'Markii U Horeysay Ee Aan La Kulmo Maxamed Cali Iyo Weedhihii Na Dhexmaray''S.Mujaahid Wadaad

  Рет қаралды 57,023

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 49
@hkayir916
@hkayir916 Жыл бұрын
Allah adigana cimriga hakuu dheereeyo ilaahay na ha naxariisto maxamed cali iyo shuhadii somaliland xoreysay maanta inaga hoosaysa aamin yaa rabi
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Maxamuud wadaad ilaahay cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
@shaacfilimssomaliland9215
@shaacfilimssomaliland9215 Жыл бұрын
Wooooow wa suldaankaygii maxamuud axmed xasan suldaan wadaad
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaah alle ha idin xafid mujahidiintii SNM aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin
@Tayasiir
@Tayasiir Жыл бұрын
Waqn qiiroodqy walaahi. Ilaahay cimiriga hakuu dheereeyo Suldan maxamuud wadaad. Muj maxamed cali iyo mujaahidiintii kale a ilaahay jannadii haka waaraabiyo
@museahmed5147
@museahmed5147 Жыл бұрын
Suldaan aad iyo aad ayaad umahadsantahay. Ee taariikhda aad kawaranto aad iyo ayaan uxiiseeyaa ee noowad intii suragal ah alle ifka iyo aakhiro haku xafido
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 Жыл бұрын
Maxamuud wadaad suldaan waan Ku salaamay
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq Жыл бұрын
Ilaahay naxiistii jano ha ka waraabiyo maxamed cali geesi buu ahaa soo ma laabte ah.
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Kursiga uhoreeya anaa fadhiya
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Waamarka Xagallah Lagaalasocdo Alle Iyo Malaa’igtiisa Idiinlashaqaysay .SNM Marwalba Xididada Dhiigaqaaday Inoogulifaaqan Tahay 💗
@AMO00165
@AMO00165 Жыл бұрын
Haye waxa playlist u sameeya Si loo hello dhaman qaybaha
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 5 ай бұрын
Alle haw naxariisto aderkay mohamed cali walee astaantii halgankuu ahaa
@azmamaxamed5904
@azmamaxamed5904 7 ай бұрын
Alle cimrii dheer iyo cafimaad ahku siyo ludaan maxamud wadad
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Gaadhiga unicef buu wadey, faqri awgiisna baytarigii gaadhiga ayuu iibiyey, hadhawtay ku odhanayaa dawlad baa jirtey oo nafbaa lagu haystey, waa meel gaajo dadkii gam ka siisey ilaa ay nafi ugeysey inay baabuurtay wadeen baytarigooda iibiyaan, taas ilaahaybaa idinku jannageynayaa duminteeda,
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Allah yarxma Muj mohamed Cali.asaasihii SNM hadaad Hadafkagii ahaa wey xidhantey Bahashu Muj.and suldaan.Mxamuud wadaad.
@AxmedJamac-awcigaal
@AxmedJamac-awcigaal 6 ай бұрын
halyey qaran sulthan maxamud wadaad
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv 9 ай бұрын
SULDAANKA ILAAHAH CIMRIGA HAW DHEEREEYO
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 Жыл бұрын
muxumed faatax dalmar oo loo karasho ogyayah maxamed cali alle how naxariisto janatul firdowsa alle guri howga dhiso isaga iyo intii shahiiday nasiib daro anigu waxaan dunida imi maalmihii nolashiisa ugu danbaysa lkn waxaa uu ka midyayhay mujaahidiinta tariiikhdooda dhawaan la baahyiyay tvga cba oo soo banshigay lkn maxamed cali waxaan aqaanayuun in uu ahaa halgamaa wayn oo ah ninkii ugu horeeyay ee snm ka bilaabantay waxaanu is baranay nin ay walaalo yihiiin alle how naxariisto markaate oo aan arko meel maxamed cali lagaga hadlayo waan farxaa waanan dhagaystaaa
@Gobsame
@Gobsame Жыл бұрын
Nin koone ilaa koone ka soo dagalamay Somaliland maanta na sharaf ugu nool wadan kiisii uu u soo halgamay waa alxmdulila
@Somaliland-l1o
@Somaliland-l1o Жыл бұрын
Hadaa jimcana waad dhimanaysaa Kkkkkkkkkkkkkkkk
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
???
