Maciishada Dalka Turkiga | Qoyska Imisaa ku Filan Bishii | Warbixin Faahfaahsan

  Рет қаралды 183,902

ShaakirTube

ShaakirTube

Күн бұрын

Пікірлер: 857
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Faahfaahin: Dalka Turkiga Luuqada kaliya ee lagaga Hadlo inay Turkish tahay waxaan ceebaha ugu daray Qofka Ajnabiga ah ee imanay wuxuu rabaa inuu la hadli karo dadka, adeegan karo lana macaamili karo isagoon turjumaan u baahan, Hadii aad waydid qof ku fahma waa ceeb dalku leeyahay.
@dream-fi3sm
@dream-fi3sm 4 жыл бұрын
Wll ciyaalka goboladee uwanagsan ee lagu korsan karaa ee kamida turkey
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 4 жыл бұрын
Axmed shaakir maasha allah wll fadlan WhatsApp kaaga ma heli karaa waa mid kamid ah ardaydii aad dugsiga sare ka wada baxdeen. Jazzaka allah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 4 жыл бұрын
ShaakirTube walaal telkaada iisoo dir si ,aan kaaga waraysto. Guryaha iyo ijaaarka hadaad garanayso Shirikado iihaaaya oo ijaara Aamin ah jzkh akhicaziiz
@iloveallah8454
@iloveallah8454 4 жыл бұрын
Walaal dadkan duruuf baa heysa duruufna la iskuma naco dalxiis mooyaane turki lalama soo degijirin dadkalena ma ay arag inti kasoo carartay ee banana ku nool mooyaane dadkaba kalama yaqaanaan qof walba wexey leeyihii ma carab baa tahay walaahi markaan taariiqdooda ka dhageysta sheikh mustafa x.ismaaciil iyo sida ay maanta taaganyihiin waanka naxay alhamdulilaah hadey weli muslin yihiin anaga soomaali ahaana waa in aan dadkaa walaala deena ah waxba kabaar baarin ceebta turkiga maxaa yeelay ceebteenii ayey dabooleen waagii aduunku nagu fiirsada dhibaatada danwalba ay naga yeeshaana hadii ey macquul tahay waxaan jeclahaye in eyka helaan soomaaliya ceebteena iyo ceebaha muslimiinta allaha Arturo Iskaanda neeviyaaka qoxootiga loo soo doortay ba afkooda ayey kugula hadlayaan waana la bartay kana waa la baran hadii Dan laga lahaado intaana waa rayigeyga walaal anagoo iga xumaan
@bravaboy441
@bravaboy441 4 жыл бұрын
Ahmed shaakir wll labarkaga isoodir whatsapp kula soo xariiro adigo mahadsan
@youtubemoney1344
@youtubemoney1344 4 жыл бұрын
madoneyno turkiga dalkena Allah hanoomaceyo i.a #gobackhome #stayhome 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
I have been to Ankara from US a couple times, people negatives people don’t speak English , every one smokes cigarettes, and if you coming here for business or work good like in that. It’s only good for vacations, but they don’t allow foreigners making business or working here. But I like that it’s affordable, safe and clean
@th4fj
@th4fj 4 жыл бұрын
Thank you so much you answer alot of you questions I had. Salaam from Minnesota, USA.
@service114.
@service114. 4 жыл бұрын
thanks sister
@fearallahunseen9195
@fearallahunseen9195 4 жыл бұрын
Jazakallah_khyer walal, very informative information, i live in Istanbul and life is expensive compared to Ankara. We moved from Europe and i feel that i can practice my religion here better alhamdulillah.
@ahmedshekh6543
@ahmedshekh6543 4 жыл бұрын
jazzakallha bro This is good news for anyone who is interested or hopes for Turkey 👏
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 4 жыл бұрын
Dalkaaga ayaa ka wanagsan. Sxb dadka ku waani Iney dalkooda dagaan.
@chainchains8711
@chainchains8711 4 жыл бұрын
shukran wllo arinta ugu wanagsan aad noo sheegtay waa ma lahan doonasho diin barasho
@sakariamohamud4780
@sakariamohamud4780 4 жыл бұрын
Jzkulah khyr ustad ahmed
@yonisabdul1706
@yonisabdul1706 4 жыл бұрын
Thank u so much bro for this information
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Soomaalidu maxaa kolba wadan daba dhigay. Waar wadankiina dhista oo aamina. Soddon sannadood ayaa wadanka laga maqanyahay, dhulkiinii baa khatar ku jira in dhaxal wareegto.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Waa Dhaqan Reer Guuraa oo wali ina daba jooga
@rashiid187
@rashiid187 4 жыл бұрын
sax 👍👍👍
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 4 жыл бұрын
@jakiiz jambeze ❤️❤️❤️waa sax .somalida meesha dadka ubataan ayee aadaan
@abdirahman6614
@abdirahman6614 4 жыл бұрын
@@ShaakirTube asc. Wll qali Ahmed shaakir tube wll qali waxan Kaa codsanaya Numberkaga Number whatsapp kaga MA ii so qori karta adigo iga rali ah wll qali thanks. Wll qali
@cabdixakimyussuf1611
@cabdixakimyussuf1611 4 жыл бұрын
@jakiiz jambeze J 13nñ?
@abdiwahabadan2597
@abdiwahabadan2597 4 жыл бұрын
Wadanka ugu fiican caalamka waa #SOMALIA
@koolkid8805
@koolkid8805 4 жыл бұрын
Masha Allah Horeey Usoco Saaxib Wamuhiim 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, maashaa Allah wax weyn baad walaalaha Soomaaliyeed u iftiimisay.
@xoghayahagxkhddnimoahmedab6065
@xoghayahagxkhddnimoahmedab6065 4 жыл бұрын
Masha Allah waa warbixin lo bahnaa shukran
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaaalo
@ikranmahamud3179
@ikranmahamud3179 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Jazakallahu khayr wllo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@FtnAbdi
@FtnAbdi 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah thanks brother
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
You welcome wllo
@bulshaawiofficiall5851
@bulshaawiofficiall5851 4 жыл бұрын
Masha allah Thanks bro sifiican ayad wax noo fahansiisay
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@bulshaawiofficiall5851
@bulshaawiofficiall5851 4 жыл бұрын
@@ShaakirTube kwrn Qofka Dalxiis ku imaanaya ilaa 7maalin joogaaya Hotelkisa iyo baashaalkiisa Video manooga soo smyn kartaa ama halkan iigu sharixi karta Wllo
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 4 жыл бұрын
Hore u soco wll alle ha ku baraeeyo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@Hi-bp4kz
@Hi-bp4kz 4 жыл бұрын
Mahadsanid Wll Ahmed Shakir, runtii waa macluumaad hordhac ah oo qofka Waalid ahi inuu wax ka oggaado loo baahan yahay.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@Ziizeman
@Ziizeman 4 жыл бұрын
#ThankU soo jeedin fiican ayaad leedahay....
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 4 жыл бұрын
Masha Allah jizaakallah kher haddi ay shaqo jirin iyo waxbarsho deeneyt iyo cunsarnimo maxa ku kalifayo Turkey in ay dagan Somali waa dad an jirin. Allah ha soo hadeyo inshallah.
@bluesky1629
@bluesky1629 4 жыл бұрын
Shukran wllo, shanta hore ayaaaba iiga filan maa daama aan caruur qurba kalasoo cararayo faaida iimasoo kurdhineyso. Jazakallahu Kheyran wllo.
@badraismail3037
@badraismail3037 4 жыл бұрын
War bixin fiican keep going my pro
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@maryamudhh7d
@maryamudhh7d 4 жыл бұрын
Mashalh ad iyo ad ay uu mahad san tahay guuleso walal ciimri dheer iyo cafiimad horumar ilha ha ku siyo ad ay ugu bahna in ka ogado xalda turkiga shuugran walal
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Aamiin Walaalo, Soo Dhawoow
@sahracali2770
@sahracali2770 4 жыл бұрын
mahadsanid way nagu filantahay warbixin taadu
@ashaabdi129
@ashaabdi129 4 жыл бұрын
Masha Alla waa runtii wiilka inta uuw sheegay aniga daganay turkiya mudo anigoo familj ah lacag intaa kabadan ayaan isticmanay balse waa qofkasta iyo sedey wax u istimaasha wiilkana waaba kadhawajiyay arinkaa waayo dadka iskuhal ma ahan waliba waa meelaha jaban qeemaheeda ankara ayaan daganay waa xaqiiq war bixintaada mahadsanid walaal
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@zackfarah8126
@zackfarah8126 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll shakir . Wll waxn kuwaydinlaha kwrn halqof imisa total kufilan?
@khadijamohamed2262
@khadijamohamed2262 4 жыл бұрын
jazakalah kheyr
@jihaankharaab5214
@jihaankharaab5214 4 жыл бұрын
Well done good job Aad iyo aad baar ugu mahad santahey sida degan faah faahinta iyo fahan siita 👍
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 2 жыл бұрын
Good information
@monahalac5750
@monahalac5750 4 жыл бұрын
Mashallah alle ha kugu abaal mariyo Janatil firdowsil acla sida wangsan ed nogu sharaxday wll jaza akallahu khayran
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo, Mahadsanid
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 жыл бұрын
Thanks bro more information baad na siisay
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@garaadahmedofficial53
@garaadahmedofficial53 4 жыл бұрын
Turkigu waxa uu ku jiraa wadamada islaamka kuwa ugu fiican , caqiido ahaan waayo waa dad 💯 Ahlus u na Wal jamaaca ah caqiidatul Ashaacira Wal maaturiidiyaa . Xaga Tazkiyada waa dad ahlu duruqa ah . Waa dad horumaray oo Aqoon sare leh. Alle ha bara k eeyo walaalaheena turkiya.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Turkigu waa shiico ah ayaan maqley
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Walaal Turkey ma joogtaa adigu? Waxaa fiicnaan lahayd inaad baadhitaan samaysid dhaqanku siduu ahaa 15 sano ka hor iyo hadda siduu yahay.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Maya waa Sunni walaalo
@aymanmohamed769
@aymanmohamed769 4 жыл бұрын
Ashaaciro hala soo ordin zhiekh😊
@hooygasubaca8474
@hooygasubaca8474 4 жыл бұрын
Turkiga waa dad ahlu sunna ah xaga caqiidadana waa dad ashaaciro ah, waana caqiidadii salafu Alsaalix, marka wadaadka malaha wuxuu rabay in madaarista ay ahaataa madaaris ay maamulaan ururka Ictisaam. Yaan dadka loo xumeynin in diin ahaan aysan wanaagsaneyn dalkaasi
@wm9669
@wm9669 4 жыл бұрын
Wow. Thanks a lot. I did not experience racism in Istanbul but I was there on holiday. Negative I saw is. Cigarettes is widely used , lack of religion, no English . Alhamdulillah I love Turkey. May Allah guide them
@limozhashi7457
@limozhashi7457 4 жыл бұрын
I agree with you
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Definitely you are right, but sometimes misunderstanding can lead some cases to recism.
@zamzamabdirahman291
@zamzamabdirahman291 4 жыл бұрын
Wll aad bad u mahdsnthy wll noso sheeg s school da English ka ah en ku waa dawlada ahayn
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
@@zamzamabdirahman291 Walaal School aan warbixin fiican ka hayo ma jiro iminka.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Absolutely sigaar dumar iyo rag
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 4 жыл бұрын
Si wanaagsan ayaad u sharaxday. Thank you so much
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo dhawoow wllo
@nurtoahmed4345
@nurtoahmed4345 4 жыл бұрын
Thank you for that information Su aal dhqaatiirta kawaran tayo ahaan iyo qarshka sida ilkaha ama Dental ka?
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhakhaatiirtu way tayo fiican yihiin hadaan la keenin qof last stage maraya, Khatashkuse qaar qaali ah iyo qaar jaban labadaba way leeyihiin
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 4 жыл бұрын
waa war bixin fiican mahadsanid wlo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo dhawoow wllo
@Amina-hx1nt
@Amina-hx1nt 4 жыл бұрын
Assalamulakum, my brother I like this youtube content and the way you embrace Somali culture. Please let me know where I can contact I want more information on Turkey.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
I put my contact information in the “About” menu sis. I appreciate your visit and your support, thank you.
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 4 жыл бұрын
Somalidu tiihii(wareer) ree bani israail ee 40 sano ee quraanka lagu sheegey ayay kujirtaa inta ay wadankoda Aminayaan dagi maayaan ee ay Ilahay uga noqonayaan
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Ilaahay Dadkeenna sidii khayr leh ha waafajiyo, Dalkeenna wax dhaama garan maayee
@luulhussein7191
@luulhussein7191 4 жыл бұрын
Xaqiiqada ayaad ka hadashay walaalo allaha ku barakeeyo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
It's good to speak your own language that's patriotism
@nafisacabdillahi5840
@nafisacabdillahi5840 4 жыл бұрын
Waa runta shaakirwo Walalo waxa aad sheegtay odhaan
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
mahadsanid walaal sida aad no siisey warka dhameystiran ee turkiga
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@yonisabdul1706
@yonisabdul1706 4 жыл бұрын
Mahadsanit wlal for this information
@مريمناصر-ب2ه
@مريمناصر-ب2ه 4 жыл бұрын
وكفى بها عيوبا جزاك الله خير يا شيخنا
@haange
@haange 4 жыл бұрын
Qiimaha gawaarida hadii la doonayo in somaliya loo dhoofiyo sida Toyota land cruiser. Ama toyotooyinka 4x4 ah labo shirko oo kale insha Allah mahadsanid wlle
@abdinasirabdullahiahmed1705
@abdinasirabdullahiahmed1705 4 жыл бұрын
Asalamu Aleykum sxb mahadsanid dadaalkaa wado İllahay hakugu garab siiyo. waanku faraxsnaahay hawdha aad u hayso umadda soomaaliyeed
@xoriyaddooncubkaxaaji5692
@xoriyaddooncubkaxaaji5692 4 жыл бұрын
Asc aad baad ugu mahadsantahey warbixinta, waxaan aad u jecleystey sida aad u kala dhigdhigtey.waxaad u muuqatey macalin ardey wax u sharaxaya.Mahadsanid
@munamohamed5056
@munamohamed5056 4 жыл бұрын
Guriga sadexda qolka iyo fadhiga waa imisa wll shaakir
@waleedomar2106
@waleedomar2106 4 жыл бұрын
Masha Allah illah hakubarakeyo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@houda-sld
@houda-sld 4 жыл бұрын
Mashaallah si wanagsan usharaxday wllke shukran
@karabeykara2837
@karabeykara2837 3 жыл бұрын
Merhaba
@ayaanolow8972
@ayaanolow8972 4 жыл бұрын
Mansha Allah shugran
@MrBOSSMAN2342
@MrBOSSMAN2342 4 жыл бұрын
Great Information walaal
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr, for sharing walaal
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 4 жыл бұрын
Masha alah wano faideysay wll ajar alaha kasiyo amiin
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 3 жыл бұрын
Asc sxp shaakir wakusalmy soomalida iyo turkida kee furfuran
@jikadanora4023
@jikadanora4023 4 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننن
@saabiriinahmeddheeresabna6193
@saabiriinahmeddheeresabna6193 4 жыл бұрын
Shukran walal 🙏
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 3 жыл бұрын
Mncha allah Keep going
@qeeybta
@qeeybta 4 жыл бұрын
Waxaan kaaga mahad celinaya warbixinta guud iyo sidaad nolosha u cabirtay. qeeybaheeda kala duwan. Waana tallaabo ku dayasho mudan oo qofku wixi aqoona ee u ku dheer yahay inu kula wadaago. Mahadsanid mar kale.
@ad-ox2zx
@ad-ox2zx 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@khalilfootballchannel.2873
@khalilfootballchannel.2873 4 жыл бұрын
Ceeb mahan hadey luqadoda kudhaganyihin wain luqadoda number one kadhigan
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Waa Run
@chainchains8711
@chainchains8711 4 жыл бұрын
khalil taas lagama hadlaayo tusaale ahaan somaliya qof ajnabi ah ahduu tago si ka wnagsan dadka u dhashey baa loos oo dhoweeyaa marka luuqad ku dheganan iyo number one ku dhignan ma ahan ula jeedku ula jeedku waa dad soo dhoweyn fcn ma alahan.
@khadarmaxamed3096
@khadarmaxamed3096 4 жыл бұрын
asc wllo waxaan ahy daawade adiga kugu xidhan kuna tagera waxaad muqaalkani kaga wara thy nlosha qoska iyo wax ku filan dhaqaal ahaan ama maciishad ahaanba marakaa waxaan jeln lahaa inaaad ka waran to ardyga isagu kaligii doonaya inuu imaado o ku nolado ama dego dhaqaalihiisa waxaa ku filan bishii ?????? mahadsanid wlo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Cws wllo waxaan kaaga jawaabay Comment gii hore
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 4 жыл бұрын
Maansha allah walaal jasakala khayr
@walalozil4746
@walalozil4746 4 жыл бұрын
Sharciga daganaashaha Mel walbo maku aadi karaa oo tikit ma ujarakaraa wll iiga jwb ado mahdsan ??
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Maya, Dalkan bes baad ku joogi kartaa
@teammuqdisho7305
@teammuqdisho7305 4 жыл бұрын
Mash allh wax badan ayaa ka faaiiday wlhi 👍
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@mikaelwarsame5935
@mikaelwarsame5935 4 жыл бұрын
Hey shakir how can contact you
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
by calling this phone number +1 (587) 557-3320 walaalo.
@mikaelwarsame5935
@mikaelwarsame5935 4 жыл бұрын
@@ShaakirTube thanks walaalo
@khadijawarabow6204
@khadijawarabow6204 4 жыл бұрын
masha allaha
@jariban
@jariban 4 жыл бұрын
This is the most subtle Reer Waqooyi accent ever.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Reer Waqooyi!! Interesting statement, welcome bro.
@OmarAli-rt9cc
@OmarAli-rt9cc 4 жыл бұрын
aslaama caleykum walal waxan ku waydiinayaa qof dumar ah iyo gabaryar oo 4 sano jirto imisa ku baxeyso
@moustaphayacin2370
@moustaphayacin2370 4 жыл бұрын
Waad mahadsanthy saxib.hal suual ah ban ku aaha.? Waxad ino xiisaabisey dhaaman khaarashka Biishi ku baaxda qooys.baal qofka kaaligi ah imisey noqon noloshisu?
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Walaal Qof kaligii ah $200 wuu isku filnaysiin karaa ka badana wuu isticmaali karaa, Qofka ayey ku xidhan tahay
@deevproduction4841
@deevproduction4841 4 жыл бұрын
M.a wll wax badan ayaad noo faaideysay keep 3
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoo wllo
@qasimhassan9503
@qasimhassan9503 4 жыл бұрын
Turkiga sigaar baan u nacaye iga daa sida kale wadan ayay leeyihiin iyo waxbarasho fiican laa kiin sigaar xageed kamari Rag iyo dumarba waay cabayaancqiiq
@caydaroos
@caydaroos 4 жыл бұрын
Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 4 жыл бұрын
Yurub oo dhan ba sigaarkas loogu dhimanya keligood ma aha
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 4 жыл бұрын
walaal ceeb ma aha luuqadooda in ay ilaashadaan,soow ma aadan akhrin othma impire iyo yurub wax kala dhexmaray gaar ahaan balcanska iyo colaaada guunka ah oo ay uqabaan yurubta oo ilaa iyo hadda lagu hayo qirta in aad Armenian tiro badan aad disheen hadaad rabtaan in aad yurub ka mid noqotaan,balse Allah ayaa khiyaanadoodii ka badbadiyey(VIVA TURKIYA, long life TURKIYA)
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
👍🏼
@abdullahimuhumed4938
@abdullahimuhumed4938 2 жыл бұрын
Walalka jakallahe zxp nolosha hal qof mxa kubixi kara bishi dhanka krontada biyaha gaska internetka cuntada basraaca
@sadiyomaxamed4153
@sadiyomaxamed4153 3 жыл бұрын
wll mahsanid lkn xog kalay oo kaar ah ma kaa helikaraa
@saacidkbb2635
@saacidkbb2635 4 жыл бұрын
Masha allah thanks bro waxan rabay inaa wax ka ogaado Dental 🦷 qiimaha ilkaha waad mahadsantahay🙏🙏
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Walalao xog badan uma hayo, laakiin qaali maaha, Marka uu arko dhakhtarku un bu kuu sheegi kara cost ga
@khadraahmedmohamed9092
@khadraahmedmohamed9092 4 жыл бұрын
Wll qof kaso galo dhinaca dhulka basaborka ma laguga dhufanaya visa wadanka ama
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Haduu Visa ku yimaado haa
@khadraahmedmohamed9092
@khadraahmedmohamed9092 4 жыл бұрын
Dacwad la iga xareynaya ee wll warqadihi dacwada hadan tuso ma isinayan wlo basaborka oo maran ayan laso galaya may ogalanayan sida jwb wlo
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 3 жыл бұрын
Asc walaalkey qaali waxaan rabaa inaan kula wadaago deegaan ahaan ayaan u rabaa ee sideen ku helayaa guryaha raqiiskaa ee aad nala wadaagtay
@deeqaquruxchannel1198
@deeqaquruxchannel1198 4 жыл бұрын
M.a wll qaali allaha ikaaxafido 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@dekamumin5283
@dekamumin5283 4 жыл бұрын
kheyr allahaa ku siiyo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal wa xog fican kenya daganahay alxm xaga kharashka maahane inta kale Kenya wa lagu noolan kara wa meel inaba aan ceeb lahayn just noloshi iyo guryihi ba cirkaasa xata waxbarashada wa qaali kenya lkn wa meel waxbarasho Diin iyo maadiba leh luqada English swahili somali intaba wa ku hadle wa od wax kasta Talo ahantayda qofki carur haysta meshan kensada Turkey vocation waxan ahayn kuma ficna qofki sharci leh 3 month wa ok
@ruruutaj8641
@ruruutaj8641 3 жыл бұрын
Mashallah wn kukuracsanahay wllo. Kenya meel dhaanto maleh xaqiiqdi
@zahramohamoud7917
@zahramohamoud7917 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaale
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@rufaiahmed8641
@rufaiahmed8641 4 жыл бұрын
Qayr Alah ku siyo waa warbixin full ah
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@nasrinqalbi214
@nasrinqalbi214 4 жыл бұрын
Wa iman insha Allah
@samirabukar203
@samirabukar203 4 жыл бұрын
Qoys labo Qof meeqo ayeey kufilantahhy wll?
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 жыл бұрын
Allaah ha Kula jiro aamiin yaa rabi
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@faaeem4805
@faaeem4805 4 жыл бұрын
Turkiga dad baa lehe Soomaalaay! Dalkii a dhista oo qaxoontinimada joojiya
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Sax weeye wllo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Thanks Shaakir
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal qofka igu laha shaqo fcn ba helaysa o fursadaha aya badan hayin kicid ba aha
@ishaakismail8874
@ishaakismail8874 2 жыл бұрын
kkk waaa lugooyo
@Kismaayomedia
@Kismaayomedia 4 жыл бұрын
Maansha Allah wall waa kugu waafaqsanahay bil ayaa soo joogay Istanbul, Turkey 🇹🇷 waa ku mahadsantahay warbixintada oo aad muhiim ugu ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo Dhawoow walaalo
@ISTA151
@ISTA151 4 жыл бұрын
Is the residence price per person or per family wl?
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 4 жыл бұрын
shaakir jazakallah walal
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@XAGLOFILMS
@XAGLOFILMS 4 жыл бұрын
Pro walahi waa arin layaab leh hadan rabay inaan imado
@amranali4732
@amranali4732 4 жыл бұрын
masha allah waye wll
@jubeyrabdi8500
@jubeyrabdi8500 4 жыл бұрын
Walaalo waxaan donayaa in aankawareysto turkiga ee iso qor talefankaaga
@cabduwahabcabduqadir2108
@cabduwahabcabduqadir2108 4 жыл бұрын
Manshalh wallkis guuleyso
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Alle hayna wada Guuleeyo wllo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 жыл бұрын
luuqadooda in ay Ka hormariyaan waan ku raacsanahay Tan labaad wadan walba luuqadiisa ayaa looga hadlaa gudahiisa.
@falhadomidhahirnoorow5409
@falhadomidhahirnoorow5409 2 жыл бұрын
Waxan rawa shaqo wll Shakir IGA waran
@dumargufilron4442
@dumargufilron4442 4 жыл бұрын
Mazhaallh wllo madsnid sida nogu fahafahisay inzhaallh dalxisi uun baan uimanyna inzhaallh hadii lahe yidhah
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Insha Allah
Trump & Somalia- Laba cabsi oo laga qabo Isbedelka Mareykanka
13:50
Abdiaziz Barrow
Рет қаралды 7 М.
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Masar Sidee Lagu Imada shaqo maledahay Iyo Arimo Kale Qayb 1aad
30:57
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 20 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 77 М.
Sidee Turkiga lagu iman karaa
19:36
cibro channel
Рет қаралды 961
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03