Maalmihii Nolosheena Part 12, Fikradii Nimco Jookar.

  Рет қаралды 462,137

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Maalmihii Nolosheena, Part 12, Fikradii Nimco Jookar.

Пікірлер: 497
@farxiyoabdulqadir6320
@farxiyoabdulqadir6320 5 жыл бұрын
Waa jimcee inta xabiibkooda jecel haku salliyaan nabigeenna muxammad. اللهم صلي علي سيدنا محمد
@tigbatig2319
@tigbatig2319 3 жыл бұрын
Scw
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Scw
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 2 жыл бұрын
Scw scw❤❤❤
@maryansiciid4921
@maryansiciid4921 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣naciima darteed inta u dawata riwayadaan like yar dhac igu siii dhib kuguma ahan e
@adamkalaf6446
@adamkalaf6446 5 жыл бұрын
Kkk dhib kuguma Shane u funny
@wyard8409
@wyard8409 5 жыл бұрын
Naciimo la aanteed lamadaawadeen
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@jujumoha2720
@jujumoha2720 5 жыл бұрын
Inta ilahay jecel like iisara😍😍😍😍
@hormuudkiitogdheer5143
@hormuudkiitogdheer5143 5 жыл бұрын
hhhhhhh niciima mid celiyay heshay muranka intii ila argtay like ha ila dhaafina pleas
@fadumaissa4776
@fadumaissa4776 5 жыл бұрын
She is the Somali kansime no one wins her argument. Keep going Nimco
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Niciimooy xikmad baad haysaa iyo maskax diinntana ku baro maasha allaah
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 5 жыл бұрын
Mid Sideeda u War Badan ayaa Helay Nimco Jookar Ninkan Best Actor weeye Wlhi Hadaan Rabo Foodaan ku Dhagaya kulaha 🤣
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Laga baray laga badi hora loo yidhi
@akramabdallaabdalla1932
@akramabdallaabdalla1932 5 жыл бұрын
Intii comontigeyga aragtay illahey dartiis like isaara
@i.a2956
@i.a2956 4 жыл бұрын
Wallahi I have watched this episode more than 5 times and I still laugh to death. Best Somali actors ever!! I love these 2 so much!! Please start a new series!!!
@mahad.uk98
@mahad.uk98 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣qof waliba geedkuu abuurto ayuu mirihiisa gurtaa iga qaleey kulahaa muga hore dhaqan fiican iskalama dhaqantoo waatan tuuk tameysee run ahaantii waan ka helay jiliinka Nimco Joker 👏❤
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
Waan idin salaaamay teamka an filmkan isla daawano subx wanagsan Musalsalka aad bu usii macaanayaa Season two baa ino bilaabaty 😍😍😍😍 Qosolka adduunka waala iswaala ku teh😂😂😂 Koo ayda ka darran baaa hellay
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 5 жыл бұрын
Subah lamida wll
@hamdiaxmed5694
@hamdiaxmed5694 5 жыл бұрын
argaga xisadi iga soo herysy miya kulaha nimco jokar naag funny ah inta ila tagersn liket plz ❤💛💜
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Si fiican bay labadoodaba ujileeen Masha allah laakiin wiilkan jilitaanka kadib hadu I shukaansado ma guursaden 😀 cabsi cabsi ban dareemaya. Iyo inu habeenkii iga dajinaya guriga 😀
@nasrashariif2515
@nasrashariif2515 5 жыл бұрын
Nimco jokar wllshey mcn ino so badi Allah kaga baryaa ino ino kaga dhigo feysal xawas iniin fican😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 5 жыл бұрын
ninkan balayo waye wlhi sida jokar uwar badanyahy😂😂😂
@wow6708
@wow6708 5 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 жыл бұрын
ASC asxabeey inatay subax u tahay iyo inta ay habeen u tahay salan qimo leeh. Dadkaygii an jecla plz subscribe iisaara ilahay darti thanks all 😍
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 5 жыл бұрын
talasan channel iisaar abayo wakusare
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 жыл бұрын
@@Naaneeycaddey haye xbbti thanks
