Sh Xasaan Xuseen oo mar kale Sayidka ka Hadley - Ma Jiro Qabiil Soomali ah oo Sayidku dhib u gaystay

  Рет қаралды 2,864

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24-hour News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be the Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, trustworthy, honest, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 50
@JaaleDalle-ol2fp5jn5
@JaaleDalle-ol2fp5jn5 13 сағат бұрын
Alle ha unaxaristo Sayid maxamed abdile xasan
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
Ale ha u naxariisato sayid Mohamed cabdule xasan janatu Fardoowaso ha ku casuumo aamiin aamiin aamiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 сағат бұрын
wa run gaaladu waxay necebyihin dadka kitaabka iyo sunnada kutaagan
@deqaissa7045
@deqaissa7045 11 сағат бұрын
Sayidku mujaahid buu ahaa illahayna usoo direy umada soomaaliyeed oo adoonsi iyo gumeysi kabadbaadiyey wixii khaladoo ay geysteena cid uheysata ma jirto becows halgan buu kujirey illahay haunaxariisto danbigisa iyo kii waridkisba hadhaafo
@ahmedmuhumed1074
@ahmedmuhumed1074 6 сағат бұрын
Waa libaax sheikh xassaan ogaadeen libaaxyadoodu waa laangaabka
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g 8 сағат бұрын
Shekhu waa aflagaado miidhan sayidkana wuu difaaci madaxda dalkana wuu aflagaadaynaya masaxba sidaasi
@abdihersi9158
@abdihersi9158 9 сағат бұрын
Hhhhh Bahasha Qabyaaldu Xumaa Ma Sheekhi Dhamaaba Sidan Leh 😂😂😂
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 4 сағат бұрын
Waa runtiis dee, propagandada ingriiska uu suuqa u geliyey un bad sheegi karta wax dulmi ah oo u galay keen?
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 10 сағат бұрын
Waxa maqli jiray fiqi tolkiis kama jano tago
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 3 сағат бұрын
Wahaabiyadu waxay hadalka Ka bilowdaa dadku waa jaahil Waxba mayaqaan xitaa taariikh makhrati ma doonta oo uvula dooxii ina cabdile xasan Sameeyay buu in kiraya Wuxuu rabaa bah gari dambiga ina cabdile xasan in uu dusha ka saaro Oo soomaliyo dhan bah gari ka aargoosato Duli baad tahay shakhsi duliya sida ina c.bdile xasan cid loo Aanayn maayo raadso taarikh kale Fiiri akhlaq xumadiisa xitaa Kuwii dhagasanayay buu aflagaa daynayaa oo leeyahay Aamus edeb ma lihide ogadeen Baad tahay markasaad sayidka wax ka sheegaysaa Ina cabdile xassan wahaabi uvula doox ah buu ahaa Daarood cid uu san layn majirin Mida kale ayaantaan waxay kaaga dhagtay ogaadeen Sayid cabdile xasan Dadkii uu xasuuqaay caruurtoodii baa meel kasta joogta Harti buu adeegsaday oo xitaa Harti u adeegsaday Yaad ka maqashay ina cabdile xasan taarikhdiisa ileen umadii Uu xasuu qay warkoodii la qaadan maayo Ma ogaadeen taariikh kale waa Yay oo aan ina cabdi xasan ahayn baanu war ka dhagaysanaa
@Salamin77
@Salamin77 Сағат бұрын
Anigu Harti baan ahay laakiin Ogaden waxaan dhihi laga hadaydaan helay dawlad idin gaar ah meeshiina iska jooga Somali idinkama soo horeeyso bal fiiri dhibaatada loo gaystay dhulbahante iyo gardarada lagu hayo Mareexaan.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 5 сағат бұрын
Allah sheekh xasaan been badanaa sayidku isaga isku markhaati furey oo gabayadiisa ku sheegay geelii uu dhici jirey iyo dadkii uu layn jirey ee uu dhihi jirey waa xujoobeen
@anwarismailgedu5409
@anwarismailgedu5409 Сағат бұрын
Sheekhoow idaajaa weydii saga bought kaqoray
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 9 сағат бұрын
Anaa kuu sugaayo wuxuu ahaa nin tagfiir ah wuu diiday in uu culumada dhageysto culumadii iyo cuqaashii waxey isu raaceen aan la dagaalano amxaaro gaalka madow kancad marka kan madow ka adkaano ayaan usoo jeesaneynaa culumadii ayuu laayay iyo cuqashii
@mustafeosman8029
@mustafeosman8029 5 сағат бұрын
Siyaad bare isaga kwrn shiikhow😂
@bishiali1671
@bishiali1671 2 сағат бұрын
shiikh mahan kani
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 6 сағат бұрын
Waakii geela dhixijiray
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 11 сағат бұрын
Geelee maqrib dumay ka sheekee
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Owadarsanhaysa miya
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Shekhxasanadkkkkkkk
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 11 сағат бұрын
Wa Runti shekh
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Cawa waad iwadayaya
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Shekhalna
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 9 сағат бұрын
Ogaden mabajirina qoxotibayahayen kahadal darokakale
@IdhmeeAbdi
@IdhmeeAbdi 5 сағат бұрын
Yaa kugu yidhi ma xaafaddiinna beenta laguugu sheekeeyaad nala hor iman? Ee qalbiga leydinku dhiso 😂
@A3v-w7q
@A3v-w7q 13 сағат бұрын
OGADEN 2024 SAYIDKA BARTEN SO TU DHUL DHULBAHANTE MAJERTEN ISAAQ U SO CARARAY KA SO CARARAY AMXAARO OGADEN DABODHILIF U AH HISTORY LAMA QARIN KARO😂
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 13 сағат бұрын
Anagu Ogaadeenkaas manihin, kuwii muslimiinta ahaa baanu nahay ina abti. Gaal ninkii la dagaalama waanu jecelnahay, ninkii gaalkaa caawiyaana waa dabadhilif jaajuus ah oo in dagalka laga rido mudan. Sayidku Ogaadeenka si fiican buu u edbiyay waayo qudhunimo iyo gunimo ayay mujaahidka kala horyimaadeen.
@A3v-w7q
@A3v-w7q 13 сағат бұрын
@abdullahalmuwaxid9643 Ina Cagjar adeerka SOMALIWEYN OGADEN WA KA AMXAARO OROMO LA WAREGTAY HADA E AHED IN U XOREYO INTA U LE YAHAY AMXAARO OROMO A NAHAY
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 12 сағат бұрын
@@A3v-w7q haa dee lkn soo anigii ku idhi anagu Ogaadeenkaas manihin. Anagu Ogaadeenkii muslimka ahaa baanu nahay. Nin gaal raac ahi sideedaba Ogaadeena maahan, Soomaalina maahan.
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
Qaraar aa ku haaya
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
@@A3v-w7qwaxa aad soo qoratay wax laga fahmaayo ma jiratee bal qoraalka iska sax oo si fiican oo la fahmi karo u soo qor mise qoraalkaa kugu adag
@adamosman4185
@adamosman4185 10 сағат бұрын
Wuxuu ahaa mooriyaan ama qabiil ku difaac ama ooy misaajid kii xattaa qabiil baa looga hadlaa yaab waaye
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 5 сағат бұрын
Adhiga ayy kuutaashaa Ee WaaX soo baar
@vickyDhillo-b6s
@vickyDhillo-b6s 12 сағат бұрын
Wadaad beenaale .war qabiilka Kala tag masjidka
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
Runta maa ku dhibeeyasa
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 5 сағат бұрын
Xaqiqadha miyaa kudhawaceysaa. Hhhhhj miskiin
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 6 сағат бұрын
Waakii qaadi jiray Xoolaha gàar ahaan geela Dideed kuqaadankartaa dadka Xoolahooda
@BaarliinAhmed-zw9wc
@BaarliinAhmed-zw9wc 12 сағат бұрын
Xasaa. Weligiiba. Arga gixisuu taageeraa Isaguna nairobi ma dhaafo Haduu run sheegayo. Keenya haka baxo oo meel rag isku hayo ha tago
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
Argagixiso adigaa ah oo nijaas qashin ah fadara yahay fadaradu iska dhashay
@mohazat5009
@mohazat5009 11 сағат бұрын
Ma sayidka aya argagaxiso ah?
@BaarliinAhmed-zw9wc
@BaarliinAhmed-zw9wc 11 сағат бұрын
Iska caytan Adigoo kale oo caqliga laga xaday waan aqaan Ina xasaanoow
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
@@BaarliinAhmed-zw9wc waa dhilo siilka basbaas loo soo mariyay oo dhaacaameeyasa fadaradaan fadaradu dhashay ee siilka ku dhiiqada weeyan
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 11 сағат бұрын
@@BaarliinAhmed-zw9wc dhilo dhubuq dhubuq dhilo dhiiqo naa sabiishaada nadiifaso oo qurunkaagaan la fadhin la nahaye sabiisha iska nadiifi urta yahay
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 480 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 92 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 72 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 43 М.
Sh M. Umal || Hoodo Cige Ayaa nooga filnaatay Nuuradiin Faarax
9:12