"Maanta caruurta Soomaaliyeed ee gaalowdaa waa 25%" Sheekh Siciid Raage

  Рет қаралды 29,795

MM Somali TV

MM Somali TV

2 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 142
@user-wr5pm8sb8x
@user-wr5pm8sb8x 2 ай бұрын
Alle ha ku barakeyo sheikh jizakala khayr
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 ай бұрын
Masha Allah xaqiiqada jirta ayuu Ka hadlay dhul gaalada waa diin la aan illaahay hayna soo uruuriyo aamiin
@American_patriot110
@American_patriot110 2 ай бұрын
Ha masha Allah isaga caruurtisa canada ayuu ku korsada Gurina waa ka iibsaday, waa shiikh wanaagsan ciyaalkisa wey wanaagsan yihiin somalida kale bu uga digaya ee wada xun isaga ma ahane.
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 ай бұрын
@@American_patriot110 Waan fahmay illaahay hayna soo uruuriyo waxaan u leeyahay caruurta xumataa waa caruur somaliyeed haday xumaadan inagay inaga xumaadeen ducay inagu leeyihiin illahay hayna soo uruuriyo xaqa hayna garanvsiiyo aamiin
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 ай бұрын
Shiiqeena allah ha xifdiyo aamiin
@hayataden6499
@hayataden6499 2 ай бұрын
Sheekhooow waa hadey aqliii un leegiihin walahi qurbooo maa soo adaayaan reer afriiica yurub balaayo unbaa taal
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 2 ай бұрын
❤❤❤jaska laahu khayran sheekh Well done ❤❤❤
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 2 ай бұрын
Well done 👍🏼
@HamdiMahamed-xo1md
@HamdiMahamed-xo1md 2 ай бұрын
MASHAAII h❤❤❤❤
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 ай бұрын
WAA RUNTA QARAAR WALAAHI 🥺👌💯
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 2 ай бұрын
Salam aleykum jazakalah waad naga xogaalsan tahay 100 kiiba boqol ileen dawada ku jirteye laakin yurub 30 SANO joogey waa Runtaa anaa marqaati kuu ah Dad digniinsiiyo la waay dadka kheyr badan alaha ku siiyo aamin
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 Ай бұрын
Shekh siciid raage jaza alah ilahay ajar iyo xasanat haku siiyo Wacdi iyo waano iyo barujin ayaad ina siisay waliba Wacdi kii ugu qiimo dadna war ilmihiina gaalo hakula Cararina oo xaasaskiina gaalo hakula cararina soomalay Canada waxay iyo maraykan waxay tahay waad arkeysan shekhana kheer alle hasiiye isaga ku noola in bdn qurbaha soo arkay rafaadka heesta umadaha muslimka ah Xitaa hadii dibad aadeyso please kaligaa aad xooga hadu alle ku qoray ka soo shaqeyso lkn caruurta dibad loo qaadin oo xaaska yaan dibad loo qaadin ragow idinka libaaxa isku dhiga intad caruurtada iyo xaaskaga la qadan laha oo ay gaalo kala wareegi lahayeen
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 ай бұрын
Cheikha ALLAHA ino daya
@Zahidadunyaa
@Zahidadunyaa 2 ай бұрын
Ninkan been badna horta, beri horana dadka madawguu u gafay oo dhahay wey uraan ama wey xunyihiin waa nin stress haaayo Subhanallah 😢
@feysalabdille8348
@feysalabdille8348 2 ай бұрын
Waa runti
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 2 ай бұрын
Banaamijka Kedis Somalia waa Lagu qaban jiray .
@ferhangursum1693
@ferhangursum1693 2 ай бұрын
ajaiba
@fatal2340
@fatal2340 2 ай бұрын
Saciid raage isagaba intaas ayuu jiogay Canada oo caruurtiisa ku kireen oo uusan dacwad ka qabi jirin Canada. Marka hada school ayuu ka furtay nairobi oo uu rabaa in caruurtii dibadaha la keeno oo schoolkiisa la keeno
@swordie6703
@swordie6703 2 ай бұрын
Shekhu madhihin Nairobi keena caruurtina marka aamus suuusssss amusnida kuqurxantahy 🤫
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
Subxallah
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 2 ай бұрын
Waarun Somalia carab manihin EE haku daalinia taas
@aragtidaxortaah.558
@aragtidaxortaah.558 2 ай бұрын
ASC. SHIIKU. WUU. MAHADSANTAHAY. LAKIIN. HA KA HADLO. DADKA. HOGAANKA. U AH. UMADAN. CARARAYSA. HA. U. SHEEGI. IN AY. JOOJIYAAN. XAALADAH. QALAFSAN. E. UMADA. KA. DHEX. ABUURAYAAN.
@iqroali7019
@iqroali7019 2 ай бұрын
Scw scw
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 2 ай бұрын
Nimcada hadaan dhalin yaro nahay waa ognahay ee madax na hogaamiso oo qabyaalad kamadhan alaha nasiiyo dalkasta hogaamiye iyo urur xoogan isku tagay ba gaarsiyo hormar iyo barwaaqo oo laaluush iyo qabyaalad meel iska dhigay ilaahna ka cabsada
@ismahancali6643
@ismahancali6643 2 ай бұрын
Aamiin yaarab insha Allah 🤲 🤲 Wll Runta Shegtay. Qof Qurba Jacayl u haysa majirtee Cadalad iyo Nabad la'aan baa Wadanki loga Baqa in loso noqdo Runti.
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 2 ай бұрын
@@ismahancali6643 haa walal aniga dalkii ba joga alx alaha natuso isbadal wacan
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
25% of Somalis in Scarborough!
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@Jawol100
@Jawol100 2 ай бұрын
He said, "You will your kids if they were born in Canada." 😂😂😂😂😂
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc 2 ай бұрын
Hortu sual miyuu inagu jiraa qof aminsan in aanu wadankeenu barwaaqo , iyo nimco oolin . Wadankeenu waa buux ee siyaasi iyo qabyaalad iyo Qaad ayaa dadka naga reebay ee somaliyeey waliba dhalinyaroy ma baraarugnaa oo higilka ma iska qaadnaa
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 2 ай бұрын
100% I AGREE 👍 WITH HIM.
@dagansh5606
@dagansh5606 2 ай бұрын
Dadka Diinta fidiya wadamada gaalada waxay la kulmaan cidna lama kulanto.
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 2 ай бұрын
Walaahi huuno waa runtaa anigaa jooga walahi dhibta taala illahay uuunbaa sida laguugu jeesjeesayo waalagaa fogaanayaaba dadku marka I arkaan wa iga fogaaddaan haddii diinba la iga dareemo
@dagansh5606
@dagansh5606 2 ай бұрын
@@user-qr6lv2pb1r Ilaahay ha inoo gargaaro waxan ku xidhnaanayna xadhigiisa hadaad waxku dhiba aragto waxad badsataa Xasbunallah wa nicmal wakiil waayo Saban akhir ayaan joognaa.
2 ай бұрын
wadaada inta ey gaaleeyaan ayaa ka badan.,
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 2 ай бұрын
Oo Shiikhow haddii aan dhalin yaro nahay waan soo soconaahe iska jooga miyaad na leedahay 😢
@aishamuse3271
@aishamuse3271 2 ай бұрын
Walaal ha imaanin
@AbdulMohamed-do5ld
@AbdulMohamed-do5ld 2 ай бұрын
War dhoof asaguba passeport canadien buu haystaa muu celiyo hadeey dhab ka tahay
@maxamedSaYithYusuf
@maxamedSaYithYusuf 2 ай бұрын
​@@AbdulMohamed-do5ldSheekhu Wll Wuu Soo Guuray Kenya ayuu Soo dagay FaHammttu
@Gmaaad
@Gmaaad 2 ай бұрын
Imaw walal lakin ilma haku dhalin sababta waxee halis ugu jiraan inee gaalowan lakin adiga nin diin leh hada tahay kasha qeyso kana tag aniga kunool walhi Maxaa ugu dhashay baan taganahay
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 2 ай бұрын
@@aishamuse3271 adiga miyaa dhib ku qaba hadda
@sahibuturab7279
@sahibuturab7279 2 ай бұрын
You had the same benefits in Canada. Talk about how much you have gotten in Canada.
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 2 ай бұрын
Hawiye iyo darood iyo isaaq ilaah haka qabto somali
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 muxu isaaaq kaa cunay markaaa wl
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 2 ай бұрын
@@dr.khyriabasheir5064 waxeey ku jiraan kuwa soomali la dagey oo halaagey…….maxaa ugu duushey laasa canoood…… war qabiil ma noqdo qaran
@issaahmed4640
@issaahmed4640 2 ай бұрын
Amiin..Allow naga qabo dhamaantood
@mustafmohamed9465
@mustafmohamed9465 2 ай бұрын
Sh Speaks the truth. Most are in prison. The children do not speak and help their parents. Many send their parents to nursing homes. Subxanallah. I myself have lived for over 25 years. My advice is don't come here!
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
So God say travel the world and see those who have been before you! And you stop other from following the Ayah Sirius fill ardh?
@user-cx1nk2im4m
@user-cx1nk2im4m 2 ай бұрын
Sheikh Saciid talk about your decent, beautiful and educated wife that you deceived and destroyed her life and livelihood of her children.
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
Please give us more details!
@swordie6703
@swordie6703 2 ай бұрын
@@mombasa7non of your business why are you so curious about other people’s lives? You don’t have one?
@swordie6703
@swordie6703 2 ай бұрын
Are you attacking him or Islam?
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 2 ай бұрын
Sheekh saciid afrika soomaslita ayey kusoo duushay iyadoo Mareykanka u adeegeysa
@surad685
@surad685 2 ай бұрын
Acuuudu bilaahi mina shaydaani ...waa maxay caqliyadan dulaysani wll.
@EngYounis
@EngYounis 2 ай бұрын
​@@surad685 soomaliya wxay kadagi la'dahayba soo Xalane maaha, Uganda brundi wx kle uma joogaan ee wa dalkan burburintiisa
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 ай бұрын
Manshllah dadka qurbaha jooga arintan waa u run lkn dadka africa jooga been ayey u qabaan
@AbdulMohamed-do5ld
@AbdulMohamed-do5ld 2 ай бұрын
Beenta dadka ka daa hadaa rabtid in your school to get clients and students there are others to do it
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 2 ай бұрын
Somalidha qof asagobo maskaxiyan ubuka ayey hadhalkisa sax umalayan wa dad indeed qarad ah masakin ah qurbaha wa mel ad udhag balse wa to much negative ninkan sibu u foganaya ..waxyaba badhan bu kutararaxay
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
He is simply stating the truth the Somali youth are in trouble in most qurbo countries many in jails or on drugs indhaha fur
@American_patriot110
@American_patriot110 2 ай бұрын
Canada Hadey Najaaso tahay sheekhow maxaad u joogta oo baasaboorkooda u sidataa. Maad illahay ka baqdid
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
He wears gloves when using the passport!
@American_patriot110
@American_patriot110 2 ай бұрын
@@mombasa7 oh masha Allah he is smart sheekh
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 2 ай бұрын
Waar yaa sheekh siciid sawdigii caruurtaadii hore ka baxsaday ee biilkiina u diiday re meel cidla ahna Ku tuuray
@geelechannel2579
@geelechannel2579 2 ай бұрын
I don’t understand this sheikh he gives hope to Christian govt that their planned work is going successful , Very few individuals who think they will earn lot of money in a easy way claims to be Christians - people should think before they talk. I really don’t care if all Muslims leave Islam , and the Question is who will suffer ? only those who leave Islam in Hellfire, period.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
Is xooreeya😂😂😂😂😂😂
@user-vi9bn2ot7j
@user-vi9bn2ot7j 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@1lookmanlook
@1lookmanlook 2 ай бұрын
Nacas. Stand tall as a Somalilander tf is Somalia
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
waad af somali xuntahay heegooy qabiil iyo jeegaan baad dadka kula dhex jirtaanee edeb yeelo wadaadku waa qaali
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
Dumarka
@American_patriot110
@American_patriot110 2 ай бұрын
Very funny he has canadian Passport and lives there he bought a house yet he is preaching Canada is Nijaas. Its bad for Children yet his kids are living there 😂😂. Highest level of Hypocrisy. Subhana Allah.
@mombasa7
@mombasa7 2 ай бұрын
This is very normal with immigrants, when the enter a country they want to shut the door behind them! This is not hypocrisy its I know more than you! I'm telling this because I suffer from the same affliction!
@American_patriot110
@American_patriot110 2 ай бұрын
@@mombasa7 absolutely lol
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Sheik adigu ka waran inanti yarayd ee ad gursatay ee wanaagsanayd halkı ad kaga dhaqaqday eed gabadh cadana od tidhi wan muslimiyay ad ka racday
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
ma Habar Jeclaad tahay ilayn Soomaali qabyaalad lagama waaye wadaadku inantaa wuu furay dadkuna wey kala tagaan haduu calafku dhamaado teeda kale inantu malaaig may ahayn mise gabadha cad ee uu guursaday bay ka hinaastay
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 2 ай бұрын
Ninkan isagoo hawd joogaa la keenay canada ka dib canada ayuu caayaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Ma moodaa inuu dhulkii sii hooyo tagay xaruntii ictisaamta iyo Kenya ayuu isku dhadhajinsyaa ma Kenya ayaan dhul gaalo ahayn waliba gaalo madaw oo gaajoonayay. Sacuudiguu ka tagay oo xaruntii Islam-ka ah oo Canada iska dhiibay Sh.Saciid.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
haduu iska dhiibayna irsaaqada ilaahay ma adigaa qora
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Hadaa ma isagaa risiqa iyo hanuunka allah qora maye caruurtiisii iyo xaaskiisii koowaad? Yaa koriyay yaa biilinayay Canadaduu sheegayo isagaa ka faa’iiiday
@user-vi9bn2ot7j
@user-vi9bn2ot7j 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@user-ct9dd8tb7e
@user-ct9dd8tb7e 2 ай бұрын
This guy is all ways right and other people is wrong .ma waxaasaa diina waa sheekooyinka dadka jaahiliinta
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
What are on about he is simply stating the truth the Somali youth and families in the West are failing and he saw this first hand
@HalimaAli-sf2ww
@HalimaAli-sf2ww 2 ай бұрын
@@moegreenback6854 can u please tell us why Are we failling in Westing???
@idirisomar6172
@idirisomar6172 2 ай бұрын
warkaasi waa been
@leezilla9168
@leezilla9168 2 ай бұрын
Waar africa Waa baa baa meeshan waxba maa yaalo.. beenta iska daaf nihyo
@fatuh4811
@fatuh4811 2 ай бұрын
Sheik said please leave the women alone, hooyada Somaliyeed way ka qaalisanntahay million dollar walahi, wax yar oo aduuya oy ku qoran tahay kuma fila caruurta dhulkan joogta wax walba ayey u baahan yihiin, sheikh said please raga nooga sheeke west Maxay ku hayaan ama qabtaan dumarka xag xagashadooda fududa, caruurt somaliyaad qurbaha jooga cid ka adaab badan ma jirto, beenta iyo qabyalad ma yaqanaan.
@AbdulMohamed-do5ld
@AbdulMohamed-do5ld 2 ай бұрын
Well said
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
qoysaska burbura boqolkiiba 80% durmakaa ka dambeeya
@Jawol100
@Jawol100 2 ай бұрын
He displays the traits of a con artist.
@AbdulMohamed-do5ld
@AbdulMohamed-do5ld 2 ай бұрын
Well said he opened school there and want poor Somalis in Canada to come to his school
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 ай бұрын
Beenaale
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 2 ай бұрын
Beenaale Markuu Canada wax ku soo bartey. Ku soo dhalay caruurtiisa ku soo barbaariyay. Ayuu intuu Kenya School ka furtey ayuu rabaa in uu soomakida ka gado Canada ha tagina? Don’t listen to him please. Haduu isagu caqliguu sheegaayo la haa muxuu Canada 30yrs ugu Noolaa?
@zebibabeshir9249
@zebibabeshir9249 2 ай бұрын
And we are not Arab
@Jawol100
@Jawol100 2 ай бұрын
"I basically visited most countries of the world." I don't believe that. He is a con.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 ай бұрын
He did your just jealous because you still live in a dump
@nadiraxmed1064
@nadiraxmed1064 2 ай бұрын
Negative person😮.
@zebibabeshir9249
@zebibabeshir9249 2 ай бұрын
I really don’t understand why he is negative about Canada, 25% is a lot I think he is just talking
@Hanifar76
@Hanifar76 2 ай бұрын
Do you have statistics because sheikh he is just social worker he receives so many complaints from the parents
@Cherrie173
@Cherrie173 2 ай бұрын
@@Hanifar76neithwr he has statistics just talks
@Yeskos
@Yeskos 2 ай бұрын
Maybe you're just talking
@Runforgood
@Runforgood 2 ай бұрын
Wadaad benaale weeye 75% he lies.
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 2 ай бұрын
Wax aanad arkeen ayuu arkayaa baan umalaynayna
@user-yr8yl3tc5i
@user-yr8yl3tc5i 2 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉
Dad 100 qof ku dhow oo Laga Qafaalay deegaanka Baali we DDS.
22:27
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,6 М.
Markuu Dambiga bato || Sh Saciid Raage || Kampala 2024
24:07
Salafmedia
Рет қаралды 7 М.
Let's all try it too‼︎#magic#tenge
00:26
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 51 МЛН
ОДИН ДОМА #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Зомби Апокалипсис  часть 1 🤯#shorts
00:29
INNA SERG
Рет қаралды 6 МЛН
Odayaasha Beesha Habarjeclo oo hadda hadlay.
14:36
Galaydh Media
Рет қаралды 9 М.
Muxaadaro cusub GEERIDA Sh Saciid Raage
32:35
Dacwada Diinta 24 Media
Рет қаралды 42 М.
WAAR DAG DAG AH
35:47
Habar media
Рет қаралды 812