Waxaad joogtaa xilligii Bislaanshaha | iska dhex'eeg qodobbadan.

  Рет қаралды 34,841

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Heerka qaangaadhnimo cid waliba way gaadhaa sida badanka ah oo lama gafo, laakiin heerka bislaanshiiyaha ah badanaa waxa la gaadhaa xilli ay xeedho iyo fandhaal kala dheceen.

Пікірлер: 238
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
@ahmednasir5329
@ahmednasir5329 3 жыл бұрын
Adanow maa xasusata Barigi ad tidhi , "waxan dorbidaya inan noqdo shamac shida shamacyo Badan intan Aan Noqon laha shamac kaliya u baxaya guri maadow " Shanka xogaha 💪💪🔥🔥
@kevsermohamedkevser4743
@kevsermohamedkevser4743 3 жыл бұрын
Markan kaliibkan bilaabayey wxn moodayey chanalka tanaad 😂💖oo waan layaabana , lkn wuxuu noqday macalinkyga iftiinka , Alle janada hainugu kulmiyo 😌✊❤️
@muxammad2777
@muxammad2777 3 жыл бұрын
Macallinkeena Aadan waan wada jecel nahay balse tacbiirkaa koleey aniga waa ila culus yahay, OO Macallinkaaga iftiinku waa Nabi Muxammad SCW. Waa dhacdaa in aan qaldan nahay?
@dugaagarke3669
@dugaagarke3669 3 жыл бұрын
@@muxammad2777 shukran sharafi waa ta ilaahay kaligii xagiisa ah, ka dibna nabigiisa muxamed ah, kadibna cidda dhinacaa ka raadisa shatafta ayaa helaysa, Waa run macallin aadan waan wada jecelnahay, wax badana waan ka faaidnay, inkastoo aanan waligay la kulmin aragna hadana waa qof u qalma in wax walba lagu furto, iftiinka uu sheegay walaalkeena waa aqoonta siday ila tahay, waana nahadsantihiin
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw.
@saacidcismaan1150
@saacidcismaan1150 3 жыл бұрын
Asc Aaden Khadarow salaan kadib Erayga bislaanshiiyo waa khalad af Soomaaligana kamid maaha waxaa jira ( Bislaansho) koley noloshaydii kalmadaas oo saas loogu dhawaaqayo maan arag haddiise aad xujo u hayso ila soo wadaag mahadsanid wllo
@akramguleid8155
@akramguleid8155 3 жыл бұрын
Sxb aadanow rajo iyo yididiilo ayaad igalisaaye sharafi korkaaga ha ahaato ✊🏿🔥
@mohamedabdikadirmire2694
@mohamedabdikadirmire2694 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan. Erayadani way shidaalinayaan, dhabtii hiigsiga aad nolosha ka leedahay caqabado way hor imaan mar uun aalaa ba waxay dhacdaa xilliga dhalinyaranimada oo qofku laga yaabo inu hab fikirkiisa ay buuxinayaan ereyada ah wakhti baad haysataa wali dhalinyaro ayaad tahay, waxba kaama tagin ereyo caynkaas ah iyo deegaanka ama dadka ku xeeran oo aalaa qofka raad ku yeesha ugu danbayn waxa aad lumisid dhalinyarinimadada shalayto ama inaad gocato ayay keentaa oo aad fakarto waxyaabaha aad lumisid na waxaynu eednaa oo dusha u saarnaa cid kale balse marka aad dhibka iyo ka fakarkeeda ka baxaysid waa marka aad xaqiiqsato khalad waliba oo noloshaad aad samaysid adigu aad saamaynta ugu badan leedahay aad na isla wakhtigaas ka bilowdid sixitaankeda. Guul ayaan urajaynayaa qof waliba oo hammi nololeed leh.
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 3 жыл бұрын
4:11qodbka waxa si wacan ugu daalcday kitaab layidhaha (فن اللامبالاه) o dhor jeer afkaaga ka maqalay, 10daqiiqo e barnamijka akhriyeysa sidii 2daqiiqo inad dhageystay unba Moda Ilaah umadeenan hakugu anfaco
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 жыл бұрын
Runti inbisladay ayan isku arkay lkn waxbadan ayaa idhiman waxan juhdi kubixiya inan bulshadayda kabadalo waxyalo badan lkn musuliyada naftayda okliya kudadala tabrtaydana wantilabsana inshalah Mahsanid wll alha ino kaxifdiyo
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Ilaahay baan kugu dhaarshee Like ii saar 👇🏿😭😭🙏🏿
@yaxye255
@yaxye255 3 жыл бұрын
Bizinka hno meeL walpa md jogta aduu 😂😂😂
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Lagu Saari myaaa jooji tuugsiga
@mohamedomer1827
@mohamedomer1827 3 жыл бұрын
@@yaxye255 wlh waa runta😂
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 3 жыл бұрын
Waar waa sidee xalkaga wllo. Like malacag baa iyadu 😂😂😂. Koley kuu saaraye keen qarashka aad nagu dharisay adugu.
@yaxye255
@yaxye255 3 жыл бұрын
@@mohamedomer1827 uu iga yaapiyay kani wllhi
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 3 жыл бұрын
Ninkan markan dhagaysto waxad mooda inuu aniGa i waaninayo walahi😭😭😭😭
@xafsoahmed5384
@xafsoahmed5384 3 жыл бұрын
شكرا جزك الله خيرا يا اخونا ادم👏👏👏🌹🌹🌹🌺
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
intaaas waan iska helay wlhi alx alx alx alx alx alx alx❤👌 ustaad adanow thanks💋❤👌
@asturonline7760
@asturonline7760 3 жыл бұрын
Muqaalkan aniguu waano ii yahay culay bdna wuu iga dajiyay wlh mahadsanid wll🙏💯
@dheemancabdixakiin5704
@dheemancabdixakiin5704 3 жыл бұрын
Macalin adan waxan iskulaka kabaran ayaan kabartay alah janadiisa hakuu hadiyeyo
@axmedbashir4413
@axmedbashir4413 3 жыл бұрын
M a wll adan aad baad ugu mahad San tahay sidaa no dhiri gilasay wllhi dhiri gilin badan waan sodha gestay lkn wax kama korar San wllhi lkn caawa isbadal ayaa igalisay wllhi shukran ayaa akhii noso badi baliis
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 3 жыл бұрын
war abti inaad bislaatay anaa hubee allah nabisleeyo kuligeenba from NFD
@maxamedzakariye6256
@maxamedzakariye6256 3 жыл бұрын
Thanks ustaad horay usoco alle hakaa raali noqdo
@NorNajih1
@NorNajih1 3 жыл бұрын
Kolay hadalkaas soo jeedinaysaa waa mid dadaal iyo karti la galiyay midhaha iyo soomaliga ku hadlaysaa waa mid maskaxi ku baxday dabcan❣️❣️❣️ aadan aahan kulankaagu waa muhiim.inshalaah
@mustafecqani194
@mustafecqani194 3 жыл бұрын
ماشاء الله Nin ilaahay cilmi,caqli iyo aftaham.o isuzu daray ayaad tahay xaqiiqatan.ilaahay dambigaaga ha dhaafo if iyo aakhiraba ,jannadana ha inagu kulmiyo.cimri dheer iyo camal suubbanna alle ha ku silo,cilmigana alle ha kuu siyaadiyo.wallaahay ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay - waxaan kugu abaal-gudana garanmaayo. جزاك الله خيرا جزاء في الدنيا والآخرة. شكرا لك اخي العزيز. أحبك في الله حقيقة
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
somali GuuL 🇸🇴🇸🇴❤❣
@maxamed19ib
@maxamed19ib 3 жыл бұрын
Maansha allaah barnaamijka aad baan ula dhacey mahad sanid boowe allaah haku xifdiyo Waa midda kle buuga فن اللامبالاة goorma ayaad soo saarin Nala socod sii insha allaah tarjumadiisa
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 жыл бұрын
XafidakaLaaH walal somaaliyeed 🙏
@QaaziAli-25
@QaaziAli-25 3 жыл бұрын
Waxaan kaa bartey wax badan, waxa tahay macalin dadka si xamaasadeysan wax u tusa, waanan ku tageerasaney Aadam
@abdirahmanmohamed5100
@abdirahmanmohamed5100 3 жыл бұрын
thnks wll Aden Alle Haku barakeeyo🤲✅
@cabaasibraahim4544
@cabaasibraahim4544 3 жыл бұрын
Mahadsanid adem poqrtooyo ayaa tahye💯💝
@abdixuseen4068
@abdixuseen4068 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan sahan alle cilmiga haiku barakeeyo
@abdiadde2137
@abdiadde2137 3 жыл бұрын
M.a cajiib runtii waa ku taageera brother hore u soco
@fawsaan.6770
@fawsaan.6770 3 жыл бұрын
Sxbka bulshadda. رحم الله إمرا عرف قدر نفسه. Xadiithkaan oranaya Alle ha unxariisto qof gartay qadarka naftiisa lama huba inuu rasuulku yiri say dhaheen culumadda waawaynaa. 1) ibnu cuthaymiin. 2) ibnu bas 3) mahamed salax fowsan
@fahankamustaqbalka8595
@fahankamustaqbalka8595 3 жыл бұрын
Runtii waxaad dhaanta qaar badan oo noloshaba u arka lacag iyo farxad intaa haday helaana ay bislaadeen Kuma lihi ma bislaatay lkn alle khayr hakaaga abaal mariyo
@deeqaaxmed9240
@deeqaaxmed9240 3 жыл бұрын
Aadanow walaal qaali Alle haku sahrfo goormaad buugaa soo saari inshallh
@zadri8912
@zadri8912 3 жыл бұрын
Zxb adam wax nagu jiray ayaa naga saartay jasaaka laahu khayr zxb
@fartuunbaale3337
@fartuunbaale3337 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal rabbi ha kaa ajarsiiyo
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 3 жыл бұрын
Allah kudhawro wall miisaanka xasanaadka Allah kuugudaro i.a
@manazabdullahi4572
@manazabdullahi4572 3 жыл бұрын
Adamow wlal kuliyad macalin madgashe marwalbo hididka maskahda igatabata sitha adho idahayo war ho cilmiga edaab malahidhe.from NFD JazakaAllah.
@manazabdullahi4572
@manazabdullahi4572 3 жыл бұрын
@FirstLast-ld2vx
@FirstLast-ld2vx 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا wll aadan
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Ku mahadsanid qormooyinka caaqiibada leh ee aad na la wadaagtid guud ahaan. Ka sokow mahadin taas aad na ga mudan tahay, Aadanoow, qormadan cinwaankeedu inuu aniga ila hadlayo wax aan ahayn la ma mood kkkk.
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 жыл бұрын
Waxad noo dhiiri galinysa si fiican ee waanu kaaga mahad celinyna sida aad noogu dhiiri galinyso horumarka
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 3 жыл бұрын
Dadku kala argti iyo fikir duwane anigu vedio yadan iyo kuwa lamidka ah baan u aqanaa dhiirigalin
@risiqaallahhaya7635
@risiqaallahhaya7635 3 жыл бұрын
Thanks wallo wax badan ayaan kaa faa,iidey
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 жыл бұрын
Haywdiin wn ku dhahy aadanow see cml nolozhday io rayiyada oo dadkle io wxn dantaded ahyn kwrm intaas mrkn arko wxn is indhaha duu horta qofka wxd ku dhaleecynso heerke ka joogta wxna ameeyo oo xunpa qof samyn mrka ku arko wuu ila qaloocanda hdan wxn dhaha sixidiisa u zheegidiisa taada ka horysa 🤲😭😘😊🙏
@haiisheegin8222
@haiisheegin8222 3 жыл бұрын
Asxaabeey adin kana bislaada 🙋‍♂️🙋‍♂️
@khadarcabdi195
@khadarcabdi195 3 жыл бұрын
Macalin wad mahadsanthy
@abdifitahmoalim5246
@abdifitahmoalim5246 3 жыл бұрын
muuqaakani waxow ku barayaa in waxyaabaha aad ismoodsiisey ee dhaan dabagalaha ah marnaba adagtahay gaarideeda inaad ka qaangaartid, nolosha dhabta ahi ee ku hortaal inaad wajahdo mhadsanid ustaad
@ridwanfarhan7071
@ridwanfarhan7071 3 жыл бұрын
Mashaa allah wll allah haku barakeeyo
@zakikhadar2702
@zakikhadar2702 3 жыл бұрын
Frist one legend aadan sahan
@hamzehazzanezze892
@hamzehazzanezze892 3 жыл бұрын
Bislaanshiyo wuxuu ka horeeyaa inaad dedaasho oo dhabaha guusha Cagta saarta🤕🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 3 жыл бұрын
Alxmdu illahay baa mahad leh Waan ka faaiday wll shukran
@bozmanofficial9283
@bozmanofficial9283 3 жыл бұрын
Aadanow, waxbarashadda maanta iyo system-ka ay wax ku socdaan maxaa wax looga badalila'yahay, dhibku halkee naga haystaa, umad walba luuqadooda, ayay wax ku bartaan, annaga luuqadeena dugsida sare iyo jamaacadaha in lagu dhigo maxaa diidaya, dhalinyaradeena heer waxay gaareen inay wax barasho, oo idil nacaan, arrin-taas na waxa usabab ah waynu ka war-haynaa ee arrinku hadduu sidaa yahay ustaad maxaa xal-ah???? pleass muuqall kasoo samee mawduucan ballaran mahadsanid ugaaz🙏🙏
@xamsemaxamedxuseen3015
@xamsemaxamedxuseen3015 3 жыл бұрын
Moving forward Adam
@crmane8594
@crmane8594 3 жыл бұрын
Stockholm syndrome xanuunkas xalqad kale,ka sameey sxp Tusaale,dadku waxa dhibaya ayaay la qabsaden.(@adan khadar Alaw zxp.
@maryan7348
@maryan7348 3 жыл бұрын
M.a wax badan ka faaiday video kan mahadsanid wllo 🌼
@suhaybshankar2742
@suhaybshankar2742 3 жыл бұрын
Masha allah dadaalkaaga ilaahay ha kugu garab galo wacyi gelinta ad bulshada ugu jirto
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 3 жыл бұрын
Sidokale Ustaad Waxaa Biseylka kamid ah inaanan ku qasbaneyn inaan wada liqo Tilmaamaha aad noosheegtay.😂
@radwancsamad8945
@radwancsamad8945 3 жыл бұрын
AADanow adigu ma bislatay horta😂😂
@alayuubi3456
@alayuubi3456 3 жыл бұрын
Ustaad Aadan❣️🙏
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
💜💙💚💛🧡♥️ masha Allah 🌹🌻🥀💫
@خضرإبنمحمد-ط2ش
@خضرإبنمحمد-ط2ش 3 жыл бұрын
Ninyahaw hadaan iska fadhiyo oonan waxaba qaban sow lama yaabo in waayuhu ibisleeyaa oo qaaraca kagudbo🤣😅
@abdiwakiilmaxamed7817
@abdiwakiilmaxamed7817 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaaad🖤
@samiiryare705
@samiiryare705 3 жыл бұрын
Nabiga igula saliya🥰🥰🥰
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Aar aadanow wllo dhalinta iyo hawlaheeda wllo ubadi bogaagani wa kii dhalinteeee qodobka marmarsiiyadana naftaydu waayadanbaan ku arkay Nin walbana naftiisa isaga uxog ogaal badan marmarsiiyo haba sheegtee بل الانسان على نفسه بصيرة ولو ألقى معاذيره
@adansalah404
@adansalah404 3 жыл бұрын
Fadlan bugaagta aad soo turjumtay xagee laga iibsankaraa.( Germany )
@abdiaziznaana1078
@abdiaziznaana1078 3 жыл бұрын
Wlahi wad dhiiri galisaaa Adan keap going
@mrzero-is6ew
@mrzero-is6ew 3 жыл бұрын
Zxp Aadanow video noo soo samee kaga hadlayso saxaabiga laodhanjiray (qacqac binu camar atamimi
@ciiltira10
@ciiltira10 2 жыл бұрын
جزاك الله اخي ادم
@mahadhassan6321
@mahadhassan6321 3 жыл бұрын
Fast comments💓💓
@Naamir03
@Naamir03 3 жыл бұрын
Nio Wll Halka Wax ee aan Kugu TaageerO Waa XaqiiqaDa, XaqiiqaDa Ayad Sheegtaa Wll, Wad MahadsantahaY💯🙂
@mustaphadek1492
@mustaphadek1492 3 жыл бұрын
Aden Khadar Ali 🙏
@abucumar6788
@abucumar6788 3 жыл бұрын
masha allh legend soomaaliyeed
@foos4955
@foos4955 3 жыл бұрын
My Teacher💙⚘
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 жыл бұрын
Waad mahadsanthy sidad wax inugu faa.iideyso
@axmedjoyn339
@axmedjoyn339 3 жыл бұрын
Mansha Allah Bro keep going 😍😍
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
8:34 Adan sxp buugta Aad turjanto xitaa hal mid nasiib uma heelen in Aan akhriyo kismayo ayaan joogaa sidee ku helaa. Walaal ayagoo pdv ah ama buug caadi ah ba ?
@kofemsabriye935
@kofemsabriye935 3 жыл бұрын
Aadanoow wadadii biseelka gaartay walaal igu caawi si aankugaari laha mahadsanid
@Macalimow48
@Macalimow48 3 жыл бұрын
⭕🔻⭕🔻⭕🔻⭕🔻 BARAARUJIN رحمه الله من عرف قدر نفسه XADIITH NABI MAHA WLL WA HADAL CAADIYA MARKAA SIDA ULA SOCO
@amuunsiciid91
@amuunsiciid91 3 жыл бұрын
Khayr ale haku siiyo
@hannadfaisalmohamed7890
@hannadfaisalmohamed7890 3 жыл бұрын
Wll iga waxaan ku wayaa magtabata iqra Nairobi gaar ahaan xaafada islii xarun miyey ku leeyahay hadayse ku leeyahay video ga xiga ii ku sheeg fadlan waa iga codsiyee masadsanid walaal Aadan
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah
@24hoursraining17
@24hoursraining17 3 жыл бұрын
Thanks 👍 bro
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 жыл бұрын
Adan sahan best jannal
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Asxaapta u badan chnlkan iga so raacen mhdsnidiin dhmntin 550 subscribers🥰
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 3 жыл бұрын
Oo maxaa nakaa Daba wada 😂😂
@nimomohet5537
@nimomohet5537 3 жыл бұрын
Hadlkaagu wuxu i xasuusiyy malindhwyd aayn xasuustay qoraalo aan dadka la wadaagi jiry aad bn ugu qosly xaqiiiqtn mararka qaar waxd samyn jirty ayd la yaabysawaa runtaa wll.
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 3 жыл бұрын
Aadbaad u mhdsnthy wll aadamow
@heersare3662
@heersare3662 3 жыл бұрын
kamid noqoshada dagalkan runtii waa farxad dhalin....m.n shp 💯🇸🇴🙏
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 3 жыл бұрын
continue bro thanks
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 3 жыл бұрын
Bislaada oo soodhaha iska saara 😘😘
@likegitsin8222
@likegitsin8222 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allah haku xafido
@zackgmc6480
@zackgmc6480 3 жыл бұрын
Adanow adigu ma bislatay 😂😂
@mobaar5767
@mobaar5767 3 жыл бұрын
waxyaabaha iga dhex guuxayya ninka markasta keenna iskuna dareenka nahay aadan wadadii gaherka ayaan maraynaa biseylna la iska gaadhayyaa
@cabdiladhiif3741
@cabdiladhiif3741 3 жыл бұрын
Thank u wllkey 😇❤️❤️
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
SHUKRAN Sahanka Xogaha.
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 жыл бұрын
Keep going bro
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 жыл бұрын
Indr Gacan baan kuu taaggay !!!!
@carafaadbulshaawiyasiincar5863
@carafaadbulshaawiyasiincar5863 3 жыл бұрын
Sxp aadan baryahan waxad ilowdey aqooyahanada odhaahyadii ay odhanjiren
@abdirisakali8554
@abdirisakali8554 3 жыл бұрын
Illaahey ha ka Abaal Mariyo wll
@khadiijoaxmed8451
@khadiijoaxmed8451 3 жыл бұрын
Ustaad ilaahy hakaa abaal mariyo
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Wcs wr wb Mahadsanid wllo❤👍🥰 Alx wn bisldy🤲
@khadaradam4590
@khadaradam4590 3 жыл бұрын
nio videogan wanka helay dhiirageliye Fcn wlhi allaha ku dhawre dhamnten
@bingtonklewink6508
@bingtonklewink6508 3 жыл бұрын
Wllo buugad sheegty magacisa se uheli kara wllo
Sababta aad faqiirka u tahay ilaa hadda! 🤷‍♂️
15:27
Niyadjab | Xanuunka Dhallinta Ragaadiyay...!
13:21
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
SI FUDUD KU OGOW NOOCA DHIIGAAGA IYO QOFKA DHIIG KUU SHUBI KARA. Drfaris
7:10
ISKA DAAWEEY DHIIG YARIDA ADOO GURIGAAGA JOOGO
5:38
Dr faris Al attas
Рет қаралды 13 М.
Khusuusiyadda | Privacy | Dadka Naftooda Dagaalka Kula Jira!
11:46
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН