Xulka Heesihii hore #5

  Рет қаралды 247,771

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Qaybtii shanaad ee xulka heesihiii hore
(101)
(102)
(103)
(104)
(105)
(106)
(107)
(108)
(109)
(110)
(111)
(112)
(113)
(114)
(115)
(116)
(117)
(118)
(119)
(120
(121)
(122)
(123)
(124)
(125)

Пікірлер: 153
@hindaadan3442
@hindaadan3442 7 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Culuc ilahay janatul farduusa haka warabiyo 💖
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomali Oo Moda Jecelyaa
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@abshirkeey0fficial107
@abshirkeey0fficial107 4 жыл бұрын
#105 Sxp tan xagen ka heli kara adigo mahadsan 🙏🎵❤
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Abshir keey Official sxb horta youtube waan ka waayay waxaase dhici karta in inetrnet-ka laga helo ee bal internetka ka waydo ila soo socodsii anigaa kuu soo bandhigi doona haduu illaahay yidhaahdo.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Chanalo badan ayaa jiro lkn adiga ku wadanaa waayo hesaha magacyobayaad u samesay si aan u fahano qofkii qaado Good
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638 5 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore
@nunubabe8414
@nunubabe8414 5 жыл бұрын
14/11/2018 ayaan dhagaysnyaaa heeso waa kuwiii hore 😘
@ahmedabdiabdilahi4754
@ahmedabdiabdilahi4754 3 жыл бұрын
Xaliimo khaliif magol ba ugu cod mcn
@kuulman9240
@kuulman9240 8 жыл бұрын
LB channel Thank You Bro Adbad uu Mahadsan Tahay Walalkay
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Mr Wabari Adigaa mudan walaal.
@nalasocochannel4744
@nalasocochannel4744 5 жыл бұрын
waad mahadsan thy wlky
@MohamedAhmed-jp1sz
@MohamedAhmed-jp1sz 8 жыл бұрын
waxaan rabaa heesta uu qaado axmed cali cigaal iyo sahra waxaa ka mid ah miraheeda Allaaa maganeey heestaas magaceeda ayan ubaahanahay
@kananhashi6368
@kananhashi6368 9 жыл бұрын
Sxb Lb Salan sare sxb heeska 121 can u plz posting the whole song thanks sxb
@mohamedaynab2595
@mohamedaynab2595 4 жыл бұрын
Waku mahadsantihiin xulka heesaha sameyseen waxan hayaa wax idinka maqan email me tiigeey.mo@gmail.com or call me +16474502982
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 6 жыл бұрын
Asc qawdhanow sidii nin weyn baad iigu warantay waan kaa qaatay indeer ,aad iyo aad ayaan ku salaamayaa waanaad mahadsantahay.
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Lb Chanel Bro waxaan kaa codsanaya heesaan aad ujeclahay oo tidhaa waxaaad beerka laabtiyo baarka iisalaaxdaba soo baxnaanadeni igu maadan baylihin marbo copyga wan so argay orginalkan raba Bro xata fananka qadaya magcisa ima sacna cabdinasir macali miya maqan isoo raadi Bro mahdsnid hesahena ayaad naso xasuusisaa
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Somali hana hilaa walaal ma garanayo heestaa iyo qofka ku luuqeeya toona.
@cabdimoha8037
@cabdimoha8037 7 жыл бұрын
sxp Lb channel adoo raali ah igu caawa magaca heesta eey erayadeeda kamid yihiin :inkastoon falaaraha fayahiisa caashaqa,wali aanan fara galin :inkastooy dad fara Badan,cilmi uu fogeeyoo,faral eey ka dhigayaan
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Fankii qiimaha lahaa
@sirajiomar6079
@sirajiomar6079 8 жыл бұрын
dalays ma aha hesta waxa iskaleh micnaha waxa qadey saynab xaji cali baxsan heatana waxa la dhaha samir marka khadija dallays ma aha
@QamanHasan
@QamanHasan 5 жыл бұрын
Mahadsanid wallae
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
waad mahadsantahay tan waan arkay laakiin taadaan jeclaaday saafi ah dhib ma lah markaad hesho insha allaah
@cisiidsaalax716
@cisiidsaalax716 5 жыл бұрын
Sxb igu qaliya qowdhan adigoo raaliya waxaan cod sanayaa heesta caasha cabdow 110 ayadoo sidaan ah micnaha waykujirtaa llkin waxaan rabaa iyadoo sidaan udagan cml 🙏🙏🙏
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
Bndaraqali Bitaale Saaxiibkayga qaaliga ahaw heestaasoo u degan sida tan oo kale youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nZ-QeIKir56rq8k
@cisiidsaalax716
@cisiidsaalax716 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa umahad santahay qof nugu qaaliya ayaatahay bro shukran sidaa cod sigayga iigu tixgalisay 🙏🙏🙏
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
@@cisiidsaalax716 Adigaa mudan saaxiib.
@Wonderer224
@Wonderer224 8 жыл бұрын
Sida heesahan ay fasiix u yihiin waxay caddeyneysaa inay yihiin heeso laga jabsaday khasnidii heesaha lagu kaydin jiray ee Muqdisho ama Hargeysa. Waa kaydii heesaha ee Soomaali oo dhan wada lahayd oo la jabsaday. Tuugo!
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Wonderer224 Maxaad la caytamaysaa qof yahaw. Miyaana heesaha la heli Karin ayadoon la xadin?! Sxb kaydkaygu Hargaysa iyo Xamar-toona kamay iman lagamana soo xadin ee waxay ka kala yimaadeen qaaradaha dunida oo dhan. Waxayna iskugu jiraan heeso aan soo iibsaday oo aan lacagtayda kala baxay iyo heeso aan dadka ka COPY-garaystay. Hadaad la yaabantahay sida ay heesuhu fasiix u yihiin heesaha kaydkayga Boqolkiiba sideetan 80% aniga ayaa hagaajiyay oo fasiix ka dhigay oo from analog to digital u bedelay. Teeda kale anigu waxaan ka soo jeedaa dalka Somaliland oo saqajaanimadaas oo kale dhaqan uuma lihin oo lacagtayada ayaanu adeegsanaa.
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
+LBchannel walaal cidna dheg ha udhigin inoosoo badi heesheeni hore qof karti leh ayad tahay sharaf baad mudantahay waanad mahadsantahay aad iyo aad شكرا شكرا Mar labaad mahadsanid 👍👍
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 8 жыл бұрын
+ahmed ali sjf
@caqliquute2343
@caqliquute2343 8 жыл бұрын
waxaan u bahnahay hees. aana garaneenin dadka qaada lkn midhaheeda waxaa kamida. daainbaa qalbiga kudaabacoo waxaad tahay daruuur raxmad soo sadadee
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
caqli quute sxb heestaa ma garanayo.
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 6 жыл бұрын
waaaw waa xul muhiim ah intan dhagaystay
@jamamohamed2169
@jamamohamed2169 5 жыл бұрын
Waa.la.gaaray..iiidiye....Waa. .I noo. .aroos...wacan...as adow. ........Hee. ..ku..dar..dee
@blueskytv5678
@blueskytv5678 6 жыл бұрын
heeso mutiyo macno leh weeye ✔✔✔✔▶✔✔
@sirajiomar6079
@sirajiomar6079 8 жыл бұрын
Lb channel axb hes ana aoon wixi qadey ayan raba inaad iso galiso hadad igu dhaanto miraheda hadan waxyar ka sheego waa NACAS LIITA MOOYEE NIN RAGIHI MA diidee labada miduun noqoo pls 2
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+siraji 88 Heestu waa Nacas liita mooyee nin rag ahi ma diidee labada midkeed noqon. Waxa ku wada luuqeeya Hiba nuura iyo Cabdi qays waxaanan Janalkayga kusoo bandhigay taariikhdu markay ahayd Dec 31 2010.Halkan Guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/p5_XgWWdmbaBhqs
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 5 жыл бұрын
Hadal waa hadlii hori hees nah waa heesahii qaraamiga wax ka soo haro waa hunbo
@abdozhzezo8865
@abdozhzezo8865 6 жыл бұрын
Xadro xadro iga dhe
@dalmarmaxmuud6647
@dalmarmaxmuud6647 6 жыл бұрын
thanks lb chanale
@dacardige8419
@dacardige8419 8 жыл бұрын
mahadsanid sxb
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
asc lbchannel waxaan kaa codsanayaa heestaa hibo iyo heesta kale xasan aaden iyo shankaroon ee ku jar hadalka ku jar inaad noo soo bandhigto iyadoo tayadooda aad u fiican tahay waad mahadsantahay
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
abdirizak Sxb heesta hibo waan kuusoo bandhigi doonaa, heesta xasan iyo shankaroona ayadoo fasiix ah waan hayaa laakiin meel jaan iyo cidhib dhigtay lama hayo oo baadigoobkeedii ayaan ku jiraa. Hadaad doonayso heestu youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nH3XamuLZd2EpK8
@asadcige7135
@asadcige7135 9 жыл бұрын
heestaa aad ku qortey Xaydar iyo faadumo duur fanaanadu waa Timiro Axmed
@shariifxikmadmaal1
@shariifxikmadmaal1 6 жыл бұрын
Waan kahly inba cadi ma aha
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 5 жыл бұрын
Heesta #114 waxaa qaada saynab haji ali baxsan ee maha AUH dalays
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
LB channel zhpo hore u soco gezi baa tahye shaqo fiican ayaad qabtey wllo mcn hore uzoco
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
ISAAQ EMPIRE mahadsanid walaal, hore ayaa loo soconayaa.
@omarabdi3332
@omarabdi3332 7 жыл бұрын
Sxb heesta 114 Dalays ma ahan ee waa Baxsan. please correct.
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 6 жыл бұрын
LB SXB 117 mxmd adn isq heestaas igu caawi mgceed plz
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
kornel adan sxb hessta waxa la yidhaahdaa SIDA DHUUXII BOORAME. Hadaad heesta doonayso halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/jpqZhJmbobqfo5I
@seynabsiradii8652
@seynabsiradii8652 8 жыл бұрын
mahad sanid sxp lbchsnnel cabduqaadir bagaag 104 ayaan rabaaaaaaaaaaaa
@PyManRage
@PyManRage 5 жыл бұрын
Heesta uu Maxamed Saleebaan Tubeec 7:07 magaceed fadlan
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
Heesta #108 waxa la yidhaahdaa AABO iyo HOOYO.
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 7 жыл бұрын
lbchannel walaalo heesta caynba cayn aduunyo ee c/qadir bagaag oo dhameystiran ma so galin karta please
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Haweeyaay walaal imika codsigii ma furna ee isku day in aad I xasuusiso marka codsiga la furo. kzbin.info/www/bejne/fH28aomQatqEfNk
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 7 жыл бұрын
lbchannel wa hagaag walaalo thanks
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
insha alla kuwaan kaasoo codsano noo soo bandhig waad ku mahadsan tahay keykaaga qaaliga an kula dhagayano
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
walaal waxaan codsanayaa heestay kujirto ku dhadhabay aroos aan dhinaca isasaarnee
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
ahmed ali heestaasi youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/Y365cmOhop5ggpI
@abdifatah7034
@abdifatah7034 8 жыл бұрын
waxa codsanaya in leyshego heeesta afarad oo ayku qoratahay cabduqaadir bagaag magaceda oo sax ah
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+abdi fatah Magaca heesta waxa la yidhaahdaa CAYNBA CAYN.
@daymadaishiikalgacalka5570
@daymadaishiikalgacalka5570 8 жыл бұрын
LP.CHANEL AADBAD UMAHADSANTIHIN SXP WAXAN CODSABAYA HEESTA MAGOOL.EE 121 .......................THANK SX P
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Maxamed sxb halkan guji ---->>> kzbin.info/www/bejne/ip3ViH2Ze8eGsMU
@Abaadir_Mohamed
@Abaadir_Mohamed 6 жыл бұрын
LBchannel bro heesta #110 caasho cabdow ma igu caawin kartaa ado mahadsan libaax
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Abaadir Sxb heestaasi youtube way ku jirtaa ee halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nZ-QeIKir56rq8k
@aliyare944
@aliyare944 8 жыл бұрын
LB chanel waxan radinayaa hees anoo yar aan jeclaa ma garanayo fananka qaado lkn meraheda waxaa ka mid ahaa UBAX GUUNYOO ADUGAAGIYOO INAAN KU AAMINAAYO igu caawi hadad garatay mahadsanid
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Ali Yare sxb ma garanayo heestaa.
@aliyare944
@aliyare944 8 жыл бұрын
+LBchannel mahadsanid sxb
@mohamedosmanhassen1911
@mohamedosmanhassen1911 6 жыл бұрын
Bahda lb cahanel Sxbyal adinko raali ah heesta 121 ad ishegtan magaceeda thanks
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
mukaya ma garanayo magaca heesta #121.
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
lb channel waan ku salaamayaa waxaan idiinka codsanayaa heesta 112 ee xulka #5ku jirta ee hibo maxamed oo dhamays tiran halkee ayaan ka helaa
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
abdirizak Sxb heesaha aan soo bandhigo waxay ka yimaadaan kaydka aniga ii gaarka ah. Hadaad doonaysona waan kuusoo bandhigi doonaa haduu illaahay yidhaahdo.
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
haddii ay suurtogal ka tahay xagaaga keydka
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 6 жыл бұрын
Asc saxid #114 waxaa qaadaysa ZAYNAB HAJI ALI (BAXSAN).
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Mohamed Said waa hagaag sxb. Mahadsanid.
@itshim7600
@itshim7600 5 жыл бұрын
Heeso kuwan ladhahaa
@abdallahassan9213
@abdallahassan9213 7 жыл бұрын
xasan diriye wa malin cidow o dhameystiran walalkey. mahadsanid
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Abdalla walaal heestaa sii dayn maayo.
@IssehEmpire
@IssehEmpire 4 жыл бұрын
Why did you clip the songs bro. They are beautiful in their full length
@nazramaxamud4057
@nazramaxamud4057 4 жыл бұрын
I didn't skip I adore this songs I wish we we're still in their time
@flaplack4076
@flaplack4076 7 жыл бұрын
Aryaa iishweegi kara magac heeta 104. Mahadsanidii.
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
bosstoon1 Sxb heesta #104 waxa la yidhaahdaa CAYNBA CAYN.
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 6 жыл бұрын
Sxp heesihii hirgalay noo raadi
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
+LB channel masuul wd mahadsantahaY
@xasanhaadhe7404
@xasanhaadhe7404 7 жыл бұрын
insha alla kuwaan kaasoo codsano noo soo bandhig waad ku mahadsan tahay keykaaga qaaliga an kula dhagayano
@jeexowanagsan9963
@jeexowanagsan9963 7 жыл бұрын
abdirizak abdirahman thnks
@maidalta2360
@maidalta2360 6 жыл бұрын
Lb chnanel thanks guys
@saralujina6
@saralujina6 6 жыл бұрын
Awb walaal LB chanel waxan rabaa hadaad haysi heesta number 105 hunow waxan u malaynaya Halima Millano thank you
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Linda sistar heesta #105 youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/jWOrc4WYlLCie8U
@saralujina6
@saralujina6 6 жыл бұрын
LBchannel waan arkay waa wax yar iyadoo dhan baan rabay miyaad heli kartaa thank you
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Linda Walaal waan kuu baadhi doonaa, waxaan filayaa inaan hayo, laakiin meel aan ku sheego ma garanayo.
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
LB channl hadii aan dhaho abaalkiisa waan gudaa ma gudi karo waxaan xasuustaa anoo somalia joogo oo iga xuntahay xalada oo jecelkeygi leyga guursaday aan ku xernaa bigaan thanks sxb sare
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdi Saxne saaxiib waan ka xumahay in gacalisadaadii lagaa guursaday, laakiin waxba haka werwerin sababtoo ah waxaad tahay nin dhalinyaro ah waxaanad heli kartaa malaayiin qalanjooyin ah oo dunidan ku nool. Mahadsanid sxb.
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
LBchannel adaa mudan waa ku mahadsan tahay sidaa niyada igu dhistay sxb
@aidarusali5207
@aidarusali5207 8 жыл бұрын
LB channel shaqo wacan sxb
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Hamaam mahadsanid sxb.
@abdulahihasan3836
@abdulahihasan3836 7 жыл бұрын
LBchann
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 6 жыл бұрын
Asc oo waayo saxiib waa codsiye Mise waa cilad farsamo .
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Mohamed sxb cilad farsamo maaha ee qoladii heesta I siisay ayaa igu balamiyay in aanan internetka soo dhigin, aniguna balantii ayuunbaan oofinayaa.
@heihei2814
@heihei2814 8 жыл бұрын
Hesta #121....magaca heesta plz
@dacardige8419
@dacardige8419 8 жыл бұрын
waxaa ubaahanahay heesta 104 ee bagaag oo dhameestiran
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+sadaam xuseen Heesta #104 internetka way ku jirtaa halkan guji ---->>>> somali-music.com/audios/2024/abdiqaadir-y-bagaag---cayn-ba-cayn--best-music-collection-ever.html
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Top
@shacraawisc8517
@shacraawisc8517 6 жыл бұрын
kmkm
@omarabdi3332
@omarabdi3332 7 жыл бұрын
The Qawdhan land produced some of the most brilliant artists and the greatest song writers.
@aminaabdi4885
@aminaabdi4885 6 жыл бұрын
Cumar Ganacsade kkk
@flame_27
@flame_27 6 жыл бұрын
Ha ha you are funny. Amaan iyo cay isku jirta kkkkkk
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 6 жыл бұрын
Asc fadlan soo wadaadaa heestoo dhan auh ismail yare #115
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Mohamed sxb heesta #115 soo bandhigi maayo.
@abdi6493
@abdi6493 4 жыл бұрын
LBchannel sabab walaal ma qofkii qaaday marxuun ah 😰
@hemedysomalia3739
@hemedysomalia3739 8 жыл бұрын
heesta ugu horeysaa ayadoo full ah
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Hemedy heesta #101 KZbin way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/Y365cmOhop5ggpI
@munasarsaamir3842
@munasarsaamir3842 9 жыл бұрын
ASC dhamaan axbata lBchannel .waxan codsanaya heesta 115 ismaaciil yare kuqorantahay ina ishegtaan magaceeda mahadsanidiin#
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
+Munasar Saamir Heesta #115 waxaa la yidhaahdaa Goor iyo Ayaan. KZbinna way ku jirtaa ayadoo kaban ah Halkan Guji ---->> kzbin.info/www/bejne/q6fJnqGwodybabt8adaad leedahay isla heestan ayaan doonayaa sxb heestan meeshii ay iga soo gashay ayaan ku heshiinay in aanan youtube kusoo bandhigin ayadoo dhamaystiran.
@munasarsaamir3842
@munasarsaamir3842 9 жыл бұрын
+LBchannel sxb mahdsand inkasto aan rabay mida kale si kstoo ahato mahdsnd
@cabasyare524
@cabasyare524 8 жыл бұрын
+LBchannel walal heska kan 117 magacega saxa ah iyo qoofka qaadi ayan doonaya
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Cabas Yare Heesta #117 waxaa ku luuqeeya fanaan la yidhaahdo MAXAMED AADAN ISAAQ. Magaca heestuna waa DHUUXII BOORAME.
@cabasyare524
@cabasyare524 8 жыл бұрын
+LBchannel mahadsanid walal add ban kugu mahadcilinaya sida wacan
@abdilahihaad1925
@abdilahihaad1925 6 жыл бұрын
Well song
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 6 жыл бұрын
LB channel thnks guys👏
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Dr. Sihaam You are welcome.
@sucuudfarah1863
@sucuudfarah1863 6 жыл бұрын
lb thanks
@yaasiinshaati1754
@yaasiinshaati1754 7 жыл бұрын
www axsan
@hemedysomalia3739
@hemedysomalia3739 8 жыл бұрын
plz
@mohamedjibriil3873
@mohamedjibriil3873 7 жыл бұрын
Hemedy Somalia
@hindaadan3442
@hindaadan3442 7 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Culuc ilahay janatul farduusa haka warabiyo 💖
@honeyluula532
@honeyluula532 6 жыл бұрын
Wllow LB maaxaa wye ne
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Honey Luula waa Sir. Sidaad doonto u fasiro adigu.
@mohamedabdikheir369
@mohamedabdikheir369 7 жыл бұрын
Sxb# LBchannel salaan gobeed marka hore.Sxb waxan ubahanahay heesta #124 ee sahro axmed ay kuluqaynayso guurkana haceebayn gabdhahana wax haudhimin.
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mohamed abdikheir sxb Heesta #124 dad badan ayaa soo codsaday oo aan ka diiday sababtoo ah waxaan u arkay inay dambi tahay, Heesta waxaa ku wada luuqaynaya Bacalwaan & Sahra Axmed. Bacalwaan waxaa erayadiisa ka mida YAA GARAYSKA KAA FURA OO KUU SALAAXA GAADEDA. Mid ayaan kuu samayn karayaa taasoo ah anigoo intaa dambiga ah ka jara oo dabeetana kuusoo bandhiga. Adigaan kaa war sugayaa.
@mohamedabdikheir369
@mohamedabdikheir369 7 жыл бұрын
LBchannel waad mahadsantahay sidaa umaan malaynayne inagabadaa ugas
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mohamed waa hagaag sxb.
@kuulman9240
@kuulman9240 8 жыл бұрын
LB Channel iga Gudoon Salaan Gobanimo Saxib waxanka Coodsanaya Laba Hees No78. iyo 106
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Mr Wabari Sxb waan kaa qaaday salaantaada gobonimo.Saaxiib heesta #78 Janalkayga way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/h4HUp62Ml8p2o80 Heesta #106 KZbin way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/aqKooWqKdt-loKM
@jamaalislam5939
@jamaalislam5939 8 жыл бұрын
woow Qawdhan sxb shaqo wacan
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Ahmed Ibrahim Mahadsanid sxb.
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
+LBchannel . walaal adoo mahadsan waxan codsanaya heestii abayo eey qaadayaan faadumo duur iyo Ibrahim baadil شكرا
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
LB sxb salan sare sxb heeskan 121 magaceed thanks sxb
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+kanan hashi Sxb ma garanayo magaca heesta #121, Ma doonayo in aan soo bandhigo heestaa, laakiin hadaad doonayso si hoose ayaan kuugu soo bandhigi doonaa.
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
+LBchannel LB sxb aad iyo u mahad santahyd sida aan ee tixgalisay plz sxb ii soodir thanks u
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+kanan hashi Waad u qalantaa in lagu tixgaliyo sababtoo ah si wanaagsan ayaad janalkayga uugu xidhan tahay oo aad uuga qayb qaadataa falanqaynta heesaha. Waxaa jiraa kumanaan macaamiishayda ah oo aan waligood hal fikrad ka dhiiban oo iska aamusan ma kuwaas oo kale ayaan ku barbar dhigi karayaa jawaabtu waa maya. Anigaa LINK si hoose kuugu soo diri doonaa markaan soo bandhigo.
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
+LBchannel thanks so much sxbkay I do really enjoyed ur channel thanks u sxb ii soodir sxb plz
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 4 жыл бұрын
Wan ku xidhan nahay channel kaada wallal please 121 nagu sharaf wallo
@hanathassan4618
@hanathassan4618 8 жыл бұрын
116
@xamdiheego4361
@xamdiheego4361 4 жыл бұрын
Waaan ka xumhy wllo lkn midhaha ku qor wllo
@officialramosta6797
@officialramosta6797 7 жыл бұрын
adoo raliya heesti ugu horeysa magaceda isheega
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
King Raanoos Hadaad heesta doonayso halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/oJrPkJ6vnNuKZ9U
@officialramosta6797
@officialramosta6797 7 жыл бұрын
+LBchannel shukran caqil
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Adigaa mudan Boqor Raamoos.
Xulka Heesaha Sulfa ku luuqeeyo
22:59
LBchannel
Рет қаралды 517 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
ОТОМСТИЛ МАМЕ ЗА ЧИПСЫ🤯#shorts
00:44
INNA SERG
Рет қаралды 4,8 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Xulka heesihii hore #2 Re-upload
20:00
LBchannel
Рет қаралды 15 М.
Xulka Heesihii Hore #3
21:26
LBchannel
Рет қаралды 158 М.
Xulka heesaha wadaniga #2
17:11
LBchannel
Рет қаралды 107 М.
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
HEESIHII  SOONKA OO dhan
45:09
five stars tv
Рет қаралды 6 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Dunidan
8:02
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 22 М.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
ОТОМСТИЛ МАМЕ ЗА ЧИПСЫ🤯#shorts
00:44
INNA SERG
Рет қаралды 4,8 МЛН