Asc iso duceya wlalayal ani shiir kayga aad iyo ayuu ubadan yahay hadaan qubayso iyo hadii kalaba malinkiina afar jeer ayaan qubaysta wlhi school f4 ayaan ahaa badana waa iska dayay shiirka dartii dad madhex galo stress aa igu dhacay fadlan wax cawinada hadii haysiin ashega ama igu cawiya wlhi waxalad aad iyo aad uxanuun badan ayaan kujiraan wana xiligii aan madaxa kor USO qaday walidkyna way IGA niyad jabeen mar ay arkeen inan qofna lahadleen dadka sodhex galeen fadlan wllayal iso duceya waxii talo ad haysiina igu kaba waa mahad santhiin Mase majiraan wax xanuun ah oo keno shiirkan badan
@thmazchannel93565 жыл бұрын
Isticmaal nivea pro
@user-vf7sj8gi9x5 жыл бұрын
Waxba haniyad jabin aniga dadkas shira ahay lkn ditorinto haisticmalin hana isku shubin barafuun wayo aniga marka intas isticmalo waan shira said lkn liin dhananta marka isticmalo malahi shiir dhan
@azilozil99975 жыл бұрын
Sxb waxaa fcn inaa isticmaasho waxyaabaha dabiiciga ah shiirka badan cudur maahan ee waxaa keena kuleelka badan iyo wixii lambda ok Marka intaa guriga joogto meelaha aa ka shiirto niin ku xog cabaar ka bacdi ka qabeeso saas ayaan badan sameey inshaalaah waad ka fiicnaanee ok Dadka warkooda iskadaa sfcn ha u daryeelin ok bro guul wcn 😍😍😍😍
@libaaneonline40465 жыл бұрын
THE CHENNEL Sxb Xalka wa adigo isticmala Lin dhadhanta marsata Melaha ka imada shirka iyo Sidokle timaha iska jarta isbucwalba Mar kilkilaha iyo timaha hose cawrada, Mida kle wadanke ba jogta
@aminoomar8075 жыл бұрын
Walaaal halmid ayaaan kula talinl ahaaaa liiindhanaaaan marso marwalba aaad rabto inaaa aado ama waxbarasho wan huba waa arkeee faaidadeeda insha alllh
@adisom13965 жыл бұрын
Masha allah Waa warbixin ey aad ugu baahnaayeen bulshada inta shiirta Macln aaad ayaad u mahadsanthay
@emirMOHamed1014 жыл бұрын
Illah umada haka caafio
@jeeni-goroyo53545 жыл бұрын
Thanks sxb qaali ah waxaan ahay dadka dhibanaha u ah shiirka insha alah waan isku dayi talaboyinka aad no fa idaysay