Laxanka Rakaad - Maxamed Axmed Kuluc Aun

  Рет қаралды 11,942

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Qaraam : Rakaad
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
Erayada : Ismaaciil Cagaf Aun
Luuqda : Maxamed Axmed Aun
Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun
Durbaanka : Maxamed Aadan Dacar
Xiriirinta : Maxamed Aadan Dacar

Пікірлер: 28
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Dhan loodayo waa ma dhaafaanoo Dhaliil male ruuxa taa dhalayeey💔
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Жыл бұрын
Inan dhexdu madag tahay aya berigi hore quruxda hablaha lagaga qiyaas qaadan jirey. ❤❤❤❤❤
@khalidabdilahi193
@khalidabdilahi193 Жыл бұрын
Alle haw naxaristo labadayda aader ee garabkayga aha
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Aamiin
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Yaa salam, cod luxdan, midho culus, Laxan miisaanman, kaban classic ah iyo xidhidhin cajib ah meeshu waa Abu Dubia
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si wanaagsan sxb Mahadsanid.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Yasalam rag culus ayaa kenty Kuluc xudeydi iyo dacar
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si wanaagsan sxb.
@kaamilali1389
@kaamilali1389 Жыл бұрын
Waa maxey micnaha areyga UAN
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto baa loo soo gaabshay.
@fitaaxnuur3104
@fitaaxnuur3104 Жыл бұрын
💋💋💋💋
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Meesha maxaa qamaamuur iskugu timid.
@sharifabdi7204
@sharifabdi7204 2 жыл бұрын
Calek calek
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb. Heestan iyada oo raadiye ka baxaysa mooyaane hore umaan arag iyada oo duuban. In ka badan 20 sano ayaan raadinayey iyada oo duuban. Balse waan ka quustay. Waxa aan la yaabay halka aad ugu tagtay iyo sida aad ku Soo heshay. Mar labaad iyo mar seddexaadba waan kaaga mahad celinayaa, sxb.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mudnaan sxb👍
@mohameddheere5146
@mohameddheere5146 Жыл бұрын
Yuusufoow ma suugaan dhaadhi kaa daran ayaad aragtay
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
@@mohameddheere5146 Aad iyo aad.
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
Kugu maalnay warya sii wad 😂🎉
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waa hagaag sxb😂
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 2 жыл бұрын
Saaxiib waxan oo ereya ah ma cagaf baa leh?
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si wanaagsan sxb Waxaas oo erayo ah Abwaan Cagaf loogu tagi mayo Siiba Inta Badan Miraha Uu Kuluc ku qaado iyagoo isku dhan inta badan abwaan cagaf baa leh waxaa ka mida Miraha isku dhan Ee Kuluc nasiibka u yeeshay inuu Ku Qaada Laxamadan Nugul - Kuluc - Seeftii Caashaqa Rakaad - Kuluc - Dhan loo dayo Damaq - Kuluc - Hadaan haadka ahay Carwo - Kuluc - Faduushayda Caashaq Laac - Kuluc - Lalahaa Ka jar laabta Laxamadan iyo kuwo kalaba Mirahooda oo isku dhan oo Ismaaciil Cagaf Curiyay Ayuu Kuluc nasiib u yeeshay inuu ku qaado Sidoo kale Fanaaniin kale oo badan baa iyaguna Nasiibkaas u yeeshay inay ku qaadaan Miro isku dhan Oo Abwaan Cagaf curiyay..
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
​​@@khabiirqaraam7935 Saaxiib Nugul iyo Dabeecad marka uu Kuluc qaadayo waan waayay ee si aan ku helo iga caawi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@abdikadirsahil2098 labadaba chanelka ayaan soo dhigay Dabeecad malaha kan baad u taqaan Nugul isagoo qaadayana qaybta playlistga ee Laxamada Kuluc aan ku aruuriyay baad ugu tagaysaaye sio dhex gal kzbin.info/www/bejne/iGSaeqOGeLR7q8k
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 mahadsanid, Damaq baan rabay in aan dhaho, kan waan aqaan.
@CabdisalaamCisman
@CabdisalaamCisman 2 ай бұрын
0:25
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
RAKAADOW KU RAKAATEY!! USTAAD TUSBAXEEYOW XUURALCEYNI KUU HEESTAY IDAM ALLE😂😂
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
😂😂
Heestii:~ Ka hadhbaan laha(Kaban)
9:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 15 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 35 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Laxanka Rogaal - Faadumo Axmed Dhimbil Aun
9:40
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 123 М.
Laxanka Wadaag - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
9:51
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 28 М.
Laxanka Kaar - Maxamed Axmed Kuluc Ahn
6:41
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 10 М.
Laxanka Soodaani - Cumar Dhuule Cali Aun
8:30
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
Laxanka Kalkaal - Maxamed Yuusuf  Aun
9:04
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 9 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН