Waxaan jeclaan lahaa dhalinta maanta masrayada taagan ee leh waxaan nahay fannaaniin in kasoo cabin qaataan fanki hore iyo qaafiyadiisa tonka fanaanka somaliyeed iyo asluubta hal abuurku heesta u alifay aa ayadoo wax kasta laguna hadlayo haddana aad loo asluubeeynayo waase ka xummahay in aan laga leexan wax kasta ooxumman ah xataa gandhi futadoodi masraxa saaladiisa lagu dul gaabeeynayoc ! Waa fan ku sheeg tac baan ah hal abuur suugaanta qanigs ah ee soomaaliyeed ka aradan naaxiya iyo tonka amma vodka somaliyeed iyo kan sawaaxiliciyo tan hindiga aan kala aqoon waana sida laagu talo galay in dhaqanka iyo suugànta somaaliyeed ee qaniga ah lagu dhalan roggo !!!.