcade83123 жыл бұрын
@@MohamedSalah-rk3sp sxb taariikh baad haysaa bee nooga wrn ninkaa sxb mucjisadaa taariikhdiisi hore iyo ta dambaba nala wadaag. Thanks🙏
@MohamedSalah-rk3sp2 жыл бұрын
@@cumarcade8312 walaal xiligaa uu Canada joogay waxaa jidhay challenge ama bedertan dhanka music ga ah shego band Jimmy a a naji iyo cumar yare marka la yiraa gacan macaani Jimmy wuxuu kursiga la fadhiisan jidhay shego band London buu usoo wareegay deedna wuxuu u yimi fanaaniin aan qiimihiisa aqoon oo u heeysto maxamed karaamo inuu yahay ninka ugu qatarsan music ga markaa xoogaa wuu dib dhacay ayaan waxba muusan tumin 2009 ayuu bilaabay inuu wax gargaraaco lkin dhegtaaduba weey dhibsanee wixii uu tumay marka mar la aragbuu ahaa lagasoo bilaabo 1996 ilaa 2000
@cadderashiid6 ай бұрын
Waxan hada ma music 🎤🎼🎹🎶miya waxan wa shucaac xoog ayu ushegte musiga macalinkeyna wan ku taamne
@naaifadam8005Ай бұрын
Waa Abdisalaan Jimmy qofka music mucjisada ah qaracaya codkuna waa Abdosalaan Jimmy iyo Sahra Ahmed.
@cadderashiid28 күн бұрын
@@naaifadam8005Wa ogahay 👍thx Lkn waxa cajiim ah musicka an waligey noca utumayo wax tümi Kara an jiirin
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas3174 ай бұрын
🎉@llaah Ha Kuu Naxariisto❤
@GorGor20233 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@xuseenaadanxasan10034 жыл бұрын
Sahro axmed jaamac abokor waa fanaanad codwanaagsan bay ahyd ale hawramdo
@wiilkaReerCigalle6 жыл бұрын
Abdisalam jiimi music lamid ah dhalinyarooy ha sugina 😂
@SamiyaMahamed-jv2fi10 ай бұрын
Somali history heeso
@afmadhiinhaji74046 жыл бұрын
abdisalam jimmy hada music tayada laha miyuu ka guuray music lamida ah ma arag anigu
@MohamedSalah-rk3sp6 жыл бұрын
Walaal siduu London u yimidba eberbuu noqday nin dhuuxa dhaqaajiyuu ahaa lkin ma garanayo waxa ku dhacay sxbeeynu nahay wuuna heeystaa keyboard ama piano lkin wixii uu tumi jiray iyo wax u dhowba ma tumo hada bal eeg musigii uu Canada ku tumi jidhay nasteexo tubeec aun shaadiya jamac yare dhelylo zeynab 2 dhagx qalanjo x a samatar iyo albumkan iminka mucjisada musiga ayuu ahaa waxaa kaliya oo kula loolami jidhay shego band