MAJAAJILO SHUKAANSI DAD WAAWEEYN WAA HUFAN IYO TUKAALE 1
Пікірлер: 17
@samawade24985 жыл бұрын
Kkkkk caadi maha waa intaaso bakaylana nagasoo horbaxaaye ayar soco fulaynimay uqarisay hadal dad waaeyn
@nagadomar36485 жыл бұрын
ALEH YARXAMA LABADA HOBOLBA WAA IBRAHIM GADHLE IYO ASHA SHINO ilahay naxaristi jano haka warabsho wana ruwayadi ragow aarsi haween u adkaysta markiiina
@jamalskp72802 жыл бұрын
Haa caasha yoonis rabow u naxariiso
@mohamoudmohamedelmi22935 жыл бұрын
Waa qayb yar oo ka mid ah riwwaayyaddii la odhan jirey « Ragoow aarsi haween u adkeysta markiina ». Muuqaalada riwwaayyaddani soo kordhi haddaad awwooddo sxb 😎👍🏽
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
Riwaayadan Ragoow aarsi haween u adkeeysta markiina, sxb weey ku jirtaa channelka ee Video yadii hore ka dhex eeg majaajilooyin iyo heeso intuba weey ku jiraan.
@osmandubad77032 жыл бұрын
Aaaaàaaààaaaàaàaaaà
@user-tk3np3qe9d3 ай бұрын
Aun abwaan gaadhle
@SOMALIMUSICCULTURE3 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@maxamedcabdullahi84027 ай бұрын
Scw❤🎉😂😢😅😮😊
@anigawaaye70525 жыл бұрын
Ya salaam
@abdishakourmohamed31305 жыл бұрын
Asal
@maslahdahir74615 жыл бұрын
Hahahaha
@Taagsade1235 жыл бұрын
Tukaale ma Abwaankii weynaa baa mise waa ku' kale ?