Haa wllhi hadii aan la xaqirayn waa madaxweyne ugu saameyntaa badnaa dibad iyo gudaba somaliland alla ya cisak madaxweyne ❤❤
@AlisaladAhmed4 күн бұрын
@abdirahman6263 . Ma ciidankii uu baabi'yey iyo caruurta agoonta u ka wada dhigay baa saamayn iyo magac ah iyo sixir bararka iyo wadanka kala xiran ee wada qoryaha lawada wato
@abdirahman62634 күн бұрын
@@AlisaladAhmed Adaa hadalkaa iska idhi cabdow sixir bararka waxa keenay waa lacagtii badnayd ee cid walbaa ku campaign garanysey taas uun baa kaaga jawaabaya sheekh wixii kle adaa iska idhi ciidan baaba ay anu ma arag oo weli wuu jiraa ee adu war ma hayside dibada iiyo suuqa waxaad kasoo maqasho maaha sida dawladnimada looga hadlaa ee waa xisaabaad la isku geeyo ayaa jirta dawladnimada sida ula soco.
@nasiim96354 күн бұрын
Africa o dhan buu sharafteda qatay Muse Biixi Cabdi sharafi korkiisa ha Ahaato
@abdirahman62634 күн бұрын
@@nasiim9635 Waa sidaa Alla ya cisak.
@shabeel74674 күн бұрын
Marka hore Maasha allah ilaahay Isha cadowga naga ilaali, madexweynaha la doortay waxaan leeyahay waxaad heshay fursad aan madexweyne Biixi helin ood 7 sano lugaha haysay maanta wuxuu ku haneeyey doorashadii waxaanu kuu dhiibay dawlad dhisan oo nidaamkaa leh aad arkayso markaa Ictiraafkii Somaliland albaabka ayuu saaran yahay tii MOUga tii Maraykanka iyo ta aynu ka helay doorashasaa uu Madexweyne Biix qabtay, markaa ama waad ka faaiidaysan oo halkaa ayaad ka wadi ood waad ka midho dhalin iyadoo muxaafid iyo mucaarid lagula socdo ama waad ku fashilmi oo adaa gacantaada isku toogan oo waxaa ka horiman MOUga waxaad maqali cadowga Somaliland mujrimka Jibouti iyo ka Somalia taas oo sababi karta in INTIFADA shacbiya kursiga kaaga tuurto markaa fadlan fadlan fadlan siyaasada Somaliland halkaa ay marayso hore uga soco oo shacabka mudaharad iyo buuro lafuulo wadooyin la xidho kacdoon haku kalifin. maanta waxaynu muujrinay in Africa, Asia iyo Yurub inta ka horayno sida doorashaa loo galo hadii ay tahay qalab doorasho lagu galo oo casri ah iyo nabadgelyada shacabku ku codeeyeen Africa waad arkayaa Kenya waxa ka dhaca doorashooyinka maanta Sudan waad aragtaa halkay marayso waa Somalia oo kale ama ka sii xun waad Aragtaa Kismayo doorashada ka dhacaysa ee nidaamkii Muqdisho iyo kii Kismayo isku haystaan iminka shacabka Somalia iyo Afrika waxay leeyihiin waar shacabka reer Somaliland miyaanay Somali ahayn kuwa Xamar iyo Kismayo miyaanay Somali ahayn waar baadhitaan dib haloogu noqdo dadkan Somaliland ku nooli malaa Somali maaha?
@KoosHassan-w9s4 күн бұрын
Gaboose sowkii kula talinayay inuu xidhiidhkii jabuuti so cesho jabuti waxaad lugoyo iyo xaasidnimo ahayn ka heli mayno
@shabeel74674 күн бұрын
Madexweyne Muse Bixi waxaan leeyahay taariikh ayaad caalamka u dhigtay wadankan waad usoo halgantay waad u dhaawacantay kumanaan ayaa agtaada ama hareerahaaga ku shihiiday maanta Somaliland waxaad tustay caalamka in Africa Carab iyo cid walba aynu ka sarayno, Ilaahay khayr badan haku siiyo, taariikhduna way xusi markaad nasato inshallah bal Buugaaga ilaa halgankii ilaa maanta noosoo bandhig wuxuu noqon buug la isku mariwaayo oo taariikhda gala. Madexweynaha la doortay waxaan leeyahay Fursad aan madexweyne Biixi helin ood ogtahay ayaad heshay markaa ama waad ka faaiidaysan oo socodka dawlada aad baad surcad sare ku socon ama waad ku fashilmi oo adaa qoobka iska toogan markaa fadlan MOUga dhawr Cadowgeen Xamar iyo Jibouti albaabka haka furin yaanay wixii lagugu dacaayadayn jiray run noqon ma ogola horumarka Somaliland hambalyadoodii waxay kugu soo hambalyeeyeen dawlad goboleed iyo gobolada waqooyi weli kamaad jawaabin , fadlan u jawaab oo ka dheerow.
@mahdiabdillahidhere4 күн бұрын
walahi waligay sida aan u farxay uma farxin maanta, labadaydii garbood weeyi anoo habar awal ah oo muse jufadiisa hoose ah baa maanta doonaya bulshada inta maqan waliba jecel in walal kasta oo somaliland i leh uu manta ilaashada qarankeena waxaan cidsanayaa sidoo kale in aan la mucaaradin cirro, garxajisow muse biixi magac mooyee walahi kamaanu helin aduun, mansab iyo darajo toona, ilmaderayaal rer kaa habar awal dul iyo deeqba u yeesha oo wixii cadho ka keento dul u yeesha sababtana aan idiin raaciyee 7 sanadood baad na caayayseen hadana anaa u horeeya oo leh lama caayi karo lamana caasiyi karo lama colaadin karo madaxwayne cirro iyo garxajisba waayo shalay maantaa ka wanaagsan ilmaderaayaal waan taliyee yaan taladaydaa xumaan loo qaadan isaaqow hadalka xun afkuu raacaaye yaan magac xun dawladaa loo bixin oo yaan ilahay laga doonin balaayo aan ina hayn, tusaale ha idinku filnaato hadalkii xumaa ee ilahay inoo raacay sida, qixii intaan la qaxin tiiyoo dadkuba ladan yihiin ayaa waxa la yidhi dadkoo nolal wanaagsan haysta ayay odhan jireen marka la is bariidinayo iska warama walalayaal? maxaan haynaa bariis jay ah baan cunaynaa, afxymadu dhibtay leedahay aan idin siiyee madaxwayne tuur oo dadka dhaqaya ayaa warxumo tashiil afxumo iyo rer baa na qabsaday, madaxwayne cigaal baa la yidhi baabaco madoobe 1. daahir dab lama shidan 2. beeshu way haraaday 3. muuse handaraab