@yasminadan5339
@yasminadan5339 5 жыл бұрын
Abayo ana isaara
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 жыл бұрын
@@yasminadan5339 haye xbbti thanks
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 жыл бұрын
@@yasminadan5339 iisaar ana
@abdirizakahmed1977
@abdirizakahmed1977 5 жыл бұрын
Heersare matalaada iyo jiliinkaba oo dada hadal yaqaan ah wada jileen. Bravo
@konjit1628
@konjit1628 5 жыл бұрын
Nimco iyo Actorkan way isku soobaxayaan Waaa reer Muduug Laaandheerayaal Weeyan Niinkan kuudaya jiilahaa walahi Wuu iga gadan yahay Khatar weeeyee❤
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 4 жыл бұрын
Saxan saxan ka gud saan na saan ku gud for someone appreciates good talent and great material this has to be the best its a ⭐⭐⭐⭐⭐ for me
@ceinashali5293
@ceinashali5293 5 жыл бұрын
Kulaha maad igaa qaleysid 🤣🤣😂 horey usoco abayo nimco ❤️❤️
@jikadaplusnutrition5135
@jikadaplusnutrition5135 5 жыл бұрын
Ilahay darriis subscribe igu saara channel kaas ha idhaafin ado subscribe i saarin plssshadad commentga aragto 😭😭😭
@zahrahassan4785
@zahrahassan4785 5 жыл бұрын
Waa kuu saaray abaayo horey usoco
@jikadaplusnutrition5135
@jikadaplusnutrition5135 5 жыл бұрын
Thanks xbbty
@hamdihenna2051
@hamdihenna2051 5 жыл бұрын
Jokadaplus subscribe ku sarey adna isaar sxp
@jikadaplusnutrition5135
@jikadaplusnutrition5135 5 жыл бұрын
somali channel waku saray wall
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 5 жыл бұрын
Wan ku saaray
@samanbadan1466
@samanbadan1466 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂igaya nimco jokar nabee nag nol iga dheh hore u soco imbay one 💕 naima😘
@sadiyahpdx
@sadiyahpdx 5 жыл бұрын
lol 😂 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 she met her match lol.. I love you naima ❤️🌹❤️
@iqrainajeyte3947
@iqrainajeyte3947 5 жыл бұрын
Been maha
@ubahahmed7849
@ubahahmed7849 5 жыл бұрын
SaDiYaH good
@Abdikafar_Hajir
@Abdikafar_Hajir 5 жыл бұрын
Ninaan uturjumo anaa guursaday kulahaa Nimco jookar waa shactaroole garab waayay
@zubayrsaid7290
@zubayrsaid7290 5 жыл бұрын
Commentiga dadka ka bixiyo iney 😉😉😉dumar u badan yihiin hdaa ila aragty like ii saar ilhay hanoo daaye dumarkeena🤗❤
@ramlobashir6338
@ramlobashir6338 5 жыл бұрын
Msha Allah sxbkay Nasir iyo Nimco horay u socda 😘
@zahrakiin1550
@zahrakiin1550 5 жыл бұрын
Nacimo jokar la'anted shekadan masocoten wlhi...🔥 Inta igu racsan liketa👇😆
@ibrahussein2233
@ibrahussein2233 5 жыл бұрын
Kan ebar waye liiban baa ka funny sanaa kkkkkkkk teeda kale faisal xawaase waxaas asi maa leh masha allah😂😂 qofta gym eey qaaday waa qurxanatay kkkkk
@hawahajji3583
@hawahajji3583 5 жыл бұрын
Ilahay waxa ka baryay kubro ino ka dhigo Bini aadan kuma qurxoonidee 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
Kubro mxa laga wada I jilci ciyaal casiir ehee 😔
@hawahajji3583
@hawahajji3583 5 жыл бұрын
king غرباوي masha dhuunta baalaaran
@munita3939
@munita3939 5 жыл бұрын
Waligey riwayd somali ma dawanin Tana igu horeysa Wxdba umaleysa Love & hiphop o Somaliya So Funny & So Wonderful 👌🏼😁
@drruwaida3491
@drruwaida3491 5 жыл бұрын
Wlhi aniga xitaa riwayadan nimca jokar dartayd u daawadaa
@munita3939
@munita3939 5 жыл бұрын
Ruwaida Mohmed Yes She is Funny & Gorgeous Mashaalla
@nadranuura2952
@nadranuura2952 5 жыл бұрын
Saka anaa u horeyo like igu shuba somali mahamed
@ahmedmarso1962
@ahmedmarso1962 5 жыл бұрын
Adeer waxan kuma so baxaysid Inanku waxaad moodaa inuu Shir saxaafadeed camarada ayuu eegayaa
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452 5 жыл бұрын
nimco jokor filimada ay jisho waan ka hela wana gabadh jilayada creative ah.
@galadi111
@galadi111 5 жыл бұрын
Waxaan ma ilbaxaan miyaa oo camera da la hadlaayo
@foosfrosfros626
@foosfrosfros626 5 жыл бұрын
Wilkan jilaaga ah waa iga gadanyahey waa actor aad ugn soo baxayaa nicimo jokar
@najmaqaali9750
@najmaqaali9750 5 жыл бұрын
Jokor Mid aan ka amusyn ayay wadataa😂😂😂😂
@nasraqueen5628
@nasraqueen5628 5 жыл бұрын
I only watch her movies I love you so much sister
@shamsoxaashi9773
@shamsoxaashi9773 5 жыл бұрын
Wlh nimco wa aqli ley kulahaa ma dagaayo maxa idhihiweysay
@munamire9656
@munamire9656 5 жыл бұрын
Alla niciimi hadalka siday u helhelsho waa funny wlhi waxay kuleedahay mubaar mililay ban dhulka ka soo siibtey😂😂😂😂😂😂
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 5 жыл бұрын
Like iska daayi wax walba beey iga istahishaa ruwayadeheda was iga gadan yihin jookar
@kawsarali302
@kawsarali302 5 жыл бұрын
haye xaji argagixisadi waa iga soo hooreysay ileen 😂😂😂😂😂
@muminmoha7102
@muminmoha7102 5 жыл бұрын
Joker warba ku haysta nasir amoore Horay u soco
@abdifitaaxabdullahi2253
@abdifitaaxabdullahi2253 5 жыл бұрын
Viva jookar wiilkana caadi maaha keep going guys
@munadahirabdulle3033
@munadahirabdulle3033 5 жыл бұрын
Kalay iska arag nimca jokar naag nool😍🙏🏻💪🏻
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 5 жыл бұрын
Micnaha riwayadu Waa raga somaliyed dulqad uma mujiyan xaskoda
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Xaqiiq weyan wllhy raga somaliyed badankodu masuuliyad ma qaadi karaan
@sundus52
@sundus52 5 жыл бұрын
Axsan rer mudug is heley 👌👌👌👌
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 5 жыл бұрын
Wil iska barejen kara ayey kentay 🤣😂
@zulekhamustafa6997
@zulekhamustafa6997 5 жыл бұрын
Habaaaarka iska daaaaya inta kle waaad jirtaaaan hore u socod wangsn
@nastamoha387
@nastamoha387 5 жыл бұрын
Nacimo walaguu yabaa nin balaa baad sooxareesatay😂
@BezaaniVlogs
@BezaaniVlogs 5 жыл бұрын
Hadad Somali jacel tahay like I saar 😂😂😂 subscribe I dheh channel keyga ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmadmusaaley4243
@ahmadmusaaley4243 5 жыл бұрын
Shekadan Abti Libaan laantisa masoconeso plz part 2 Libaan halaku soo daro 🙏
@safisdagan4500
@safisdagan4500 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk nimco waa laga rayaya wlhy mid ka darn ayaaa hely kkkkkkkkkk saxn saxn ku god saan saan ku god iga dheh
@samiirowarsame1310
@samiirowarsame1310 5 жыл бұрын
Hhh wlhi ninkag waa nin qosol badan hhhh Naciima joker fadhiso baa la dhahay cadi ma ahayn wlhi
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 5 жыл бұрын
Kkkkk fanaankii reer faarax mashaa Allah.
@dhemandahir3875
@dhemandahir3875 5 жыл бұрын
Somaali Badaawi Camerada Lama Soo eego Adoo Film dhigaya😎😎😎
@saaracali7989
@saaracali7989 5 жыл бұрын
Qanjeraleey be dhakada kaso durtay kulahaa😂😂😂😂😂😂 qosolka iga dhamaday😂😂😂
@Fartuumaati
@Fartuumaati 5 жыл бұрын
I like this guy so funny wlhi👌
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 5 жыл бұрын
Ninkan iyo naciimo add ayey iskusobaxayaan, iskuhadal weye xitaa
@abdirahmansalad1378
@abdirahmansalad1378 5 жыл бұрын
Kkkk wey isku fiican yihiin
@abdirahmansalad1378
@abdirahmansalad1378 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@zuzumoha2920
@zuzumoha2920 5 жыл бұрын
Bismilah joker yaq yaq soconaysa beyba noqotye bismilah hbarka kga daran
@حنانيوسف-ك2ر
@حنانيوسف-ك2ر 5 жыл бұрын
Istafurullaaah wlhi ma noooli wn suxaye iga baxa kulaha😂😂😂😂😂😂😂
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 жыл бұрын
abti liibaan film la aan tiis ma nooraayo eee kusoo dara plz
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 жыл бұрын
Waslad maaba uxiistay anigane waxan leeyahay halaga saaro flmka
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 жыл бұрын
waaba u xiisay waslada sxbey meel ku sheeeg bal hhhhhhhhh
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 5 жыл бұрын
Niciima Jokar runtii aad ayay boringka iiga saarta. Inta ku raaxaysta like igu qabta
@somaliisone350
@somaliisone350 5 жыл бұрын
HABAARKA BADAN KA DAAYA RUWAAYADA PLEASE
@tweetyhasaan3498
@tweetyhasaan3498 5 жыл бұрын
Jokar maanta wxay waddaba kusideeda habaartama ayay keentay 😂😂
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 5 жыл бұрын
Alla reer mudugu qeylo bdna nimco iyo wiilka weey kala daranyihin 😂😂😂😂
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 5 жыл бұрын
Okiyalihi madoba dhaxdisa wax ka so taagna waryaa😂😂😂naag maseertay xumaaa😂😂😂
@xabiibosaladahmed2323
@xabiibosaladahmed2323 5 жыл бұрын
Jookar caadi maaha musmaar miriri ayaa dhulka kasoosibtay kulahaa hhhhhh 😂😂😂
@shankarooncaday116
@shankarooncaday116 5 жыл бұрын
Ruwaayada maxaa iskabadalay
@militaryarchive8979
@militaryarchive8979 5 жыл бұрын
iga dag gaariga aaaa ilhw hna tusin wax griga nag dagsdo
@samsamcabdi9799
@samsamcabdi9799 5 жыл бұрын
😃😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋😋😋😋😋😃😃😃😃😃😃manoli.
@maryamafilsan3304
@maryamafilsan3304 5 жыл бұрын
Niciimo riwaayadaha noosoobadi xbbti
@shamsoali4540
@shamsoali4540 5 жыл бұрын
Good good saasa laraba tandhiibley ayeey aheed
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Garaash ban u socdey dhaqtarkeygi ba imi hhhhhhh ar ka daa jookarey 24ka haku dajinee xishooo bayo
@hudasoyan4716
@hudasoyan4716 5 жыл бұрын
Nin xusub ayaa ku soo beeray waa atoore bafiye nacimo sas iga dheh aniga hadalkiisa maba fahmayi asagaaba shantadii ayuuba soo bixiyay allh ninku qeelo badan walakala aasaday iyaa qajeeraleey ku ye
@almaascawaale3856
@almaascawaale3856 5 жыл бұрын
Walahi dacad u qoslay inader dhag baladhay kkkkkk manta mid bila dabecad funy kensatay nacimo
@abdirazak8672
@abdirazak8672 5 жыл бұрын
Please qaladaadka noosoo gali deeq darajo
@sahrayusuf665
@sahrayusuf665 5 жыл бұрын
Bisinka ruwaayadahan la isku dhaganyahay?????????qylobadanaa😘😘😘
@mariamuhyiddin1154
@mariamuhyiddin1154 5 жыл бұрын
Inta nimco jookar jecel like i saarah
@fatuushdahir2426
@fatuushdahir2426 5 жыл бұрын
Balayo kalo kadaren mey heshay wale😂
@dhamays1845
@dhamays1845 5 жыл бұрын
Warninkan waa qatar
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 5 жыл бұрын
asc.waar habaarka ha barina reeraha.siiba kuwa habaara caruurta ha noqonina.wabilaii towfiiq.
@shaaifmalableguutaale6023
@shaaifmalableguutaale6023 5 жыл бұрын
Waaw amazing tnx nimca anoodawan commenty bixinaya wayo wa kufarxay
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 жыл бұрын
Qof kaa daranaa imaaday Naciimo😂😂😂
@bintusultan5660
@bintusultan5660 5 жыл бұрын
Aniga naciimo kaliya ku dawanayan dartiid ninka hadal ama kal madaha uu isticmalayo uku socelinaya abti liben soceli iyo beerluula ku wasa x xarabo badan
@haboonqueen3861
@haboonqueen3861 5 жыл бұрын
Naciimo jookareeey abaayo ruwaayada qeebteeeda kle part13 ayaan kaaa sugeeneee away heeee
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 жыл бұрын
Naciima darteed leenba u dhagaystaa
@kivanc1089
@kivanc1089 5 жыл бұрын
Actorkaan cabtooygaa waa iga gadanyahay wlhi
@cudoonbare2826
@cudoonbare2826 5 жыл бұрын
Kivanc no way waa qaldan tahay cabtooy maaha anaa live u aqaan sxb 🤣🤣
@hanaibrahim7173
@hanaibrahim7173 5 жыл бұрын
wa is dhahy cabtoygan mxu aha ma ila argtay liiiban mid k daran u timid jokar😂😂😂😂
@zalma1437
@zalma1437 4 жыл бұрын
Wiilka ka xishood cabtoiy ma aha waa caadi
@abdallaabdalla5151
@abdallaabdalla5151 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 bbe ha i dhihin beerka haku xanuuno ku yiri libaax
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 4 жыл бұрын
dhag balaareeey. naaagtaan waa ka helaa, laakiin qaylada dheer baan uga baqaa kkk
@zwetiinappe4780
@zwetiinappe4780 5 жыл бұрын
Nimco joker wllhi uga qoslisay hhhh
@hanaibrahim7173
@hanaibrahim7173 5 жыл бұрын
nin liibaan ka daran oo suuxa ayaa u yimid😂😂😂😂🤣🤣
@carinaamino5292
@carinaamino5292 5 жыл бұрын
Riwaayadan inta kaheshay like jac ku siiya dee haaye
@xilkazbeautychannel2910
@xilkazbeautychannel2910 5 жыл бұрын
adeer key dhega qalooc so kuma dhalin jokar caadi ma ahan 😂😂😂😂😂😂😂
@rahmomohamud1033
@rahmomohamud1033 5 жыл бұрын
Wiilkan nimco jokar la wado waa qosol miiran wuxuu yiri waxaan ahay musbarkii iyo waan suuxaaa eesh calaaa jilaa
@asmaindho8014
@asmaindho8014 5 жыл бұрын
Malin horana dhagx ba u dhigty kulaha Naciima dhib bdna😂
@azmaozman8165
@azmaozman8165 5 жыл бұрын
Shaakhmutafe
@saynabm3396
@saynabm3396 5 жыл бұрын
Indr shaashada ha fiirine reer magaal iska dhiga hhaaha
@isabella4676
@isabella4676 5 жыл бұрын
Saynab Nur anba sasa dhihirabay 😘😘
@abdirazak8672
@abdirazak8672 5 жыл бұрын
1day 100kun ayaa dawato mansha allah caadi ma aha
@Striving_Muslimah123
@Striving_Muslimah123 2 жыл бұрын
This drama deserves millions and millions views ❤😂😂😂 top one🔥 everyone plays their role well especially naciima🔥🔥
@mclara6062
@mclara6062 5 жыл бұрын
kkkkk nimco jookar dhibadanaa ayada iyo naasir 😁
@deeqoosman9321
@deeqoosman9321 5 жыл бұрын
Nin ayadoo kale war badan baa imaaade wuu iga qosliye tlhi suurihiii cidiina wuu leeyahay tooooos
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 жыл бұрын
Ina adeer dhagbalaareey hhhh Ninkan was a Actor
Maalmihii Nolosheena Part 13, Nimco Jokar, Hassam, Badri, Laandheere
23:51
Ruwaayadii maalmahii nolasheena, Part 1 Nimco Jokar iyo Abti Liban.
15:02
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
ruwaayadii maalmihii nolosheena part 6 fikradii nimco jookar
18:37
naciimo jookar
Рет қаралды 255 М.
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena, Nimco Jokar, Roodo Beerlula iyo Badri
24:57
SINGLE MOTHER IYO DAMAC TARAAKLE From The 4th anniversary celebration night
52:51
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 20
13:18
naciimo jookar
Рет қаралды 135 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН