Wlh anoo qof ka arag meelna ka arag ayaa caqligeyga ka helay in dhammaan 6maalin aan shaqeeyo in aan si guud u qorsheysto si gaar ahna maalinle u Kala qorsheysto 5sano ayaa nidaamkaas ku dhaqmay guulo waa weyn ayaa ku gaarey
@Tacaawun123 жыл бұрын
Jazakallah macalim ibrahim wax badan ayaan kaa faa'iidey
@shaficiaxmed97693 жыл бұрын
Mnshlh mclnkyga noloshnolosha mubaarag Aar alle haynoo daayo haynoo barakeeyo waa Aqoonyahan lkn dad bdn ma fahansane casharadiisa iyo faiidooda
@mustafedheelaye76243 жыл бұрын
Shukran ustaad mubarak
@Fatima-qw8yj3 жыл бұрын
Asc walalahy qali Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan ❤❤🙏🙏
@taaataaa2813 жыл бұрын
Wcs
@ibrahimu.25313 жыл бұрын
Kher Allah kusiiyo Profesor waa cashar i anfacayo.
@ilyaazzola.81893 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay pro mubarak aar allah ku dhowro. Waxan jeclaa lahaa inaad kasoo hadasho sida dhalinyaro shaqo fiican u helikaraan iyo wadada loo maro shaqo raadinta wll wayo waxa jira dhalinyaro badan oo shaqo la'aan ah oo Somali iyo somaliland jooga marka wan jeclaan lahaa pro mubarak aar
@AbdirasaqCiise10 ай бұрын
Mshllh illhy haku barkeryo
@taaataaa2813 жыл бұрын
Waa mahad santahaye
@warsanmedia3100 Жыл бұрын
Shukran ustaad wax bdn baan kaa kororsaday
@faraxAxmad-v5k10 ай бұрын
MASHA ALLAAH WATALAWANAGSAN
@ahmedyasin41253 жыл бұрын
Aqoon-yahan Mubaarak Aar aad baan kuu salaamaya kuuna taageera waayo waxa aad tahay qof runtii Allah ku manaystay aqoon, aftahamo iyo dawaaduc. Waxa aad dhalinyarada la jeceshahay in ay horumaraan oo if iyo aakhiraba wax noqdaan taana waxa daliil u ah muuqaalada aad channelkaagan soogaliso, Barnaamijka tartanka Technologyee aad hormuudka katahay iyo jaamacadda aad hogaanka u hayso. Marnaba haka daalin in aad hawlahaa wacan waddo waayo dhalinyaro iyo dad badan oo hansare leh ayaad hormuud utahay.