Ma aqoon jacayl - Hassan gantaal (Official Music Video 2023)

  Рет қаралды 1,636,756

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

Күн бұрын

Пікірлер: 441
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 Жыл бұрын
Wanka helay wlhi heestan Eraydu makala dhacaan 🎵❤️‍🩹❤️‍🩹wxn rajeynaa sanndo kadib ano jcylkayga la nool inan Dib usoo boooqdo qoralkaygan i.a💖💖💖
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Жыл бұрын
insha allaah wlshy qli marlwba insha allaah
@abdirahimalihaile7034
@abdirahimalihaile7034 7 ай бұрын
Waxa iso jiday Walaalkii aan modaa moshin furay Absolutely hees waa dhaftay Good luck sister wish you happy 😊
@EiidoHassan
@EiidoHassan 2 ай бұрын
In sha allah wllo qali alle haku ruumeyo
@husseinmoallimsuleiman5175
@husseinmoallimsuleiman5175 Жыл бұрын
Hestaan waxay kusoo aaday 4 malin ka hore arooskeya malaha Ani iyo jclkyga noogula talagalay MAHADSAND GANTAAL🚀🙏
@faraxcabdisamad7159
@faraxcabdisamad7159 Жыл бұрын
Barakoba wll jaceylkinu kii gulaysta
@XadiyoodHasan-vb2xm
@XadiyoodHasan-vb2xm Жыл бұрын
Q❤q❤❤q
@omarionmax3436
@omarionmax3436 Жыл бұрын
😂😂😂
@husseinmoallimsuleiman5175
@husseinmoallimsuleiman5175 Жыл бұрын
​@@omarionmax3436😂😂😂🤐🤐
@abdinuuribrahin5179
@abdinuuribrahin5179 Жыл бұрын
​@@omarionmax3436😮😮😮😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Rahma-qf7et
@Rahma-qf7et Жыл бұрын
Wow waan ka hellay heestan Erayadeda waxan rajeynaa ano marwo ah ina Dib udhageysan doono insha allah:2/6/2023 habiin sabti 12:46Am inta qoraalkeyga aragto like ❤❤🖐
@SowdoFarxan-mx5px
@SowdoFarxan-mx5px Жыл бұрын
Insha allha sido kale💘
@hassanbilebarre9
@hassanbilebarre9 7 ай бұрын
Are you married sis
@zayidphenomenal7039
@zayidphenomenal7039 Жыл бұрын
Heestan Waxan arkey Markan heley boqorada aan nolosha la qeyp san lahay 🥰🥰✋ malaha Anaka uu nogula talagey “hayeshe mideyda waan milkiyey “✋🥰
@EiidoHassan
@EiidoHassan 2 ай бұрын
ma sha allah ❤❤❤❤❤❤ allow isku kin daaa
@fouziaali6578
@fouziaali6578 9 ай бұрын
Inta TikTok live ka fananka iyo Bashir jawe iyo roro iyo Omar kaso aragtay like ta halidafina wanka helay wlhi
@ikrannur8086
@ikrannur8086 11 ай бұрын
After one month and 28 days after my wedding. It translates out lovely moments . I love my husband May Allah give him long life and health ❤❤
@Ibrahimie
@Ibrahimie 6 ай бұрын
Free somali
@hayaatgeelle1867
@hayaatgeelle1867 Жыл бұрын
Hestaan Caadi Maha Mahadsanid Gacaliye Adiga Ijecelaysiiyaay Inshallah Waan Ka Miidho Dhalinayna Rajaadena 24/12/2024
@qadrokeyfmohamedhassan273
@qadrokeyfmohamedhassan273 Жыл бұрын
Cod haduu jiro aabihiis wakan H .gantaal geedba geeda kaweyn🥰 hees wey dhaaftay tan mgc halo bixiyo🥰❣️
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
Mashallah heestan aroos Ayan ka so arky Wan so search garey waaw incredible hees weeye Inaba cadi Mahan keep going bro gantal 🔥❤️💯👏🥰❤️🔥🔥🔥🔥🔥
@hafsamahdiismail4184
@hafsamahdiismail4184 Жыл бұрын
Same to yu😊
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
@@hafsamahdiismail4184 Inaba cadi Mahan heesta 😍🥰🔥❤️
@Qamar-zw7bc
@Qamar-zw7bc Жыл бұрын
Kaah waxaan hees weydhaftay😢 ina Ader mana iqadaay❤ xassan gantaal
@ahmedmahamed860
@ahmedmahamed860 Жыл бұрын
Waxani hees wadhaf tay ee magac kale aan ubixino legend xasan kantaal
@BadalAbdi-hm5kw
@BadalAbdi-hm5kw Жыл бұрын
Wwwwwwwwww war jacayl ayu igu dhaliyay kkkkkkkk manshalah wllky macane xasan gantal codka allha dayo
@YuusufCaseyr
@YuusufCaseyr Жыл бұрын
Wlhy hees shidan 3 bil gadib arooskaygaan ayaan ka shidayaa xasan gantaal wan tageraa hesihiisa
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh Жыл бұрын
Kabax hesta waxkale waye insha allah sanado kadib anoo jaceylkyga lanool ina so boqda rajenaya🥺🙌❤️🥰
@mariamabdiqadir3072
@mariamabdiqadir3072 Жыл бұрын
Insha allah❤
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 Жыл бұрын
welcome back legend hassan gantal❤
@worldtoday1331
@worldtoday1331 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ Hayeeshee midaydii waan mulkiyay Farxadii maqnayd beri maanta helay, Jacaylkeeda muuqdheer waan martiyey, Xubigii magoolyoo Wuu miro dhalay, Muuqdheer taan caashaqay Meher ku xidhay, Mataanaanu noqonoo meel la degay, Jacaylkuna mar weeyooo Loo mushxarad❤❤❤❤
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Waw hees iyo bar Buuqeeda wado another level xasan gantaal💔💔💔🙏
@AnzalAbdi-x6f
@AnzalAbdi-x6f Жыл бұрын
Mcn🫂❤️❤️❤️❤️
@AbtiAbti
@AbtiAbti Жыл бұрын
Weliga heestan ayan kaa jecladay tiina waad xiratay no downloading ♥️ ❤️ 👌
@farahabdi7213
@farahabdi7213 Жыл бұрын
Waa hees macquula oo dunida waxkadhaca kahadlaysa ❤❤jacaylku haguulaysto
@fatimakhadar1433
@fatimakhadar1433 Жыл бұрын
Jacaylkuna marweeyee loomashaxarad mahadsanid xaaskaygii faadumo waankujeclahay noloshydii farxadii maqnayd agtaaban kahelaye
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Qof igu Qaali baa heestana ibaray oo ku soo xasuusan❤🌹💕
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics Ай бұрын
Somalidu xaasid sana waaxay heestaan waxa dawaday 1m milyan hadana meel may gaadhsiin fanaankaa sorry zxb somalida sidaa u dhaqanta wllkey hassan gantaal
@jaamacsiciidjaamacsiciid1164
@jaamacsiciidjaamacsiciid1164 Жыл бұрын
Axsan yaa hees fanan xasan gantaal keep going pro ❤
@fadxicabdimahamud774
@fadxicabdimahamud774 Жыл бұрын
Waaw Wlli rer wacayis guuled ❤❤❤❤ zxp. Wa Guur Duu
@SaharaMohamed-rp1qe
@SaharaMohamed-rp1qe Жыл бұрын
Gantal, the black ..... 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@fatumaaliabdi-nc2xo
@fatumaaliabdi-nc2xo Жыл бұрын
The one and the only musician I love ❤️ I’m ur big fan brother 🙏 god blessed you
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Жыл бұрын
Heestaan anyba igusooctaaa jah ❤️ walaalkaan umoodaa motion furay 😢
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Welcome back legend gantaal Melody 💯 🔥 fire Music 💯 🎶 top 💯 🔥 Lyrics 💯 ✍ cajiib waye
@axmedcishqi2799
@axmedcishqi2799 Жыл бұрын
0:25 😊Ll
@axmedcishqi2799
@axmedcishqi2799 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@axmedcishqi2799
@axmedcishqi2799 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊pp😊😊😊😊😊😊
@axmedcishqi2799
@axmedcishqi2799 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@axmedcishqi2799
@axmedcishqi2799 Жыл бұрын
😊😊😊l
@fthawi8631
@fthawi8631 Жыл бұрын
Marwa la simaabuu maafish yidhi erayga (Maafish) waa mayaalo afka carabiga waa eray xasuus aad u xun igu reebay waxan ku xasuustay dhibtooyinka aan ka soomaray dalalka carbeed Ala carab dugaagsanaa oo qalbi adka ma ilaawo dhibaatada ay ii gaysteen😭😭😭😭😭
@abdinaasirtime9784
@abdinaasirtime9784 Жыл бұрын
Wax ka qor pro ama ila wadag aan ka qore iso jawab
@SahraAbdi-m4k
@SahraAbdi-m4k 8 ай бұрын
Hada waad ka gudubtay
@abdirahmaniid8299
@abdirahmaniid8299 Жыл бұрын
Heestan waxay la qiso tahay jacaylikayga waliba markay maryso walal kanmoda mooshin furay ❤❤❤
@BadraanCabdirisaaq
@BadraanCabdirisaaq Жыл бұрын
Alle haysku kiin dayo bwe 😢
@sabriinaxmed3395
@sabriinaxmed3395 9 ай бұрын
Ay heestaan waan ka helay❤waxaan caaway anigoo sugaayo nolasheyda inaan codkiisa maqlo ayaan heestaa iska dhageeystay waanba ka helay heestaan waxaan rajeeyn aniga iyo nolasheyda cabdiwaduud maxamed ciise❤🎉 inaan si wada jira uwada dhageeysandoono anigoo marwadiisa ah in.sha Allah caaway ay taariikhdu tahay 8/2/2024 habeen khamiisa saacadunah ay tahay 22:16 pm ❤waxaan jeclaandoonaa inaan mar kle heestaan soo booqdo aniga iyo jaceylkeyga cabdiwaduud❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 Жыл бұрын
Waa lit 🔥 my blood 🩸 Xassan key🙏🙏
@noorhusienabdul5722
@noorhusienabdul5722 Жыл бұрын
the music mlodey wonderful nice music ,, we thankyou musian hassan gantaal ,,, eid ,, mubarake for all muslim all over the world ,,
@RooblesJourney
@RooblesJourney Жыл бұрын
Shaki la’aan waa heesta sanadka, luuq, erayo, music iyo matalaad waa u dhan tahay. Legend 👌👌
@iidsalah1989
@iidsalah1989 Жыл бұрын
I listened to this so many times i lost track ... Jacaylkaygaa i bartay ... Zaynabey khayr Allaah ha ku siiyo... Love song of the year 2023 ... Good job 👏 Hassan Gantaal wan ku taageeraa sxb Horay U Soco 🎉
@munoshcumarcabdi4827
@munoshcumarcabdi4827 Жыл бұрын
¹1¹
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby Жыл бұрын
Ninka Omar Dab Jacayl la yiraahdo wa Mucjisada Fanka Somaliyeed. Midho iyo Laxan waali ah ayuu Allee Ku Manaystay! 🫨🫨
@khadarmuxumed7955
@khadarmuxumed7955 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay Tani Magac kale ha loo bixiyo
@mowlidmoha1014
@mowlidmoha1014 Жыл бұрын
Codka100💯 Laxanka💯 Eraya💯 Camera💯 Editing💯
@mshamso5872
@mshamso5872 Жыл бұрын
Onther level waye hes wa dhafty 🎉❤
@MusaybHussein
@MusaybHussein Жыл бұрын
❤❤❤heestn wa ku haysata Ina Abtti xasan galntale sln goobed ❤❤❤❤❤
@MahdaCabdiraxmaan-dt6kh
@MahdaCabdiraxmaan-dt6kh Жыл бұрын
Wooww wxaani waay hees dhaftay xasan gantal 🥰🥰nice
@yusriinayoyo
@yusriinayoyo Жыл бұрын
Maanta oo ah (23/10/2023) waan ku jeclahay waalaahi ❤❤❤❤❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 9 ай бұрын
Laxanka Dab-Jacayl Waa Mid Aan Iga Dhumayn Runtii ❤
@NacimoHasan
@NacimoHasan Жыл бұрын
Eeshcalaa erayo laxan muck iyo muuqal danbi yaable❤❤
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Жыл бұрын
Woooow,way iga gadan tay hees tani gantaal sxb
@libanabdul1564
@libanabdul1564 Жыл бұрын
Hasan Gantall fanan and utaagero Jiroo joog legend 🤴🤴🤴
@apdirixiinafcadeeye
@apdirixiinafcadeeye Жыл бұрын
Bast hees wlhy xassanow laysmah xaqiree igah gadan zxp qalih
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 Жыл бұрын
Hassan Gantaal is very underrated! He’s a great artist and SO VERY HANDSOME! ❤😍 he should’ve been at a million by now not 100k after 12 days!
@alishaabdulahi8554
@alishaabdulahi8554 Жыл бұрын
❤🎉❤❤❤
@loorey-yi5cr
@loorey-yi5cr Жыл бұрын
@caashocuud3784
@caashocuud3784 9 ай бұрын
​@@loorey-yi5cr❤❤❤❤
@MunasarHaaji963
@MunasarHaaji963 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaxmaIndho
@RaxmaIndho 7 ай бұрын
❤1​@@alishaabdulahi8554
@amiiraqueen8605
@amiiraqueen8605 Жыл бұрын
Heart touching song🥰
@CabdicasiisIpraahin
@CabdicasiisIpraahin Жыл бұрын
Another level weeye heestani wllhe Insha allah waxaan rajaynaa inaan mudo kadib aan heli doono marwadaYda ❤
@mariamabdiqadir3072
@mariamabdiqadir3072 Жыл бұрын
Insha allah❤
@rashkaabukar7300
@rashkaabukar7300 11 ай бұрын
#GANTAALKA taagero buuxda from burco togdheer. farxadi maqnayd bari maanta helay
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
Fannaanka ugu cod ka macaan uguna labis ka xun!!. Legend style iga sax..
@mohamedshidoabdi1826
@mohamedshidoabdi1826 Жыл бұрын
Hassan gantal WHT asong ❤
@mohamedadawe5866
@mohamedadawe5866 Жыл бұрын
Everthing waa top level xitaa commentska❤✅
@osmanosman4275
@osmanosman4275 Жыл бұрын
Aaheey toban mar isaga cesho ahaa ❤❤❤
@ilhaanf663
@ilhaanf663 4 ай бұрын
Wow best song 🎵
@habsoabdi4502
@habsoabdi4502 Жыл бұрын
Hassan is back ❤
@Riseandshinewithdija
@Riseandshinewithdija Жыл бұрын
Ma aqoon jacaylkoo waanmatalay😂🫡✊🏻
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 11 ай бұрын
🥹Tiktok ayuu soo dhigay ayado bila music ah waa ka helay Heestaan lkn dib baan ka ogaaday in uu heesta hore u qaaday oo youtube taal Gantaal legend🔥
@CabaasDhalxa-hb6be
@CabaasDhalxa-hb6be Жыл бұрын
Maalin Xasuus gooniya noo leh Jimco taariikhdu tahay 13/9/2023 sihaam cabdi cabdulle iyo axmed muuse insha.llah waxaan rajayhaynaa inaan sariirtayna kukor dhagaysan doono waqtidhow insha.llah
@AstareexMuxumed-d5l
@AstareexMuxumed-d5l 2 ай бұрын
Xasanoow hno tageero buxa ❤❤❤
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Жыл бұрын
Ax ya hees❤jacaylkuna mar weeye loo mushxarad
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 Жыл бұрын
Cajiib cajiib the king is back💯💥
@khadraabdirahman3774
@khadraabdirahman3774 Жыл бұрын
Alfanaan najiib alfa walahi waa fanaan lahubo oon caadi eheen isha baxarka insha alah
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 11 ай бұрын
Waa hassan gantal wll😂
@mohamedabdirazak4649
@mohamedabdirazak4649 Жыл бұрын
Amazing brother hassan gantaal
@AbdiAziizAlbaani-ey9qe
@AbdiAziizAlbaani-ey9qe Жыл бұрын
Wale heestaan waan kadhacay dhankadtaba
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 5 ай бұрын
Yaa idhaha heesta iyo ninkaba halkaaaa hada halkaaa kala bax😂 waka helay wallee❤
@iqrujalove8337
@iqrujalove8337 Жыл бұрын
My brother xasan gantal jah codka mcn allah hagu xafido adun aqiro apowe mcn
@MohamedJabiye.
@MohamedJabiye. 4 ай бұрын
Laxan erayo music dhankasta wa fadhidaa
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 7 ай бұрын
Fanaanimada iyo codkarnimada waxaa u dheer adabata iyo Kaligiisnimada Naftaada inaad ku mashquushid wax dhaama lawa Xasan gantaal bro Gar iyo Gardaraba wn ku wata lipx 🙏
@Doubleclasheditz
@Doubleclasheditz Жыл бұрын
Wow 🤩 qurux iyo styl 💯
@fahiyasalat3
@fahiyasalat3 Жыл бұрын
Mar daw manan maqlin codkaga macanay jah walee fanka maxad kudertahay❤❤❤❤
@ahmedabdullahi9168
@ahmedabdullahi9168 Жыл бұрын
Legend ❤🥺
@seadmouse9142
@seadmouse9142 Жыл бұрын
The best song the year hasan gantal
@shafihussein8413
@shafihussein8413 Жыл бұрын
Hestan marka dhagessto qoftaan jclhy aaana usheegakrin xasuusna Mar un inaan isfahmno o calf iskuyeelana rajeena i.a❤️h.gantaal what a hit ?
@NasraMaxamed-o5t
@NasraMaxamed-o5t 2 ай бұрын
Ma xariir axamed ❤❤❤❤
@yasminabdi9993
@yasminabdi9993 Жыл бұрын
Waa hees inaba caadi ahayn waxaaba umalaysaa inay aniga iga hadlayso
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah walaahi fanaankan waa legend
@raagegalmudugoffice3370
@raagegalmudugoffice3370 Жыл бұрын
Sxb from tik tko 👍👍👍👍🤝🤝🤝
@mohamedabdikasim
@mohamedabdikasim 10 ай бұрын
Xasan gantaal wan ku jacelhy ❤
@cawalegeedi2523
@cawalegeedi2523 Жыл бұрын
Wan ku tagera Zxp keep going
@AyanMahamed-l4w
@AyanMahamed-l4w 9 ай бұрын
Mansha alah wan ka helay hestan
@cecilia_mackie
@cecilia_mackie Жыл бұрын
That's amazing! Let's stay in touch.
@fatumatsuma9749
@fatumatsuma9749 Жыл бұрын
Mashallah nice song the Somali community is great. I am proud to be a Somali.
@nasrowadani9778
@nasrowadani9778 Жыл бұрын
Ma aqoon jecelka waanse matalay✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻
@Aziizo10
@Aziizo10 5 ай бұрын
One day sxptyda waan u qaadi doonasha , waliba iyada dhoola caynaysa🥰🤲
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 Жыл бұрын
Waaaaw imisaan sugaaayey whater soong
@Bile526
@Bile526 8 ай бұрын
Cod iyo abwaan fiican ayuu isku helay 🎉
@AffectionateBinaryCode-uj8kh
@AffectionateBinaryCode-uj8kh 6 ай бұрын
Wali maan helin midkaygii lkn insha allah markan helo halkan anaggo wada dhegysanayna ban halkan dib ugu soo noqon doonaa❤
@AbdillahiFarah-zn6kp
@AbdillahiFarah-zn6kp Жыл бұрын
Keep going 💪 ❤
@firdawsacrazaaq
@firdawsacrazaaq Жыл бұрын
waa hees mira macaan aad ban uga helay lkn music-eeda waa niose iyo madax xanun waxan kaa codsan lahaa ina adeer inaa nasoo gaadhsiiso qayb bilaa music ah aan kuugu daree waan tageraa fankaaga waa wax macno ku fadhiya oon iska hees eheen guul ban kuu rajayn fanan rabi haku xafido
@safibilcired4335
@safibilcired4335 Жыл бұрын
Waaw hes iyo heso jacalkunaa mar weye lo mashxaraad 😢😢
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 11 ай бұрын
Waaaaaw masha allah
@fartuunmuuse7344
@fartuunmuuse7344 Жыл бұрын
Jah heees io bar ❤❤❤❤
@shukrisaciid9925
@shukrisaciid9925 Жыл бұрын
Maasha Allah cod qurux qofka ah nice voice
@KhadarXuseen-y9k
@KhadarXuseen-y9k Жыл бұрын
❤❤❤❤❤is not easy hasan gantak brther go
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 Жыл бұрын
Heesta waa stress waxaa fiicnaan laheyd si saan ka degan in uu u qaado.😮
@Abdiwahabsheikh-v2v
@Abdiwahabsheikh-v2v Жыл бұрын
Kolba meeshay joogtaan soo marmaray. Heestan anigabay iga hadleysaa . Mid yaroo ogadeen mohamedzubeyr ah o an caashay ayan gurigooda tagaa galab walba si an iyada u arka. Kasii darane heesta wabay iskuso aadeen.
@AyaanabdirahmanAyaanita
@AyaanabdirahmanAyaanita 11 ай бұрын
Ina adeertey so xaare dumashi😢😂
@ayaanabdi8465
@ayaanabdi8465 Жыл бұрын
Axsan hees ❤🎉😊
@face_king1
@face_king1 Жыл бұрын
Song of the year 2023 song Lagama hadli karo cousin😮😮
HASSAN GANTAAL IYO RAHMA HASSAN_ JOHORADAYDA (OFFICIAL VIDEO 2023)
3:15
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 18 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,6 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO )
3:54
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,1 МЛН
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 3,4 МЛН
HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio
5:54
SICIID QALINLE | NARUURADA GUUSHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 297 М.
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
XARIIR AXMED KAALAY MAANKA 2021 MUSIC VIDEO
3:52
XARIIR AHMED
Рет қаралды 11 МЛН
HASSAN GANTAAL - NAFTEYDAAY SII HUBQAADO ( Official Music Video 2022)
5:43
Haweenba Dhammaan
3:51
Release - Topic
Рет қаралды 379 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,6 МЛН