Laxanka Miyir - Cumar Dhuule Cali Aun

  Рет қаралды 13,608

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Qaraam : Miyir
Laxanka : Gu'roonjire Aun
Luuqda : Cumar Dhuule Aun
Kabanka : Xudeydi Aun
Foorida : Xuseen Baajuuni Aun

Пікірлер: 20
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: 𝐈𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐲𝐢𝐫Saday Ha moodina Eeey Maankii Iga raacay Baa Maqaneeeeeh Maankiiyo madaxaa I KaLa maqanooh Idina waa Iguh Maadsanaysaaneh Maqashee Layli qays Waxay Marisooooh Hooy maqasheeeh LAYLI QAYS waxay marisooh Nin Magansaday MeeL xun kaga Taga'yee Hadii aan muusanaabay! Oo aanad i MaqLayn! Asanaan Midigtayda Maanta ku Hayn Waxaa bay marwa Roon Anigoo Mar sugee MawLaha RABBI baan La magan sadayeeeey Muusigan dhacayiyoh Micnaha kabankabah Hadii Uu maqLoh Mayti Weeyaaneh Miskiinkii CiLmi Kama maqnaadeene Marxuumkii CiLmih Kama Maqnaadeenee Mawdkaa meerayaa Hadaanu ima kaLin Adigaan kuu maqnee Ha murugooneeeeeh Maaroodi ma daayo Mira shada eeeooo May racuu U bartuu U Muhanaayaayeeh Maankay Yeey hayna KaLa maqnaysiineeh ============END!
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib #Khabiir.👍
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Subxaana yaa cadiim war ninku codkiisu macaan waa dhaafay ee wax kale ha loo bixiyo yaa Allah Allow kuu Naxariiso umar Dhuule Ali mahdi iyo intii Muslim ahba Foodhida waa xuseen baajuuni Aun
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 Жыл бұрын
Yaa salaam, yaa salaam ALLAH goobta waxa isku heley tiirarki fanka. Salaan gobeed Khabiir Qaraam.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Salaan sare sxb👋
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb heestan waan raadin jiray AUN cumar mahdi laxan kasta oo qaaraamiya wuu kusoo faro yaraystay carwo. Xaafuun raaxeeye isku shuban. Hinqis
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Hinqad Higsad Hogaan Horseed Iyo Dhamaan Laxamada qaraamka badidood ba wuu qaaday.
@honeybadger4812
@honeybadger4812 Жыл бұрын
madad yaa jeeylaani inaba caadi maha
@mohmudjama121
@mohmudjama121 Жыл бұрын
Ereyada badan kood waxa leh cagaf Maroodi ma daayo mirshada Mayrucuu bartaybuu muhanayaa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Maroodi ma daayo mirashada'e Mayracuu bartuu muhanayaaye Hadii aan muusanaabay oonad i maqlayn Asaanan midigtayda maanta ku hayn Waxaa bay marwa roon anigoo mil sugoo Mawlaha rabi baan la magansada'e Labadaas baydka Cali Sugule baa leh Erayada Sawdkan imika Cumar qaadayo waa isku jir Ku darso Ismaaciil cagaf kaliya ma ahayn raga Erayada caynkan oo kale samayn jiray walaw uu isagu ugu badnaa imika Erayada Sawdkan way ku yar yihiin Erayaduu lahaa hal ama labo maahee.
@mohmudjama121
@mohmudjama121 Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935 waa isku Jir sidaad sheegtay sulub kama madhana siiba baydka u horeeya mahad snid zhp
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Cajiib
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
😂WAAHWAAH!!!MAANKIYO MIYIRKA U MOHDA KHABIIR QARAAMI ADEEGISA HUFANO!! WUU NOO TUSBAXEEYA QARAAMIGO! ALLOW KHAMRA JANAAD XUURALCEYNI WARABIDAA!!!🤣🤣£👍👍👍👍👍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 11 ай бұрын
Cumar Dhuule Cali. Miyir iyo Rag badan Oo Tiiraarkii Fanka Ahaa Baa Goobta Isku Helay. Cajaladii lagu duubay Djibouti 🇩🇯 bay kamid tahay. Alla boqor ma ahaa. Salaamullah Saaxibkeeyoow 2:00 am Iyo Nairobi. ✨️❤️🙌
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle Жыл бұрын
Fadhigan ay Cumar u tumayaan Xudaydi iyo Baajuuni heeso badan ayaa lagu qabtay. Cajalad ay ku duuban yihiin ilaa 6 heesood baa i soo martay oo xusuus gaar ah ii leh. Mahadsanid, #Khabiir_Qaraami
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Heesaha ugu Fasiixsan ee Qaraamka Fadhiga lagu tumay weeyaan ee aan markaas Cumar na la isaga celin karin Ciil Kaar Laac Nugul Miyir Murug Laxamadaas buu Cumar ka qaaday fadhigaas goobtuna waa Jabuuti.
@sharifabdi7204
@sharifabdi7204 Жыл бұрын
Ala maxa rag isku tegay alow idiin naxariso dhaman tiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedkajaar5578
@mohamedkajaar5578 Жыл бұрын
Sxb Aad baad u mahadsan tahay Waxaan hadda kamid noqday Saaxiibada kugu Xirnaan Doona
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mudnaan sxb👍
Laxanka Jiib - Cumar Dhuule Cali Aun
8:22
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 14 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 518 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 32 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 32 МЛН
SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS
11:38
Qaraamyahan
Рет қаралды 31 М.
Taagga Eegmada
9:41
Release - Topic
Рет қаралды 98
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
Laxanka Soodaani - Cumar Dhuule Cali Aun
8:30
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
Laxanka Ciil - Cumar Dhuule Cali Aun
12:11
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 4,2 М.
Laxanka Nugul - Hibo Maxamed Hudoon Hibo Nuura
8:29
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
Laxanka Laac - Cumar Dhuule Cali Aun
9:21
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 2,6 М.
MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS
11:14
Qaraamyahan
Рет қаралды 36 М.