Mujaahid maxamed kaahin ahmed Waanu kuu hayanaa abalka aad qarankan Ugashay ha daanunahay dhalinyarada ku Naaloonysa jamuuriyada barkaysan
@saadocabdi58602 жыл бұрын
Waxan ilaahay karajaynayaa ama kabaryayaa shacabka reer somalilaan Bari iyo galbed iyo inta udhaxaysa dadkayga ale igabeeray aadna aan ujeclahay in balayo aanay helin bar waaqiyo nabadna aykuwaran aamin aamin yaarabi
@siradm2 жыл бұрын
Allahumma aamiin
@jamabiixibiixi36132 жыл бұрын
Waa mujaahidkii waynaa Maxamed Kaahin alle ha xafido
@munirkh2 жыл бұрын
Maanshalaah maxamed kaahin waa nin adag oo caqli badan.
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
ALLE ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo insha allaah mr wasir kaahin
@xamsexuseen30742 жыл бұрын
Benale
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Abaalkaaga dadkaagii waa garan waayeen Alle ha garansiiyo adiga in badan oo kale oo noole intii dhimatyna alle ha u naxariisto aamiin thanks
@mustafecali61482 жыл бұрын
Waxan layabanahy qiiro jabanka yar ad isku qancisaan
Wariyuhu si ixtiraam leh Inuu u fadhiisto weeyi In uu lugaha isa saaro ma aha
@abdullatifabdulla20742 жыл бұрын
Waa runtaa waan la taba barin....sida madaxda loo hor faristo.
@aminselmi83782 жыл бұрын
Mohammed Kaahin no one can dispute that you are a true Somalilander hero.May Allaha protect you and reward you with Jannanatul ❤️Ameen. I salute you and I salute my great president Mr Muse Bixii Abdi , his cabinet and all the righteous people from our society.
@aabdi88962 жыл бұрын
He is a legend……..🙏🏾
@MohamedAli-ld1ru2 жыл бұрын
Halyay qaran oo bulshadan Somaliland dhib iyo qaxarba u soo maray ayaad tahay! Alle haku xafido. Xilka wasiirnimo ee aad hadda haysana alle hakugu asturo. Madmadowga siyaasadeed iyo dowladeed ee jirana sharciga ku xalliya, balse hab qabiil iyo nin jeclaysi qaranka ka daaya xilligan taagan Uma baahna! Mahadsanidiin.
@aktarsharmaarkeofficial38372 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰
Waxa waajiba nin walba intiisa in lagu amaano ale haku xiftiyo wasiir
@mahadmahamoud52612 жыл бұрын
Ilaahay nabada Somaliland barwaaqo ha ugu daro. Xilka Kii haya kolay waa la xagxagan oo la caayi. Qaar baa qaniiyo ugu dari. Illaahay samir iyo dulqaad ha siiyo. Waxaan rabay in aan cambaareeyo fikirkiisa siyaasada laakiin xilkaas aad u culus oo umadaas u hayo baan ugu garaabay. Waxaan ugu ducaynayaa in uu awaada Dowlada Somaliland ugu adeego Umada Soomaaliyeed oo dhan.
@mohamedhome15182 жыл бұрын
Waa waraabe gaboobay, eray dhaafi maayo.
@safiaibrahim27842 жыл бұрын
Uu kaa sharaf badan yahay jaahil calooshu bugto ayaad tahaye
@muniraismail55772 жыл бұрын
Runbuuka hadlayaa
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Adiga yar oo darajo laga danbeeyo leh baad kaynta u gashay si aad dadkaaga dhibtii faqash uga dhiciso u dulqaado cay ma gaydid sorry wasiir Kaahin thanks
@abdiawadhassan52522 жыл бұрын
Noloow inbadabn incha Allah mudene
@sidrasirad94752 жыл бұрын
geesi ina kaahin ilahay ha ku xafido ha ka xafido xasidinta iyo kuwa isha kugu soo haya waxay u qaylinayna mucridka waxay isleeyahiin wuu idin la taramaya dadka ku sii dira ha u joojin ilahay iyo umadiisaba way aragta runtee hawashane
@abdillahiosman17702 жыл бұрын
Waxii aa ku sheegi jirteen demoqoraadiyad baa masaxaysaan markaa diidaan mudaharaad.
@aqonyahanabdizalamhereri74432 жыл бұрын
Idoor sharci noosheegaya waa aakhiru saban....
@maxamuudmaxamed51082 жыл бұрын
Mash alah
@AwrkiiCirka2 жыл бұрын
Waa Nin hadal yaqaan ah oo si akhlaaq leh u hadlay lkn kooxoha nucaaradka Somaliland si cuqdadeeysan beey u hadlaan
@yassinawil51582 жыл бұрын
Ina kaahin intuu snm joogay waligii dagaluu galay waligii muu sheegin mana jiro
HADUU MUJADHID YAHAY HALKAA MUU SOO FADHIYEEN MUJAAHIDOW XAAL QAADO
@mmimmi93912 жыл бұрын
Ma aduu kudhexfadhiyi laha
@cabdirisaaqmaxamedhurde88342 жыл бұрын
irxal irxal
@jimcaalesaleebaan19022 жыл бұрын
Maxmed kaahin mujaahid qimo lahe mujahidka hala daayo maxamed adana muuse zxbka naga qabo ilay adaa khadka udhigee😅🤣
@maxamedcali74322 жыл бұрын
Idika kaxun walahi
@senatorcamaca2 жыл бұрын
Axmed mire nin raga SNM ee maanta nool ka qiimo badan ma jiro waayo isagaa ahaa taliyihii u horeeyey ee isaga ciidankiisu si naf hur ah gudaha ugu sio galeen ina kaahin iyo ina biixi dabada ayey xaska geliyeen, Axmed Mire maalin SNM waxba kuma doonin waar umada ka fadhiista
@MubYus2 жыл бұрын
Islaaamaha qaaxo joogay ayaan SNM ahaaa,
@samayntafadhiyadadibada25342 жыл бұрын
Ninkani dadka dhintay ayuu soo aakhiro toosiya
@abdullahielmi85482 жыл бұрын
Iidoorku dhaqanka caruurta bay leeyihiin markay guulaystaana way farxaan oo qoslaan markay fashilaana way ooyaan iyagoo leh Waa nala xasuuqay
@mahadmahamoud52612 жыл бұрын
Anagaa ku difaacnay markii Itoobiya adoon kaa dhigatay.
@crisaaqaxmed20742 жыл бұрын
Guutadii tawakal iyo mujaahidii axmed macalin haaruun watay maxaad uga tagtay
Waraysigani Wuxu Ahaa Inuu Ku Badnado Arimaha Hada Ka Taagan Somaliland. SNM iyo Somalia Siyad Bare Taas Way Dhamatay. Hada Arinka Taagan Xalkisa Ayay Ahayd in Sualo Laga Waydiyo Wasirka. Muhimadu Maha Yaa Saxsan Waxa Muhima Sidee Looga Baxaya Political Chaos ka Jira
@MubYus2 жыл бұрын
SNM..ma xisbi baa ? Mise was wax habar walba Ku faanto .. Yaaaab.
@muniraismail55772 жыл бұрын
Ninkiiciidanka watay maxaad uwaraysan wayday
@ramlajama83552 жыл бұрын
Adeer cidna aman ugama baahna kuwa caayaya xoogiisi iyo caqligiisii iyo sultan ahmed adigu kuwii uu kaga barooeiyey baad ahayd cidna wax kaawaydiinmayso waayo aabahaa iyo adeeradaa buu ciil badaey you googarado u xidhey cajiib waa hayley qaran cidna waxba uma oga noloshii iyo ubadkiisii iyo ubadkiisii somaliland buu badbaadiyedhiigiisii u ubaylihiyey ama siiyey ayuu ku joogaa ciilqabayaashu illahay baa u og bi.niaadam ciilqabaa waxba ma sheegaysan adeer kuwii rufyasninta ahaa ee gogaradaha loo xidhey baa hada garanaya iyagoo stres la nool iyo ciilqabayaal ah oo ubadkoodii iyo reerahoodii qaxootiyaal ku jireen iyo caydh BAA hadeer iyago midoobey oo aan cidi waxba uga sheeganaya dalka oo sida kii dhiigiisii u horey iyo kii loohirey isku si ugu nool yihiin baa hadeer loo baxayaa oo cay iyo waxaan jirin ubadkoodii baa hada intey yurub ka yimaadeen bay nolol kale oo naxariis leh ugu nool yihiin markaa ciilqabayasl intey dhigi lahaayeen waad mahadsantihiin markaas waxaa loogu abaal godey cay iyo in wadanka laga sheego kii gogaradaha xidhnaa ee dadka rufyasnintii iyo dhibka ku haye BAA hadeer leh mudaharaad iyo cuqubo bay abuurayaan waar Isla yaaba oo xishooda
@axmedcabdi38842 жыл бұрын
Waar iska aamu neefyaw Kun sarkaal ayaa dhashay waana la isbaranayaa
@camelcamel64952 жыл бұрын
Fulay markay xabadu qaraxdo carara ayuu ahaa. Hunuushta hanaashta. Adoo herer jooga. Hargeysa xoraynta. Haawaday ku mirqaanka. injii la hadaafka. Markay higtu yeedho. Galbeed u hashlaynta. Habuura ka yaaca. Hayaay ina kaahin. Adaa u horeeya.
@mohamedhome15182 жыл бұрын
Adigu waxan xagaad ka soo uruurisay.
@safiaibrahim27842 жыл бұрын
Kkkkķķkķķ wuxu yahayba dadkiisa ku jecele aboowe
@liibanmumin65822 жыл бұрын
Waad maqashuune hadaad aqoon uleedahay beenta maad soo malmaluuqdeen noocaagaasoo kale ragii SNM inuu wax kasheego ducuf nimadaada ayuunbaad sheegtay
@somaliboyofficial67352 жыл бұрын
@@liibanmumin6582 Geenyo shaaximan maxay ugu baxday bal inoo sheeg.
@somalilandigabadan75882 жыл бұрын
Marku ina kaahin mujaahid sheegto tolow ana maxaan shegta melakaliyo oku halgamay iyo mel kaliyo tarikh wacani ogu taalo malehe dadka jahawarerka iyo beenta haka daayo waa dad caqligayaga caayaya runti lkn ka ilbaxnay ben iyo mujaahid aan jirin
Minister trying to deck important current questions: smoke screen. Talking 35 years ago problems : can you address today's somaliland problems? No you can't, because you know you are incompetent and you know you created messed up this country hence the smokescreen.
@adamhindi80072 жыл бұрын
Somalia ayuu ku boodaya cabudhinta na waa ka meeraysanayaa,, beenaaale
@yusuf-nabadaxmed2622 жыл бұрын
Kan yari isagaaba nacamle ahoo cornaylka xayaysiinaya e saxaafaddan halloo dhigo qaabla barnaamij loo qabto iyo qaabka wax loo waydiiyo dadka. Hhhh
@mariogujis3722 жыл бұрын
waar ninkani wuu ilaaway sidii sabayada loo dubi jiray ee xasuusiya haiska dubte
@safiaibrahim27842 жыл бұрын
Ma isaga iyo aabahaa baad kala garan weyday bal indhaha kala fur ninkan mujaajid mahamed kaahinbaa la yidhaaaye bal abahaagii aad sabaayada ku sheegaysay raadso quruxooy