Wakiil Caashaq || Saado Cali Warsame & Cumar Xasan Rooraaye || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,046,920

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: WAKIIL CAASHAQ
EREYADA IYO LAXANKA: ABWAAN MAXAMUUD CABDILLAAHI SANGUB
CODADKA: CUMAR XASAN ROORAAYE IYO SAADO CALI WARSAME
RIWAAYADDII: XUSKII CAASHAQA
_______________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 247
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 ай бұрын
👉🏽1:03 & 2:27 Weyrax: Gadood. Marka neef xoolo ah oo dhalay uu ubadkiisa u baqo. 👉🏽2:00 Wiglo: Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada (Hirwo) 👉🏽2:43 Waaberi: Kooxdii Waaberi buu ula jeedaa halkan oo uu leeyahay ergo u dirso. 👉🏽3:36 Sonna: Wakaaladdii wararka Somali National News Agency (SONNA) 👉🏽4:11 Waaqla’: Meel aan cidi degganayn; Cidlo ciirsi la’ 👉🏽4:58 Ka wabax tahay: Ka dheregsantahay. Wabax waa marka ay xooluhu biyaha ka dhergaan. 👉🏽5:24 Labashub: Darandoori. Labadhubku waa ka soo saaridda labo qof ay si darandoori ah ceel biyo uga soo saaraan.
@Wonderer224
@Wonderer224 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay erey bixinta fiican ee aad nala wadaagtey oo wax weyn u taraysa dhallinyarada Soomaaliyeed ee aan afkooda iyo dhaqankooda si fiican u garanayn.👍🏽❤️
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Жыл бұрын
23/4/2023 haheen axad so gelayso saacaduna tahay 12:22 magaalada burco ayaan joogaa kaligay ayaana qol ku dhegaysanaya heestan cajiibka ah Wad idin salaamay soonaaliyey qofkasto heestan dhegayta
@fatimaahmed2334
@fatimaahmed2334 Жыл бұрын
Maanta geeridisa ku bartay fanankan Alle haw naxariiste 🤲 Alhamdulillah heesaha maba xiiseeyo fanaaniintaba xanuun ama geeri ayan ku bartaa Alle inta dhimatay haw dambi dhaafo inta noolna Alle haka soo hadeeyo heesaha 🤲
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 Жыл бұрын
Amin yaa rabbi
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 Жыл бұрын
Ilaahay ha u nariisto
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
​@@abdiwahababdi723Allaha u naxariisto 😢 goormuu dhintay
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Fanka laguu sheegeyo wakas bal ufiirso ereyada iyo laxanka mucjisadaa😍Qaraamiga ban uga maarmey fanka manta la kufsadey👏👏
@cfataxmahamed9704
@cfataxmahamed9704 3 жыл бұрын
Shankaroon
@lailahussein4261
@lailahussein4261 2 жыл бұрын
Dr Abdal waa runta walal
@sahracali8081
@sahracali8081 2 жыл бұрын
Hees laba isjecel ah
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 жыл бұрын
Haa runtii qarami kuhaysta
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 Жыл бұрын
Wax walba dowlada ayaa saldhig u ah waqtiga dowlad barakaysan ayaa jirtay ilaahay umada somaliyeed dowlad khayr leh ha siiyo
@sadiq07
@sadiq07 Жыл бұрын
Hees hees dhaaftay 14/3/2023 Ramadan baan sugeyna maalma inooga dhiman
@user-fj2iy7pw5o
@user-fj2iy7pw5o 8 ай бұрын
😊
@Maariish4444
@Maariish4444 Жыл бұрын
9/3/2023 saacaduna tahay 10:38 habeenimo Wakhti heeskastoo saado cali ah ay xalad gaaro iisamaynayso Alle ha unaxariisto labada fanaanba aad bay ucod macaanaayeen Qofkasto iga danbeeyana waxaan caawa leeyahy salaan kal iyo laaba baan idiinka soo diri taleex iyo baladkii darwiishka Waxana ka codsan in uu usoo duceeyo dib usoo nolaanshihii iyo tariikhdii dhulbahnte Harti wayne iyo daarood oo dhan waxan leeyahy mid baynu nahay🤝
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 ай бұрын
Huwaney😂
@shuceybhasangurrey9403
@shuceybhasangurrey9403 3 жыл бұрын
Heees wey dhaaftay mirahaan aadka u macaan abwaankii sameeyey ilaahay janadiisa ha ku manaysto aduubtiisa allha dhaafo, codka fanaaniinta waa mucjiso
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waxa sameyay sangub sxb
@mouminmoumin3758
@mouminmoumin3758 2 жыл бұрын
lĺĺĺ0000000000000000
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@axmedcalixasanxasan2235 AUN Ethiopia buu ku dhintay 2019 😢
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 7 ай бұрын
Allow ku naxariisto queen of fanka Somali eedo Saado Ali Warsame Saado cunabi 🤲🥰🥰🥰
@Cabdixakiim-dv3pq
@Cabdixakiim-dv3pq 17 күн бұрын
Alle ha ku naxariiso abwaanadii oo dhan
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 7 ай бұрын
Ilaa sabankii wiil waal hadab dumarka tii wacan la wadaaga cashaqa ❤ Anyone in 2023
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Haday talo dad waaweyn Dhexmartooy wadaagaan Waa Loo Waafiyeeyaa Loo weel banaystaa Sir baan kula wadi Lahaaye Armaan Keligay walwaashaa Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@asmawacan3266
@asmawacan3266 Жыл бұрын
Walaalo uu nolyahay roraye wax hubso
@abdisamira3034
@abdisamira3034 Жыл бұрын
​@@asmawacan3266 0
@abdisamira3034
@abdisamira3034 Жыл бұрын
​@@asmawacan3266
@abdisamira3034
@abdisamira3034 Жыл бұрын
​@@asmawacan3266
@abdisamira3034
@abdisamira3034 Жыл бұрын
l0
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Жыл бұрын
Labadaba Alaha uraxmado . Saado Cali warsame waa in la muujiyaa wanaagedii oo Xus lo sameyo
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Hees iga dheh waa waayo waayo wakhtigii fanka iyo suugaanta somalidu noolayd lkn hada macno ma leh ciyaalkan dambe wey ku tunteen fankii qiimaha lahaa Yartu dhiin dhiin iyo wax aan dhaamin ayaa lagu heesaa
@dalmargaazi5999
@dalmargaazi5999 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@moabdivevo2152
@moabdivevo2152 Жыл бұрын
Hees aan yaraantaydi dhagaysan jiray Cumar rooraye iyo Saadi Ali Warsame, Ereyadii Singub,Ruwaayadii Xuskii Caashaqa❤
@luulhasan1982
@luulhasan1982 11 ай бұрын
999⁹⁹⁹99o
@basheybsb7919
@basheybsb7919 3 жыл бұрын
Fan haddaad maqasho waa kaa..! Adeegsiga Ereyadaa kuugu filan marag. Fankii Soomaliyeed maanta fara kuma jiro
@arimasdias1396
@arimasdias1396 3 жыл бұрын
Hadaan ku waramo Wadada cashaqa ku baro Sideed iila wadi leheed 🤔 Inta iga dambeyso like 👊
@abdirahimalikarshe3102
@abdirahimalikarshe3102 Жыл бұрын
Gabaryahay nin weyno waya sojirayo ilasabanki wiilwaal hadaba dumarka tiwacan lawadaga cashaqa. Intas kufilan
@abdirahmanmohamedduran5726
@abdirahmanmohamedduran5726 Жыл бұрын
0
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Hestan anoo yar baan dhageesan jirey 2fanaan aan taageeri jirey allaha u wada naxariisto saado cali warsame iyo cumar xasan rooraaye😢
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv 🥲🥲🥲🥲🥲
@abshirshariif9498
@abshirshariif9498 Жыл бұрын
Alle ha u raxmado Rooraaye Laba beri ka hor ayuu hargeisa ku geeriyoodey Alle ha u naxariisto Labadaba. 24/4/2023
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 3 жыл бұрын
Ruwaaydii wardhaf ruwaaydii xuuska jaceyl abwaan maxamuud ciise sanguub ayaa sameeye heestaan haduu waqalku kuu da'o caashaqa ka wabax tahay ood nolol waxkama jiree waayo aad ku noolayd warka laba shubka u dhaca Aan ka waraabshe dad waa dadkiye hore maamhada murtiga sugaanta waan iska ilmeyaa dadkiye hore wlhi Allah yarxama intii dhimtay umada maxamed 😭😭😭
@cabdifataaxmaxamed4344
@cabdifataaxmaxamed4344 2 жыл бұрын
WAA RIWAAYIDII XUSKII JACEYLKA ABWAAN SANGUB ALLOW INAXARIISO DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Allaha ku naxariisto cumar xasan rooraaye😢maanta ayaa aaas qaran loo sameeyey😢
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Aamiin
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Aaamiin
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanaya maalin aan tuulo kaimid ceelfarax geedi la dhaho oo aan so aaday galkacyo oo aan maalmo joogu dono kadib aan muqdisho aadi doono hadu alle yirah malin jumco 17 june 2022 xasuus ha ii ahaato
@hudahussein7131
@hudahussein7131 Жыл бұрын
Xasuus wacan❣️
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hestan ereyadeda iyo laxankuba makala dhacaan walee😊Fanka maanta faraha ka baxey iyagan uga maaraney Allow unaxariiso Saado iyo Rooraaye💖
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Ereyo Jacayl oo uu abwaan Sameeyay waxaan ugu JECELAHAY abwaan Maxamed Cali Kaariye dhaqtarkii jacaylka inkastooo heesaha Singub aysan yareysan hadana Laxanka iyo ereyada heesta waa singub
@H.Hassan
@H.Hassan 2 жыл бұрын
laxanka rooraaye sameeyay sida aan maqlay
@shabeelnagoodmohamed6326
@shabeelnagoodmohamed6326 2 жыл бұрын
War ninyow hadii la dhahdo abawaanda sangub ugu badan heesha ruwayadaha wuxuu ku siiye darstay waa gabay ruwayadi ugu Qiimaha badan waa qabriga jaceyl sangub iska leh yahay Allah ha u naxariisto inta dhimtay umada maxmed Allah ha u naxariisto
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@shabeelnagoodmohamed6326 Allah ha unaxariisto saaxib 2019 buu Ethiopia ku dhintay 😢. Ruwaayadii qabrigii jacaylka waa mid aan laga xiisi dhigin 🔥🔥 Saynab Cigge Maxamed heesteedi e ruwaayada magaceeda wadatay iyo kuwa badan ❤
@mahadali1152
@mahadali1152 2 жыл бұрын
Wiglada macnaheda isheega 😢😢
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
@@mahadali1152 Waa ciyaar
@Muhammadismaciil
@Muhammadismaciil 7 ай бұрын
wlhi tani way hees dhaaftay 🫡
@ansaricabdilaahi5358
@ansaricabdilaahi5358 11 ай бұрын
Kaaf iyo kala dheeri kuwa hada kuwii hore❤
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 3 ай бұрын
Cumar xasan rooraye iyo saado cali allh u naxaristo waa leesku galay heesta saado wey is rogtay durba😀 16.4.2024 habeenimo saacad 1:11 ay tahy baan qolka ku dhegeysanaya
@lailahussein4261
@lailahussein4261 2 жыл бұрын
Asal asal Saado Cali warsame ❤️Allah ha u naxariiso aamin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Aamiin
@PacificBruva
@PacificBruva Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto dhamaantood ya rab.
@queenhaaji6727
@queenhaaji6727 Жыл бұрын
Illahey ha u naxariiisto
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Aamiin.
@mahadaxmed1418
@mahadaxmed1418 4 ай бұрын
26/2/2024 10:30 habeenimo waxaan ku dhagaysanayaa burco Allahayow cimri barakleh baanu ku waydiisanay
@abdiaziizxariir2263
@abdiaziizxariir2263 4 ай бұрын
Legend.
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 13 күн бұрын
Codka sahro dahab runti,what a beautiful qarami I had to subscribe without condition
@xasanmuse478
@xasanmuse478 8 ай бұрын
Alle haydin naxriisto
@Yahye_Muhammad
@Yahye_Muhammad Жыл бұрын
ilaahay naxariistii jannatul fardowsa hageeyo labadoodaba
@wondergames7146
@wondergames7146 2 жыл бұрын
Naf kaa maqan ha wayrixin Wakiil caashaq haw noqon Inay kula wadaan iyo Inay kaala weecdaan Waaberi ergo u diroo Bal waxay yiraahdaan
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
Hees iyo badh walhi. LEGENDs mamo sado Illahy haunaxristo iyo X.rooraye . Abwaanka heesta sangub miyaa tolooow❤❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Haa walaal, abwaan Sangub (AHUN) baa leh midhaha heesta.
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Thank you bro!!
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 жыл бұрын
Riwaayadiii Xuska jacaylka ayay ku jirtay singub ayaa lahaa illahay haaw naxariisto isaga iyo saado, rooraaye wuu noolyahay isagana caafima haku waaro
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
​@@mahamedcudhi7497 maanta ayaa aaas qaran loo sameeyey cumar xasan roooraaye😢
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
@@mukhtarabdukadir2049 illahay haaw naxariisto qabrigana haaw nuuriyo, waan la socdaa in xalay uu geeriyooda fanaan qaaliya
@laylosiciid3071
@laylosiciid3071 Жыл бұрын
Alfanan cumar xasan rooraye adeer alha ku naxariisto
@mukhtaarmaxamed9997
@mukhtaarmaxamed9997 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto labadoodaba❤
@Dr-zaam
@Dr-zaam 4 ай бұрын
Markii heesaha dad talent u leh ay qori jireen
@Abdikariinkhadar
@Abdikariinkhadar 11 күн бұрын
Intii aan naqanay waydhaftay malah ❤❤❤❤❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 19 күн бұрын
Naxaristi jano allha ka waraabiyo
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 3 жыл бұрын
Erayo mug iyo miisan leh Hadaan kuu waramo Wadada caashaqa kubaro Sidaad ila wadi lahyd .
@rasheedqambi4305
@rasheedqambi4305 Жыл бұрын
Riwaayaddii Xuskii Jacaylka erayadii Singub(alle naxariisto Singub iyo Saadi Cali) waxaa heesta wada qaada Cumar Rooraaye iyo Saado Cali.
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 2 жыл бұрын
Soomliyey pal kwrmaH heezkan zida cajiipka ah ziday izugu xidhan yihiin ereyada,laxnka luuuqda Kolpa hadynu danbaaabaynO aynu dhegyzanO aleryadah murtidu ku dhan tahy Wakiiil czhaqah ha u noqon............🥰🥰🥰 2022
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hees wanaagsan, Rooraaye iyo Saado cali warsame.
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hobalada waabari, Naaagta is waasha, Rooraaaye ayaa loogu yeedhi jiray.
@rudwaanmuhumed7306
@rudwaanmuhumed7306 6 ай бұрын
Ala yaa rahma sado ali warsame iyo cumar xasan roraye
@faatimahawo1374
@faatimahawo1374 3 жыл бұрын
Hadaan kuu waramo wadada caashaqa ku baro sideed iila wadi lahayd?
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Saado Cali, Kastuumda ayay iska saartay.
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Жыл бұрын
Sangub caadi maahayn abwan erayo wanagsan tiriyuu ahaa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 Ай бұрын
Abtigey cumar Xasan roraye alle hanjaneeyo
@onexx1
@onexx1 2 ай бұрын
Who is listening. 2024/ May / Friday ❤
@LJXAE
@LJXAE Ай бұрын
☝️
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 2 жыл бұрын
Beer dilaacshe fanaan dhamayatiran dhan walba ilaahy naxariistii Jano haka waraabiyo
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 6 ай бұрын
Ma ka naad ku sheegay saa beer dilaacshe
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
8/ January 2024 😂😂😂
@mohabuuni8593
@mohabuuni8593 5 ай бұрын
7/february/2024😂❤
@CaliDahirofficial
@CaliDahirofficial 5 ай бұрын
11 /February/2024
@SacdiyaBurhan
@SacdiyaBurhan 5 ай бұрын
19feb2024😂
@cabdirixiincali8033
@cabdirixiincali8033 5 ай бұрын
20 feb 2024😂
@AbdifitahismaiL1
@AbdifitahismaiL1 4 ай бұрын
27/feb/2024😂
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Жыл бұрын
Mudo ka dib Ayaan maqlayaa 🫡❤️
@ansaricabdilaahi5358
@ansaricabdilaahi5358 11 ай бұрын
Haday talo dad waaweyn Dhexmartooy wadaagaan Waa Loo Waafiyeeyaa Loo weel banavstaa Sir baan kula wadi Lahaaye Armaan Keligay walwaashaa Raxmaanku haw naxariisto Labadabade
@Teetanopro20
@Teetanopro20 Жыл бұрын
Gabar yahay nin weynoo waayo soo jiraan ahay ila sabanka wiil waal. Waxaasa kaa heesa somaliyeey
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv Жыл бұрын
Fan wa fankii hore muridan wey isku dhamatay
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 4 ай бұрын
Qac lama aqoon berigaa😂😂
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Saado cali, waxay tidhi.. Wadaan ayaan kali shubaayaayee , i caawi.
@caaqilapdurahman1037
@caaqilapdurahman1037 3 жыл бұрын
WoW Hees macan iGa DHeH
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi 7 ай бұрын
Waayo joog
@DacarDhamac
@DacarDhamac 2 ай бұрын
Waa Habeen farxadeed 18 may Waxan kasoo tuumbo raacey hargeysa 😅
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hees wanaaagasn.
@user-wd2un4gi6n
@user-wd2un4gi6n 5 ай бұрын
qac leska yersiyay mashen alow idin naxariso
@waxwalba1408
@waxwalba1408 2 жыл бұрын
Thanks wallal heeskan sidaan u raafinayay wlahi waan helay riwayadan kaso dhex helay, hadana iyadoo kaliyan helay thanks wallal
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 10 ай бұрын
Sarbeeb/soomaali/suugaaan/best✅✅✅✅
@xasuustatv5241
@xasuustatv5241 5 ай бұрын
Waxan dhagaystay 2024/02/7 cahiro
@user-gi8wf1uu6v
@user-gi8wf1uu6v 11 ай бұрын
Xasan.. hees
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw 3 жыл бұрын
thenks Qaraami Chaneel heestan mudo badan baan KZbinka raadinayay
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 Жыл бұрын
Naf ka maqan ha wayrixin
@faadumociise1686
@faadumociise1686 3 ай бұрын
23/4/2024 haben talada ah 3:28 bay ibaxaysa heestan oo aan markasta birkintayda iyo sarirtayda ku dhagaysto markay xili danbe noqoto salama inta iga dambaysa labada fanana Alle naxaristi jano haka warabiyo❤
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Wiglada iyo wasmada ha uga sheekayn Nin weyn.
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 2 жыл бұрын
Best songs waxaaaasaa heees layidhaahdaaaa
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 2 жыл бұрын
Naf kaaa maqam ha wayrixin Wakiil caashaq noqon Inay Kula wadaaniyo Inay kaala weecdaan Waabari ergo udiro bal waxay yidhaaddaan
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 7 ай бұрын
Marada buluuga ah ee yuhuuda ka qaad meesha nacala hooyada ku yaale 😂😂😂
@user-en1wz8jo6b
@user-en1wz8jo6b 5 ай бұрын
16:2:2024 jimco ah saacaduna tahay 2:00 duhurnimo wadada laamiga dheer xariirisa afgooye iyo gaari nooca raaxada Prada ah ku dhex dhageysanayaa waqtiga wacanaa
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Жыл бұрын
Gabadhyahey nin weynoo waayo soo jiraayoo illaa sebenkii wiilwaal hadba dumarka tii wacan la wadaagta caashaqa wiglada ha uga sheekeyn nafkaa maqan ha weyrixin wakiil caashaq how noqon in ay kula wadagaan in ay kaala weecdaan waaberi ergo u diroo bal waxay yidhaahdaan
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Fanku waa fanki hore hees xusuus mudan 2021 iyo kampala
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 Ай бұрын
Bal murtidaa iyo cododkaa eeg iyo sharma boy qamar suugani ayaa Ina haysta
@maxamuddiiriye2570
@maxamuddiiriye2570 3 жыл бұрын
Wow heees mcn iga dheh
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Haarmaanka ka wal waal, Saado cali.