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Жыл бұрын
Inamada darawaladii SNM loogu jeclaa ayuu ahaa maxamuud wadaad geesi aan cabsida aqoon ayuu ahaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Adeero Ahmed guulwade halkuu ku danbeeyay,
@ismaciilaxmed2657
@ismaciilaxmed2657 Жыл бұрын
Soo daya qaybta saexaad
@Somaliland-l1o
@Somaliland-l1o Жыл бұрын
Maxamuud
@axmedfaarax4567
@axmedfaarax4567 Жыл бұрын
kii xanuunka ahaabaa waraysanaya suldaankii runta
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 Жыл бұрын
Suldaanka oran karimayno waa qoloma ee jifadee ama reerkee suldaan u yahay…
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
De caadi u waydii kkkk Waa ciise muuse
@baligubadle1110
@baligubadle1110 Жыл бұрын
Ciise muuse abokor ciise reer cismaan weeye liph
@hasannour7562
@hasannour7562 10 ай бұрын
​@@baligubadle1110haybe laambad baa adeer u ah
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 Жыл бұрын
Bal beenta intaa Leeg dhagaysta oo isku maameeliya isaaqow 😅😅😅😂
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 8 ай бұрын
Wa isku qanciyaan beenta harti baa soo af jaray 😂
@shucaybcismaan6382
@shucaybcismaan6382 Жыл бұрын
Suldaanku nin aan laban ayuu ah waaan la garanaya adeer hargwaafi saxiibkii waaye iyo doolaal
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Ax ax maxamud wadaaad iyo intii la midka ahaaba waxaan ku qiimeyo ma aqaan
@laylaraabi5189
@laylaraabi5189 Жыл бұрын
Ninkan xabad kamuu ilaawin halgankii
@mfodanshfodan6433
@mfodanshfodan6433 Жыл бұрын
Dadku waa wada halgame dulmigana diida laakin afxumadu waa cadadiina
@gameryen4549
@gameryen4549 Жыл бұрын
suldaanka waa ciise muse abakorciise cismaan aba kor nolaw
@hatschikadafi6780
@hatschikadafi6780 Жыл бұрын
Nin kan anuu waxan ka fahmay sheeko aan jirin inuu samaynaayo waxan caqli gal ahaynbu isku shacburinaya
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
Jaamac ramaaqiyihii aad dhaawaca kaga timaadeen dagaaalki buraha masoo badbaaday
@gameryen4549
@gameryen4549 Жыл бұрын
kaale u faana u waa kuwa nosha dadka kele tiisa kaga lunto
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Ninkani taariikh badan wuu hayaa laakiin wuu fanaa suldaan maxamuud wadaad
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 Жыл бұрын
Shakhsiyan miyaad utaqaan .....nin faana maaha mana sheegsheegto ....imukuunbaaa lawareystaaa maba jecla
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
Ninkaa markaan eegay meelna umay soo marin faan, waa geesi nin celis ah, allaylehe waa geesi
@dupetboy5618
@dupetboy5618 Жыл бұрын
tv bilaa camala waxaa waa laga yami ee maanta dalku hormar ayuu bahan yahay
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr Ай бұрын
Waa runtaa oo maanta dalka iyo dadkuba horumar ayuu u baahan yahay la taaban Karo oo midhkaasaa rasmiya sxb anigaana kuu qiray. Balse, hadaan ragani Ka dhiidhiyin oo aanay iyagu xinjirahooda u hurin, geedi socodka horumareed ee aad Ka dhawaajisay inaadeeroow miyuu jirin lahaa? Ta 2aad iskuulada soomaaliya kacaan iyo huuhaa aan waxba Ka jirin baa naloogu dhigi jiray, markaa jiilka maanta kacay ee mahayo mooga ah iyo kuwa dhabarkooda Ku jira ayay dhaxal gal u tahay inay ogaadaan meesha laga soo qaaday badhaadhaha ay maanta joogaan, horumarka iyagaa keenii insha'Allah. Ha niyad jabin iyagana tashuush ha ku furin saxday tegaysaaye. SNM na waaa wax lagu faaano oo la muunadeeyoo sare loo qaado, ninkii 80dii soo joogay ee dhalunyarada ahaa ayaana garanayo iyo mid waayeel ahaaba.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 183 М.