Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@degaghedi173818 күн бұрын
Allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar illaahayow raxmaanoow raxiimoow kufaarta naga qabo illaahow Muslim ka mideeh illaahow xoog iyo iimaan sii Muslim ka illaahow kuli iska caabinta muslimkaah guuleeh Aamiin
Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Ya Allah Ya Waduud Ya Dullcarshil Cadiim Rabiyoow Awaadada Iyo Amarkaga ku Jabi Cadawga soo Duulay Xuuti Insha Allaah Allaha Guuleyo Waa Iska Caabin
Thanks so much HBN online tv, 12:02- minute 2025-ka, waxaynu ALLe swt ka baryeynaa inuu sannadkan caawa bilaabmey inooga dhigo mid ka kheyr iyo barwaaqo badan kan tegey,bi'idniLLaah.
@fadumokheire74218 күн бұрын
Alle waxaan ka baryay Cancer Allaha uga dhigo AMA sidii shaaroon oo kale Allaha ku dhibo nafta Caafimaad Allaha ma siiyo Xaqa falastiin Allaha soo dadajiyo
@CxakiinAxmed-e3s18 күн бұрын
Sanad farxadle insha alaah
@AishaBarre-b9n18 күн бұрын
Xukuumada iyo daalimiinta oo dhan ilaahow kala dir Rabiyow
@AliHassan-hb1bn18 күн бұрын
Sannadkan cusub maaha kalendarka Islaamka, muslimiintana ma guulaysanayaan inta ay tirsanayaan kalendarka masiixiga ee gaalada.
@Deeq_official18 күн бұрын
Hbn ma aniga kaligeey ah su aal ma arki karo news ka ugu danbeeyo isla waqtigaas saacada qaadanayaa
@AmiinCabdilaahi-v5g18 күн бұрын
Asc as xabat
@ZebraasAli18 күн бұрын
American government must know sanaa yemen are living innocent people
@abdulrahmanbaarebaare590218 күн бұрын
Mukhayiliin wa shidan yihiin
@Selelfiaxmed18 күн бұрын
Ma soo joogtay reer galbeed iyo xuuti oo loo kala baxay
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw18 күн бұрын
🇾🇪💪🇾🇪💪🇾🇪💪🇾🇪✌️🇾🇪✌️🇾🇪✌️🇾🇪
@OmarAbdi-mi9dt18 күн бұрын
Asc
@dr.ahmedhersi263918 күн бұрын
Alah ka’ma kiciyo Dad masaakiin ayuu dhiigowda xalaalsaday
@mahad936118 күн бұрын
Maxaa qaldan
@abdihayle681918 күн бұрын
Ilahey hakadhigo sanadka falastin xornimada kuheliehet yuhud lagawaylaha maraekan iyo yuhud masebo hakudhacdo aunka kuwa ducuf alaha kadhigo muslinka kumeysiga alaha kasaro oiman alaha galsho Ilahow falastin uhiili yarabi yarabi farxadoda natus yalah
@KaltunAbdille18 күн бұрын
war ilaahay amarkiisa badana suuriya meel walba Laga weerarayaa ilaahow waa taada mana jirto mid kale