ascww reer bad baado chanel waxan ahay gabar ku taxan yutub kiina badana labadinan nin ayaa so gala caydrus iyo .... magaca wa i ganbiyay sheekha aad raga u canaanta wan ku tagersanahay shekh waxan ka codsan laha madamo an ahay ardaydada mid kamidah fasaxada ilahay ku siiyay iyo cilmiga ad u ledahay baxthiga noga fa idee tariikhdi islamiga ahayd oo taxane ah no soo gali qaybta hore ila khulafada wan ka dharagsanahay shekh walba ka hadlay si wafi ah iyo si koban ba .. f.g. tariikhda badana waxa laso gudbiya ayadoo kala go go an hada tataar okale ba laga hadlaya maxa ka horeyay maxa ka danbeyay manaqan marka wax xiriir ah ban jeclan lahayn في التارخ دروس وعبرmarka khayr alle haku siiye sheykhana arintas wax ka so dheh CAFWAN meshan melan ahayn o an kuso gudbiyo ma garanayo jawabna wan u bahanahay
@fathiinaothman23485 жыл бұрын
ma shallah sheikh allah haku wanjiyo sidad no wanjisay ankan allah nag dhigo kuwi ku wano qato