Magacabista General Asad Diyaano Ma Dagaal Deni Iyo Puntland lagu qaaday baa mise waa Daacadnimo DFS

  Рет қаралды 7,600

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@geeledahir2012
@geeledahir2012 3 күн бұрын
Waar kan ladhaho daney isagu ma shisheeya mise waa somali dawladkasta dagaalkula jira muxuu ahaa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 күн бұрын
❤❤❤❤
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 күн бұрын
Waa muwaadin mudan inloo dhiibo xilkaas dalkaan inlaga difaaco aya larabaa argagixisada alshabab iyo dalaal liinta dalka cadowga xabashida itoobiya 😂
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Күн бұрын
General kulaha, nin poska aabihi oo dhintay qasab ku qaatay,🤔 halku General ku noqday na aan la oogayn 🤣🤣🤣 wa munaafaqad somali, wariya ku sheegan na bal eega,?
@JoorjeXaaji
@JoorjeXaaji 2 күн бұрын
❤❤❤hampalyo hampalyo❤❤
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 3 күн бұрын
Ileen jaamac Waa ebar war Sida wax usocdan ma Fahmi wayday
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 3 күн бұрын
Kuwa leh Assad DAni ayaa loo isticmaalaya waa cawaaniin
@nuurfaarax-k4l
@nuurfaarax-k4l 3 күн бұрын
Jaamacow anaga jaajuus waxnoomasiyaadiyo
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 күн бұрын
Puntland dagaal baa kusoo socda waa run ee runtii tan waad la ambatay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 күн бұрын
PUNTLAND WAA NABAD. ASAD DIYAANO HADUU WAX TARAYO SHACABKA XAMAR EE DHIBAN AMNIGOODA HA SUGO OO WAX HA U QABTO.
@Salamin77
@Salamin77 3 күн бұрын
Jaamac taas way kaa hoos baxday.Maxaa isku beegay Hadal kii Dani iyo magcaabista sow ma aha heshiiskaaga Uma baahni.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 күн бұрын
Jaamacow ilaahay baan kugu dhaarshaye nin Xamar jago looga magacaabay muxuu Puntland tari karaa? Waa waxba marka waxaan qiimo ma laha
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 күн бұрын
XIL KASTA OO. DAWLADA FEDERAALKU. MAGACAWDO MAAHAN MID. SHAQADIISA UMADAX BANAAN. WAAYO XASAN SH AYAA. SAYNTA KUDHAGAN MEESHA. RW RIHII UU. GO AAN GAARI WAAYAY INTA KAHOOSAYSAA MAXAY. GAARI KARAAN
@mahadmohamed5469
@mahadmohamed5469 3 күн бұрын
Ma nin darood ah baa xilooga qaadi taasi waa khalad laga galay beesha kuumade uu ka soo jeedo janaraal sulub waana xadgub weyn loo geystay sulub
@MasbalMohamed-r1b
@MasbalMohamed-r1b 3 күн бұрын
Shacabka,puntland oma baahna asad iyo wax lamid ah xamar ha iska jogo biilkiisana ha qaato waxa xamar jooga e magaca pl ku jooga waa wada magac u yaalo meeshooda ha kabariiseeyaan
@mahadmohamed5469
@mahadmohamed5469 3 күн бұрын
War bax jaamac galad war manin dared ah baa xil looqadi, maxaa xilalalka kale ee hawiye haysto loo siin waayay maxaa sulub looga qaaday nin kuumade ah saw ujeedo ma aha loo dan leeyahay beesha kuumade lagu xumeynaayo
@DeeqSheekh-yn2ch
@DeeqSheekh-yn2ch 3 күн бұрын
Reer puntland hal target sysy leeyihiin waana absame sideen ooga saarnaa siyaasada waxaana joog xamar oday dhaqameed yadoodii oo dhan iyo aaoon yahan koodii oo baryo la ag fadhiya madaxwaynaha 4 blood ayay ufadhiyeen nasii taliyaha police ka hada xil kale nasii ma ayna odhan hadana next prime minister nasii ayay baryo la fadhiyaan dhuunta ayay u galen madaxwaynaha
@MasbalMohamed-r1b
@MasbalMohamed-r1b 3 күн бұрын
Asad iyo kooxaha lamidka ah waligood baa la adeegsan jiray hadaada ogayn anaa og in u muwadin pl yahay ani wa ognahay lkn walagu shaqaystaa wax kale mahaysaa
@ZakariyeMohamed-gs7to
@ZakariyeMohamed-gs7to 3 күн бұрын
Jamac noolow
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 күн бұрын
Magacabista diyano sow loma isticmalin jawab tii 1 Putland madaxweyne deni aan heshiino 2 Mw HSM Vila somaliya aan dagaalno Intas wixii kaduwan waxan kuleyahey anbo wan arkaye isha farta ha iga gelin
@GarayDaahir
@GarayDaahir 2 күн бұрын
0:32
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 күн бұрын
Asad Dayaano Masha ALLAH wuu u qalmaa taliyaha booliiska Soomaaliyeed. Sidoo kale General Sulub wasiir ku xigeenta wasaarada Duulista hawada. Xilku waa meerto.
@mahadmohamed5469
@mahadmohamed5469 3 күн бұрын
War bax jaamac galad war manin dared ah baa xil looqadi, maxaa xilalalka kale ee hawiye haysto loo siin waayay maxaa sulub looga qaaday nin kuumade ah saw ujeedo ma aha loo dan leeyahay beesha kuumade lagu xumeynaayo
@faizajama1874
@faizajama1874 3 күн бұрын
Walaal kuumade iyo Absame toona laguma xumaynayee, Absame wakiilkoodaa liita (xamse) halkaasaa reerka laga soo galay
CAALIN: 'MAGACAABISTA ASAD WAA BILOWGA BUR BURKA PUNTLAND' KG
26:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 113 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 10 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 9 МЛН
Soo Qabashada Saciid Dani Oo Dagaal isku badashey Villa Puntland
46:39
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 30.09.2024
20:56
WS Somali
Рет қаралды 12 М.
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
XAALADDA DHABTA AH MW ISMAACIIL GEELLE (4658)
32:11
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 31 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 113 МЛН