No video

MAJAAJILO QOSOL KALIYA HAWEEYA NINBAAN SIIYEY JILAA AUN BASABAAS IYO TIRIIG, XALIIMO MORE

  Рет қаралды 25,851

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

MAJAAJILO QOSOL KALIYA "HAWEEYA NINBAAN SIIYEY" JILAA AUN ISMAACIIL CABDI BASABAAS & TIRIIG XAASHI KAAHIN IYO XALIIMO MORE

Пікірлер: 17
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto odayga Waa filmkii maguuran 1994
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab. Haa dhaqan iyo maguuraan ibrahim
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto ismail cabdi basbaas cidii aan garaneyn waa ninkii sameeyey heesta laga soo qaatay miyuusiga ka horeeye warka radio muqdisho ee ah Allaw allaw Allahayaw waa kugu mahad waa nin kaliya ee abwaan riwaayad sameeye iyo majaajileyste ahaa reer kiisu miyi degaanaayeen ilaa markuu dhimanayeye oo dhaqan iyo xshood lahaa
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Basbaas allow kuu naxariiso abwaan culus
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab walaal illaahay qabriga ha u waasiciyo insha allah
@dolardaadiye8055
@dolardaadiye8055 5 жыл бұрын
Balankii ilahay caawa sidii kale ayaan ahay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Hahahaha
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Bisbaas ilahay hawnaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab Sahal Cali
@ismailawilhassan233
@ismailawilhassan233 5 жыл бұрын
Intii xiligaad soo galisay ku qoraysay waxa ka fiicnayd inaad ku qorto xiligii la metelay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Halkaan ku qoray xiligan soo galiyey? "Hubsiimo hal baa la siistaa! U fiirso inta aanad Commentka soo qorin!
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Hadaad u baahan tahay inaad ogaato xiliga la matalay waa April 2001 Hargeisa
@ismailawilhassan233
@ismailawilhassan233 5 жыл бұрын
Videoga ayaan ku dhex arkay 05 11 2019
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Haa taariikhdaa anigu maan qorin ee qalabka Digitalka een isticmaalayo ayaa wata marka la VHF laga soo wareejinayo. Hadaan fahmey taariikhda la duubay waan soo qoray Mahadsanid Bro
@ismailawilhassan233
@ismailawilhassan233 5 жыл бұрын
Haa waan dareemay inuu qalabku wato lkn inaad ka masaxdo ayey ahayd dad badan ayaa ku khaldami kara
@mohamedgaz3930
@mohamedgaz3930 2 жыл бұрын
X
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 34 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Majaajilo | Soo Layma Furin, Hadaan Mid Yar Guursan Waayo
21:31
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 179 М.
Maahmaahyo xarafka T-da iyo J-ka
6:37
SomalilandWaddanitv
Рет қаралды 9 М.
DHAQANKA SOOMAALIYEED & GUURKA IYO WAXYALO KALE OO BADAN ABWAAN MUUSE CALI FARUUR
27:21
Hidaha iyo Dhaqanka Muse A Farur
22:48
andaahir
Рет қаралды 134 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН