Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"

  Рет қаралды 135,696

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

6 ай бұрын

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Nuur Shareeco AHN 1978
⭐️Laxanka
U/ Cabdikarim Faarax Jiir AHN

Пікірлер: 91
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 5 ай бұрын
Khadra iyo tubeec oo wada heesaya waa ii caawa Allow uwada naxariiso
@saidelmi7550
@saidelmi7550 5 ай бұрын
Kula mid baan ahay,,waan yabanahay
@khadarcarab632
@khadarcarab632 Ай бұрын
Khadra ba maaha sxb codkani Ee waa maryan mursal
@abshircarab18
@abshircarab18 24 күн бұрын
​​@@khadarcarab632khadra waaye sxb waa markey fanka ku cusbeed
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 3 ай бұрын
Way dabatay maantee mindhee daafi qudhunleey anigoo aan dabar jirin dubahayga kama dhigo ereyadii maxamad nuur shareeco dhamaantood alle ha u naxariisto 1978 hees qaali ah bay ahayd codka khadra daahir iyo naxamed saleebaan tubeec alla yaa raxma dhamaantood
@janankajananka4650
@janankajananka4650 4 ай бұрын
maxamed nuur shareeco abwaan.culus iyo askeri xoga dalka........ahna sarkaal.alaya raxma ..........
@suleimanchelsea3405
@suleimanchelsea3405 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto labadoodaba walaahi xaada ayaa i istaagtay waana ilmeeyey
@WardheerWalwaal
@WardheerWalwaal 5 ай бұрын
Muwaadin qoodh ah baa tahay asal dhalad Xero dhalad
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Abwaan Mohamed N Shareeco AHUN 1978 Laxanka C Faarax Qaarey Jiir AHUN Luuqda Khadra Daahir Cigge iyo Mohamed Sulaiman Tubeec AHUN Dhammaantood Aamiin Thanks Legend #WAAYOWAAIHIIWACNAA.
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 4 ай бұрын
Shareeco abwaan muu ahayn wuu iibsan jiray midhaha heesaha kamaa yaquuluun
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
@@abdirahmansheekh5525 😂😂🤣
@SiciidEiggeih
@SiciidEiggeih 5 ай бұрын
qofkii u horeeyay baan ahaye like ta
@abood4477
@abood4477 5 ай бұрын
Maabruk
@nuurhubane
@nuurhubane 4 ай бұрын
Ader cabdakriin jiir aabihii laxanka soomalia ayow ahaa AUN all😢
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 5 ай бұрын
Erayada yamyam miyuusan lahayn ustaad waayo waayo
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Maya aun shareeco ayaa lahaa waana waqti uu maareeye ka ahaa tiyaatarka muqdisho
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 ай бұрын
Abwaan Xuseen ow Faarax aun ayaa lahaa taariikhda been lagama sheego
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 5 ай бұрын
Waa heestii iigu horeysay ee Tubeec iyo Khadra Daahir OO isla qaadaa arkay
@abood4477
@abood4477 5 ай бұрын
Me too
@yusufmohamedade7646
@yusufmohamedade7646 5 ай бұрын
The first and only one
@abdiwelihassanjimale5193
@abdiwelihassanjimale5193 5 ай бұрын
Ugu Dambeeyn Heestii oo Original ah waan helay, Daafi Qurunleey, Hees Cajiib ah
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 5 ай бұрын
Cabdikariin Jiir wallee laxan buu u sammeeyey heesta. Ilaahey ha u naxariisto dhammaantood
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 ай бұрын
Aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@user-qh4sq1hu4j
@user-qh4sq1hu4j 5 ай бұрын
Aunt Laba Legend ah o weliba ka hadlaya waxa manta tagan,
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 5 ай бұрын
Waa heestii labbad oo aay wada qaadaan khadro Dahir iyo tubeec Hees kale oo abwaan singub sameeyey ayaa jirta iyaddana
@shiiqdoon
@shiiqdoon 5 ай бұрын
Magaceed sxb
@SiciidEiggeih
@SiciidEiggeih 5 ай бұрын
Ahun m.saleebaan iyo ahun khadri inay hees wada qaadaan maan moodi jirin lkn caawaa iigu horaysa
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto labba fanaan oo qayb lixaad leh ka qaatay fanka
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 5 ай бұрын
Waa maanta ku habon cadawga somaliya
@Madadaal
@Madadaal 5 ай бұрын
Taariikhda ay heestu soo baxday ma aha 78 kii, markay ugu horeyso waa 1981 kii, waxay soo baxday, Waqtigii dagaalkii dambe ee Galdogob iyo Ballanbale, waa dagaalkii ay Ururkii Kulmis la socdeen Xabashida. Ilaahay haw naxariisto Abwaanka iyo fanaanta Maxamed iyo Khadra.
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 5 ай бұрын
May walaal haa khaldin, waa 77kii cida laleeyahay midhaa ruux idagayoo ii2badubleeyoow dibdambe kuuma aamino waa ruushkii wadanka lagasaaray, tankale baali iyo siidaamo waa meeshii aay ciidamadeenu kasoo noqdeen,
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Waa 1978 aun shareeco lahaa ereyada difaac waxa loogu bixiyey ayeyba ahayd markii aanu difaac galnay oo ruushku na baabi iyey ayey aheyd dagaalkii 1981 waxa la qaaday heesta dhulka so anigu ma lihi waana xiligii 1981 ay xabashida iyo majeerteenku qabsadeen balanbale iyo galdogob ayna burburiyeen jiida dogob iyo lebi sagale oo ahayd xaga gobolka togdheer dagaalkaas oo ahaa dagaalkii jar ka booda oo xabashidu waxay sameysay intay xuduuda beledweyne weerarto ayey u booday goldogob hadana lebisagale hadana dogob hadana balambale hadana feerfeer hadana gold goldogob hadana ku noqotay feerfeer hadana balambale sidaa ayaa ciidankeenu jahwareer ugu dhacay oo meel loo gurmado la garan waayey ilaa markii dambe guud ahaan xuduuda oo dhan dabxir laga dhigay
@youngboy5293
@youngboy5293 5 ай бұрын
Boqorka codka Allah yaa rahma
@Hashi9910
@Hashi9910 4 ай бұрын
Sow la yaabmahn hadan taarikhdan ku doorsanahay tuugsi iyo qaxootinimo CIIL BADANAAA DADKEYGOW
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 15 күн бұрын
maxamed nur shareeco iyo khadra sheekadu ma taagna
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 5 ай бұрын
Heesihii 1977 dagaalka
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 күн бұрын
Naagaana bahdaada jecleey bushigaaga beerka dhigeeyn bulji baati looma gadee iga sobaxaa layiraah huu huu huu
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii m.n.shareeco laxankii c.jiir codkii m.s.tubeec iyo khadra daahir cige
@qadafinuur
@qadafinuur 5 ай бұрын
Ugaas caawa Codsi baan wataa wixii channel soomali lahayd waan kasoo daalay bal Heestii Aun muse ismail qalinle ee Amal meel ku sheeg
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 5 ай бұрын
Ereyadu waa cabdiqaadir xirsi yamyam
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Maya wll annagaa joognay waa aun shareeco
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Maya wll annagaa joognay waa aun shareeco
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 5 ай бұрын
Allow u naxariso iyagiyo waalidkeenba
@abdiwelihassanjimale5193
@abdiwelihassanjimale5193 5 ай бұрын
Wali Heesta Qeeyb baa maqan Diridhaba Korkeediyo Dooxada Hawaasiyo Qaali Dacaladeediyo Hub ku Deeyra Siidaano.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Waa sax qeyb ka maqan Waa Diridhaba dusheediyo Dooxada hawaas iyo Baali dacaladeedii Isku dar ilaa siidaamo Waa sidaas waa baali magaalo weeye meesha adigu ku qortay qaali dacaladeeda
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 5 ай бұрын
Waxaan maqli jiray marku bahalku hoyaado ayaa Bakaylaha buuraha soo fuulaa!
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 5 ай бұрын
Abwaan Sangub & Xuseen ow Faarax midkood baa leh heeskaan
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Abwaan shareeco leh sxb
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 ай бұрын
Abwaan Singub baa leh heestaan
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
​@@ismailalihasan9519abwaan aun shareeco leh anigaa u marqaatiya
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Abwaan xuseen waa ta loo dirayba inuu jawaab keeno shareeco difaac baan galayaa uu yiri xuseen dubad aun laga sugaayey jawaab
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 4 ай бұрын
Abwaankii saneeyay wadanisana oo xigmad badane
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 ай бұрын
Masha allah dheh
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
M.a. weeye waa aun abwaan maxamed nuur xasan shareeco
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 ай бұрын
Waa Abwaan Xuseen ow Faarax dubad aun
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 5 ай бұрын
Heesta ma dhameystirna oo waxaa ka maqan in yaroo khadro ku soo gabagabeyneyso
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Haa khadro aun ayaa bilaabeysa iyadaana gebagebeyneysa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Laascaanood of Khaatumo of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Viva Shacabka Soomaaliyeeloow
@mohamedleyloon4223
@mohamedleyloon4223 5 ай бұрын
Waad mahadsantihiin.waayo waayo waxaad noo soo deysen hees mug miisaan leh laakiin walaale heesta bejka qadro waxaa ka maqan ereyo muhiim ah ee away marlabad waan idin salama jawaab na waan idinka sugaa py
@mohamudmuseaden8453
@mohamudmuseaden8453 5 ай бұрын
Waqtiga heestu soo baxday waxay sanadkii 1983 markii dagaaladu ka socdeen balanbale iyo galdogob waanan xili xasuus mudan taariikhda yaan laga been sheegin
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Maya wll waa 1978 anigaa dhegeysan jiray xiligaa idaacada muqdishona waxaa ugu dambeysayba in la soo daayo 1982 dib dambe looma soo saarin heeso badan ayaa laga joojiyey idaacada
@WafiAhmed-bt9du
@WafiAhmed-bt9du 4 ай бұрын
Wa lkom
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 5 ай бұрын
Waxaa iska leh abwaan General maxamed nuur xasan shareeco.
@askar6060
@askar6060 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwelihassanjimale5193
@abdiwelihassanjimale5193 5 ай бұрын
Dib yeeysan u soo noqon Dacawadu ma samartee Waastaas Heestii 1977 la qaaday nooga digtay in Amxaaro nagu soo laabato
@maxdar11
@maxdar11 5 ай бұрын
Khadra dhool iyo tubeec oo wada heesaya waa qiyaamii kasoo kaca soomaliyeey
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 5 ай бұрын
Ka dul taagay ciidiiye.
@MoulidAbdirahmanAli
@MoulidAbdirahmanAli Ай бұрын
Way dagatee maantee mindhe daafi qudhunleey, anigoo aan dabar jarin, dubahayga kama dhigo. Ilahay janadii ha ka waraabsho dhamantood, umada soomaliyeed quluubtooda allah .
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 5 ай бұрын
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 5 ай бұрын
Midhaa doorka manta duhur meeshii aan maro axad kale ma soo dego) erayada hees xusen awfarax ba laha u Malaynayaa
@abdijama1300
@abdijama1300 5 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey, Abwaan . MOHAMED NUUR SHAREECO. Allah yaa raxma,dhamaantood.
@abdijama1300
@abdijama1300 5 ай бұрын
Midhaa daafi qudhnlay anigoo,aan dabarjarin dubahayga kama dhigo.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 ай бұрын
Xuseen ow Faarax baa lahaa heeskan yaan taariikhda been laga sheegin
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 2 ай бұрын
@@ismailalihasan9519 sax
@user-hd2vz9gm8v
@user-hd2vz9gm8v 5 ай бұрын
Laaxaanka waxaa l baalwan
@user-hd2vz9gm8v
@user-hd2vz9gm8v 5 ай бұрын
Waxaa iskaleh heestan maxamud tukale oo ahaa nin reer-hargeysa
@RashiidNuur-sk1vs
@RashiidNuur-sk1vs 5 ай бұрын
Bal sheeg waxa micnahà looga jeedo mindhaa
@mohamadabdulahi5521
@mohamadabdulahi5521 5 ай бұрын
Dulinimo yaa baday somali oo umadu waxay lahayd inqilaabay oo hadana zero kadhigay waa darood walee xagee dhigteen somali
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 5 ай бұрын
Kkkkk xaasidnimo iga dheh heesaha aad imika soo geliso kkkk
@boodhariwarsame9684
@boodhariwarsame9684 4 ай бұрын
"Mindhaa DAABAAN leeyahay (daab)" miyaa mase "DAHABAAN leeyahay (dahab)?"
@muumincumar7417
@muumincumar7417 3 ай бұрын
Midhaa dahab an leeyahay Damaci ruuxna kama galo waaye
@abdijama1300
@abdijama1300 5 ай бұрын
Are you sure she is khadra daahir?
@abshircarab18
@abshircarab18 5 ай бұрын
Haa sxb
@flykidddd1235
@flykidddd1235 5 ай бұрын
Absolutely 100%
@mohamedmohamud5807
@mohamedmohamud5807 5 ай бұрын
Maryan Mursal ciise.
@kkin7066
@kkin7066 5 ай бұрын
Waa Khadra Allah ha unaxariisto labadaba
@khadarcarab632
@khadarcarab632 Ай бұрын
Maryan mursal ciise weeye Soo kala baro codadka fanaaniinta adeer
@sacidmohamud9131
@sacidmohamud9131 5 ай бұрын
waxii dhiiglow kac.kkkkkk
@MaxamadandXabiibo-tk8kr
@MaxamadandXabiibo-tk8kr 2 ай бұрын
Hibo burtad
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
11:06
**Maxamed Saleeban Tubeec Ahun & Rooda Maash | Guryosamo
7:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 303 М.
SIDA SIDA | TUBEEC & MAGOOL | HEESIHII HORE.
6:32
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 23 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 568 М.
Mays heli Karraa
10:16
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 44 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 373 М.
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 12 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,6 МЛН
Девушка ограбила мажора, но…😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 6 МЛН
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН