nice song with 2 of the best singers of SOMALIA.magool (allah yarxamaha iyo cigaal) waaw that is what i call pure literature......tariikhdu waa buug aan biyo meydhi karinoooooooooooooooo.....
@xasancawaale38266 жыл бұрын
Ereyadii yuusuf qurbaawi Abwaanka beerta xoriyada ayaanu ku wada Alamiitayn jirnay.gacan buu naafo ka ahaa abwaanku.
Magool allow u naxriiso cigaal cfmd si iyo cibri dheer
@bedersameey29766 жыл бұрын
cigaal heeata labaad dagaal bay ku qaaday magool.cajiib. fananad keeni karta heesta labad si magool u jiidayso ma jirto. lajkiin heesta hore good job cigaal wu la keenay.
@shakurfarah29585 жыл бұрын
War cigaaal waa fanaan iyo laxamayste laga yaabo in uu asago laxan ka saaray
@Lovely-hm1wb5 жыл бұрын
Anigaa keeni kara.Lol
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
@@shakurfarah2958 Riwaayadaanba waxaan filayaa inuu isagu heesaha laxankooda leeyahay, Cigaal in laxamadiisa lagu heesaa xataa adag, waa nin si cajiib ah u sameeya . Waana mid ka mid ah laxameystayaasha waaweyn, heesaha fannaaniinta kaleeto qaadaan kuwo badan oo ka mid ah ragga curiyey codkooda weeye, lkn dadku qaarkood fannaan bes bay u yaqaaniin Axmed ee laxan sameyntuu kaga sii fiicnaa heesid ogaanta oo ayadana uu safka hore ahaa.
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayadii hagardaamad guurka haantan yaa ka masuul ah 1981 Abwaan Yusuf xaaji maxamad xasan Qurbaawi Laxanka xasan great
@yonismax603711 жыл бұрын
Waw ! hadaladii murtida lahaa! Walaah Abtigeen Allaah ha u naxariistee Abwaan aan la gaarikarin ayuu ahaa waxa kaliya oo u soo dhaw dhaw waa Sangub oo kaliya. Allah ya raxma abti.
@somalitiktok28783 жыл бұрын
waayo waayo 2021 ya ila dawanaya
@ZakiRazzak11 жыл бұрын
Waqal again Abti Alla yacisak, Riwaayaddii hagardaamada Guurka Haatan Yaa ka Maduula iyo Erayadii Maxamuud Tukaale Alla yaraxma, back 1984 , this song reminds me back In Hargaysa
Hadalkan waxan ka soo xigtey oo aan toos u weydiiyey Saado (AHN) oo ku jirtey riwaayaddan "Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Mas'uul ah" {khasab ma aha in riwaayaddu ka timid abwaan weyn oo fanka ku jira, qaar badan waxay ka yimadeen dadweynaha sida Hagardaamo, Hablaha Maanta iyo Nin u Holladay Guur iyo Nasiibka Qofka iyo kuwo kale oo badan, markaa Hagardaamo waxaa keenay shacabka nin abwaan ahaa oo la oran jirey Yuusuf Qurbaawi, laxanka dhammaan heesaha ku jira waa Axmed Cali Cigaal}
Waa runtaa qoladii ku qabso ku aadi mayside ayaan arkaysaa o.o kolba nin ay isleeyihiin SOMALILANDER maaha la doonanaya
@abdurahamninjira12888 жыл бұрын
waxaan hubaa inuun nool yahay diridhaba oo ah tobabaraha kooxda gobolka maroodi jeex ama hargeisa ee wakhtigan waa ragii wakhtigaa aad sheegtay ku soo guulaystay cupkii gobalada 1984kii
@yusuffuad55708 жыл бұрын
Ilove IT song
@carabsanka342412 жыл бұрын
waa hees wax badan kafaloneyso affakedunabanyaha mgol iyo cgl
@rashiidismail50677 жыл бұрын
riwaayadani waxa sameeyey alle ha u naxariitee mujaahi d axmed reer lafoole ahaa asalkiisuna reer kalabayadh ahaan jirey waa ninkii alifey sheekadii hadal qaadka jeceyalka had maa kuu horeysay ee raadiyowga ka sii dayan jirey idaajaa
@suldanxaaji90107 жыл бұрын
yuusuf qurbaawi
@suldanxaaji90107 жыл бұрын
yuusuf qurbaawi
@guudeeyomar32566 жыл бұрын
asc waa hees aad u macaan
@fatumaahmedegal78917 жыл бұрын
sugani watan
@fawziqoblex91959 жыл бұрын
Wixii laxan ah fadlan yaan lala wadaajin qofna riwaayadan sadex bilood bay laxanka u xanibnayd Ahmed ali egal baana saaray
@AbdiSalah876 жыл бұрын
Fawzi Qoblex Xasan Sabriye Garaad baa laxanka Saaray heestan iyo Heesta Goroyo cawl ee ay labadoodani wada qaadaan. Cigaal heesta uu qaado ha u malayn in uu isaga uuni saaray. Heesihiisa badi rag kalaa laxanka saara kuwa riwaayadaha.
@naasircabdi40285 жыл бұрын
Waayo waayo
@abdirashidawale66302 жыл бұрын
Magool v magool qarami
@abdullahishuuriye23317 жыл бұрын
waxaana dhigay kooxdii hobolada waaberi ee qaranka soomaaliyeedmuran kuma jiro walaalayaal ku luqeyntuna waa magool iyoo cigaal
@omarmunye629010 жыл бұрын
nice song
@sanweyne10011 жыл бұрын
Waa ruwaayaddii HAGARDAAMADA GUURKA HORTA YAA KA MASUUL AH..
@osmanjama825 жыл бұрын
Waa sidaa aad sheegtay murana ma jiro Yusuf qurbaawi waa abwaan, waa macalin 😍