Xulka Heesaha Ciida

  Рет қаралды 214,780

LBchannel

LBchannel

8 жыл бұрын

Xulka heesaha ciida
(1) Farxiya Cali
(2) Maxamed Yuusuf iyo Magool
(3) Magool & Tubeec
(4) Maxamed Yuusuf
(5) Cumar Dhuule
(6) Kuluc
(7) Aamina Maxamed Barkhadle
(8) Maryan Mursal
(9) Xasan Diiriye
(10) Tubeec

Пікірлер: 177
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
28/6/2023/waa malin arbaca wana subax ciidul carafa ah ciidan ciideeda kale Allah ha inagu gaarsiiyo caafimaad iyo nabad 🥰fanaaniteena intii dhimatay Allah ha u naxariisto ciid wanagsan subax wanagsan 😘 Heesaha ciida caruurnimade soo xasuusana iyo waqti aan soo laabaneen😢😢
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex 4 ай бұрын
Waa run waxaan dareemaa shucuur gooni ah😢😢😢😢😢 ramadan mubarak 2024
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 3 жыл бұрын
Asc ciidan wanagsan dhaman Muslimka gar ahan Somalida kullu caam wa antum bilkheyr. Umada Somaliyeed iyo walaaalaha Falastina Ilaahay haka xoreeyo Yaahuuda, Argagixisada Al shabaab iyo inta dhibka la rabto. Sanadkan kiisa kale nabad, caafimaad barwaqo Allaha nasiyo. LB waa Mahad san tahay ciidul caafiya walaal nabad ku ciid.
@LBchannel
@LBchannel 3 жыл бұрын
Mohamed Amiin adigaa mudan walaal. Adiguna sidoo kale nabad iyo caafimaad ku ciid. Ciid Wanaagsan.
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
ciid Mubarak wll ameen alle dhibka haka qaado walalehen falastin
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
Adga aegixso diinta alle raali ka aheen ninka tiyatarka dhisey sanabyada so celiyey miyu kula wcn yahy biijka liido lagu tunto xumanta magalada kuso laabtey
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex 3 ай бұрын
Ciid wanaagsan dhaman umada somaliyed 2024
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
Heesahaan badankood waa, 1950's, 1960's fanaaninta qaadeysa waa xilli ay aad u yaraayeen balse maanta badankood manoola
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Heesta koowaad gabadha qaadaysaa waa farxiya cali oo caruura qiyaastii 1966 iyo 1967 beryahay fanka ku cusbayd ciid rabadaan ayey heestu ku saabsantay muusiga la tumayaa waa muusigaa radio hargeysa ee wakhtigaa muusiga muuqdisho wey kala duwanaayeen wakhtihaa
@maxamuudaxmed9314
@maxamuudaxmed9314 5 жыл бұрын
Halka daqiiqo ee ugu horreysa heeesta ah yaa haya iyado dhameystiran
@abdihariirhassan8580
@abdihariirhassan8580 3 жыл бұрын
Kaydka Radio 📻 Hargeysa Ayey Taalaa
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan Somali muxamed meelkasto dunida ka joogtaan May 2021ilaahay ciida ciideeda bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo 🤲🤲🤲
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 2 жыл бұрын
Somali maxmed kee waye maxamedkaas?
@husseinhanfi6224
@husseinhanfi6224 3 ай бұрын
Heesta # 3 ee Aun Magool iyo Mohammed Sulyman maaha heesaha ciida ee waa hees jacayla Inata kale waa heesihii ciida kuwa ugu fiican
@mulkiali4974
@mulkiali4974 6 жыл бұрын
Ciid mubaarak ciidul caafiya walalahayga soomaaliyeed kuwada ciidnay caafimaadsan💕💕💕❤❤❤😙😙😙😙😍😍😍😍😍
@yahyamussaahmed1306
@yahyamussaahmed1306 5 жыл бұрын
2019 ciid mubaarak dhaman muslimiinta meel walba ad jogta like qofka 2019 ka ila cidoyo👉
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
Ciid wanagsan 23 /4/2020 malin sabti
@abdirahmanwarfa2683
@abdirahmanwarfa2683 4 жыл бұрын
Ciid wngsn 2020
@sharifsalaad8119
@sharifsalaad8119 4 жыл бұрын
Eid wanaagsan Waa 2020 hada
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
10/4/2024/ Ciid wanagsan ❤
@jigrekaler2497
@jigrekaler2497 7 жыл бұрын
ciidi waa bari insha allah rabi caafimaad haynagu gaadhsiiyo
@maymuunismaaciil8632
@maymuunismaaciil8632 5 жыл бұрын
Ciid wngsn dhamaan umada islaamka oo dhan ciidaan ciideeda kale bash bash caafimaad iyo baraare Allah ha inagu wada gaadsiiyo Insha Allah beri waa iidul adxaa Insha Allah
@cubeyd27
@cubeyd27 2 жыл бұрын
Eid Mubarak dhammaan umadda islaamka meelwalba ay joogaan, si gaar ah umadda soomaaliyeed meelwalba ay joogaan kullucaam wa antum bikheyr. Dhammaan fanaaniinteenii intii dhimatay allaha unaxariisto intii noolna ilahay caafimaad iyo cibaado suuban allaha siiyo. Waxaan dhageysanayaa habeen Axad ah isniinna ay soogaleyso taariikhduna tahay 11/carafo/1443 hijri Waafaqsan 10/July/2022 11:57 PM
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Cubeyd Ciid wanagsan mar kale ciidul carafa caafimad igula ciid 28/6/2023/dhanka kale 10/carafa/1444/hijirya❤
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
​@@ilwaadAbdurashiid4631sidoo kale ilwaad ciid wanaagsan farxad iyo caafimaad igula ciid.
@nasro7666
@nasro7666 3 ай бұрын
Xasuus ilhay wadankee nabad
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Alla Qabiil Xumaa soomaaliyeey Midnimo Alla Wacnaa
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
xlgaa qabil jirey madxweynaha ugu horyey wxu ahaa hawiye resalwasare Darood gudomiyaha barlamanka hawiye marka wxa u tar tami jrey madxweyne daraad iyo hawiye kliya
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 Жыл бұрын
Happy eidul fidr 2023
@adanabdiaziz5866
@adanabdiaziz5866 5 жыл бұрын
21ka August 2018 Arbaca ciidda mubaarik ciidul Adxa....main khayr bad an oo farxad leh
@hassanmahamoud9977
@hassanmahamoud9977 5 жыл бұрын
Salaasa
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 2 жыл бұрын
Xasuus caruurnimadi 2002 maxa ka qurux bdnaa inta soo kacdo salada subax ka hor hooyo ku dhahdo waagi weli ma baryin ee seexo🥰🥰
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Hhhh wlhi xasuus wacan bay inoo eheed aniga Ayeeya la noolaan jirey malinta ciida wan farxi jirey waayo xfda Hooyo maalmo badan soo jogi jirnay Allah haku naxariisto ayeeyo mcn😭🤲
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 aamin allaha u naxariisto wlal
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
@@abdullahiabdulkadir3180aamiin wll😢🤲
@abdirashidmahamedelmi968
@abdirashidmahamedelmi968 5 жыл бұрын
4 June 2019 eid mubrak
@asmasaed2393
@asmasaed2393 4 жыл бұрын
Eid Wangsan dhaman muslimanta Meel kastoo Jooogan 11|8|2k19😍🤩
@deeqowaxmed9444
@deeqowaxmed9444 4 жыл бұрын
Asma Sa'ed ciidul caafiya
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
Cidul caafiya 23/4/2020
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 5 жыл бұрын
ayado lagu jiro maalmihi ciidul fidri 2019 waxan idin leyahay kula caam wa antum bikheyr
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 5 жыл бұрын
ciid wanagsn dhaman musliminta gar ahan somaliweyn 3 /6 / 2019
@socdaalproduction1592
@socdaalproduction1592 4 жыл бұрын
Ciid wnaagsan somaaliweyneey 2020 i.n sanadkaan sanadkiisa barwaaqo bashbash iyo baraare ayaan u rajeeynaayaa ummada soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdulcasiisadanmahamed196
@cabdulcasiisadanmahamed196 4 жыл бұрын
Ciid mubaarik ciidal caafiyah kuli caam wa antum bikhayr taqaballaahu minnaa a wa minkum saalixal acmaal farxad ku ciida dhamaan umada muslimiinta meel kastooy joogaan..23 may 2020...Buhoole...
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak dhaman umada musliminta gaar ahan somalida sanadkan nasiib lahen weeyan lkn qadar alle ayaa ku dhacday #2020
@wizzgurey9283
@wizzgurey9283 6 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaya maanta oo bishu Ku beeganthy 15/6/2018 maalinima jimco ah farta taag hadad dhageysaneso musliminta meel kastey joogan farxad Ku ciida iyo cafimaad kulu caam wa antum bikheyr all Muslims
@farteeshaabdiwali7683
@farteeshaabdiwali7683 6 жыл бұрын
WÎZZ GÛRÊY92 me wllo ciid wngsan
@aakk1042
@aakk1042 6 жыл бұрын
Aniga ayaa Kula dhagaysanaya saaxiib. You are not alone
@aakk1042
@aakk1042 6 жыл бұрын
Ciid wanaagsan
@ninweyn5847
@ninweyn5847 6 жыл бұрын
Sxb two weeks aan ka danbeya
@jamesbrownbrown7062
@jamesbrownbrown7062 5 жыл бұрын
@@ninweyn5847 ciid maantay ayaan shegeysanaya malin ciida ADXA ayaa gala you tube heesaha somalida sanado badan ALLAH CAFIMAADKA IYO JANO NAXARIIS RABBI AYAA RAJAYNAYA
@dulqaadtv9645
@dulqaadtv9645 4 жыл бұрын
Ciid wngsan qof walbo heesaan xasus kuleyihin
@abdiomar2123
@abdiomar2123 6 жыл бұрын
Eid mubarak dhmn muslimiinta 2018
@abdalleali354
@abdalleali354 6 жыл бұрын
Ciid wanaagsan wlle farxad ku ciid
@haashimsooyaal4414
@haashimsooyaal4414 5 жыл бұрын
Abdi Farah 1950 aan dhageysanayay heesta
@mohamedahmedali2508
@mohamedahmedali2508 4 жыл бұрын
24.05.2020 Eid Mubarak dhamantiin
@kaamilclearanceandforwadin9178
@kaamilclearanceandforwadin9178 4 жыл бұрын
cumar dhuule ax iyo way #5
@somaliamusic5651
@somaliamusic5651 7 жыл бұрын
ciid mubaarik كل عام وانتم بخير
@mohamedmohamud-zi2mm
@mohamedmohamud-zi2mm 3 ай бұрын
codka koowaad farxiyo cali faarax allaha u naxariisto
@user-vl4pk4vx5k
@user-vl4pk4vx5k 3 ай бұрын
2024/10April Ayan tiktok kasoo arkay hesta ciida1 Wana hesta ugu fcn
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Like
@jamesbrownbrown7062
@jamesbrownbrown7062 6 жыл бұрын
ciid wanagsan farxad ku ciida umada islamka meel kasta oo ad jogtan Allah ayaa mahad leh
@qoraahamse5034
@qoraahamse5034 4 жыл бұрын
2020 ,5,23 yaa dhagaysanay iid laysku khilaafsanyahay anagu waxaan nahay qoladii maanta soontay sanad mushkilado badan
@kingyano9860
@kingyano9860 2 жыл бұрын
Cid wngsn 2022 cidul adxa
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
ciidii waa bari 2019/06/03 haben isnina boqol iyo kontanka qolka fadhiga
@farhanahmednour1370
@farhanahmednour1370 4 жыл бұрын
Ciideedii kle waa manta ugaas wxan rajaynaa inaad barwaaqo ku ciiday
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 ай бұрын
Waa heesi radio hargeysa ilaa 60 ilaa 72 marka laga reebo maryan mursal
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 4 жыл бұрын
Ciid wanagsn dhaman umada musliminta gaar ahan umada somaliyed waan ka xumahay ciidan waxay ku soo aaday aduunki oo kala xiran oo meel loo dalxiisi karin corrona virus darteed lkn alle waxan ka baryeyna ciidan cideda kle inuu alle nagu gaarsiiyo caafimad nabad iyo cudaarkan alle naga dulqaday in shaa alh
@jupi1tel352
@jupi1tel352 5 жыл бұрын
Ciid wngsan🙆🙆👂💓
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 Жыл бұрын
Cawa waxa soo galeysa jimco Birina ay ciid tahay umada somaliyed meel walbo dunida Guudkeeda aad kaga nooshihiin Eid wanaagsan 20/ 4/ 2023
@shabooy1980
@shabooy1980 7 жыл бұрын
eid wanaagsan all walalaha somaliyeed
@yaxyecaano5100
@yaxyecaano5100 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan 2022
@samatarismail1718
@samatarismail1718 8 жыл бұрын
4 my favarite song alaycisk mandeq and tubeec
@apdirahmanahmed5162
@apdirahmanahmed5162 4 жыл бұрын
Yaa qaadaya sxb se heesku magaced
@mohamedgarwo2545
@mohamedgarwo2545 6 жыл бұрын
Ciid wanagsan
@Abdirahmanism
@Abdirahmanism 3 жыл бұрын
Ciidal Adxa 2021. Farxad ku ciida.
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 5 жыл бұрын
No 10 all time best maxamed saleebaan tubeec
@khadarsuldaanka8829
@khadarsuldaanka8829 4 жыл бұрын
Heesta number 7 ku hestas wlh damaashaadka daawada ciida udabasldaga 1 2 2018
@qamareydahir7205
@qamareydahir7205 5 жыл бұрын
4june 2019 ciid wanagsan
@sadamabdulkadirsalad4819
@sadamabdulkadirsalad4819 6 жыл бұрын
Ciid mubarak
@Diidnay
@Diidnay 5 жыл бұрын
eid wanaagsan soomliyeey iyo dhamaan muslimiinta aduunka
@cabdulaahiaxmed1081
@cabdulaahiaxmed1081 3 жыл бұрын
Ciid wngsan kula caam wa antum bil kheyr 2021 h 1442
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 2 жыл бұрын
9 ❤️
@mahadmuuse8498
@mahadmuuse8498 5 жыл бұрын
Ciid Mubarak
@muhammedyusuf1345
@muhammedyusuf1345 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak dhamaan muslimiinta happy covid 19
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
#1 ii sheega tan ah
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 3 жыл бұрын
Eid mubarak 2020
@cabdinajaxcabdigarow3883
@cabdinajaxcabdigarow3883 3 жыл бұрын
2020 12 20 aniga oo jooga canada xazuus ban ku dhagesanaya
@khaanizback9313
@khaanizback9313 4 жыл бұрын
ciid wanagsan dhamantin 2020
@xidigtaabgalcusman1362
@xidigtaabgalcusman1362 5 жыл бұрын
Ciiiid wanagsan somalia
@mohamedabdi6912
@mohamedabdi6912 6 жыл бұрын
7 iyo 9 qofkii ku haysto like ha iisaaro
@Izmailovey
@Izmailovey 5 жыл бұрын
Sxb 7 halkee ka helaaa ayadoo dhamaystiran?
@abdullahimuhudin6644
@abdullahimuhudin6644 7 жыл бұрын
heest 8 wa maryan mursal 9 aad waa xasan diiriye
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan umadeyda somaliyeed.
@wrfhbg
@wrfhbg 4 жыл бұрын
Thanks.
@maxamedcabdi3417
@maxamedcabdi3417 2 жыл бұрын
Heesahaan soowadadhiga iyag oo dhan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Midmo somaliya Dhan Ciid wacan
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan ummadda soomaaliyeed meel waliboo ay daafaha dunida ka joogaan waa maalinta koobaad ee ciidda soon fureed kuna beegan 23/05/2020 maalinnimo sabti ah 08:18 AM Waxaan ku tukanayaa gurigeenna sababo la xiriira xanuunka Covid19 dartiis goobtu waa caasimadda dalka hooyo ee Muqdisho gaar ahaan degmada khaddiimiga ah ee dhacda xeebta koonfur bari Muqdisho ee waaberi xaafadda maajo
@AdenShirf
@AdenShirf 7 ай бұрын
Haas
@xamdixisclahi5588
@xamdixisclahi5588 3 жыл бұрын
Ciiid Mubarak kula cam wa antum bikher 20 july 2021
@hassanh6731
@hassanh6731 4 жыл бұрын
1 5 7 8 9 kuwasa uwata lkn 1 isheega
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Hassan Hassan waxa la yidhi heesta #1 waa Farxiya Cali. Heestuna waxay soo baxday 1967.
@faaisodagan2836
@faaisodagan2836 4 жыл бұрын
Eid mubarak 24may 2020 malin axadaa
@ikrancumar118
@ikrancumar118 5 жыл бұрын
Can you make more l love this company
@abdirahmanali533
@abdirahmanali533 5 жыл бұрын
Waxaa qaadaysa heesaha koowaad... Alana ha unaxariisto...Farxiya Cali Faarax...heesha kaleeto ee ayaqaado..Sida Aura Geelo oo aylaqado Rashid Maxamed Bullo
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan Somaaliyeey 20/07/2021
@sayidka21
@sayidka21 4 жыл бұрын
2020 iyo corona😣
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 Жыл бұрын
Damaashaadka daawada ciida udabaal dega
@user-cz5lt1ni7z
@user-cz5lt1ni7z 7 ай бұрын
#9 heesta 9aad magaceeda haley sheeko please..... QOFKII YAQAAN
@ManayLEOBURK2BURKE16
@ManayLEOBURK2BURKE16 3 жыл бұрын
Full support #ma Mia amo Done.dikit
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Dunidu waa caynba cayn .Caruurii way farxeen waa ciid..caleemay wada sitaan waa ciid. intaa waa cararayaan waa ciid. Ciroolii baa ka daran waa ciid.
@muhaajir5731
@muhaajir5731 6 жыл бұрын
ali Ismail heesta magaceda isheg walalo
@abdi7079
@abdi7079 Жыл бұрын
fadlan waxaan kaa codsanayaa heestaan isagu jirta nebi amaan iyo heesta ciida ee uu ku luqaynaayo cumar dhuule iyo hobalada waaberi i ee ruuxii dambaabee deelqaaf sameeyaa xaqa dib ugu laabmoo daa'im baa ku saamaxee dabuubtii rassuulkiyo quraankaa u dalliilee darajeeya khayrkoo ciida u dabaal dega fadlan iyadoo dhan waxaan kaa codsanayaa soo raadiso haddii aad haysana noo soo gelliso illaahay khayrka hakaa siiyee
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaali Dhan Ciid wanaagaan
@adamabdi2917
@adamabdi2917 3 жыл бұрын
1aad ha laigu caawiyo farxiya cali tan ee qaadeyso
@JulianaJuliana-tb7mg
@JulianaJuliana-tb7mg 9 ай бұрын
Freworks happy new YEAR ABBA
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 5 жыл бұрын
Manto ay tahay 22 /8/2018 malin arabca kuna beegan malinkii labaad ee cidal adxa kuna sugan cariga dalka talyaniga jaziirada sardenia mglada caglairi 😓
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
ciid Mubarak
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 2 ай бұрын
ciid mubarag oo athy 13/4/2024
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 5 жыл бұрын
wabari fananin qomiyada Somalidaa Aynaa markle heleyn dad fankaa somaliyed magac iyo milgo uyelay inte masraxa tagnaheyn bal Kuwa Hada heso daaay wabarinaa daaay fan waa fankii hore hesnaa waa inte qadeen
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Live
@Izmailovey
@Izmailovey 5 жыл бұрын
7 halkeen ka helaa intaa yar ban waxaan dhagaystay hal malyan oo jeer fadlan ii sheega ayadoo dhamaystiran.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Legeta
@whizzmaahir8246
@whizzmaahir8246 6 жыл бұрын
eid mubarak
@maxaxediiaaa
@maxaxediiaaa 8 жыл бұрын
lb channel ciid wanaagsan
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Maxaxed88 Ciid Wanaagsan sxb.
@ibraahimdhiblaawe2926
@ibraahimdhiblaawe2926 7 жыл бұрын
sxp qowdhan heesta 2 maha ciid waaa jecel wana wada qada AUN maxamad saleeban iyo magool WAXAA ERAYADEEDA ISKA LAHAA ABWAAN"" ABDUL QADIR ALI CIQAAL (CIRRO)Waxaan ku jirtay RuwaayaDi (jacayl boob uma Baahna) 74kii-75kii Meelahaas. ayaan filaaa.
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Ibraahim Dhiblaawe waxaad ka hadlaysaa heesta #3. Waa runtaa waa hees jacayl ah sababtaan u doortay ayaa ah heestu waxay leedahay WAA IN AYNU CIIDNAA. Sidaa daraadeed Ciid iyo Jcaylba waa loo isticmaali karaa markaan ka hadlo aragtidayda.
@Axd858
@Axd858 Жыл бұрын
#9 Ayaan ka helaa lB channel plz ayadoo dhameystiran.. Insha Allah
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
LB CHANNEL ciid wanaagsan
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Ali Ciid Wanaagsan sxb.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
+LBchannel Ciid wanaagsan suldaan
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Ciid Wanaagsan sxb.
@yaxyecaano5100
@yaxyecaano5100 2 жыл бұрын
2:54 Heestaasi imisa ayay ka wayntahay aniga kow ka ahay
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
#4 ii sheega magaceeda
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Degen heesta #4 waxa la yidhaahdaa NABAD IYO CAANO AYNU KU CIIDNO.
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
LBchannel thank you soo much
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Degan Bintu Derejo You are very welcome.
@suuriyaansomali7061
@suuriyaansomali7061 5 жыл бұрын
Sxb heesta kuwada ciida caafimaadsan ee magool ku jirta gaar usoo gali please.
@somaliamusic5651
@somaliamusic5651 7 жыл бұрын
sxp heesta 1waad ku heysataa
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
sxbkay qowdhan ciid mubraak
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Sara Ciid mubaarak sxb.
@abdiaziizhassanibraahim2626
@abdiaziizhassanibraahim2626 7 жыл бұрын
sxb sare heesta 1aad Ciida Ciida Oo Cayaara yaa qaaaday magaceedna ii sheeg tnx
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Cabdicasiis sxb ma garanayo magaca heesta #1 iyo qofka ku luuqeeya toona.
@Bocorka
@Bocorka 7 жыл бұрын
Maryan Mursal waaye ciida ciida makuu soo diraa Abdiasis
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
LBchannel #4 iisheeg plz
@abdullahihersi3692
@abdullahihersi3692 6 жыл бұрын
Waar Waa Farxiyo CAli Heesta ugu horeysa AUN
@ayanlehabdikassimayanlehab2687
@ayanlehabdikassimayanlehab2687 6 жыл бұрын
Abdirashid Yusuf maaha sxb waaxa laa odhan jiray farxiya cabdillahi waa rer hargeisa
@fartunbashir8918
@fartunbashir8918 8 жыл бұрын
wll qaalli heesta 9aad mageceeda iisheeg bal adoo raaliya wll
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Fartuun walaal ma garanayo magaca heesta #9 laakiin waxaa heesta ku luuqaynaya Fanaan Xasan Diiriye.
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rmnXY5KZaL-Nr6M Waa taan iyadoo dhamaystiran
Heesta Ayaamaha Ciida | Shaadiyo Sharaf | Astaan 2021
4:57
Abdel Halim Hafez - Nebtady Menein El Hekaya | عبد الحليم حافظ - نبتدى منين الحكايه
55:47
Abdel Halim Hafez - عبد الحليم حافظ
Рет қаралды 4,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Mayada El Hennawy - Ana Baasha'ak | ميادة الحناوي - أنا بعشقك
37:03
Mayada El Hennawy - ميادة الحناوي
Рет қаралды 32 МЛН
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Abdel Halim Hafez - Gana El Hawa | عبد الحليم حافظ - جانا الهوا
11:11
Abdel Halim Hafez - عبد الحليم حافظ
Рет қаралды 74 МЛН
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 17 М.
Hees Ciida Ciida
3:49
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,2 МЛН
KALAMAAN 22 JUNE 2024
11:50
KALAMAAN
Рет қаралды 28 М.
Ciid heeso
37:07
Dahir Abdirisak
Рет қаралды 124 М.
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 2,9 МЛН
谁能救救小宇宙?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:43
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 9 МЛН