Maalmaha qalooca | Xasan Aadan Samatar | qaraami

  Рет қаралды 5,685

AFYAL STUDIO

AFYAL STUDIO

Күн бұрын

Heesta Maalmaha qaloocaa - Lyrics
Maalmaha qaloocaa
Hadii ay kaa marooraan
Waa muraayad waayuhu
Caashaqu ka muuqdee
Marbaan sida mayeedhaan
Mudo aamusaayoo
Isha midhiq ka siiyaa
Mar waxaan idhaahdaa
Siday tahey mar curad geel
Ilmii mawdku kal tagey
Maqaarsaarka ciidaa
Yaa maali jirayeey
Marbaan mawjadaha dheer
Maaxaa dhexdoodoo
Muuqeyga la arkaa
Laakiinse aan maqanahey
Intaasoo marxaladood
Anigoo kasoo marey
Ma huraan dhulkeeniyo
Ayan manta ka horow
Ma higaanku igu dhicin.
Waayaha ma duugaa
Hadii uu kaa madawyahey
Waa uguryo deebaaq
Caashaqa martiyayee
Marbaan mudanta ciida
Cadaw iga magoodiyey
Muragadeeda la ooyaa
Mar waxan idhaahdaa
Rag naftiisa mooyee
Maaree dhibaate
Mintidoo is diidsii
Muhashana iska kaa filo
Marbaan malaha beentaa
Muuq maryo u xidhey
Maaweeliyaayoo
Laakiinse ay maqantahey
Intaasoo marxaladood
#samatar
#maalmaha qalooca
#lyrics
#xasan aadan samatar
Anigoo kasoo marey
Muharaan dhulkeeniyo
Ma naxaanka caashaqa
Ayaan manta ka horow
Mahuraanku igu dhicin
• Maalmaha qalooca | Xas...

Пікірлер: 20
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Allow ya maqane jooge ah misna Mxmmedkiisa ah. Marbaan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. Waagow ha daalicin Qorraxday dahaarnow Dayaxow hasoo bixin Badwayntay darbada keen Durdurkow biyaha guri Dahabokw naxaas noqo. #Guhaan baa ladhahaa erayada noocaas loo tiriyo qofka tiriyana wax bdn ma curiyo dabadeed. Aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune).
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Laxanka heestaan wxaa iska leh Xasan aadan Samatar wxaana tumaya aun Daa'uud Cali Masxaf.
@AFYALSTUDIO
@AFYALSTUDIO 5 ай бұрын
Legend aa tahay sxb. Thanks
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Geni baa sameeyay heestaan hddii ladhaho wxuu fashilmayaa markii lamarayo tuducyada Mar baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqnahay. Waayo abwaan walba isma guhaami karo qof isnacay mooyee.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Heesaha la curiyo kuwa ugu waawayn bay kmd tahay oo is guhaanka iyo Phalsafadda ku dhisan aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay barisamaadkii qofkii aan aqoonow baro wxuu kasoo jeeday Gobalka Nugaal.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Cajiib. Waligaa ma aragtay abwaanka sameeyay heestaan aun 2014 baa iigu dambaysey anigoo hotel Rayan Park fadhiya ayuu isalaamay 4 sano kddib ayuu geeryooday. Waa Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ku magac dheeraa philasopher wayn ayuu ahaa waa naadir isagoo kle suugaanta lagama dabo dhufan jirin waqtigiis wlow uu mucaarad ahaa Ssdf intii dambe.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Allow yaan mugdiga socon maalintiina soo bixin hddana uunka wada mara Allow yaan marley dumar makaan lagalin hddana ay maqal u qaaddaa Allow yaa maatada diloo dhaca hddana ay mahad ka sheegtaan Allow yaan musqulihiyo kala garan masjidyada hddana mufti ahoo sheikh loo yaqaan Allow yaa maqane jooge ah hddana Mxmmedkiisa ah. Aun Abwaan Mxmmed Cali walash taariikhdu waa mid qoran.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 13 күн бұрын
Carabow ciraab gabay hdday cidi ku faanayso Adiga iyo Caydiidba waa ka cokanaateene Anse waa ku caanaqay codkaad iga sugayseene. Khaliif shekh Mxm'd baa ku hadal qabsan jiray yaryarow ninkaan philasopher wayn buu ahaa.
@VirtualMentor4U
@VirtualMentor4U 6 ай бұрын
Ereyadda yaa leh. Ninkaan maba maqlin
@AFYALSTUDIO
@AFYALSTUDIO 6 ай бұрын
Dadka qaar baa yiraah xasan ganey baa leh miraha laakiin anigu kaba cune nin la yiraah in uu leeyahay baan maqlay.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
​@@AFYALSTUDIOdhalintu suugaan baysan aqoon guhaan baa la dhahaa erayadaas qofka tiriya dib dambe wx uma curiyo sidii Caydiid Kaba cune.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tudycdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaba jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin. wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo lu xeel dheer suugaanta.
@AFYALSTUDIO
@AFYALSTUDIO 4 ай бұрын
Ustaad heesti side aan maqlay dagaaladi soomali galbeed bey ka hadleysaa. Ma runbaa xaalada la alifayse wax sawir ah maka bixin kartaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
@@AFYALSTUDIO sida ka muuqata erayda abwaanka mararka dagaalladii Itobiya socdeen baa la xiray xaaladihii jiray buuna suuraynayaa in la xiray waan maqlay se dadkii waagaas wxii ka nool halla raadiyo kuwa Ganey iskaga so qoraya baan arkay heestaan antiga ah.
Xasan Aadan Samatar - Qaraami (Lyrics)
9:54
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 7 М.
Heestii Maalmaha Qalooca Xasan Aadan Samatar
10:06
Cabdiwali Beeroof
Рет қаралды 3,9 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 751 М.
LYRICS  | Heestii Dhoof Caashaq | Xasan Aadan Samatar
9:04
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 79 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 86 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 100 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 441 М.
xasan aadan samatar heestii gud gudo roob
8:03
Sakariye walal somaliyed 🇸🇴
Рет қаралды 34 М.
XASAN AADAN SAMATAR  IYO  XALIIMA KHALIIF MAGOOL_DALSAN WARIIRO_LYRICS
13:44
Halistaad Igoysiyo
6:42
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 18 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН