MARYAN MURSAL Adaa Beeray Jacaylka

  Рет қаралды 84,125

MystikalStudio

MystikalStudio

12 жыл бұрын

Sheekooyiinka jacaylka ku saabsan ee badanaa la wada yaqaano waxaa ka mid ah tii Cilmi Boodhari iyo Hodan Cabdi
Wakhtiyadan dembe waxaa jirtay sheekooyiin jacaylkoodu uuna ka laadlaadiin ta Cilmi Boodhari.
Waxaana ka mid ah tii dhex martay labaada hobal ee AXMED CALI CIGAAL iyo MARYAN MURSAL oo markii dembena is-guursadey.
Heestan waxay ka soo dhex baxday xidhiidhkii iyo jacaylkii labaada hobal sidi ay Maryan Mursal caadeysey.
Waxaan jeclaystay sida midhaha iyo muusiga aay u cabirayaan arrintaasi.
''Ada Beeray Jacaylka'' iyo Maryan Mursal !

Пікірлер: 18
@maloudijosef6250
@maloudijosef6250 Жыл бұрын
Hestan 1978 abwanku u sameyey waa marki axmad Cali cigal iyo Maryan ay kuso dul dhacday khadra dahir wana markay aragtay inu jacaylki u u hayeey iyo qalbigisi khadra so gashay jacayl aad u macan dhex maray Kkhadra iyo axmad Maryan aad ayey u masayrtay ayadana waxana hestani jawab u ahayd markay khadra hees ay u mujinayso axmad oo ahayd jacaylku ogaysis ma leyahay …ninkedi ayey ka weyday jacaylki u u qabay (ada beray jacaylka hadana babinaye ada beerka i xidhay hadana Bayl ku shubaye ada been iga dharshay hadana is bedelaya……
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 9 ай бұрын
Heestan maryan mursal waxey uqadey Ahmed Cali cigaal marki eey kala tageen wayo way isqabeen labo wiilna way isku daleen wareysigeda ku sheegtay universal tv
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 2 жыл бұрын
Erayadii Yusuf Adam Alaale Laxanka Abdulkariim Qareey. "Jiir" Muqdisho 1976
@awdable
@awdable Ай бұрын
mom maryan✊
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 6 жыл бұрын
Ereyadii Yuusuf aadan allaale abwaanku waa reer hargeysa.laxanka c.kariim jiir.
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
😥😥😥 icafi wan wakaxumahay waxa sameyay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waaw barisamaad
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii yuusuf aadan alaale laxankii c.jiir codka maryan mursal ciise
@liibaanbiriir438
@liibaanbiriir438 3 жыл бұрын
@daadiryare1176
@daadiryare1176 3 жыл бұрын
Wllshy qaali aad baa ku jecelahay
@user-qw4hb7qp5s
@user-qw4hb7qp5s 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamedadam4457
@mohamedadam4457 7 жыл бұрын
adaa I daawanaaya hadana comment iga dhiiban waayay😂😂
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Adaa been iiga dhaarshay , Hadana ii bedelaaya
@abdirahmandacaam799
@abdirahmandacaam799 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Adaa I daawanaya hadana aan comments iga bixinayn
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 9 ай бұрын
Hhhhhh
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 11 ай бұрын
Abwaan. Tukaale
@jimcaalediiriiye
@jimcaalediiriiye Жыл бұрын
Vbn
Maryan mursal- Waxa ku lumiyay lacag.
5:34
DANGARAD
Рет қаралды 13 М.
Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "BAXNAANADAYDII"
6:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 69 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN
5:35
Timacase Lyrics
Рет қаралды 129 М.
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 822 М.
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 209 М.
Axmed Cali Cigaal | Heestii Dabaal | Maxaad Sheekadeene Nacas
7:15
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 95 М.
**Maryan Mursal | Ragaygu
12:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 515 М.
WAREYSI FANAANADA MARYAN MURSAL CIISE BOOTAAN
24:27
Hamdi Jirow
Рет қаралды 29 М.
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
Maryam Mursal   Nin Xun ( Bad Man )
5:18
MrWarhagalin
Рет қаралды 175 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.