Madaxweyne Mustafa Cagjar oo Booqasho Kadis ah Ku Tagay Schoolka Sare ee JIGIJIGA

  Рет қаралды 32,537

SSTV

SSTV

Күн бұрын

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Пікірлер: 54
@mahamadshakir575
@mahamadshakir575 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah mbrk
@abdishakur1942
@abdishakur1942 6 жыл бұрын
Meeshi nin aqoon leh baa qabsaday laga reysay jaahilki guuleysa somali region from burco
@hawaabdi2858
@hawaabdi2858 6 жыл бұрын
Haboon uwaas edeb beeyyeelatay Somali da Ethiopia maadan oran good job
@amiincadde8856
@amiincadde8856 5 жыл бұрын
Waa iga qoslisay walahi kkk
@najiibshaaqmumin6914
@najiibshaaqmumin6914 Жыл бұрын
Mansha allah aqoon yahan ahmaric iyo english labadaba aqoon dheer oo heer jamacadeed ka gaadhay labadaba addis ababa universty and uk universety ayu labadaba haystaa
@abdiaziz5668
@abdiaziz5668 6 жыл бұрын
Madaxwayne Mustafe Cagjar AllHa ku dhawro
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Masha allaah guulayso waxaan rejaynayaa inay soomaalida aadmadaxda utahay ku fahmidoonaan oo waxkula qabsandoonaan
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
masha allah waa arin fiican
@Ceelxaar
@Ceelxaar 5 жыл бұрын
2:04 gabadhaas iisoo raadiya saaxiibayaal. :) Numberkeeda isoo qora :D
@ahmedgaraad460
@ahmedgaraad460 5 жыл бұрын
Masha allah
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haku xafido mudane madaxwayne mustafe maxamed cumar
@khadarbadal5989
@khadarbadal5989 5 жыл бұрын
Maaan shaa alh
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 6 жыл бұрын
Manshalah m.wayne cagjar
@ashebirgoshu6271
@ashebirgoshu6271 6 жыл бұрын
we wish all better for pure Somalian
@timanjilac
@timanjilac 6 жыл бұрын
maasha allaah madaxweynaha somaliya ee mustaqbalka
@samatarhadow2059
@samatarhadow2059 5 жыл бұрын
mashaa alaah
@ddsijigjiga9257
@ddsijigjiga9257 5 жыл бұрын
Waa iskoolkeygii sheekh cabdisalam mu mulahaygii cabdiqadir xaraaro
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
ManshaAllah mw scholar ah
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 6 жыл бұрын
Mune,,ilahay,, ha,, ku,,,barkeyo
@calimaxamed111
@calimaxamed111 3 жыл бұрын
Makhraati waxaan ka ahay in ayna jirin macalimiin aqoon leh iyo maamul ummada ma tala. all waa dabaqoodhi
@abdirahmankhalif938
@abdirahmankhalif938 5 жыл бұрын
Mansha allha aqoonyahaan ilahay garaabkaga ha gaalo
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Dugsigaygii sheikh cabdi salaam
@farhandouh5009
@farhandouh5009 5 жыл бұрын
Mansha allaah Nin wax bartay iga dheh Madax daacadan Arkaa .Masuul Dhaba yaan Arkaa. Mudane wax Bartaan Arkaa. Midnimo Buuxadan Arkaa. Mansha allaah Raban Mahadaa Uqiray😍😍😍😍
@maxmedmuusecali3974
@maxmedmuusecali3974 6 жыл бұрын
Masha allh taaag tiisa waa u tagaa runtii waad hesheen madax wayne amarkiin adeeca hadalkiina u nugul ee la shaqeeya illhy ha idinla garab galo
@mohamedharun2600
@mohamedharun2600 6 жыл бұрын
Iskuulkygi ❤
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Dibad jog meqa shoyin shirkado kufashilmay oo nag kamid sida minweynta kubaray ciqamo minweyn ciyal dhalin meeqa shaqo bug kushaqeysanay shirkado logasoceriyay
@hamsehasan4476
@hamsehasan4476 4 жыл бұрын
Ok
@hamsehasan4476
@hamsehasan4476 4 жыл бұрын
School
@maxmedmuusecali3974
@maxmedmuusecali3974 6 жыл бұрын
Waa nin xaga cilmiga bulshada wax badan ka yaqano
@abdirashidelmi2438
@abdirashidelmi2438 6 жыл бұрын
Wa kormer qiimo badan iyo in madaxweynuhu wax ka ogado xaladda ardeydu ku sugan yihiin iyo bahiyaha ay qaban wa jiilki barri dalka iyo dadkaba waxtari laha aqonta madaxweynaha u leyahayna wan aragney wu ku mahdasan yahay kormerkisa allaha ku asturo xilka u umadda somalida dawlad deganka u u hayo wa bilahi tawfiq
@hawaabdi2858
@hawaabdi2858 6 жыл бұрын
Aaway hormarki lasheegayay ee aileey
@abdishire6398
@abdishire6398 4 жыл бұрын
waa dugsigii aan dhiganjiray2008
@suhaybcabdi448
@suhaybcabdi448 5 жыл бұрын
aqoon kaliya wax laguma qabto karti ayaa larabaa takale cmc phd ayuuba haystaye see camal
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Normal ka marka la eegayo waxa weeyaan 40 arday ilaa 60 arday intaas wixii ka badan class ka dugsiga sare waxpa laguma dhigan karo jaamacadahana 25-ilaa 35 inta u dhaxaysa wixii ka badan waxba yadna lama baran karo
@rudwana.gulleid7035
@rudwana.gulleid7035 5 жыл бұрын
Waxaan kusoo kordhin lahaa ardaydaa iyo dadka Ku dhaqan guud ahaan Dawlad deegaanka Somlida Ethiopia in lakala saaro hablha iyo inamada
@jpn8177
@jpn8177 6 жыл бұрын
fasalka nus kamid ah waa ajnabi jigjiga dadka ajnabiga ee jooga waxey ila tahay inay aad ubadan yihiin
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 жыл бұрын
deegaanka soo maalida ayey kaga dhegtey oobeenah axmaaro ayaadegen ooaan muslinaheyen waadujeedeen iney galaaska kujiraan axmaaro manaloodiidikaro markaaintaad faanka iska dey saan qirta ethiopiyaanimadiina ilaa soomaaliuun madagana meesha axmaaro qoti oramo weykuladagenyihiin manarabaan inaad kaligaa daganaatid adopsoomaaliah kolkaas hadaaney dhaceyen d,d soomaalida aadlasooboodeysaan ogolaada soomaalida ethiopia taa saad waxlaqeybsan kartaan
@maxamedpes1189
@maxamedpes1189 2 жыл бұрын
Jaahil jaahil dhalay axmaaro bini aadam waa inuu isla noolaado soomali soomali marka hore isa soo dhisa oo qabiilka iska saara kadib markaa
@أجلسحديقة
@أجلسحديقة 5 жыл бұрын
Sidaanoo kale waa inaa kukala duwanaanaa sida gabdhaha iyo wiilasha iyagoo dhardhigtay inagana waa nooed la aan hadii aad latimaado xerka uledahay xaqa inaad kala qaado wiilasha iyo gabdhaha waa diin waa sharaf waa eedla aan oo aankukala duwanahay oogaduwanahay waana mid qasab naguah naftana labaro xaqa alaah kuleeyahay
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 5 жыл бұрын
Nin wax bartay.
@hamsehasan4476
@hamsehasan4476 4 жыл бұрын
ninkiiayaamid/aqoon
@kaamali4574
@kaamali4574 5 жыл бұрын
somali laguma dhex noolan karo gabdhahan ajaanibta ah maxay gooni u fariisiyeen
@ahmedabdimire8998
@ahmedabdimire8998 5 жыл бұрын
Gabdhaha iyo wiilashu ma isla fadhiyaan????
@bashalliqaye4187
@bashalliqaye4187 5 жыл бұрын
Cagjarow intad balayo iska dhigayso ha is ceebayn. Xisabtuna wa khalad wlhy o bilahay qofkii raba inuu hubiyo ha tuso qof xisabta ad ugu fcn. Waa No solution ama malaha result wayo Labada X way isla cancel mayan waxana so hadhaya -16 marka wa no solution. Qofki raba ha tuso macalin xisab plz...
@maxamedpes1189
@maxamedpes1189 2 жыл бұрын
Waraa madaxweynahaanaga maxaa karabtaa ninyahaw cayda iska daa aqoon hadii lagugu dhaamo dadka lama caayo
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Xata madaxwynaha khaldey X= -2 weeye
@mdeeqm7003
@mdeeqm7003 5 жыл бұрын
Equation ka dhan aa qaldan
@abdilahiismailhaji3040
@abdilahiismailhaji3040 3 жыл бұрын
Waa runtaa equation khaldan buu ahaa
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 3
00:19
AnythingAlexia
Рет қаралды 6 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
Barnaamijka Madaxweyne Mustafe iyo Maalintiisa
16:00
Universal TV
Рет қаралды 63 М.
$10 MAXAY GOOYAN JIGJIGA DHAXDEDA 🇪🇹
14:20
Munir Obsiye
Рет қаралды 17 М.
Madaxweyne Mustafe iyo Kormeer Shaqo
12:47
Universal TV
Рет қаралды 51 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 560 М.