Bariis Abdirahmaan heestan safar safar from godey ilaa iyo xadka kenya ayaan kuxasuusta anagoo dhalinyaro badan ah safar raaxo badan ayuu ahaa ma ilaawo 2003 ayay ahayd
@xusenhaaji46676 жыл бұрын
Bariis Abdirahmaan wlhi waa runta
@huseenahmed83596 жыл бұрын
waa benta
@mustaphaabdalla56166 жыл бұрын
Wan ku racsanahay saynab laba dhagax iyo Xasan aadan ba Ana safar ku galay
@daarali8 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanyay anoo safar ah ka imid Djibouti kuna socda magaalada borama 1998 goor habeen ah oo cado ah ayaan ka soo dhaqaaqney degmada lowyacado .waxaan saarney gaadhi la odhan jiry 19 tiin oo xaluulka qaadi jiry oo rar buuxay ayaan dad ilaa 30 qof ku dhow dusha sare ku saarney waxaa noo shidey oo wadatay gabadh reer hargaysa ahayd oo recod nationale la odhin jiry saas ugu riixdey markaasay dadkiiba la wada qaadeen ...waan yaraa lkiiin jawigaa waligay ma ilooobo ..ilaahay cimriga noo barakeee
@nadiyaahmed13944 ай бұрын
Amiin yaarabi
@jabirabdullahi59683 жыл бұрын
Xasan baashi iyo Cabdisalaan Jimmy legends nolosha idinma xumeyso. Cod guuxaya iyo music aan caadi aheen baa isku tagay😊.
@abdulkadirainab80982 жыл бұрын
Abdisalam Jimmy musigan casriga cidina kuma.gaarto xasan bashina cod riimaya o guuxaya alla ugu deeqay waa legends is helay sxb
Xasuus heestan waxaan safar kaga baxay laascaanood to hargeysa (4:00 galabnimo ilaa 12:00 habeenimo ) ku ceshceshanayey gaadhi laylo ah (VX) speed 180km/h-140km/h waa layaabey
@faaraxcaydiid1093 жыл бұрын
Axyaa darewal
@proudcitizen48836 жыл бұрын
As usual the king Xasan we all know. He brings the best music to the table 💯
@mansolo90706 жыл бұрын
A true living legend
@Huioejusyki224 жыл бұрын
I knew what he gonna bring to the table cuz we gave him the weapons (our lyrics & music) plus the language or how he gonna say the words one by one , we did , all you others including him (Xasan Adam) we dont give a fuck about you or someone else ,
@Huioejusyki224 жыл бұрын
Right
@dulmadoobedulmidiid46553 жыл бұрын
@@Huioejusyki22 best somali singer @samatar
@deeqoluula0982 жыл бұрын
Www samatar allfanan axsan yafanan
@burco80603 жыл бұрын
Heesha xasan adan ilaa manta waa la dhagaytsa Musig cabdi salan jimmy waa mid fananin badan magac ku helen
@AhmedXMacalimu4 жыл бұрын
Dadka ileh iskaga leexo ee Ila yaaban ani😳waxa ilumiyey laafyahan Iyo leeg-leegsigeede 🤔🤓😍
I. Ways. Feel. Excited when. I listen Hassan. Adan. Allah. Hakuxafidho
@cabdilaahicumarjibriil21764 жыл бұрын
Farhia added Adeed h
@MUXIYEOFFICIAL6 жыл бұрын
17/8/2018 yaaa ila daawanaya xiligan iikaaalaya like saara ciida carafa 4cisho kadhiman
@yonisinji80326 жыл бұрын
MN143 Studio I like it heestaan walaahi bro
@xafsamudan2226 жыл бұрын
Haaaa ani.
@munamahamud62115 жыл бұрын
Haddii la isu dayn labadayada Tallo ma laalanteen Dad lurkayga jecel baan inta hoosta kaga lamaanee...
@Ahmett9903 ай бұрын
inta heestan kaso raacday diini love❤😂
@anisodahir70152 ай бұрын
😂😂diini ciyaartoyga so ma ahn Sem 😂
@mohaaamoore52955 жыл бұрын
c.salaan Jimmy music was 1 of the best
@HuseinMahmoudАй бұрын
Alaha u naxariisto abawan Mxamed Cali kariye
@MohamedOmar-vh5ur Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Mohamed cali kaariye Hadii uu nool aan lahaa runtii Waan noocan lahaaa
@zakihussein95914 жыл бұрын
Yaa diidan in heesaha xasan adan samatar marqaanka ku fiicanyihiin
@yaasir1936 Жыл бұрын
Hadaan ku murqaamayaa legend , minnesota
@Footballer11653 ай бұрын
Hasan adan samatar iyo abdisaln Jimmy laba legend 🙌
@abdallamohamed51607 жыл бұрын
ana kula qaba in hesaha xasan adan xaga safarka ay ku ficanyihin
@saciidbilaal99744 жыл бұрын
Hadii la isu deeyn labadayada talo ma laalanteen dad lur keeyga jecel baa intaa hoosta kaga lamaan 💘2020
@kundiidahmed76154 жыл бұрын
All somali mohamed I love you like yanan leyla dhinac Marin.
@leilaroble12253 жыл бұрын
⁷⅞7⁷⅞
@faisaljr42675 жыл бұрын
Ya dhagesanayo 2019🔥
@axmedmursal94446 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed cali kaariye
@MuscabDesign300006 ай бұрын
Jimmy wlhi wuxuu ahaa musician an caadi ahayn
@yaasir19362 жыл бұрын
Abdisalam Jimmy Wax Kale Ayuu Tumayaa Walaahy , Living Legend
@Footballer11653 ай бұрын
Legend xasan adan best song 🎵
@proudcitizen48836 жыл бұрын
Long live Irirsamaale👑💕
@osmanhassan80796 жыл бұрын
Burco Love Fuck you and Qabyaalda . One Somalia and One live
@haashimbare49365 жыл бұрын
Saas weeye soomaali lahubo irirr samaali
@amirkagarisa47616 жыл бұрын
Legend hada tagero uheyso farta tag hadabo
@warsameabdi35067 жыл бұрын
Legend wlhi Xasan aadan samatar best Song nolow
@sayidcabdalla36803 жыл бұрын
Rooxaanta musiga la tumaysa jiimi Wax caadi ah maaha!
@isseb62893 жыл бұрын
C.salm Jimmy fiidyow ahaan hadi looga duubi lahaa dadkuba waa suuxilahayeen mucjiso
@Jama1432 жыл бұрын
Kkkkkkkkk been maaaha
@HuseinMahmoudАй бұрын
Ereyadii m Cali kariye alahayow unaxariso
@zakiabdirahman30454 жыл бұрын
Who is watching 2020🙋
@samsammohamed51576 ай бұрын
2024
@nzsomalitv37756 жыл бұрын
Asal asal wah wah.yaasalam ilove Hassan adan samater legend 4 all somali people
@wayahacusubofficialschanel77524 жыл бұрын
Wlh wa hesata loogu talagalay in safarada dhadheer lagu gaalo
@mohamedgaraad14703 жыл бұрын
Fanaan Waa Samatay Musician na waa jiimi
@ahmedadan23624 жыл бұрын
Faraha kuma go'aan jimmy
@abdisalamjamma49202 жыл бұрын
Heestaan xasuus Ii leedahay Xassan Aadam samatar legend waaye.
@hanicabdulahicilmi86092 жыл бұрын
Saxan adaan samatar ❤ love you 😍 heesahisa
@MohamedOmar-vh5ur Жыл бұрын
Dhuubtaa Kolkata tahay kama helin dhaqaalee Waa xigtadaada your next of kin
@Sadsaciid11 ай бұрын
Ma labna wale hees watan ila dhagesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waxay lumiyey laaf yahade lec lecsi gedi hadi leso dey lawade ya talo ma lalan ten Waaaaaaaaw Dad ur keyga jecel baaa hoosta kaga laman wa warey heestan qiiimo ween ayey mudan tahay
@AmiinDaroogoOfficiall5 жыл бұрын
Samatar ❤
@CabdinuurCumar-wf3cy4 ай бұрын
Hop 147 wa qisada dhabta ah e heesta waana anti
@farhiaismail50845 жыл бұрын
viva xasan Adan samatar xasan baashi Taney lagedayo very song
@thephenomenon62584 жыл бұрын
The one and only the legend mr Hassan Adan Samatar
@mahaddirirgeesood95562 жыл бұрын
Ereyada maxamed Cali kaariye
@muxudiinaxmed20344 жыл бұрын
Hg me somali all love you
@abdullabdhu38535 жыл бұрын
Cid heestan erayada samaysay lama garan karo maadaama Al ustaad Samatar cidii hees u dhiibta iska qaadan jiray oo ahaa nin humble ah shacab iyo abwaan iyo ciyaalka xaafada qofkii hees u keena u dabacsanaa
@drabdinurgarcadde92055 жыл бұрын
Mohamed ali karie The great poemer ayaa iska leh sxb dhaqtarkii jcylka waxay kamid tahay heesihi uu u tiriyay shankarion ahmed sagal
@awaalemaxamed5248 Жыл бұрын
MAYA SXP HESTAN WAXAA U DHIBAY ABWAM KARIYE ALLE YAA RAXMA
@amirkagarisa4761 Жыл бұрын
Erayadi Mohammed Cali karie o jecel waali ah uqaday shankaroon ahmed
@zainababukar28085 жыл бұрын
Walee kama daalo hesahaaha why codkaaga aya iga gadan adeero cimriga alaha ku dheereeyo
@maxamedtaajir32302 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Boqorkiii CUUDKA C SALAAM JIIIIIM WAXAAA U INAGA BAXAY SANADKAN 2021 SABAYAQADIIISA MALIN ARBACO AH MAANTA OOO KALE AH ALLOW U NAXARIISO JIIIIIM
@Ahmedjib2 жыл бұрын
Jimmy kan aad mooday maaha.
@siyaadshire40692 жыл бұрын
Siyaad cali Shire
@mohamedabdi64484 жыл бұрын
xasan adan waa fanaan soomali 👏
@Nadar888 жыл бұрын
cadi mahan we love fananiintii hore👍👍👏👏
@thephenomenon62586 жыл бұрын
One and only the star the legend xasan aden samatar
@AbdulAli1221-l1e3 ай бұрын
The king of musicians jimy
@Blacktolite3 жыл бұрын
Folk Somali music 🎶 🎵 🎸 💯 ❤️ 🎺 🎷 🎻 classic remix
@abdisamatarsamatar94984 жыл бұрын
masha allaah tabaarag hooyo mcn waaye
@mohaqays2146 Жыл бұрын
Wxn music waaa dhaafay
@AhmedAhmed-du3qr4 ай бұрын
Ish Cala hees 😊
@beforetheyear03233 жыл бұрын
I sometimes have moments of such despair, such despair … Because in those moments I start to think that I will never be capable of beginning to live a real life; because I have already begun to think that I have lost all sense of proportion, all sense of the real and the actual; because, what is more, I have cursed myself; because my nights of fantasy are followed by hideous moments of sobering! And all the time one hears the human crowd swirling and thundering around one in the whirlwind of life, one hears, one sees how people live-that they live in reality, that for them life is not something forbidden, that their lives are not scattered for the winds like dreams or visions but are forever in the process of renewal, forever young, and that no two moments in them are ever the same; while how dreary and monotonous to the point of being vulgar is timorous fantasy, the slave of shadow, of the idea..
@2shallowfall2 жыл бұрын
Love your language skill
@AhmedAhmed-du3qr2 жыл бұрын
@@2shallowfall he copied from Google quruxleey, haha.