HASSAN GANTAAL IYO RAHMA HASSAN_ JOHORADAYDA (OFFICIAL VIDEO 2023)

  Рет қаралды 1,142,774

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

Жыл бұрын

Special thanks
Abdiqahaar beats

Пікірлер: 263
@Mohametapthi
@Mohametapthi Жыл бұрын
Dunidan ma soo marin ruux ka zharaf badan kana run badan Nebi Muhamed scw ❤
@hafsaahmed8592
@hafsaahmed8592 Жыл бұрын
Scw scw
@farxiyocabdifarxiyocabdi4541
@farxiyocabdifarxiyocabdi4541 Жыл бұрын
💖💖💖💖💖😭scw scw
@hibohussen
@hibohussen Жыл бұрын
scw ❤
@HAWALOUL
@HAWALOUL 3 ай бұрын
Scw Scw
@quutahatechnology
@quutahatechnology Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka macaan qur'anka Alle 😥
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Qur.aanka Aleh aadna jecelahay #ismuji
@crazythings7417
@crazythings7417 Жыл бұрын
Maxaa kukeenay sxb ma uqalantid meshan
@zakariamohamed8850
@zakariamohamed8850 Жыл бұрын
Hadad Quraanka jecshahay Mxa Halkan kaso Dontaay mise Like ayad uso radsataay
@crazythings7417
@crazythings7417 Жыл бұрын
@@zakariamohamed8850 taageraan kuu ahay sxb
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Nabiga ha lgu saliyo scw💜❤
@falasamemamakhadar613
@falasamemamakhadar613 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 Жыл бұрын
Scw scw scw
@salmoali4562
@salmoali4562 Жыл бұрын
Scw scw scw
@lucky9893
@lucky9893 Жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo Baxa Waxaa Ugu Wanagsan Saliga Xabiibkeena Mohammad ﷺ:❤️
@KayseIbrahim
@KayseIbrahim 9 ай бұрын
Mashaalaah
@KayseIbrahim
@KayseIbrahim 9 ай бұрын
🎉❤
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. Жыл бұрын
Jaceyl baa jira jaceyla Dareenbaa igu jibaaran Jaleecada eegmadaadu Qandheey jebisaa xanuun ah Waxaa isoo jiidanaayey Ileyn waa joogistaada Jal baan moodaayey oone Jaceyl dhaba waa sirteena Xiisaha jaahaagu beeru Jal buu siiyaa nafteyda Xasuus baa ii ah jaanis Unooli jawaabahaaga In aan ku Jantaan ogaaye Ukaalay naf kuu jibeysan Anaad tahay joharadeeyda Janada dunideen ku faano Qalbiga mudo jahawareeray Juuqdaadani waa u ayaan dheh Anaad tahay jaalaheyga Janada dunideen rajeeyo Nolosha jiritaan ubaahan Juuqdaadani waa u ayaan dheh What a song hasan gantaal ft rahmo hasan on fire 🔥
@saligiirasulkiyosaldhigeen4900
@saligiirasulkiyosaldhigeen4900 Жыл бұрын
Dunidan ma soo Marin Ruud ka zharaf. badan kana run badan nebi Muhammed Scw ❤
@xareydstudio
@xareydstudio Жыл бұрын
Hadal Afgaaga ka soo baxa waxaa ugu wanaagsan Saliga nabiga Sallaahu caleyhi wasalam
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 Жыл бұрын
Labada abwaan ee reer awdal Cumar Dabjacayl iyo Abdishakur Badmadow fankiibay nooleeyeen heesaha danbe midhaha iyo laxankaba ayagaa saaray# Gantaal ft Rahma good 👍 job ❤ 😍 💖
@mariammouhoumedmariammahou9794
@mariammouhoumedmariammahou9794 Жыл бұрын
haaa dadki nabigo oo doceyay weyan réer awdal
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
@@mariammouhoumedmariammahou9794 😳😳😳🤣🤣
@missadam9250
@missadam9250 Жыл бұрын
@@khadiijohassan8454 Wa runteed bari tas aye so wadan 😂😂
@NastexoMaxamuud-uz1xo
@NastexoMaxamuud-uz1xo Жыл бұрын
Labaab jeclaa baa is helay wow fanka dhanka dumarka raxmaan ujeclhy dhanka ragana xasan gantaal😍❤️
@aibros8033
@aibros8033 Жыл бұрын
Waa waray laba legend baa is heley gantaal &queen rahma
@user-ib9st2po8r
@user-ib9st2po8r Жыл бұрын
Gorgorka Madow Io Boqorada Codka Hees Shidan Waa Idinka Hayna Salaman ❤️💯👑
@africanman171
@africanman171 Жыл бұрын
Gorgorka madaw ft Boqorada codka Shaqo weyn baa qabateen Rahma hassan ft Hassan gantaal♥️✊
@MuuqaalProduction
@MuuqaalProduction Жыл бұрын
Waxan hees waay dhaaftay magac kale u bixino🙌🥰🥰
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Waxano kle Gaada Waxey Dhahdaa Another level🔥🔥🔥
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms Жыл бұрын
Jacayl Dhaba Waa Sirteena Woof Cleek
@sihaamaden6629
@sihaamaden6629 Жыл бұрын
Ayyy naag inaderkedla kogta Jah waxba lagama qaban karo🥰🥰🥰
@mawledzaam
@mawledzaam Жыл бұрын
waaaaaw the new year you captured the screens bro, and Your videographer is an expert
@LionsProductions
@LionsProductions Жыл бұрын
wah humbled bro thanks so much.
@user-oz1dw7ek5o
@user-oz1dw7ek5o Жыл бұрын
​@@LionsProductions 😮😮😮
@sawdakhadar
@sawdakhadar Жыл бұрын
Sawda khadar cumar
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Lovely song 🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶
@shafeecyare8068
@shafeecyare8068 Жыл бұрын
Esh calaa hees Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Duubista 100%
@user-lc1rd9yp8m
@user-lc1rd9yp8m Ай бұрын
Keep going ❤❤❤rahma Hassan from Djibouti
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 Жыл бұрын
Cagdheer kulantay ❤
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi habibi habibi je t'aime toi habibi
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 Жыл бұрын
WALa Yapeyy 00 KALIYA Two legand👸🤴👋
@shamsodin-vd3tg
@shamsodin-vd3tg Жыл бұрын
hayaayihaye
@abdirahiinbashiir1334
@abdirahiinbashiir1334 Жыл бұрын
Jaceyl baa jira Lkn ma la hubaa waan maqlaa uun ee
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Hadii taran uunba kugu helin jacaylki waa been marka la wayndo was foolh idho laysku arkay laysku jecelado lin ka yarantu was waxa kale 100/10 qof bu ku dhaca nolo kale uma dhadhanto
@ougbadhassan4668
@ougbadhassan4668 Жыл бұрын
Djiboutian Girl 🔥🔥
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 Ай бұрын
HEES WADATA LOVE & STILL & ACTION & MUSIC MACAAN COD MACAAN LABO FANAAN ON KALA DHICIN BOQORADA CODKA LOOGA HADHAY SANADADA DANBE RAHMA HASAN IYO AL FANAAN GORGORKA MADAW HASAN GANTAL MUSIC GIISTAHA ABWAANKA HEESTA IYO DHAMAAN INTI KA QAYB QAADATAYBA WAXAANU IDIN LEENAHAY WAAD MAHAD SANTIHIIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bgu5817
@bgu5817 Жыл бұрын
Gantaal the legend, one of a kind, I like both of you💪🧡🇸🇴
@araksanfarah8039
@araksanfarah8039 11 ай бұрын
😊😊
@mohamedwali9760
@mohamedwali9760 Жыл бұрын
jacaylba jira jacayl ah dareenba igu jibaaran jaleecada eegmadaadu qandhay jabisa xanuuna waxay soo jiidanaaayi ileen waa joogistaada jeelbaan moodaayay uune jacayl dhabi waa sirteena xiisaha jaahaagu beero jalbu siiya naftayda xasuusba ii ah jaanis ku nooli jawaabahaaga inaan ku jantaan ogaaye u kaalay naf kuu jibaysan anaad tahay johordaydaa janada dunideen ku faano qalbiga mudo jaahwareeray juuqdaadani waw nasiib dheh anaad tahay jaalahaygaa janada dunideen rajeeyo nolosha jirintaan u baahan juuqdaadani waw ayaan dheh
@NacimoAli-on3ft
@NacimoAli-on3ft Ай бұрын
Wwwwwwwwwww manshallhaa wad kabaxsaten walhi
@bashirsiyad4983
@bashirsiyad4983 Жыл бұрын
OGADEN wlH fanki wa shideen🔥🔥🔥
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Best song clip keep gowing bro good job🥰🥰
@shaywaal12
@shaywaal12 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay dadkan quraanka iyo Nabi muxamed scs comment ku raadsanaaya.
@Suleiman98
@Suleiman98 Жыл бұрын
Cajiib❤️❤️❤️ Absolutely wounderful
@ericmoha1028
@ericmoha1028 Жыл бұрын
wow another level prozk✌️🎤
@sa3idmohamed777
@sa3idmohamed777 Жыл бұрын
dadkii Fankaa lahaa Yimi 👍🎤
@gantaaltv
@gantaaltv Жыл бұрын
This is lit 🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@naajicade4700
@naajicade4700 Жыл бұрын
on fire🔥🔥
@mygym-ro6lt
@mygym-ro6lt Жыл бұрын
Waaaaw heesihi heessa wly wa Laga haya nio ❤❤Hassan gantal iyo boqorada codka raxma jax uuu wa maxan hestu war nio gabadhu illahay codbu siyay wly jah ku soco
@fatimaarmie432
@fatimaarmie432 Жыл бұрын
Erayo aan ku cabiro swaan waayay sidan uga helay🔥🔥
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Jah two singer in the legends🌹❤️
@djmaamis3167
@djmaamis3167 Жыл бұрын
I rated this song 10/10 It's wonderful work♥️✊
@najmamawliid1066
@najmamawliid1066 Жыл бұрын
Vaxma xasa5
@najmamawliid1066
@najmamawliid1066 Жыл бұрын
5
@xaanshimaxamuud6815
@xaanshimaxamuud6815 Жыл бұрын
Alfanan xasan gatal iyo raxmo xasan
@azmarnuweri4805
@azmarnuweri4805 Жыл бұрын
HEESTAN MUSUQMAASUQ BAAHSAN BAA IIGA MUUQDA!. WXAN KUSOO ARKAY TIKTOK-TA HASSAN GANTAAL, RAHMA OO SI CAJIIBA UGU CIYAARAYSA HEESTA WXAYNA AHAYD CIYAAR BILI LAHAYD HEESTA MAGARANAYO SE WAXA LOOGA JARAY CLIPS KAAA.
@mahbubhassansoyan3693
@mahbubhassansoyan3693 Жыл бұрын
Best song 2023 so far waan idinka haynaa hasanaw adiga iyo boqorada codka
@Truthful101
@Truthful101 Жыл бұрын
Amazing keep going ❤
@abdiazizmurttimal5443
@abdiazizmurttimal5443 Жыл бұрын
La yaaab laa yaab🎻🎻🎻💕💕💕💕💯🎤
@cabdikhaalaq3382
@cabdikhaalaq3382 Жыл бұрын
Another level quen of dance and poqorka fnka gntal
@mastermind.252
@mastermind.252 Жыл бұрын
OG ISHESHAY ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕
@XakiimoCabdi-bx7nb
@XakiimoCabdi-bx7nb Ай бұрын
@abdihakimelmi4427
@abdihakimelmi4427 Жыл бұрын
Hasan garnaal bro Heestan wlh waxa dhagaystay 10 Jeer Labiska 100 codka 100 music 100 codka 100 rahma hasan iguslan ❤
@ahmedzaki8503
@ahmedzaki8503 Жыл бұрын
Rahma hasan boqorada codka❤❤
@xasanmaquusteofficial5145
@xasanmaquusteofficial5145 2 ай бұрын
Maanta waxa joga tariikhada tahay 11/5/2024 / 11/5/ 2025 waxan jeclahay inaa jogo yurub hadu ilahey yiraahdo somaliya isoo duceya inaa riyadeda ilahey ii rumeyo
@jamal.kbinhassan6933
@jamal.kbinhassan6933 Жыл бұрын
Legend Hassan gantal 2023 keep going
@maalmo2454
@maalmo2454 Жыл бұрын
Kuraasti fostada laga samay jiray ayaan ujeeda😍😊😊😊😊😊
@fatuzhali297
@fatuzhali297 Жыл бұрын
JacyLba jiRa jacyL ah🤴❤️ Wwwwwwww
@abwaandhaadane296
@abwaandhaadane296 Жыл бұрын
😱😱Top👏🏾👏🏾
@OGAALKADADWEYNAHA-
@OGAALKADADWEYNAHA- Жыл бұрын
LEGEND GANTAAL
@minasaid5559
@minasaid5559 Жыл бұрын
wow waligey faallooyinka heesaha kama tegin laakiin heestan waan dareemayaa.
@abdulaahimohamed3237
@abdulaahimohamed3237 Жыл бұрын
Best editor and voice hasan and rahma
@hassanmoalin8560
@hassanmoalin8560 Жыл бұрын
Waw new song xasan ft raxma
@ReplayGAMES24
@ReplayGAMES24 Жыл бұрын
Most music ever seen 😮❤hit music
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 Жыл бұрын
Two legend👍👍🙏
@hadiya1461
@hadiya1461 Жыл бұрын
The beautifully the songs
@zamzamjamal5302
@zamzamjamal5302 Жыл бұрын
What a beautiful song 😍❤❤❤❤🇩🇯
@duqbilow
@duqbilow Ай бұрын
Heesata Manshallah lakiin maxaa laga rabaa waardisha kkkkkk OGADEN always OGADEN
@khadramohamed996
@khadramohamed996 Жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥
@ridwandayib1093
@ridwandayib1093 Жыл бұрын
Caadi maha
@user-uf7kg6hx1c
@user-uf7kg6hx1c 24 күн бұрын
Jtm rahma hassan ❤❤
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Legend jaahuur iyo queen 👸 cabdale
@najaxahmed2519
@najaxahmed2519 Жыл бұрын
Xasan jogisa jeclahay m.a 💯💞
@zainsharif1990
@zainsharif1990 Жыл бұрын
ManshaAllah abti🔥🔥🔥💯
@abdirizaqaadan847
@abdirizaqaadan847 Жыл бұрын
Best song 2023
@maxamedmasri6975
@maxamedmasri6975 Жыл бұрын
Legend way ka gadnaatahay
@abdishakurilmi5034
@abdishakurilmi5034 Жыл бұрын
Waaw
@yusufabdirashidmohamud947
@yusufabdirashidmohamud947 Жыл бұрын
Aryaa gabarta xaaa sidas ugu qaribtay oo surwalka ugu xirtay 😂😂
@haadtv1
@haadtv1 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Жыл бұрын
Scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕 ❤️ ♥️
@crahmani
@crahmani Жыл бұрын
Nabiga ha ku dawarsan neefow
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 Жыл бұрын
Scw
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 Жыл бұрын
Nabiga ruwaayada KA DAA BAAJUUN YAHAY
@issapresident1066
@issapresident1066 Жыл бұрын
Gaatal tu es le meilleur frer
@eliasjakaarta7901
@eliasjakaarta7901 Жыл бұрын
Rejooy guul baa timiye Riyaaqa ku soor qalbiga Hodaneey waagii bariye Riyada uga yeedh hurdada.
@Khalanjo673
@Khalanjo673 Жыл бұрын
Hees iyo bar🎉🎉🎉🎉❤
@hadiya1461
@hadiya1461 Жыл бұрын
Unoli jawabahaaga liiban
@AhmedMohamed-er6gs
@AhmedMohamed-er6gs Жыл бұрын
Song of the month
@hassanjoe7658
@hassanjoe7658 Жыл бұрын
RAHMA HASSAN INEY TAHAY FANANAADA UGU COD MACAAN FANKA WAQTIIGAAN AYA ILA QABA FIKIIR KEEYGA
@Deganaasho
@Deganaasho Жыл бұрын
Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo KZbinr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔
@Geedoole8989
@Geedoole8989 Жыл бұрын
Laba fanan cod macan xasuusba i ah jaanis ereryda heesta
@Qanimedia
@Qanimedia Жыл бұрын
Next song gantaal % rahmo hasan come soon
@fowziahaajjialiQueenAnuu
@fowziahaajjialiQueenAnuu Жыл бұрын
NYC song 🎧
@CigaalShahwah-ut4gr
@CigaalShahwah-ut4gr 9 ай бұрын
Weyraxmaay
@wllmohazri8732
@wllmohazri8732 Жыл бұрын
First comment one like
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 Жыл бұрын
Lejen
@RachidAlihoussein
@RachidAlihoussein 9 ай бұрын
fatou ❤
@adeerka_5
@adeerka_5 Жыл бұрын
Gantaal and RaHma 🔥🔥
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
Rap Na waa ka 🔥sharma boy🌇 ilkacase⚡🎵 wizbii🎵heesaha sanadkuna waa kuwa 🎵rahma xasan🎵xariir Ahmed 🎵Xasan gantaal🎵warda happy 🎵haboon nuura🎵mursal muuse🎵suldaan seraar🎵malyuun manka🎵najma nashaad🎵awale adan 🎵miss xiis🎵cabdi kariin a.shah🎵saalax snaag🎵shadiya sharaf🎵abdirisaq anshax🎵abdijibaar gacqliye🎵hodan abdi rahman🎵
@SAKARIYE_OFFICIAL
@SAKARIYE_OFFICIAL Жыл бұрын
Boqorkii qiirada ilawday khaalid kaamil
@HaajiraFaysal
@HaajiraFaysal Ай бұрын
❤❤❤❤
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 Жыл бұрын
I love the both singer
@Geedoole8989
@Geedoole8989 Жыл бұрын
We love Somali Hargysa Somaliland
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Nice
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Waaaw❤
@madinabourhan1875
@madinabourhan1875 11 ай бұрын
Waw
@sihammarayan460
@sihammarayan460 Жыл бұрын
Wow tha is best sog
Hassan Gantaal Iyo Shaadiyo Sharaf -Raxmadii qalbiga (Official Video 2023)
4:45
HASSAN GANTAAL IYO RAHMA HASSAN-HABEEN KEENA SHEEG (official video 2024)
4:04
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 24 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 58 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Hassan Gantaal Ft Xariir Ahmed: Gacal (Official Video)
3:16
Hassan Gantaal
Рет қаралды 774 М.
RAHMA HASSAN | CAR BAL YAA ISOO GAADHA | HEES CUSUB 2023
4:20
Karan Yassin Official
Рет қаралды 1 МЛН
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
Rahma Hassan I Dhaaf New Song Video Official 2022
4:08
Rahma Hasan
Рет қаралды 2 МЛН
Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024
3:41
Sharma Boy
Рет қаралды 11 МЛН
HASSAN GANTAAL -WACAN -OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:07
Hassan Gantaal
Рет қаралды 396 М.
HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 426 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 643 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН