Xasan Diiriye Faarax Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "BOQORKII QURUXDA"

  Рет қаралды 215,611

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
A/U Cali Sugulle Cigaal (Dun carbeed) AHN 1965
🌟Laxanka
A/U Cabdilaahi Qarshe AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 96
@HeersareMedia
@HeersareMedia 2 жыл бұрын
Ereyada heesta waxa sameeyey abwaan Cali Sugulle, Rabbi ha u naxariisto e. Waxay ku jirtay riwaayad la odhan jiray "Mahuraan", oo markii u horreysay la metelay 1965. Laba hobal ee heesta qaaday waa Xasan Diiriye iyo Magool, labadooda ba Ilaahay ha u naxariisto.
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 2 жыл бұрын
Halkee ka heli karaa ruwayadaha oo dhan wall .
@HeersareMedia
@HeersareMedia 2 жыл бұрын
@@sakimaahirkalid5083 meel aan kuugu sheego garanmaayo, bal se dheegag riwaayadda ka mid ahi waxay ku qoran yihiin buugga"HAL TISQAADAY" oo lagu uruuriyey halabuurkii suugaaneed ee abwaan Cali Sugulle. Waxa buuggaa qoray, Maxamed Baashe X. Xasan; abwaanka iyo qoraaga ba Ilaahay ha u naxariisto. Buuggaa Amazon ayaad ka heli kartaa.
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Markii ugu horeysay waxaa la dhigay 1962😢
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
@@looyaan323 halkee baad ka soo xigatay xogtaa? Anigu qoraalka waxa aan ka soo xigtay buugga "HAL TISQAADAY" ee abwaan Cali Sugulle, in riwaayadda markii u horreysay la dhigay 1965. Markaa, na la wadaag halka aad xogtaa ka soo heshay in 1962 la dhigay.
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
@@HeersareMedia taariida somalida markii laqoray waxaa lagu daray ruwaayadii mahuraan waana ruwaayadii ugu horeysay oo la dhigo waxayna ahayd sida ku qoran 1962
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo 2duba waxay ahayen 2 hobol oo kalin wacan ka qaatay fankii somalida.
@faisaljama4208
@faisaljama4208 Жыл бұрын
Abwaan Cali Sugule ilaahay ha u naxariisto, muxuu murti ka tagay qiimo leh
@cawilmaxamed345
@cawilmaxamed345 3 жыл бұрын
Xaqiiqa markasta ee aan soo galo halkaan waan baari jiray markaan zulfa arko xanaaq ayaan lacarari jiray sababtoo ax anigu waxaan taageeraaa 100% xasan diiriye waana fanaanka koobaad ee aan dhegeysto marka koley cidii soogelisay wey ku mahadsantahay
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Kooxdii Wallaalo Hargeysa,riwaayadii Mahuraan,erayadii abwaan Cali Sugulle 1965,shinomo Nasar ayay ka dhigeen markii ay Xamar yimaadeen.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Magol oo hadleso noo soo gali Hadal keeda aadka u qurx badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Ma Ila heysaa sxb Wallahi codkeeda Mararka qaar isagoo gagaban bey kujirtaa hesaha qaar markaas baa dhagta udhigaa ku hadalkeyad iyo ku hesideedaba aad bey u quruxbadan Tahay Allah unaxariisto
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Alla aragtayaa
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Waa xilli ay magool yareyd, codkeedaa laga garanayaa...labadaba allaha u naxariisto..
@rudyjunior8425
@rudyjunior8425 2 жыл бұрын
Sorry to be so offtopic but does any of you know a method to log back into an Instagram account? I stupidly lost the account password. I love any assistance you can offer me.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo fanaaniin qaaliya xikmadii Aun Cali Sugule duncarbeed alle ha janeeyo
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Aamin yaa allah 😭😭😭😭
@ismaciilabdi9323
@ismaciilabdi9323 3 жыл бұрын
Ala ha unaxariisto Labadaba xasan diiriye baagan Iyo xallimo khaliif magool waxa xasuusta markay dhiteen iyo Marka nolayen labaduba Ragu waa ragii hore hadala Waa intuu Yidhi waxaba soma Raacan
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Good Really Waaberi!!!!...Ha Ogaadaan dadka in Zulfa Looga horreeyey heestan!!!...thanks .
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
Anaa kamid ahaa dadka umaleenayey in Zulfa aan looga horayn inkastoo ay u muuqatay markaas hees bàashaal ahaan loo qaaday balse hađda kahor ma ogayn inuu Xasan Diiriye qaaday sidoo kale Kuluc ayaa qaaday ayaan commentska ka arky
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Sulfa heeso badan ayuu dib u qaaday ooy ku jiraan heeso reer Djibouti ah
@ahmedmoalimabshir4515
@ahmedmoalimabshir4515 2 жыл бұрын
@@hassanadam1373 Xasan Diiriye wax gaari karo ma lahan.
@Fitaah69
@Fitaah69 9 ай бұрын
Dab weeye nimaan dabaal baranoo Bartanka ugaloo barina ma dhawee Bilanay kal gacaylku waa waa waa Dab baxaaya oo balalee Adigaa bogsiin kareeyo I badee iga bi Mid kamid ah heesaha soomaliga ah kuwa ugu qurxan erayada luuqda iyo codkaba
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso labadooduba fan waa fankii hore, dad na waa dadkii hore
@shirenoor6089
@shirenoor6089 3 жыл бұрын
Waa waa murtidii abwaan cali sugule dun carbeed magoo iyo xasan diiriye faarax
@heegaaleabdi7835
@heegaaleabdi7835 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamaantood Abwaan ka iyo Fanaaniintaba
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Saxib taariikhda xasan diiriye farax maxad uga war bixinweyden saxib yal
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Xasan Diiriye Faarax Baagaan waa nin reer Buuhoodle ah. Halkaas kasii amba qaada.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@osmanb8446 saxib mahadsanid wllo mahadsanid intakalena weynuheli inasha alaah 💪💪💪😘😘
@cashaqsoor
@cashaqsoor 4 жыл бұрын
Allaah haw Naxariisto dhamaan Hobaladii waa Bari waxay aha yeen mucjiso mar ina soo martay
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Waa berigii heesaha Soomaalidu lahaayeen murti qiima leh, macaan iyo laxan cilmi ku fadhiya. Cali Sugulle (aun) wuxuu lahaa ereyo cajiib ah oo marna sahal ah marna ku fadhiya murti fog oo aad u sarraysa. Abwaan ka qiima badan Soomaali kama dhalan.
@cimrimaxamed5599
@cimrimaxamed5599 4 жыл бұрын
Wsredc. Cxazzsxccxcdàdxxzzz
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
M
@mahadshire1019
@mahadshire1019 Жыл бұрын
I think you're wrong! Aun abwaan Mohamud Abdullahi Sangub abwaan la mid ahaa haday timaado abwaanimo, jilid iyo wadaninimo somali kama dhalan kamana dhallan doono period!!!!
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
@@mahadshire1019 Saaxiib is deji meesha dagaal iyo waddaninimo kama hadlin mana taalo meesha adaa qaldan iyo anaa saxsan ee waa qofba iyo aragtidii.Taa baro haddaad weli qaangaartey.
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
​@@mahadshire1019 boqorkii suugaanta maxamed cali kaariye miyaa ilowday 😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LYRICS#SONG. #HASSANDIIRIYEAHUN Bus weeye abaaro Boodh badanoo Ban iyo miliciyo Biyo La'aanee Bilaneey kalgacayku Waa waa waa Dab baxaaya oo Belalee adigaa Bakhtiin karayoo I badee iga bi'i #XALIIMOKHALIIFAHUN Been weeye Jacayl rag baa La bukoo Waa bilista haween Ka barakicisee Baxsanoow kalgacaylku Waa Bilic quruxsanood u bogtee Adigaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i #HASSANDIIRIYEAHUN Boqorkii quruxdaay dharraar Boqorkii quruxdaay habbeen Berri walba mar kastaba Bidhaantaada waan U baahanahee Billaneey kalgacaylku waa waa Dabb baxaaya oo belalee Addigaa bakhtiin karayoo I badde iga bi'i Badd weeye nimaan dabbaal barranoo Badhtanka u galloo berri uma dhawwee Bilaneey kalgacaylku waa waa waa Dabb baxaaya oo oo bellalee Addigaa Bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i #XALIIMOKHALIIFAHUN Anoon kuu baxaynin Ii baaqdee Waxanaad u badheedhay baan ahayee Baxsanoow kalgacaylku waaa waa Bilic qurux sanaad u bogtee Adiggaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i #CHORUS-#HASSANAHUN Boqorkii quruxdaay dharaar Boqorkii quruxdaay habbeen Berri walba mar kastaba Bidhaantaada waan u baahanahee Billaneey kalgacaylku waa waa Dabb baxaaya oo belalee Addigaa bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i Bogiyo wadnahaygii buu Bud dhiggoo boholuu Ka samaystay boogo noqdee Bilaneey kalgacaylku waa waa Dabb baxaaya oo belalee Addigaa bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i #XALIIMOKHALIIFAHUN Bukaanka adigaa isku beeraayee Belliyo bahal toona kuuma dhowee Billanoow kalgacaylku waa waa Bilic quruxsanaad u bogtee Addigaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i #CHORUSHASSANAHUN Boqorkii quruxdaay dharaar Boqorkii quruxdaay habbeen Beeri walba mar kastaba Bidhaantaada waan u baahanahee Billaneey kalgacaylku waa waa Dabb baxaaya oo belalee Addigaa bakhyiin karaya oo I baddee iga bi'i #HASSANDIIRIYEAHUN Wixii biliclaba bidhaan wacanee Nafta u boholyowday baa u bogtee Billaneey kalgacaylku waa waa Dabb baxaaya oo bellelee Addigaa bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i #XALIIMOKHALIIFAHUN Barwaaqo aduun badh baa dhimanoo Badhaadha kastaa kamuu bogganee Billanoow kalgacaylku waaaa..... Bilic qurux sanood u bogtee Addigaa bakhtiin karayoo IS baddee iga bi'i #CHORUS-#HASSANAHUN Boqorkii quruxdaay dharaar Boqorkii quruxdaay habbeen Beeri walba mar kastaba Bidhaantaada waan u baahanahee Billaneey kalgacaylku waa waa Bilic qurux sanood u bogtee Addigaa bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i iga baa'bi'i. _______________________END Erayada : Cali sugulle D Carbeed AHUN 1965 Laxanka : Cabdilaahi QarsheA AHUN Luuqda : Hassan Diiriye Farah AHUN & Xaliimo Khaliif Cumar magool AHUN __________________________________ Mahadsanid Saaxiib WAAYOWAAYO.
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Laxankaan qofkii smaeeyey mucjiso ayuu ahaa
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Beentaa maaha waa laxan cajiib ah !
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Wa abihii fanka somaliyeed cabdilaahi qarshe aun aya sameeyey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
laxaamdii hore somalida waxey ahaayeen sidan ma garanyo wax ku dhacey ee hada laxanki qarabey amdaama hore mar laga sameyeye laxan samynta oo computer xaata aka cawinyo
@M.Duran71
@M.Duran71 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Aamiin 😊😊😊 Ain't that all about nostalgia back to good golden years.
@timocadecade9781
@timocadecade9781 3 жыл бұрын
wasyo waayihii wacnaaa sslaansare
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Mahuraan
@adnanabdi5961
@adnanabdi5961 4 жыл бұрын
Horey uzoco
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
علي العمالقه والاساطيرلآ استطيع التعليق ..... اللهم إرحم حسن ديريه وحليمه خليف مجول
@abbdalehinamohamed9189
@abbdalehinamohamed9189 3 жыл бұрын
اءامين اءامين اءامين اءامين اءامين اءامين اءامين اءامين يارب 😢😥😭😞
@abdnasirnour2009
@abdnasirnour2009 4 жыл бұрын
1/8/2020 Saturday inta Ila dhegaysane
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Ereyada: Abwan Cali sugulle (Dun-carbeed) AHUN Laxanka: c/laahi Qarshe AHUN Codka: Xasan Diiriye iyo Magool Waqtigu waa 1965.. Mar labaad waxay Qaaday 1982kii magool iyo Sufla intii Dhimatay allaha Unaxaristo 🤲🏻🥺
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayada indha sarcaad waxaa la dhigay 1964😢 Soo aqriso buuga HAL-TISQAADAY Abwaanku qoray
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
@@looyaan323 mahadsanid 1964 ama 1965kii midkay ahayd baan muran igaga jiray
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@absjones2916
@absjones2916 2 жыл бұрын
Classic indeed ❤️❤️❤️🥲🥲🥲rest in peace
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 4 жыл бұрын
allow u naxariiso labadoodaba wey naga baxeen
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Aamin yaa allah 😭😭😭😭
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Abwaan Cali Sugulle
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 4 жыл бұрын
Shukran Guys, Fanka identity gyga Qoomiyad ahaan ayu ka mid yhy e Ina wadaaajiya
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Sxb heesta Cabdinaasir Macalin ee ( Qalaafe) hadaad heyso iyadoo fasiix ah soo gali
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
Qabowga wabigiyo qallaafay ku dhalatee. Maasha Allaah Qallaafe meeshaan ku dhashay Alloow anoo nabad ah igu celi
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 10 ай бұрын
"Barwaaqo adduun badh baa dhimanoo Badhaadhaa kastaa kamuu bogane" Waa murti waano ku astaysan.
@musacabdal103
@musacabdal103 4 жыл бұрын
asc wan kusalamay sxb wad mahad santahay sxb
@mataanyare611
@mataanyare611 4 жыл бұрын
magool waxey dhalatay 1948 hestaan markeey qadeysay waa 1965 marka waxey jirtaa 17 sano
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Walaal anigaa la kulmay abwaan ka mid ahaa dadkii fanka soo geliyey magool, wuxuuna ii sheegay in magool fanka soo gashay 1957-dii iyadoo ah gabar shabbad ah oo labaatan gaartey. Waxaa kaloo internet ku jira sawir la qaaday 1960-kii oo ay magool ka dhex muuqato iyadoo qof weyn ah. Marka sidaad sheegaysid magool way ka weynayd ee warka iska hubi.
@samodiid6510
@samodiid6510 4 жыл бұрын
Waa runtaa walaal kala jarka taariikhda ee dhalatay iyo taarikhda heeskan waxaa u dhaxeeya 17sano. Waxaana laka garan karaa codkeeda yar. Allaha unaxariisto labadadooda
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
@@Wonderer224 waa sax in Magool ay fanka soo gashay 1957 laakiin 20 jir ma ahayn waxay ahayd 17jir waayo waxay dhalatey 1943, teeda kale aniga waxaan ahayn qaraabo, waxaan kaloo kugu daraa intey magool fanka soo gelin waxay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ka cayaari jirtey xaafada wardhiigleey 14 jirkeeda. Firfircoonidana wey lasoo baxdey. Si kasta abwaanka wuu soo dhaweeyey da’deeda laakiin fanka ka hor qaraabadeeda ayaa taqaaney UU Aabahay ka mid yahay welina nool. Mahadsanid Carale
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
@@abdullahiahmed2409 Mahadsanid walaal. Wax weyn ma kala fogin (inay 17 ama 20 ay jirtey markay fanka soo gashay 1957-dii). Adigaana iiga xog roon mar haddaad qaraaba ahaydeen.
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
@@Wonderer224 waa sidaa walaal Caraale , waxaan isweydiiyaa waaberi oo kale dib maloo heli doonaa waa kaa waddankeena lakala googooyey
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 3 жыл бұрын
♥️❤️♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️Alle ha u naxariisto labadaba. Magool we 💕 you and missed you. Alle hakuu naxariisto.
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 4 жыл бұрын
AUN Xasan diiriye Iyo magool
@xiinxiinyusuf4660
@xiinxiinyusuf4660 Жыл бұрын
Xiin
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Waa magool oo yar
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Walaal Magool waagaa (1965-kii) waxay fanka ku jirtey 10 sano ku dhowaad. Sida aan maqlay waxay fanka ku soo biirtay 1957.
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
@@Wonderer224 mahadssnid wll codkeeda ayaa yar
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Hani Ahmed ❤️
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhaamantood , uriye iyo ku luuqeeyaba, aamiin aamiin
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Curiye
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Habeenkii uu dhintay subaxdeedii ayaa BBC heestan laga saaray markii geeridiisa la sheegayey AHN.
@maxamedcali9698
@maxamedcali9698 4 жыл бұрын
eesh calaa hees
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Walaahi dareenkeeyga ayey bedeshay heestaan mahadsanid chanelkan sharafta badan
@baryareonline8530
@baryareonline8530 4 жыл бұрын
Waxaan kacodsanaaa masuuliyiinta janalkaan heeta tiraahda /inanyahay mafududide inaad rag isfateeysaan waa digan ufeedhee
@darurgud917
@darurgud917 3 жыл бұрын
Barwaaqo aduun badhba dhimaano ninki u noolada waa araay xigmad ku jirto
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heesta xarafka B ayey ku socotaa
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
@ismacilmohamed9014
@ismacilmohamed9014 3 жыл бұрын
Hhhh
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
Xasan Diiriye Faarax 🔥Iyo Heesta "HAD IYO JEER HAWLAHAAGA"
7:15
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 191 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Bilanay - Magool & Sulfa - Classic | W/Lyrics | CC Caption
4:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
AF QAlAAD AQOONTA MIYAA MAGOOL IYO XASAN DIIRIYE
13:24
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 57 М.
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 12 МЛН
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 21 МЛН
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 21 МЛН