Libaxii lagu cabsiin jiray e dhabtiisa Riyale kufadhiyay sowkaa Muse Fulay

  Рет қаралды 8,692

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 55
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 сағат бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muruudi4961
@muruudi4961 Сағат бұрын
Muuse wuuba kaboodi gaaray markii uu soo yara jaleecay... hada waa Libaax xidh-xidhan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 28 минут бұрын
Dhiigyaacabka Muse iyo Hargeisa kuwa dadka u xasuuqa wakhtigooda waa uu dhamaday.
@Khadarmire-t6t
@Khadarmire-t6t 3 сағат бұрын
Jaamac abti waanku salaama kacara
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 2 сағат бұрын
muuse haduuw damir iyo dadnimo leyahay libax korkisah waxaba kuso kordhin mayeh away maxabiisti
@iidsuudi
@iidsuudi 3 сағат бұрын
wuxu ahaa cawil
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 3 сағат бұрын
Odeyga wuu waashe
@museosman8296
@museosman8296 3 сағат бұрын
Tolow ma abaagadhihii baa jiri ku fariiso yaahuu
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Waa laga yaabaa in sixirki qabtay waa arin kharata😂😂😂😂😂
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal 2 сағат бұрын
Masha Allah libaaxii ayaa libaaxa fuulay ❤❤
@Neima1000
@Neima1000 2 сағат бұрын
Odaygan mussee bixi tijaji canwar ilyare allaha umada ka qabto
@sudiissa5701
@sudiissa5701 2 сағат бұрын
Soomaalida odhan waa dad xanuusan Allah caafiyo geesiga xitaa waa libaax dhahan liibaax waa xayaawaan wax cuna odagaan muuse waa nin ila baaro xaaladiisa u Baaxan ciil hadala oo ciil qaba
@muruudi4961
@muruudi4961 Сағат бұрын
Ninkii hadalkaa yiri wuxuu wasiirkii sii arrimaha Guxaha ee shaqada uu ka eryay. Riyaale 8 sano ayuu kataliyay Somaliland hadii uu ul uga sarayo muxu uga saari waayay?
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Сағат бұрын
Xuuush caagdheer uf waxaas waba kama galiin ka sheeke qaaxoon tiimado ogadeen hoyada waas gaajaadu diidhee
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 19 минут бұрын
Comments kayga Muuse Biixi libaaxa uu u dasha ka korey waa fariin uu u diraayo dadka ama qabiilada degan Soomaaliland ee ka soo hor jeedo Muuse Biixi waxaan idiin xir xiraayaa sidaan libaaxan u xiray dusha ayaaba weligey idiinka fadhinayaa waxaana idi ku leynayaa xabad haddii aad hashan. Marka waa baaq uu u diraayo reer Laascaanod iyo reer Boorame.
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 3 сағат бұрын
Muuse Biixi waa in laga dacweeyaa dadkii xuquuqda xajawaanka udooda. Marka maxu ka wadaa waxan ahay ina lixaab sanka taabte. Waxani waa cawaan bilaa aqli, talo iyo dadnimo lahayn.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 сағат бұрын
Ka dacwee way kugu qosli waxay a ku odhan waaaaw waaba nin aan cabsan oo kaliya😂😂😂 kabaxa ninka dhasmiyee raray dhaqaajiyay sow ma dhiirana waliba dhabarkiisa ku dhaanteeyay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 сағат бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jjaduunka wax libaax fuula lama arag ma faras ayuu mooday midda kale xayaanka sidaa looma bahdilo. Muse iyo kan meesha libaaxa ku xidhxidhayba maxkamad ayay istaahilaan
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Сағат бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj Haduu libaax fuulayo hatago kuwa Kiinay iyo Tansaaniya lo dibadeedka ugaadhsada, waxay ku tuseysaa inta aqliga qofku gaadhsiisan yahay Muuse waa faaruq. Qof libaax maxbuusa fuulaya wuxu la midyahey qof maxbuus ku tacadiyeya waana dulmi weyn. Waxa kasii daran Ina waran cade libaaxyadasoo gaajo calooshu isku dhagteybu intuu baabuurku qaado geeya magaalooyinka isagoo dadka lacag kaga Gura aragooda. Anigoo taala yaaban oo Boorama dhex lugaynaya. Waxan markaliya ka war heley magaaladii oo dhinaca woqooyiga uwada aguugaysa. Markaan istaagey ee isidhi balwaxa dhacaya wareeso waxa la iisheegey in libaaxyo loo daawasho tageyo. Jaab, jaabkii Kale kadarey maantan xasuusta ileyd waa waxan kuwan reer Awdal sodon sanadood lagu dowladeyneyo.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 38 минут бұрын
Odaygu ya wuu baqayaaye xaytahay ya muxuu u fuulay sharafi dhimatay 😂😂😂😂😂‼️😇😇
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 сағат бұрын
ONLF waxaa ku filan saxibka dhaw ee etiobiya sida puntaland, Somaliland iyo mareeyxaan
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 сағат бұрын
Muuse waa isku ciyaaray Libaaxa gadaal ayuu kasoo fuulay
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 сағат бұрын
LABA WIIL CABDALE. O G. IYO CAWL H Y. AYAA II JOOGA ALLAAH KA SAKOW MARKA LABADA LIBAAX MA JECLI IN LAYSKU DIRO AMA LA BAACSADO
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 сағат бұрын
🙄 🤷🏽‍♀️ oo soo’tuu ka’Cabsan jirey Libaaxa & Ogaadeenka. 🤣😂🤣
@saidali6971
@saidali6971 2 сағат бұрын
Faduul iyo gardaro weeya inad adigu somaliland noga shekayso Ader
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 2 сағат бұрын
Libaaxu dabada ayuu war wareejinayaa miyuu kacsaday
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 сағат бұрын
Nin libaax wasay yaa la tartami kara.
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 2 сағат бұрын
Wax la waso uun ka sheekeeya uun idinku 😂😂😂
@Umo580
@Umo580 3 сағат бұрын
Muuse. Wacaruur mise wuasaasaqey libaxu waxadan ahyen bukadhi gayaa🤣🤣🤣
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 4 минут бұрын
Taariikhda gooni goosadka xiiso uma qabno Jqamacoow.
@fifisaid6470
@fifisaid6470 2 сағат бұрын
Galab wanaagsan Jamaac
@aaminaa341
@aaminaa341 3 сағат бұрын
In labadaa nin SILSILADA lagu xidho ayay ahayd. Waxaad mooddaa ciyaal.
@saidma1683
@saidma1683 2 сағат бұрын
Falkaa.ka.Tusay..Fala.lowga.Muuse.Ayaa.Ku.yir..Libaax.fuul..oo.ku.Fariso..kursiga..waad.ku..Fadhine😂😂😂😂
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d Сағат бұрын
Waxaan umalaynayaa muuse waa dadka quraafaadka aminsan amba waa sixroole, libaax buu dhakada kafuulay iminka Muuse geesinimadaas malahee waa sidee ciyaarta nagadaaye dee😂😂😂😂😂
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Сағат бұрын
Inaan kumeeed caagdheer yaa badoiw adiigu maxad haysa xaasiid ku nool ogadeen yaa basaas Waa daadka sheege isaaq ka bahna
@wamo4691
@wamo4691 10 минут бұрын
Warbal kalexo an aragne haduu yahay bombale iyo haduu yahay midnool
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 сағат бұрын
WAA LOO QABTAY EE KUMA DHACO IN FUULIS DAAYE UU KA HORWAREEGO LIBAAXA WAA KII UU WARANCADE JUBOOYIBKA KA SOO WATAY WAAYO MUUSE LIBAAXA CIIDAGALE EE HOOYADDII SIDDA UMA GALEEN. MUUSE JUDAAN WAA IN MAXAKAMEDA JUBOOYINKA LA SOO SAARA WAAYO SHARAFTII LIBAAXA WUU AASAY🤔
@aliabdirizak5840
@aliabdirizak5840 Сағат бұрын
Jama waa kaa khaldantahay dhab libaax baa ku jiiftaa waxaa bixiyey habaryoonis
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 сағат бұрын
Libaax naag ah oo ilkihii looga saaray ayuu fuulay.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 сағат бұрын
Waa Iga qoslisiisay maxaa dhahday libaax( Gool) ah oo ilka la'aan ayuu fuulay aaaa
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 сағат бұрын
Waa shaqsi doqon ah. Animal ku xidhan silsilad ayuu fuulay. Waliba xagga dambe ayuu ka soo fuulay. Xayawaanka madaxa ayaa loo salaaxaaye lama fuulo. Waa qof xaqiir ah.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Сағат бұрын
ADUUUNKA WAXAA U DARAN FULEY DACAWO ISKA CELIN KARIN OO MAGAC RABA😂. LIBAAX NIN AAN AQOON BAA NEF KA RITA😂😂😂
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 48 минут бұрын
Waar libaxa hhayba ku koore ee iska tuuru😅😅😅😅
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 сағат бұрын
Libaax ayan ku fadhiyaa alla libaax maxaa la ceebeeyay. Ordaaye ayaaba libaax ku kor fadhiyaa ku leh. Hadaad sidaan u libaaxeeyneeyso maxaa laascaanood kaa soo cararsiiyay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ALA QOSOL WEYNAA😂😂😂
@XuseenCali-ie7ws
@XuseenCali-ie7ws 3 сағат бұрын
Libaaxa xarigameykaforaa heys kuxaaree odeygu kkkkkkkkk
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Kkkkk walaahi wuu isku xaari lahaa
@mahmoudbyonis9317
@mahmoudbyonis9317 44 минут бұрын
Waryaa Somaliland Ka hash iyo calanka tawxiidka.laangaab xun baad tahay.Maxamed subeer ha is moodin.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Сағат бұрын
Ma libax iiska socada loo dhowaada? Kulaha wu xidh xidhna,
@HusseinHussein-y8v
@HusseinHussein-y8v 3 сағат бұрын
Aan kusaxee waxuu ahaa kaahin
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 сағат бұрын
M.sanid .
@XuseenCali-ie7ws
@XuseenCali-ie7ws 3 сағат бұрын
asc
@saidali6971
@saidali6971 2 сағат бұрын
Somaliland maxa kaa galay iyo dirashadoda hadi adan faduul wadin
Khasaraha kadhashay Hubka Puntland bad-baadsatay & Qorsha Itobiya
15:27
MUNIIRA OO POLICE KA KU TIRI BUSKUT WUU DILI JIRAY MAAHIR XAQIIQDA OGOOW
25:42
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 3,7 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 41 МЛН
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Jabhada FANO oo baaq dagaal Galin Af Somaali ah re DDS u dirtay
13:10
Wa Kuwan Odayaasha u Garad Jamac lahaa Wardheer u Gurmada 🙄
10:55
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН