Siciid Khaliif Heestii Bogsan Waayay Awgaa | Original + lyrics

  Рет қаралды 250,042

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@maadeys
@maadeys 5 жыл бұрын
qoraalada khadka cas ku qoran waan xaqiijin waynay hadii aad ereyadaa si saxa u fahmaysid noo soo qor wll
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 4 жыл бұрын
Asc ugaas siciid khalif germany ku nool yahahay heestaan weeydii abwaankii alifey iyo kii laxanka saarey
@hanadcrahmaan2786
@hanadcrahmaan2786 4 жыл бұрын
Baar dacar kadhuubane (dacar) waa geed u.eg sida dhitiga Baxar gabiba maayee (baxar) naaxid ama cayil magabayee waaye
@haamudnews8451
@haamudnews8451 4 жыл бұрын
Baxar kagiba maayee weeye ee baxar tagi maaha
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 4 жыл бұрын
Erayada waxaa alifay maxamed ibrahim warsame hadraawi Waxaa qaada siciid khakiif
@haamudnews8451
@haamudnews8451 3 жыл бұрын
Baxar kagiba maaye weeye Baal Dacar na waa Geed Yar oo sida Tiin ka u baxa oo qadhaadh oo Baal kiisu waa wad aad u dhuuban
@fuadali1983
@fuadali1983 4 жыл бұрын
Olaaax waakan cod tolmoon, in ka badan 101 jeer ayaan dhagaystay heeskan malmahan malintii 10 jeer waan ku soo celiya , waliba waxa aan aad iyo aad u jecelysta sadex da nin ee tuma ya bonga ha iyo darmuukada iyo sagsovanka marka uu fananku heeska ku badhi kaco ee uu codka jiidayo u fiirso daqiiqada 4:00 wooow waxas ayaa musics 🎶🎶👌🏻❤️
@GargooyeGargooye-s4f
@GargooyeGargooye-s4f Жыл бұрын
RABBII u naxariiso saciid khaliif 🤲 aamiin
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
Fanaan dhameeystiran iga dhex, iyo hees aan caadi aheeyn, maa shaa allaah fankii hore lagama dhargi karo lamana soo koobi karo.
@dayibaxmed460
@dayibaxmed460 4 жыл бұрын
baar dacar ka dhuubane =yacni usha dheer ee dacarta ka dhex baxda sideeda ayuu u dhuubta baxar kagi ba maayeeee = cayiliba maaye buuranba maaye
@libaanmohugur2739
@libaanmohugur2739 4 жыл бұрын
Hestan waxan radinayay mudo bila ah ilaa 50 nin o aad ku tuhmayay xaga fanka in ay ku xeel dheer yihiin oo an u dirayna way so wayeen ugu dhanbayn caabi mire dacar baa i sheegay fananka qadaya magcisa markan badhayna channel kan ban ka helay wad mahad san tihiin in kasto erayada qoralka wax yara qaldan yihiin
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Alaah yaa rahma siciid khaliif 4 /5/2023. Yuu kudhintay germany alow naxariisti jano kawaraabi amiin yaa alah😭
@shaaficaxmed8927
@shaaficaxmed8927 Жыл бұрын
Hestan anay iga hadlaysaa gobolka sooll ku nooll walhi run bana idinkala hadlayaa qisadan heeskani anaa moda iga hadlayaa
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 жыл бұрын
Maadeeys wxkale athy m.a codsi hees aya kala ahy youte ka dhan saciid khaliif leqaadayo wa hestii gacaloy walaaley iraadi codsi
@arimasdias1396
@arimasdias1396 3 жыл бұрын
I'm still watching 2021 Baan malaha jcylkuye 😭
@samirahennabeauty780
@samirahennabeauty780 3 жыл бұрын
6bil ka dib heestan dhageysigi kama daalo 🥺
@samiraalihapep5131
@samiraalihapep5131 2 жыл бұрын
Kama dhargo heeskan qalbi jab jacylna ima daayo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Baar dacar kadhuubane baxar kagiba maayee buu leeyahay fannaanku👍👍
@AmalFatxi-tr8tn
@AmalFatxi-tr8tn Жыл бұрын
Allaha unaxariisto wllky siciid khaliif cali
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
الطرب الاصيل لايموت ،،،، الرحمه والمغفره سعيد خليف
@tahlilaliomar1477
@tahlilaliomar1477 4 жыл бұрын
Saciid khaliif wuxuu leeyahay dhowr hees waana yar yihiin lakin waa fanaan cod macaan
@ahmedawil5591
@ahmedawil5591 3 жыл бұрын
Batuul waa magac dumar waxa la baxa somalida koonfureed
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 4 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsannthy MADAYS TUBE heestan wax badan baan raadiyey
@rafaadbadanaa3248
@rafaadbadanaa3248 4 жыл бұрын
Maadeys thanks zxp qali heeso nuxur leh ayad nala wadagtay
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 2 жыл бұрын
cod noo ciisaa wuu ku yaryaha fanaaniinta
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajaaib Old is gold.
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 4 жыл бұрын
Beerku u gotaayo Baar dacar ka dhuubane Baxarkagiba maaye....... Baxarkag waxay la mid tahay bacarkag iyo bacalkag, waa naaxid ama cayilid.
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
erayada heesta abwaanka leh yaaa garanaya
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii nuux warsame geedi codka iyo laxankii siciid khaliif
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Heestu macanaa 🍹🍹🍹😅
@haamudnews8451
@haamudnews8451 2 жыл бұрын
Nio Gabadh baan is jeclayn wakhti xaadirkan kidb xanuun awgii noloshii baa ku adkaatay ana Nasiib kaa bay I dhahday markaa Heesaha baa igu socda
@gashireedla1740
@gashireedla1740 Жыл бұрын
Miskiin iska sabar hee
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Beerkuu ugotaayoo Baar dacan ka dhuubane Baxar kaadinba maayee Saasaan ufahmay anigu
@saidmohamed745
@saidmohamed745 9 ай бұрын
Bogsan waayeey awgaaa
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Baar dacar ka duubane weeye, sida baarka ama fiidda geedka dacarta ayuuba ka sii duubanyahay oo waa miiq. Waa say ila noqotay.
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
True Love never fades ❤️🇸🇴👌
@aasiyagaabo2884
@aasiyagaabo2884 Жыл бұрын
Codkiisa🥺❤
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 Жыл бұрын
Ma TikTok ta ayaad ka soo raacday
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Sayid Khaliifa barbaariye iyo fannaan. Yaa leh ereyada heesta?
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 жыл бұрын
Sayid Khaliifa iyo Siciid Khaliif waa kala laba. Sayid Khaliifa kooxdii Iftin buu ka mid ahaa.
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Waxaan mahada koobaad siinayaa cumar seerbiya waa halyeey afkeena usoo baxay anoo waayay ayuu xalay iisheegay iina soo diray ayadoo you tube-ka maaday ku jirta. Aadbaad u mahadsantihiin dhamaantiin 1/march/2020
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
labadiinuba waad mahadsantihiin
@abdieisaakh7602
@abdieisaakh7602 5 жыл бұрын
Asxan cod saciid khaliif
@brahimhassan2083
@brahimhassan2083 3 жыл бұрын
Classic walhi.
@daryelyareofficial8764
@daryelyareofficial8764 4 жыл бұрын
mudaan raadshay lkn waan helay
@abdiazizheer-sare2878
@abdiazizheer-sare2878 4 жыл бұрын
Maadeys mahadsanid sxb
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 4 жыл бұрын
Baxar tagiba maayee maxaa lola jedaa
@hodmanladan2389
@hodmanladan2389 2 жыл бұрын
😭😭ax jacyl xuma adan ku guukaysan
@fuadali1983
@fuadali1983 4 жыл бұрын
bahar- kab’ mi’ maayo. Dhaawacyada uu soo sheegay kama soo kab sanayo. Tusaale beerkii uu ugtay’ catadioptric dhigaya dii ilaa uu baal- dacar ka dhuuntay. De kama baxayo dhibkas, bahar-kaga maayo= Bacar- ka’mi maayo!!!
@muzamilmukhtaar
@muzamilmukhtaar Жыл бұрын
Bogdan ways awga
@dawiillosiento7644
@dawiillosiento7644 4 жыл бұрын
Bardacar ka dhuuban ka dhuuban axsan erayo culus
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 3 жыл бұрын
Mahsallah waw I like old school have diiferent feeling that take away in the ☁️ cloud 😍🤩😘🥰
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
batuuloy baroordiiqdu , cudur kaama bi,isee........
@janagalemahamud59
@janagalemahamud59 2 жыл бұрын
Hello
@dalmarabdi419
@dalmarabdi419 2 ай бұрын
Dalmar😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Annigu Jeceylka Wan Ka Baqa Inu Igu Dhaco 😅🤭
@marwahmohamed693
@marwahmohamed693 3 жыл бұрын
Iska ilaali ina adeer
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
@@marwahmohamed693 Bahalku Wa Xanun Wll
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@dalmarabdi419
@dalmarabdi419 2 ай бұрын
Dalmar11
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FACEBOOK
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 11 ай бұрын
💔💔💔💔💔😂
@lumnaabdi336
@lumnaabdi336 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@janagalemahamud59
@janagalemahamud59 2 жыл бұрын
Hello
@janagalemahamud59
@janagalemahamud59 2 жыл бұрын
Hello
@abukarmohamed3435
@abukarmohamed3435 4 жыл бұрын
Maadays tube mahadsanidin fadlan heestan oo qoran no so galiya kzbin.info/www/bejne/bIrWo5iVi8R_eas
@janagalemahamud59
@janagalemahamud59 2 жыл бұрын
Hello
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Like
@janagalemahamud59
@janagalemahamud59 2 жыл бұрын
Hello
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 69 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Siciid Khaliif Ahun | Heestii Bogsan Waayey Awgaa
5:37
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 27 М.
siciid mire xaydar heestii warmoog | Original + lyrics
6:07
MAADEYS
Рет қаралды 232 М.
Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix
9:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
HEES | ISHAARO | SICIID MIRE XAYDAR | ORIGINAL + LYRICS
8:36
SICIID KHALIIF IYO SEYNAB CABDULAHI HNDHISO
11:07
SUPER EAGLE
Рет қаралды 953