Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirweynaha xoojinta Iskaashiga EAC

  Рет қаралды 7,567

VTV Somali

VTV Somali

Күн бұрын

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Urur Goboleedka Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada Muqdisho.
Kremlin-ka ayaa Isniinta maanta ah uga digay Maraykanka “cawaaqib” waxayna u yeertay safiirkeeda, maalin kadib markii Moscow ay sheegtay in weerar ay Ukraine u adeegsatay gantaal Mareykanka uu sameeyey uu afar qof ku dilay Crimea.
Ku dhawaad 5,000 oo askari oo Itoobiyaan ah, oo afar maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya, ayaan shalay dib ugu laabtay Ethiopia.

Пікірлер: 8
@hashimosmaanabikar8778
@hashimosmaanabikar8778 3 ай бұрын
Bariga africadaan kamid noqoshadeeda aan dhamaanaynin xayd ahayd voa mise howl kalaa socoto
@ReserveArea
@ReserveArea 3 ай бұрын
Allayoow Raboow Jebi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba Allayoow Raboow Ku Ciqaab Gacmaha Mujaahdiinta Reer Falastiin Iyo Gacmaha Muslimiinta Kale Bariga Dhexe Ku Dhaqan/Kunool
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 3 ай бұрын
Y.m.j.aburaas 0:25
@MuxubXasan
@MuxubXasan 3 ай бұрын
Waxan raba barnamijka wacitanka dhageystaha
@MohamedAbdi-w9o
@MohamedAbdi-w9o 3 ай бұрын
Asm
@MuxubXasan
@MuxubXasan 3 ай бұрын
asc sahra waakusalamay
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 3 ай бұрын
Karen.xaqiiqda..awood.power.love😊 1:56 l
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 69 МЛН
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 2,3 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 28 МЛН
Matangazo ya Dira ya Dunia TV
28:23
BBC News Swahili
Рет қаралды 8 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 167 М.
Qiimaha Sedexda Casho Ee Muqdisho
12:53
Shuayb Rooy
Рет қаралды 22 М.