Laxanka Kalkaal - Maxamed Yuusuf Aun

  Рет қаралды 8,836

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

2 жыл бұрын

Qaraam : Kalkaal
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
Erayada : Ismaaciil Cagaf Aun
Luuqda : Maxamed Yuusuf Aun
Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun

Пікірлер: 16
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 Жыл бұрын
Waaxay laxankan caajiska ah😄 Si kastaba Qarshe waa cajiib.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
😂 waa kan isagoo mar kale isku laba dhacaya kzbin.info/www/bejne/g4nSpYWJm9uLea8
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935hhh ma xuma zxp.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
mahad celin baad mudan tahay khabiir 😇
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
Kalkaal oo sidan faseex u ah maan arage mahadsanid Khabiiroow.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Labo Mar buu qaaday Gacan kale oo Saalax Qaasim tumayana Waan Soo galiyay Mudnaan sxb👍
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Waan dhageystay marka kale ee aad soo gelisay waa asal labaduba sxb Maxamed Yuusuf qaraamiga wuu ku raaxaysan jiray.
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
Gacantani tii Xudeydi maaha Cumar Dhuulle inay tahay baabay u dhawdahay
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waa Macquul Cumar Dhuule hadaad Cuudkiisa Maqashid Xudeydi kama maqna dhawr mar bay isku Murgaan Tumistoodu
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Saw arday iyo macallinkiisii ma ahayn, waa sida Goobbe, Daauud iyo Jiim isugu gacanta eegyihiin siiba Goobbe iyo Jiim.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waa sidaa sxb Waaba sababta ay aan loo kala garan balse Kabanka Imika hadaan dib ugu noqdo waan kuu hubaa Sxb Waa Gacantii Xudaydi bal eeg Marka Fadhiga kale Ee uu u tumayo Hillaac dheere isla Maxamed Yuusuf kzbin.info/www/bejne/hqbYdmyFo86mnLs
Laxanka Muxibo - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
9:55
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 11 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 13 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 68 М.
Laxanka Rakaad - Maxamed Axmed Kuluc Aun
7:48
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 11 М.
Xasuustii iyo suugaantii Al fanaan Cabdi Baadil
2:42
Hayaan Media
Рет қаралды 3,5 М.
Laxanka Kaar - Maxamed Yuusuf Cabdi Aun
9:11
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 7 М.
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 74 М.
Laxanka Banaadiri - Xaliimo Khaliif Cumar Magool Aun
9:13
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 15 М.
Laxanka Jawhara Luula - Maxamed Yuusuf Iyo Magool Aun labadaba
8:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 35 М.
Laxanka Kalkaal - Maxamed Yuusuf Cabdi Aun
16:21
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 5 М.