@cabdikariinaxmedcabdikarii1309
@cabdikariinaxmedcabdikarii1309 3 жыл бұрын
Woooow wayowayo
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
Weriye soonuhu halkee ka soo warami jidhay
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waa Wakaaladdii Wararka ee Soomaaliyeed oo loo gaabiyo SONNA ( Somali National News Agency) waxay ahaayeen Wariyayaasha wararka sheega iyo kuwa wakaaladan u shaqeyn jiray oo wararka kasoo turjumi jiray Caalamka oo dhan oo iyaga kusoo dhici jiray. Su'aal fiican waaye.
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq halkee saldhig u hayd calaashaan hooy
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@liibanmaxamed1412 Mogadishu. Suxuufiyiinta ka shaqeyn jirtay waxay soo turjumi jireen wararka caalamka oo dhan, markaasaa Qaybta Idaacadaha loo gudbin jiray iyo Raadiyaha. Afka dowladana wararka Soomaaliya ayey u gudbin jireen wakaaladaha Caalamka.
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq goormee ayey ahayd xilligee
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@liibanmaxamed1412 tan iyo dawladii ugu danbeysay 1990 December.
@deeqodagan1431
@deeqodagan1431 3 жыл бұрын
Ilahey ha u naxaristo🤲🤲
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Rooraaye & Saado cali.✌✌✌✌
@saidabdi9782
@saidabdi9782 10 күн бұрын
Très belle chanson
@nasteexoibraahim-zm7ox
@nasteexoibraahim-zm7ox Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto 😢
@abdimuse6948
@abdimuse6948 2 жыл бұрын
2022 hestaan KZbin ka daawado fan waa Kan Kan maanta xaga iga geey
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 3 ай бұрын
Erayada sangub Laxanka waxaa lahaa Cigaal ❤
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik 10 ай бұрын
Saturday night 9/sep/2023❤
@mode4977
@mode4977 Жыл бұрын
ILLAAHAY LABADIINABA HA IDIIN NAXARIISTO SAADO CALI: 24 july 2014 ROORAAYE: 22 APRIL 2023
@Muhammadismaciil
@Muhammadismaciil 7 ай бұрын
Alle naxariisti jano haka waraabiyo
@cabdiraxmaanmaxamuud8265
@cabdiraxmaanmaxamuud8265 3 жыл бұрын
Wakiil cashaaq wa midka mida hesha an ugu dhagasiga badanahy intaan fanki hore arkayo wlay ka tahay inan ku wadanbe dhagasto ima igu racay
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
ilahoow u naxariiso labada.
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 8 ай бұрын
17 November 2023 ❤ best song
@danielpubg5769
@danielpubg5769 3 жыл бұрын
Waxaan jooga magalada borama wakhtigu waa habeen 12:14 am waxaan ku jiraa baaburkayga daaqadu waa ii dajisanthay dhalo wine ah baan gacnta midig ku haytaa meeshaan joogayi waa seerihii magalada laydh udgoon iyo Ubaxa seeraha ayaa isoo carfaaya heestanina waa igi socotaa si aan kaba sheekayn karyn cheese🍻 araga jawigaygan oo kale ku jiroow ✌peace and love
@bidaayecali6937
@bidaayecali6937 3 жыл бұрын
Nice
@yacquubnuur5092
@yacquubnuur5092 2 жыл бұрын
Waxaad suuraysay qiimaha dalxiiska Iyo wakhtiga fiican eed u sheshay
@yool2176
@yool2176 2 жыл бұрын
Dhalo wine ah? bisinka😆 iska daa khamrada wll
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Rooraaye, ma naxo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Higlada hawga shekeyn🤔
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Sangub waa Adeerkay waxaa u reer abti ah Isaaq HA Sacad Muse. Laba xaas oo uu qabay waa isaaq Mid waa Habaryonis Muuse Abdale. Midna waa Habar Awal Sacad Muse waana xaaska weyn. Abbihii isla Sacad Muse ayaa dhalay. Sangub dhanka kale Habrowadaag baanu nahay Cismaanada ayaa na wada dhalay reer looge
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Isaaq waxaas cidna kuma ciseeyee is ilaali sxb
@guletshani3622
@guletshani3622 2 жыл бұрын
Wooooooow...13.05.2022
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 126 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 504 М.
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 114 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 265 М.
KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics
9:32
Rageedii™
Рет қаралды 583 М.
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 895 М.
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 94 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 45 МЛН